Dagaal Iyo Buuq ka dhasey Xildhibaan Maxamed Abiib oo diidey in Golaha laga Saaro.

  Рет қаралды 92,251

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 152
@ahmednuriman4652
@ahmednuriman4652 Жыл бұрын
Mohamed Abib is really hero proud of you
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Жыл бұрын
Xildhiban abiib legend laandheere ah runsheeg ah guuleeso
@lukaman7271
@lukaman7271 Жыл бұрын
See loga sari lajan waye ninku ye ❤
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 Жыл бұрын
Sharci buu kudoodayaaye bal horta si sharciya u hadal oo khaladka sheeg, waa maxay kabaxdan un, Waxaan u maleeyaa inuu sharcigaba uu isagu niga yaqaano, fadlan si sharciya u qanci qofka kadib haduu is adkeeyo saara, waa xildhibaan kayagiiyee, anaguuna nagu matalaa golaha. Golahana dood baa laafurayba, marna doodu kama dhamaan karto waayo dadku isma wafaqsana marwalba.
@saidissa1815
@saidissa1815 Жыл бұрын
Mashaa alaah maxamed abiib meesha wax uu uyimid in uu shaqeeyo uma imaan uu kuu nacab leeyo waa my jaahid nooloow maxamed abiib
@hassanmohamed3385
@hassanmohamed3385 Жыл бұрын
Geesi garab waaye
@mohamudibrahim7311
@mohamudibrahim7311 Жыл бұрын
Maxamed abiib leng ayaadtahay madaxa dushiisa ayaad inoo saarantahay allaha kubarakeeyo amin
@mohamedapdi5081
@mohamedapdi5081 Жыл бұрын
XILDHIBAN khaliif kayare cas wale askarta cashar ayuu u dhigay tolow ma GARXAJIS BAA form MUQDISHO
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 Жыл бұрын
Haa waa nin garjaxis ah!
@M.Radaasto26
@M.Radaasto26 Жыл бұрын
Qaranki badhid weyn waa taas 😂😂😂😂
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Жыл бұрын
Doqontu waxay Thy Ku mooda Badhyo Culus ibnu Badhyo Culus
@Ezy15311
@Ezy15311 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 Dimiquradiyadii meee
@user-wz1mx8sn2c
@user-wz1mx8sn2c 5 күн бұрын
😂😂😂
@muxammad2413
@muxammad2413 Жыл бұрын
Asc,Maashaa ALLAAH, Maanta shirguddoonkii jillicsannaa rag addag bay noqdeenne, Maxaa yeellay maallin horre tan oo kallaa dhacday,Siddan oo kalle in askar loo addeegsaddanna waan fillayay ,Balse may dhicin . Teedda kalle qabyaallad iyo xisbi- xisbi sheekaddu ma taagna , Balse kalliya waa niddaam illaallin, Waayo kalliya gollaha raalli galli haddii laggu yidhi ,Oo aad diidday in laggu saarro sharciyan khasab bay ahayd, Wa BILLAAHI tawfiiq.
@yaacquubmowliid
@yaacquubmowliid Жыл бұрын
The family of Sheikh Isaaq should listen to these men who are there, they want to be treated the way they want to be treated
@engasadaxmed8800
@engasadaxmed8800 Жыл бұрын
Golaha ma hooyadaa ayaa leh giirow
@muxumed5691
@muxumed5691 Жыл бұрын
I lion is africa xildhibaan maxamed abiib
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Subxaana Allah.
