No video

Dagaal Qaraar O Rafax Ka socda & Ciidanka Israil O Taangiyo laga Gubay Videoga Cusub Xamas| Khilaafk

  Рет қаралды 40,365

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Dagaal Qaraar O Rafax Ka socda & Ciidanka Israil O Taangiyo laga Gubay Videoga Cusub Xamas| Khilaafka Cusub Israil & Qatar O France iska gadeysa
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
Download the app app.wahedinves...
Join VtMarkets and we will both get $200
www.vtmarkets....
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 78
@DulmiDiid
@DulmiDiid Ай бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@AbdirahmanMo14
@AbdirahmanMo14 Ай бұрын
Kooraskii xataa hadaa haynin nio sheeg dee haiska amusin Ee hadii kale dowlada maxa u amustayda jooji adigaaba amusaybee dadkana waa un wada sidaase😂😂
@user-ws2lc7mv3s
@user-ws2lc7mv3s Ай бұрын
Wan ku salamay shekh❤
@deqtoon
@deqtoon Ай бұрын
@@AbdirahmanMo14wuxuu haayo maleh views ayuu kuradiya qof kujira Baraha bulshada benta waa u caado wax walbo oo uu ahaado Lkn Waxa qalad wayn ah in magaca alle aad Ben uguqarabato
@deqtoon
@deqtoon Ай бұрын
⁠wuxuu haayo maleh views ayuu kuradiya qof kujira Baraha bulshada benta waa u caado wax walbo oo uu ahaado Lkn Waxa qalad wayn ah in magaca alle aad Ben uguqarabato
@AbdirahmanMo14
@AbdirahmanMo14 Ай бұрын
@@deqtoon Sxp sidaas ha oogu fogaan. Lakin waxaa adag qof somaliyed xataa inaga nagu dar inuu dad soo horistaago haday waxii urabay lawaayo soo views ma dhihi karee ee kaliya waxaa laga yabaa inuu siduu maleenayay noqon wayday kadibna UU rabo inuu iska gaabsado.. lakiin wacadkii hadee wa inuu kalabta ama dadba sugayee gabadha ba igu lahyd xataa mobile cusub ban usoo ibsaday kooraskaa u usheego balse dan kamaleh hadaa waydiiso iyo hadii kale taas weeye tan kuhaysto..
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw sheikh wcs reer falastiin gull gobonimo inchallah ❤❤❤❤❤❤ineed stante falastiin 🇵🇸❣️♥️❣️♥️
@user-fh3vm4fm8u
@user-fh3vm4fm8u Ай бұрын
Illaahay ha inawaafajio sida khayrku kujiro
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Ай бұрын
Lacagta may wllh reer falastiin ku caawi carabta Allaah ka goonaya😎💸💸😎
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho Ай бұрын
Ilahayow falastiin uu hiili .
@zahrajama7764
@zahrajama7764 Ай бұрын
Subaxanallah may cawiyan walalahena .
@UmmJacfar97
@UmmJacfar97 Ай бұрын
Waa dulli!
