Dagaalada Mudug & Galgudud 2 Qodob oo muhiim ah Dawlad kala celisana waaye Daris kala dhexgala waaye

  Рет қаралды 14,120

Nagaad  Tv

Nagaad Tv

6 күн бұрын

Nagaad Tv haddaanu nahay waxaanu idinla wadaagay naa Qisooyinkii Nabiyadda naxariis iyo Nabadgalyo Korkooda ha ahaateee ku asxaabta ,kuwii Dadkii Xikmadda lahaa
wacdiyo iyo waxkasta oo bulshadeena wax tar u leh dhaqan iyo diin labadaba
fadlan ku soo biir Barteena Dhiiri Gali oo sii gaadhsii Dadka wanaaga .

Пікірлер: 45
@user-mc4jz8sd4k
@user-mc4jz8sd4k 4 күн бұрын
اللهم اصلح د ات بيننا
@superfun1819
@superfun1819 4 күн бұрын
Aaamin yaraabi
@justincasecase4367
@justincasecase4367 4 күн бұрын
Alloowu Kal Qabooji OO Maslaxo Dhexdhig Aamiiiiin Yaa Rabbi
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 4 күн бұрын
Digtoor qaasimoow bal gubaabi inadeer waa intaasoo ilaahay ku anfecee adiga oo mahadsan xooga ay isku gumaadayaan argagixisada dalka hakaga xoreeyaan gobolka sittina hakaga qayb qaataan way be.eene ilaahay maslaxo waarta hakala wada dhex dhigo aamiin 🤲☂️
@HawoMuuse
@HawoMuuse 4 күн бұрын
Alha kala qaabo jiyo inshallah tabarak
@SukritiXasan
@SukritiXasan 4 күн бұрын
Allow Naga qabooji 7 sano kareysaney dagaal iyo qax😢😢😢
@user-hm9sl2gk5p
@user-hm9sl2gk5p 4 күн бұрын
لا إله الا الله war.isdaaya
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 4 күн бұрын
Allaha kala qaboojiyo
@user-co3rr1jr7v
@user-co3rr1jr7v 4 күн бұрын
Wallaahi shacabka somaliyed inkaarbaa ku dhacday inkaarta ugu waynina waxay kaga dawlad la,aanta iyo madaxda xukunka u qabata oo VILLADA waxa u fadhiisanaya midka uguxun ee ugu akhasunaasan ee ugu diinta iyo iimaanka xun ee calooshiis u shaqaystaha u ah cadawgeena shisheeye iyo cadawga gudaha IWM ee damiirka iyo dadnimada ka madhan ee dad qalatooyinka iyo dhurwaayada dhiiga shacabka qudh qudhiya ee hilbaha shacabka masaakiinta ah ku casheeya ku qureecda ku qadeeya 😡😡 sababtuna waxa weeyaan qaybo shacabka kamida ayaa illaahay ka dalbaday hoogan halaagan iyo murugadan IWM oo dalabkoogii ayay allaah ka heleen😢😢
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 4 күн бұрын
Yaa bilaa dawlad ahaa mahooyadaa Adeer Suura daarood ka la fadhiiso
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 күн бұрын
xasan sheekh iyo kooxdisa kadambeeya oo xata dagaalka kujira
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 күн бұрын
horta sheekada ah in gobolada dhex laga qaado daarood wax socoleysa maaha ee madaxda hawiye yay isceebeyn
@burhanali8310
@burhanali8310 2 күн бұрын
😂😂😂 xanuun ayaa ku haya meel aad dagantahay cidna kaa qadi mayso Isdilka waligii ayuu jiray hadii aadan ogeen hada ogoow
@mohamadhamza837
@mohamadhamza837 3 күн бұрын
Soomaali ha is disho, cadawgeedana ha dilo, ileyn wey muteysatay e
@leed.duulaa3794
@leed.duulaa3794 2 күн бұрын
Ilaahey dadkaan qacli hasiiyo waa juhalo aan lahayn wax kala celiya Allah adaa Soomaali u maqan 🇸🇴😢
@hanadofficiallychannel2263
@hanadofficiallychannel2263 3 күн бұрын
Fiqi baaba ka danbeeya hub na u soo dirteeydowlad qabiil huwan baa nagu soo duulay alaaha naga Qabto aamiin
@dhamecabdi357
@dhamecabdi357 3 күн бұрын
Tii laascaanod sow jihad may ahayn 😂
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 4 күн бұрын
Harti duli, somali somali baad iska dhigaysaan markii walaalkaa kahaydto markii AFI lagu haystana ii hiili baad leedahay.
@user-ph3ui2de6d
@user-ph3ui2de6d 3 күн бұрын
Illahayow willsha noo kala celi 😢😢😢😢
@mahadhassan9757
@mahadhassan9757 4 күн бұрын
Ilahay ha kala qabojiyo dad aad iskugu dhow wil Iyo abtig.seedi
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 күн бұрын
Xasan dal xaraashe ayaa hubka iyo rasaasta siinaya surre iyo hg waana mid meel u taalla from Dhuloos
@luulluul1427
@luulluul1427 4 күн бұрын
ASC WALAALOW ANIGA RUNTA KUU SHEEGAYA LEELKASE DAWLAD MALAHA LKN HABARGIDIR DAWLAD AYAY LEEDAHAY LEELKASE LABA DAB AYUU U DHAXEEYAA MAJEERTEEN IYO HABARGIDIR AYUU U DHAXEEYAA? HADA NIN BAA LAHAA LEELKASE WAA LACAYRSADAY MARKA LEELKASE DAAROODNA WAX UMA TARO WAYNA IS DIFAACAYAAN