@nour3257
@nour3257 Жыл бұрын
Viva ina Abiib
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
War ka saara warka saara ma guri uu leeyahay baa sharci lugu saaro keen hadii kale jooji cabaadka cabaadka jooji 😂😂😂😂
@Aflamta_filimada_afsomaliga
@Aflamta_filimada_afsomaliga Жыл бұрын
Ina khalif geesi wa ins bilad lasiya
@rithwaanindho3216
@rithwaanindho3216 Жыл бұрын
Runtii waa Ayaan.darro haddaladuu isticmaalayo ayaa khaldanba meesha ka bax sorry waa. Kuwii wax nagu soo biirin lahaa . Si aanu wadanka wax uuga badalno
@epthikanihamzeko9152
@epthikanihamzeko9152 Жыл бұрын
0:14 kulaha sixafada ana Iska Sarno qaska ay wadan bay ogyihiin
@Dowrada_Cilmiga_Borama
@Dowrada_Cilmiga_Borama Жыл бұрын
Golaha ikabax kulahaa askariga inaadeer igasaar golaha ma idigaa leh ninkan xeerqabta keen meeshu was golihii baarlamaanka ee maaha guri aad leedahay
@Adam55519
@Adam55519 Жыл бұрын
I think this guy works for somalia
@mukhtarmuhamud1539
@mukhtarmuhamud1539 Жыл бұрын
typical Isaac behavior when ever they get cornered they shout he is working for somalia and he is againts us he couldnt even think of a law in the court to dismiss the mp how much does he actually even know about his job this government is joke now a days
@Adam55519
@Adam55519 Жыл бұрын
@@mukhtarmuhamud1539 if you look at your people they dont belive in law or islam.. they kill kids woman and any one againts them. They work with terrorist they rape woman.. so befor you talk about isaac look at your own people.. this guy takes somaliland money at the same time he dont support the trying cut the hand who supports him.. its call 2 face which you guys good at.. Somaliland one love
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 10 күн бұрын
Walaikagakin. Tagin. Isaqlan.
@xafsacabdiraxman753
@xafsacabdiraxman753 Жыл бұрын
Labada. Curi. Iyo. Barkhad. Hala. Iryo. Barlamaana. Maha. Waa. Faqash. Wad. Duminiy
@ahmedmuhumed5552
@ahmedmuhumed5552 Жыл бұрын
qoomuludku.haisku.hadhe.iskaso.sara.dadka.nadifta.ah.maxamed.barqad.iwm
@nour3257
@nour3257 Жыл бұрын
Viva Ahmed Khaliif
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Жыл бұрын
Shinbirayahow heesa.. Heesa heesa Halkan soo fadhiista.
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 Жыл бұрын
Farewell iidoorland 🥶🥶 iidoor end game has numbered. Viva SSC freedom fighters 🇸🇴 💪 From Djibouti 🇩🇯
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Жыл бұрын
Reer oyaaye Cid Walba sheegta 😂 Ciisuhu isaqbay dad iska Yaqanan oo ay usoo xaga baxan Ma idin Yaqanan Horta 🤣 Danta idin keenaysa Waxay Marka caqli is Yeela Adoonsiga ka Baxa
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Waa Lagu cafiyey raali galin bixi Golaha Ka bax Aaway Askarigii meesha ka saar Bal eega ninka Lagu sheegayey Goddmiye Ku xigeen erayada uu isticmaalayo ee masuuliyada Ka fog Waa meel Lagu ba,ay