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Ай бұрын
Ilaahow bacaha dalkeena ka tirtir aamiin dowladu waraaqahaas haka dhabeyso meesha yeysan uga tagin
@muhanadyusuf8487
@muhanadyusuf8487 Ай бұрын
Wa fikir fiican
@abdikadirposta9013
@abdikadirposta9013 Ай бұрын
#Kacanka Dhalanyarada Somaliyeed Kaso hadhal hadi aad rbtid Somali ina la badhalo oo codkooda meel dheer karsii Mahad sanid 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😳🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Ducaysane9
@Ducaysane9 Ай бұрын
Qofka ku daba fadhiyaa wuu na mashquuliyayba😂 waan la yaabanaa wuxu Ma jinbaa baan islahaa 😂😂
@CabdiRaxiin-p1e
@CabdiRaxiin-p1e Ай бұрын
Frist coment😂
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Ай бұрын
اللهم انصراخواننا في فلسطین یارب
@user-nm9oh6ej3q
@user-nm9oh6ej3q Ай бұрын
Jesjes waaye faransa suaasha eyeeydineyso qadar carabtane waa daviif gaalada isuduleeyey waana labawajiilenimo qadar gaaladey usu daciifisay
@habibajamac9941
@habibajamac9941 Ай бұрын
Alxmduliah
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@habibajamac9941
@habibajamac9941 Ай бұрын
Laaxwla walaa quwata ilaabalah
@snw9257
@snw9257 Ай бұрын
Alxamdulilaah Allahu Akbar Allahu Allahu Akbar Illahayow maydkoda iyo dhaawac aan daawo lahayn 🤲🤲🤲🙏🙏Allahuma Amiin Amiin
@abdirahmanjamac7
@abdirahmanjamac7 Ай бұрын
Asc salaan sare marka hore sheikh dulmidiid si fiican weeye bacda hala dabargooyo
@user-bx9zz7oz7p
@user-bx9zz7oz7p Ай бұрын
Meeshaad fiirisid bac ayaa taalo xoolo iyo beerahii way u dhamaatey qashin aan bac aheyn majirto
@omarabdi9333
@omarabdi9333 Ай бұрын
Asc sheikh Bacaxaa waxalaga rebai wadanka Kenya e Somali sasxasameyan
@user-zw9is9ee1l
@user-zw9is9ee1l Ай бұрын
Ustaad honey usoco
@AbdiAgood
@AbdiAgood Ай бұрын
Diyaarado & Dayax gamceed ayaa faransiis ujooga ❤❤❤
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 Ай бұрын
Alaahu Akbar ilaahay swt ha jabiyo yuhuud jaba Jaba
@ANassah-te3px
@ANassah-te3px Ай бұрын
Ascwb walaal. Qatar ciyaartooyo fransiis'ah ayay maalgalisaa. Ta kale, Cid ka xog'ogaalsan Qadar ma jirto oo Aljazziira waxay dhex joogtaa Qaza. Inta ay noosoo gudbiyaan ma'ahee waxay hayaan xogag farabadan oo sir'ah oo ay toos ula wadaagayso Xamaas. Warkaaga sug'. Baarak'Allaah fiik.
@Abdulqadir-nq6ny
@Abdulqadir-nq6ny Ай бұрын
Waa sax in bacuhu bey.ada ay uleeyihiin dhibaatooyin fara badan sida nadaafad xumo xoolihii oo cunaya dabadeedna ay ku dhimanayaan iwm
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 Ай бұрын
Sheikhwo bisadah anugu leiyahaye cuuntaye plastic wlhy usodoua 😢
@zainababdi781
@zainababdi781 Ай бұрын
France uma baahna qadar iyo wadan walba oo muslim ah laakiin iyagaa ciza ku raadsanaya halkaas bay lagashsy cicada oo dhami ilaahay bay u sugnaatay
@kaysemohamed2004
@kaysemohamed2004 Ай бұрын
Mudane kiliib nooga tiyaati wax yeelada bcada hab gaabnaato kiliibku Waad mahad santahay
@daganebaraki8459
@daganebaraki8459 Ай бұрын
Macalin fuley batahy
@fuadsaleban
@fuadsaleban Ай бұрын
Dulmidiid waa sax in laga qeeb qaato joojinta bacaha waayo waa mustaqbalka caruurteena wadankeena
@AbdirahmanMo14
@AbdirahmanMo14 Ай бұрын
Bac Bac maad caawana wadaa away kooriska nio Balantii away aad halkan aad kabala qaday 3bilood