@mcnncm1318
@mcnncm1318 4 күн бұрын
Munaafaqu wejiyo badanaa waar miyaanad kii shalay mise imika lagu abuuray
@user-xi3eh3ww8u
@user-xi3eh3ww8u 4 күн бұрын
Waa mid uu hada ha hadlayo ee gardarada ah miduu shaley ka hadleyey iidoorow Rabi iyo rag ba isma taqaanan ee waad is baraneysaan😂
@mahadhassan9757
@mahadhassan9757 4 күн бұрын
Waalhi waxan ka naxay hubka ay isku adeegsanay xoogisa waa wilil Somaliyed
@ahmedomer4953
@ahmedomer4953 2 күн бұрын
Allow Sacad guusha sii 😂😂😂😂😂😂
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 4 күн бұрын
Leelkase waa kuu hiiliyey shalay u hiili maanta. Leelkase uma hadlin Saad u hadlaysid qurun baa tahiin harti. Waa is khaafiyaan markii taageero walaalkood ka rabo.
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 4 күн бұрын
kkkkkk yaa sacad uhiiliyay adeer dhiigayagu waa leelkase hadaan dhulbahante nahay kama kaftano dhiiga daarood waligaaynq kama hadhin dagaal daarood galay laakiin wl leelkase shalay aniga iima hiilin iimana imaan been hasheegin laakiin afka wuu iiga hiiliyay laakiin ciidan lerlkase iyo hub iigama iman laakiin anigu waan udrayaa oo waa walaalkay ila dhashay leelkase waa naftaayda
@superfun1819
@superfun1819 4 күн бұрын
Leelkase guuleeso 🇸🇴🇸🇴🕊️ wixii xaqdarro kugu imadaa dhameeyaa
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 4 күн бұрын
Darood Dow waxaan jirin haradinina aa dagaalka waa kii la idinku baqey sanad ka hor aa ama dagal lama ama isdhiiba oky
@dhamecabdi357
@dhamecabdi357 3 күн бұрын
Cabaad wayne adkayso ader gala dagaalka ayaa bilaabay hawshane 😂😊
@guledgled8695
@guledgled8695 2 күн бұрын
تعازينا لحكام ألعرب الصهاينة علي موت كرامتهم وضميرهم
@mcnncm1318
@mcnncm1318 4 күн бұрын
somalida ay ku barooraysa harti juudaan maxay ahayd
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤ scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw 😢❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-xc5vn1do9z
@user-xc5vn1do9z 4 күн бұрын
Adeer dadka somalidu waa CAWAAN. Cawaan muxuu Garanayaa ? Zero. CAWAAN waxaa lasugaa inta ay’dhamaanayaan oo dad kale dhulka u-harayaan. Waa Taxanaha Taariikhda aduunka. Bisiq Sarmaan
@mcnncm1318
@mcnncm1318 4 күн бұрын
Sacad siciid geesiyaasha buufiya hadhaagii daarood kurdi
@mcnncm1318
@mcnncm1318 4 күн бұрын
Munaafaqu marka liito turbax iyo somali ku meeraystaa
@Mideye157
@Mideye157 3 күн бұрын
Wa dagaalo aan loo bahnayn oo meelo kale laga wado. Siyasad fool xun ba ka danbaysa
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 күн бұрын
Hawiye iyo darood aygi konfur isku dilaya tidi mamul bay e aqoonsnyan hhhh fiqi been ku sheegay adiga
@Mrprimo617
@Mrprimo617 3 күн бұрын
Oromo boy-- Waxa kaliya ee aad samayn karto waa in aad faallooyinka ku qorto KZfaq 😁🤣🤣
@nugaal012
@nugaal012 4 күн бұрын
Waajibku wuxiu saaran yahay dhaqanka Soomaaliyeed ku lahaa. Maxaad Garaad Gala-dagaalka u wacdin wayday.
@moyusaf7435
@moyusaf7435 4 күн бұрын
Kkkkk Adderrow ha somali somali lahayne tusbax beena iyo views raadiskaaga iska ahaw , shalay ninkii reerkooda taageerayay maanad ahayn , goormaad afhayeen somali noqotay.
@user-xi3eh3ww8u
@user-xi3eh3ww8u 4 күн бұрын
Reer kooda dulmi shaley SNM ka dagaalantey oo kale bu ka xoreynayey wuuna guuleystey waxkale sheeg yaa saqiir
@dhamecabdi357
@dhamecabdi357 3 күн бұрын
Waa reer munaafiqiin ah markay dantooda tahay tolaay marka laga guulayso somaali somaali ku waalata
Democracy at Work: Curing Capitalism | Richard Wolff | Talks at Google
1:25:34
Talks at Google
Рет қаралды 3,2 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 12 МЛН
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 87 МЛН
DEG DEG ASHRAF OO LA OGAADAY INU QOOM LUUD YAHAY & DADKII OO WEERARAY
22:25
Zaki honest Official
Рет қаралды 22 М.
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 12 МЛН