@GenyoXarago
@GenyoXarago Жыл бұрын
Ku darsoo mid baa lah gudomiye saxafada meyska sarnaa oo askarta ku deynaa taasi waxeey ku quseeysa in marina camira la damiyaay bisinka
@cabdirahmanhamud4802
@cabdirahmanhamud4802 Жыл бұрын
Halka waxa iga cad in la donayo in u maxamed abib xiniyaha ka saro kana dhigo isaga oo an khalad golaha ka galin in u qato rali galin in u bixiyo lakin wuu Iska gartay wanu ka diday xikmada kale ee ku jirta mesha ee I muqata waa kicinta gobolka awdal marka askartu gacanta Sarto xildhiban max.ed abib Halka film ayaa ka socda cadiya
@maxamedsiciid669
@maxamedsiciid669 Жыл бұрын
shirgudoonku waa in ay rag adag noqdaan hadii kale golaha maamulimaayaan waayo golaha waxaa ku jira rag aqoon iyo aqliyan hooseeya oo dibjir iyo jiri ahaa
@guleee_89
@guleee_89 Жыл бұрын
Manashalaah barkhad batuun wuu dagay ale na sidaa hawguwado inashalaah aamiin
@farhanaden2885
@farhanaden2885 Жыл бұрын
Kkkk kk indhahaa u furmay barkhad batuun ..wadani baa waalaayay wuuna iskaga bax imika Lkn dibigaas bay ku hadhay wllhi
@ahashi7828
@ahashi7828 Жыл бұрын
@@farhanaden2885 Down Dictator Muuse Shaani
@nour3257
@nour3257 Жыл бұрын
LacnatulAllah calal daalimiin. Kulmiye qudhmiye dulmiye iyo jeegaanta
@bardehanad4919
@bardehanad4919 Жыл бұрын
Axmed Khaliif iyo ragiisa maanta Golaha soo ma ku hagoogan. Hadaanay askarta hor istaagin oo Maxamed Abiib askartu jiidi laheyd sidee xaalku u ekaan lahaa? Wadanku dad yaryar oo caafimaad qaba oo aduunka iyo soomali wax la qeybsan kars ayuu u baahan yahay. Odayaasha muqayaliinta wadanka ha laga qabta.
@maxamedismailaxmedismaaxme4572
@maxamedismailaxmedismaaxme4572 Жыл бұрын
Waa xildhiban washay weeye xildhabankas waana raga waalaya golaha wakiilada ayuu kow ka yahay
@TruthSeekerAfrica
@TruthSeekerAfrica Жыл бұрын
Ninkan buqiisa baa batay
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Baarlabaan lama oran karo ee Waa meel u furan gumeeysi iyo Qabyaalad
@popcriminal4537
@popcriminal4537 Жыл бұрын
Raali galintu mxa waye Allahiisiii miya wah😂😂🐐🔥
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 Жыл бұрын
Golihii ciyaal xaarkii xaafadaha shiidi jirey ayaa gole noqday subxaanallaah waar waxan halakala diro,xisbiga wadani oo somalisaqiur dabada ka riixayo ayaa ka danbeeya
@MARKAATIGA
@MARKAATIGA Жыл бұрын
Marqaanland
@nuromar8984
@nuromar8984 Жыл бұрын
This is unacceptable, Our Parliament became a mockery it turned into a fight club, and these men are supposed to represent us.
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Жыл бұрын
😂 parliament?! You mean Park-lament? Parking dongs whoooh whoooh!😢
@nuromar8984
@nuromar8984 Жыл бұрын
@@osmangiire1349 what about your parliament which is a circus run by Bozo the clown in Somalia. 😅
@nuromar8984
@nuromar8984 Жыл бұрын
@@osmangiire1349 Your parliament is a warzone with shootings on a daily basis.