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 Ай бұрын
Waa xayawanin walahi carab maafish faaiido
@ashaomer4235
@ashaomer4235 Ай бұрын
Falastine Golaysda insha Allah 😢❤
@user-ny8gj9cv8n
@user-ny8gj9cv8n Ай бұрын
Salad Haku adeegtaan
@user-dm3mr3ny3l
@user-dm3mr3ny3l Ай бұрын
Iskama Gadeyso ee waxey ku guuleysteen ilaalintii koobka aduunka markaa way ka faaiideysanayaan,
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 Ай бұрын
Netanyahu ilaahay swt macaanka islamka kuma tuso adoo gaala dhimo ilaahay swt naarta jahnaba kugu fogee yaa kalab
@Aayga7777
@Aayga7777 Ай бұрын
Videogaaga markaan fiirsado ayaan ka qancaa lacagta internetka igaga paxdo xaqiiqatan 🙏
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Ай бұрын
Allaah caawi reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan 😢🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪
@user-wx5pi3zf3y
@user-wx5pi3zf3y Ай бұрын
Adi maa iska leh xoolaha mamadaas ala hasiiyo wax wanaagsan
@maxamedyuusuf9380
@maxamedyuusuf9380 Ай бұрын
وهم على ما يفعلون بالمؤمنين شهود😢
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
WCS SCW❤SCW. SCW ❤
@user-fb1lo1yu3p
@user-fb1lo1yu3p Ай бұрын
Qilaafkkooda waa prank mashquulis wayey ee halaga tigtoonado
@daudhussein4811
@daudhussein4811 Ай бұрын
Allah Akbar Free Palestine 🇵🇸
@mohamedfarahshirwac7318
@mohamedfarahshirwac7318 Ай бұрын
mamnuucida bacda waa in la helaa wax badali kara baahideeda inta aan la joojin mida kale waa in lala yimaada qorshe lagu xakamaynayo in bacda laga ilaaliyo in dadku banaanka ku tuuran waxaana ka shaqayn kara maamulka magaaladaas ka jira lkn in la mamnuuco way adkaanaysaa
@dahabomohamed6718
@dahabomohamed6718 Ай бұрын
Bacda baadiyah xataa waa yaalaan in la joo jiyo waa u hanplyeenay naa
@cadehusseinbarre719
@cadehusseinbarre719 Ай бұрын
Sheekh waxan aqanaa maamo dibi intuu hirtiyay suuqa bakaaraha xaalad xun gashay hada indio loo qaadey dalka wax lagu qaban wayay
@Shadow19914
@Shadow19914 Ай бұрын
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته Sheeqa hadan ka hado rajigeg farans iyo khadar faransa weresiga waresany khadar ka waresany غزة waxu ka wada sidan u fahamy aniga cawinad anga nacawinesen غزة u bahan kawada farasesak lakun waxa jirto mamahyo duqona aktet ku dhufu u sha hadey fahmi weysan ayad mara carabta waa side duqonk kale walalhod u bahan ayajo arakayn markasey galo daba ordayan Allah soo hadeyo xaqan haduso muslimiin dhamaantin rurdey ku jiran. Markasa al al lo ugarsanay weye ilowen ayada تم لتسءلن يو مؤذ النعيم Midkasa oo awoda u firisanay walahen gasa waxaba ka qabaneyni asgo galada ka baqayo walawedina intan awodi ha u duceyana han laqirodan insha Allaah jizkallaah qeeyr
@snw9257
@snw9257 Ай бұрын
Dambiiil iyo saalad ayaan ku adegan jiirnay ee kamaarma bacda buulshoy
@Shadow19914
@Shadow19914 Ай бұрын
Qadar waxa lo xasusina gasa ku bahan la shegoya laken mafarmeso duqona waxa ladha usha agtesku dhufu
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Ай бұрын
Waxay shaashada u qariyeen waxaa laga yabaa in markii hore ee ay soo bandhigi jireen inay ciidan ku sheega gumeystuhu arkeen meelaha camerahaas ku xiran yihiin kadib inay jareen oo aan muqaawamadu dib u isticmaalin
@R3dS3a
@R3dS3a Ай бұрын