@wagadwyrah1896
@wagadwyrah1896 7 күн бұрын
Fadhi ku dirir
@abdiqadirabdi940
@abdiqadirabdi940 Жыл бұрын
Reerkan ma.oga in ey somaliland ku yihiin dhex jooga ina abiib haduu baxo idinka ayaa isku hadhayaa oo habar habar isku cunayaa. Mar ka hore waad yareeysatiin dadka mar ka danbena walaalaayal nala hadla kuu tuugsatiin
@yonisman2089
@yonisman2089 Жыл бұрын
Meshaan meel mall oo yariis ah eeba u egtahay. Kuwana darbiga taag taagan fiiri bal. Sheekadaan prank waaye
@nour3257
@nour3257 Жыл бұрын
Yaahuu heego
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
LABDA SUUDHKA ISKU XIDHAN EE WADANI KA SOOBAXEY IYO OOYAAYEY WAX IXTRAAM AH UMA HAN CIIDMADA NABAD GALYADAA WA SHARCIGA LA HOR KEENAA CIIDANKA AAY FARHA KU FIIQAYAN LA DAGLAMYAN
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 Жыл бұрын
Aabbe iyo habar awal kadibe wass anaku waaka baxaanaa xidhibano waalalay waasiro of namama talika mmaajiro aadi aanaye gadabourse
@sawhadhiyemedia2984
@sawhadhiyemedia2984 Жыл бұрын
Xeerka aad ku ganaaxday muxuu yahay
@hanadarts1359
@hanadarts1359 Жыл бұрын
Waxaan filaya xeerkii oohinta in loo cuskaday
@caanodahab2488
@caanodahab2488 Жыл бұрын
Caadaalad daraaan u arkaa
@imdejiye5829
@imdejiye5829 Жыл бұрын
Ninkan yare ina abiib guuxiso ka dheraynaya sharciha mesha ha ilaliyo
@salmaanabdulahi2967
@salmaanabdulahi2967 Жыл бұрын
kuxigeen ilaali sharciga ilayn maaha meeshu tukaan aad leedahay maaha
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh Жыл бұрын
Hooyadiin wasa. iidoor sidan beey u galaan dadka laga badan yahay. Gun guni dhashay Samaroon waan ka xumahay waxa laydinku sameynayo.
@yusufxusen7976
@yusufxusen7976 Жыл бұрын
Laga badanyahay kkkk From awdal somalilander
@ahmednuriman4652
@ahmednuriman4652 Жыл бұрын
Idoorka dawladnimo waxba kama yaqaanan waa uun dad qawlaysato qol laysugu xareeyay ninkaas kaliya yaa kujiray isagiina sidaas yay ola dhaqmayaan
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Жыл бұрын
😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
KA YAR AFKA CAS EE INA KHALIIF SIDUU ASKARTA UAL DAGALAMAA YAA SIIYEY AWOODAA AF CAS WIIL YAR OO CADOWGA GUDHAAD TAHEY RAGAAD KU IXTAARIM WAYDO IYGOO XIDHAN DHARKI POLICE WAA INEY IYAGOO DHARKA DHACBAK XIDHAN ILKA KAA DADIYAAN KA XOOG WEYN
@khadarxirsi-zy2up
@khadarxirsi-zy2up Жыл бұрын
Godmiyeku xegenka waa qaladayahay Shaqadaya Umaya qalmo Asakartaya mesha maxya sogaliyaya Waa qalayad Adunka xidhibabada waya isdilayn Ciidanku Maya sogalyo
@Darawish-zi5pu
@Darawish-zi5pu Жыл бұрын
Nin fiican marabaan, dhamaan muuse biixi waa soxushay golahan🤟🤟🤟🤟🤟
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Жыл бұрын
Muuse Ma Dooran Ee Dadbaa Keenay oo waa loo codayay muuse bixina ma Gali Karo Melaha iyaga Ka Awood sareeya
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 Жыл бұрын
WAXAA LAYSKU HAYSTAA WAA UGXANTII GABDHIHIINA OO LOO SOO SAMAYSTAY MASHRUUCYO LAGU QARINAAYO SIDA MASHRUUCA GUDNIINKA IYO TALAALKA IDINKUNA HALKAA SHAAHA KU CABA OO ISKU QABSADA MARKA DUMARKU IYO TARANTA DHAMASTO MAYDINKA AYAA DUMAR ISU NOQONAAYA
@singular123er
@singular123er Жыл бұрын
gudniinku waa gunimo
@maxamedcalibulaybulay-hg5tp
@maxamedcalibulaybulay-hg5tp Жыл бұрын
Caajib
@ifraaxxasancawad9515
@ifraaxxasancawad9515 Жыл бұрын
Ninkaas maxkamad ha la saaro ninkan maxaa ka qaylisiinaya wuxuu dirayaa maaseej waa lagaa horeeyaa
@thepearlofindianocean
@thepearlofindianocean Жыл бұрын
Beeshe dhexe meeshii ugu foolxumeed ayay maraysaa ummad aan dadka kale wax la qaybsan karin cid walbana rabtana in ay xag xagato.
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 10 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 maxamad dib badana
@mahamadomar4993
@mahamadomar4993 Жыл бұрын
Meeshan mijiliskii fadhixun ayaa dhaama oo ka deggan.
@Shamuuri247
@Shamuuri247 Жыл бұрын
Arintaan waxay u gogol xaaraysaaa Gobolka awdal oo ka baxa somaliland, askar isaaaq ah miyaa qaranka difaacayo
@nimohassan2768
@nimohassan2768 Жыл бұрын
Waxan dawada shaxa lagu cabayo
@mmimmi9391
@mmimmi9391 Жыл бұрын
Yaabaye ma yaabtey maqaxida batuun
@fadumoabdi7162
@fadumoabdi7162 10 ай бұрын
Runta ladiidayaa runsheeg ceebsheeg was Makhaayad dad ufuran
@khadradahir1814
@khadradahir1814 Жыл бұрын
Ninkan dawladu maxay wax uga qaban laada'ay ? markaad aragtaba waa qaylo socda...
@aishakuus60
@aishakuus60 Жыл бұрын
MUDANE ABBIIB ADIGUBA QANDHUUFADII RAAL KABIXI KULAA.. . ABBIIB SHARCI ISLAAMNA WUU GARAN MID GAALNA MADANEEYO. ABBIIB CABSI CABSI CABSI WAAYE
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
war ma qadhufbay isku tufaan oo waa ciyaalah gudaaf iyo dibjir miidhan barlamaankii umadu sugaysay ????????👮🏼
@mahamedhure2952
@mahamedhure2952 Жыл бұрын
Maaha xildhibaan fikirkiisa cabiray in sidaa loola dhaqmo
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Жыл бұрын
Golaha Maalin uu ka Baxay Ayay 25 xildhibaan Yidhaahdin Rali galin Ha Ka Bixiyo waayo Golaaha Malinta Albabada u xidhnaa intu kasoo baxu tvyo uyeedhay Waa Yara Nacas Maxa loo xidhayay Hadii warbahin lalo wadaagyo wuxu goluhu albabada ka soo xidhay
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Жыл бұрын
Meeshani Gole maaha ee qabiil baa ka taliya.
@humbleguy3963
@humbleguy3963 Жыл бұрын
Guusha habar awal maashaAllah
@yusufaxmed2590
@yusufaxmed2590 Жыл бұрын
Barkhad wuu iska shaahayaa mise Sharaab inuu qaldan yahuu arkay waar kan yar waa dibjir candhuufta ku tuftay waa la dhameeyey dee edeb daro waar Saara hj waa rag adag waa wada libaax giire libaax eeg mudanayaasha kaloo way ku dagaalameen dee adi iyo kooxdada ku dagaalamay barkhad iyo tantoomo ayuu u jeedaa nacas weeye qudhun laf weyn
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf Жыл бұрын
The guy may need medical assistance
@Atheneon
@Atheneon Жыл бұрын
Somaliland waxaa leh isaaq inta kale waa la gumeestaa xitaa hadii xildhibaan tahay laguuma ogolaanaayo
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 Жыл бұрын
Kan yari ma xaga xuskaa maxaa u diiday inuu miyir qab ku hadlo eesh dakhala baynal dusuud yaa burma
@sawdayusuf4150
@sawdayusuf4150 Жыл бұрын
Fom garxajis gul maxmed
@abdihassan4785
@abdihassan4785 Жыл бұрын
Kan gudoomiye ku xigeenka ah waaba nin xanuunsan.arintaan waxuu usaari lahaa gudi parlamaanka ah iyaagana xal ka gaadhi lahaa.isagii gudoomiye ku xigeenka ahaa ayaaba fawda sii abuuraya markuu leeyahay halaga saaro.