Dowlada waa iney mamnucdan oo udigan ganacsatada keeno waa in ay jojiyan oo lagu ganaxo cidi so dajisa
@ahmedhussein7804
@ahmedhussein7804 Ай бұрын
SHEEQ DULMI DIID HUBAKA WAXAA SHEEGATEY DOWLADA SOMALIYA
@fadumorage-pz5in
@fadumorage-pz5in Ай бұрын
😭😭😭😭😭
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 Ай бұрын
❤🇵🇸❤🇵🇸❤🇵🇸❤🇵🇸❤🇵🇸❤
@jawaahircabdi3936
@jawaahircabdi3936 Ай бұрын
bad waaye carabta dhan wala bada waa cabsanayan Falastiin iyo iiran intan ka aheyn mawalalahoda falastiin ma cidamo udiraan Falastiin Allaha uhiiliyo carabtan hiilo kama helayan xuutiga iyo iirsn mahane markoda walo imaana inta gala race waxa layiri ninkii kheyrkii loo xirow adna soo qoyso markii sadam carabta dhan hortoda lagu daldalay aysan kahadlin aya lagu tijabiyey ayagana waa markoda
@MRBK3
@MRBK3 Ай бұрын
Kenya hita lagama ogolo bac
@MohamedHassan-so4pb
@MohamedHassan-so4pb Ай бұрын
Somalia iney danbeyso waxaa cadeynayo hadey ogaatay bacda dhbkeeda
@ogaal24channel88
@ogaal24channel88 Ай бұрын
Sida nadara oo kale comment soo dhig link video
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Ай бұрын
Waxaa xog-ogaalsan Amiirka Qatar waayo Hamaas iyo heshiiska intaba waa uga dhuun dalooshaa France
@mowliidmuuse-xg5sd
@mowliidmuuse-xg5sd Ай бұрын
Qadar intay paris iska dhaadhicinayso miyey walaalahood caawiyaan
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah Ай бұрын
🔻Puntland iyo somaliland bacaha 20 sano lagama isticmaalin dawladu ma hadda ayey wax garatay?
@geelaa1000
@geelaa1000 Ай бұрын
Maxeey dadka kula hadli doonaan? Af faransiis ma yaqaanaan?
@MohamedahmedAbtiga
@MohamedahmedAbtiga Ай бұрын
Asc fidioyga so dhig qaybta commentiga si an u firsano
@sanbaloolshehussein9256
@sanbaloolshehussein9256 Ай бұрын
WWW❤❤❤
@nimcoahmed1269
@nimcoahmed1269 Ай бұрын
Qatarey amay imaaraat iyo sacuudi amay kugu soo duulaan Intaad ciidamadaadii awalba yaraa aad iska kala dirtay !!
@mohammedhassan2708
@mohammedhassan2708 Ай бұрын
Qatar is tus tus ayey wadaa qarashkaas iney sadaqeestaan ayaa u dhaantay lk I'm very sorry
@Duqabto
@Duqabto Ай бұрын
Video ay baburta gubayan meelkastu ku jiran idinkay idin baqsanayan
@dunka735
@dunka735 Ай бұрын
Soomaali waaba kayaabanay waxee lo'da ee jika iyo suuqyada ugudiraan maxee kawadaan waa fahmi waaye foodo miyaa bilaacaleeg stop the foodada
@Zamiaahmed221
@Zamiaahmed221 Ай бұрын
Ka warama hadi la sameyo youtpe ay le yihiin beraleyda somaliyed lcgtaa kaso baxdo youtupe isla iyagi logu celiyo ilen somali wxey ku tirsan thy beraha xolaha iyo malayga dhalin yaroy aan isku tashano
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 25 МЛН
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 13 МЛН
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 18 МЛН
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 9 МЛН
Ingabo za Kenya Zisubiye muri DRC: Muruhe Rwego?
Radio Iteme
Рет қаралды 357
Kaftanka Siyaasada 515 oo aad u xiisa badan
36:22
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 4,1 М.
SU'AALO WAA WAAYN OO DUL-HOGANAYA KHAARIJINTII HANIYA YAAB?
20:27
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 66 М.
Future Artillery 2023 Highlights Video
2:50
Defence iQ
Рет қаралды 8 М.
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 25 МЛН