@aaminasiciid2407
@aaminasiciid2407 Жыл бұрын
Ninkani cadawgu lashaqeeyaa waana ciyaalasuuq saaxbadiina waa lafikir
@yusufxusen7976
@yusufxusen7976 Жыл бұрын
Keebuu lashaqeeyaa Kan gudaha mise /////: Debada????
@aaminasiciid2407
@aaminasiciid2407 Жыл бұрын
@@yusufxusen7976 C/rasaq khalif na
@aaminasiciid2407
@aaminasiciid2407 Жыл бұрын
@@yusufxusen7976 Adigu bal isweydii dameer dhergay camal ayuu udhaqmaa
@hana7ish
@hana7ish Жыл бұрын
GUMAYSI BAA KAJITA QARANKA BARIDA WEEYN
@buulasheekh
@buulasheekh Жыл бұрын
Warkasaara langaabka langaabkushalay
@Halgame334
@Halgame334 Жыл бұрын
WAAA DIB JIR KANA LADAGAY GOLIHIII
@ahmedhassen3038
@ahmedhassen3038 Жыл бұрын
Wa maqaaxi fadhi ku dirira balo 😂😂😂😂
@ahmedmuhumed5552
@ahmedmuhumed5552 Жыл бұрын
magabadh.buu.kufsaday.nacaladi.qomulidnina.kudhacday.wase.kabaxdu.wamaxay
@ubaxle880
@ubaxle880 Жыл бұрын
Waa sikhraan sanyahay
@user-rs5tq8eu9e
@user-rs5tq8eu9e 8 күн бұрын
Askarti meeday
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 Жыл бұрын
😫😫😫😫😫😫😈😈😈😈
@cabdirahmaancabdiraxmaan2832
@cabdirahmaancabdiraxmaan2832 Жыл бұрын
Gudomiya ku xigenka kobad ee golaha Shacabka Somaliland waxaad moodaa inay caadifadiisu ka badan tahay caqligiisa oyba hogamisa Caadifada ‏ Sida ka muqata ma’ahan qof dul-qaad leh oo waka xildhiban dhan oo shacab soo dorten leh ka saara golaha Bal ma qolkiisii jiifkaa meeshu 😀😀 Marka Aan Arkay sida ey caadifada u hogaminisa iyo in Go’Aamihisa uu ku dhisaya Caadifad oo usan sameynin “ توازن بين العقل والعاطفة " Waxa Aan xasustay hadalki “ سيلفان تومكينز” Sylvan Tomkins” kaa oo aha “إن العاطفة دون إدراك ستكون عمياء والإدراك دون عاطفة سيكون ضعيفا وبالتالي يمنح الإدراك العاطفة العمياء البصيرة وتمنح العاطفة العقل القوة” Laba jeerba Waxa guleystay Xildhiban Maxamed Abiib 🦁
@popcriminal4537
@popcriminal4537 Жыл бұрын
Inanka yar kulahaaa tumashii ku dhashy was🍆
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Жыл бұрын
Qaran 32sano hees iyo qabiil lagu dhisayey oo maanta jazz iyo been lagu qatimay.
@hodomoh1225
@hodomoh1225 Жыл бұрын
Wad kaxun thy
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Жыл бұрын
Ka Bila Qarankaa Ee Ethiopia iyo qadar maamulan Muu Dhana 🤣 Rag aad Copyaysan Weeye 2023 Haday Been Tahay 32 Qodob Ee aad Naga Soo Xadeen iskumaydaan Maamusheen
@xalaanxareed8911
@xalaanxareed8911 Жыл бұрын
Waar xishoda oo inanka yar iska daaya isaaq hadaynu nahay dadka kama xigno ee dadka dhowra oo weliba ixtiraama qof kula mid ah ayad leedahay bax ceeb
@liinaali4231
@liinaali4231 Жыл бұрын
Ala muxu kibrey kuwa saamaxey jaahilkan markii horaba aya ka walnaa nooca edab baa loo yeela
@ahmedmuhumed5552
@ahmedmuhumed5552 Жыл бұрын
magabadh.bu.fudada.kawasay.wamaxay.raligalin.iyo.xaal.qomuludland.
@maxamedsnw3664
@maxamedsnw3664 Жыл бұрын
Dhilaaa tahee nunka afkaaga uraya noiga dhig dhilaa taheee Maxamed abiib geesi
@sawhadhiyemedia2984
@sawhadhiyemedia2984 Жыл бұрын
Waa sheeko hadaad maxamed abiib aad ga naaxdeen ogaada awdal waxa ka goan
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Жыл бұрын
Mamaxed abiib Qudhiya nooma Fadhiyo awdal Mana Amro Maxad Ahayd Adu Somaliland Anaga Leh dhulkiina sidaad doontan ka Yeesha awalba Caqligiina Kuma Shaqaysiine Dhulbahante Tooshka Loo Haya Awdal Kama Hadli Kartid
@ugaskabeesha4539
@ugaskabeesha4539 Жыл бұрын
Wa runtiis wa saxan yahay
@longlifeabdi
@longlifeabdi Жыл бұрын
Samaroon weeeyi ka saarada hayaa isna hooyadii wase waar mahamed abiib viva
@ayanabdimohamed2233
@ayanabdimohamed2233 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣👎
@asmaahmed1594
@asmaahmed1594 Жыл бұрын
Geesi mahmed Abib ilahay haa ku xafiido xidhibaanka qabadaay askarika wa geesi siida isku so baxaa
@fatimafarah8189
@fatimafarah8189 Жыл бұрын
Abiib dagaal badanaa 😂😅
@somalilandwaamuqadas4405
@somalilandwaamuqadas4405 Жыл бұрын
Walaahi heerbaa lagaadhay in askarigii qiimo beelo sorry
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 Жыл бұрын
Askari maxayad kasheekaynaysaa xibidhaan iyo askari keebaa sareeya horta, askari faraha lama gali karo xildhibaan golaha kujira, xitaa mabasoo gali karo xitaa askarigi golaha baarlamaanka. xildhibaanku shacabkii buu matalayaa. saa u fahan sheekada. waa madaxwayne yar xildhibaanku.
@somalilandwaamuqadas4405
@somalilandwaamuqadas4405 Жыл бұрын
@@aqoonyahan4059 may askarigu qiimuu inoogu fadhiyaa kuwani ma xildhibaanaa waa dibjiriin badankoodu askarigaa ka qiimo badan sidaan arkayo
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 Жыл бұрын
@@somalilandwaamuqadas4405 Dibjir iyo sheekh kama hadlayno walaal, illahaybaa og dadku waxay yihiin , ee sharci ahaan way ku kala sareeyaan dadku xaga dawlada.
@xudayfimaxamuud4442
@xudayfimaxamuud4442 Жыл бұрын
Qofkan walahay sheko fogbu wada waxi doortayba kadarna wadini kuwa kasojedo dhami balaayey wadan
@farxaanmaxamed6690
@farxaanmaxamed6690 Жыл бұрын
waar waxani xildhibaano maaha!!!
@skaba6390
@skaba6390 Жыл бұрын
Maqaaxidii maxaa ka socda maanta walee reer aan ogaa ma guuro lacagta kajara haday shaqadooda qab San waayeen wasaarada maaliyada Ciidanka hawgu kordhiso mushaharkooda Bariiskiibaa ku faxaye
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 37 МЛН
ISMACIL HANIYEH | SIDA LOO KHAARIJIYAY | 'WAXA LOO ADEEGSADAY'
12:38
"Aabahay ayaa ii iibiyay guri ku yaala Ruqi" Xildhibaan Maxamed Abiib.
1:04:57
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 37 МЛН