#MAANHADAL

  Рет қаралды 2,967

Daljir

Daljir

26 күн бұрын

#MAANHADAL: Rajo xumo laga muujinayo geedi socodka dawlad dhiska Soomaaliya iyo duruufaha ku xeeran dalka.★ ★ ★ Daljir KZfaq Channel | Subscribe | 💕 💕 💕 | Follow us on Twitter @radiodaljir ★★★

Пікірлер: 18
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 25 күн бұрын
Xaqiqatan Somalia wxey ku bur burtey gcnta xasan shiikh iyo xamse iyo damal jidid Dalku Wxuu marayaa 1991 Mamul gobaleeda haka tashadeen aayahoda abnigoda
@NurSalad-pc1xd
@NurSalad-pc1xd 25 күн бұрын
Xasan sheekh wuxuu aabe ku abuuray wali ma dhicin.
@NurSalad-pc1xd
@NurSalad-pc1xd 25 күн бұрын
Xasan sheekh wali lama Gaarin wixii uu fali lahaa.
@fe8445
@fe8445 24 күн бұрын
Dalku meel fiican buu marayaa, inaan gacmaha isqabsano baa dhiman. Qofka Soomaaliga waa inuu xornimo go'aan u gaaro ee aanu daba socon siyaasi.
@suleimanmohamedibrahim4128
@suleimanmohamedibrahim4128 25 күн бұрын
Waa laba Qof kala Aragti Duwan: CabdiSaid Nin ku taqasusey Arimaha Siyaasada iyo Amniga. Prof Salwe Aqoonyahan ,Cilmi Baare ah.
@user-gm9wg4ge7w
@user-gm9wg4ge7w 22 күн бұрын
Barta oo ka feejignaada Shabaabka iyo shabaab kalkaalka. These individuals are living examples, midkan wax wareysanayo iyo kuwa uu wareysanayo. Mr. Saeed isaga wuu qirtay in uu qeyb ka yahay ama yahay die-hard, devoted supporter of AS, UURKA WIXII KU JIRA AFKA KAA XADDA. kuwa kale oo badan ayaa Jira naga hubiya. Dowladda Somaliya doorkeeda kaga aadan waa in ay ka qaada shaqsuyaadka ah ama ku dhaqanka ah AS.
@qasaaye23
@qasaaye23 25 күн бұрын
Excellent insightful interview.
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 21 күн бұрын
Marba koox baa na qabsanaysa wax ka sheegaysa kuwii ka horeeyey. Anigu dawlanimo ma arko aan ka ahayn jabhado.
@engbulaaleamqoolif909
@engbulaaleamqoolif909 25 күн бұрын
Musiga iska daaya waalaga fiicanyahaye quraan kufurfurta ama iska bilowda
@Lk1-y5r
@Lk1-y5r 25 күн бұрын
A
@SaciidXasan-xh4zz
@SaciidXasan-xh4zz 24 күн бұрын
War dalkaan waa loo tashadey fadlan warka iska xira oo gala dagaalka
@MubYus
@MubYus 17 күн бұрын
Binti Girl, Majeerteenay Hubka sharci darada ah ee ka yimaada Yamada xeebaheeda ka soo dega ISIS iyo Alshabaab ay ku hubuso ha ka hadasho, cid kale yay wax ka sheegin.
@Tamsim3358
@Tamsim3358 24 күн бұрын
Naanab kan xun wasir ku sheeg maxu sheegii,Farmjo iyo xasan sheekh wa kab iyo xaar 👞iyo💩
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 25 күн бұрын
snm wa in shaqo laga qabto bal see itoobiya ciidan soomaaliyed uso tabarto si soomaaliya loo dulmiyo marlabaad
@user-du3qj4ww8k
@user-du3qj4ww8k 24 күн бұрын
SNM WAA dad tashaday oo dhulkoodii jooga maxaad karabtaa Dhulkooda siday doonaan ayay ugu tashanayaan. Ma in aad u taliso oo adoomo kuu noqdaan ayaad rabtaa
DEG DEG: XMASS OO KU DHAWAAQDAY QOFKA BEDELAYA ISMAACIIL HANIYA
11:27
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 26 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
"Anaga Amxaara naga xiga Soomaaliya, cadowgayaga weeye"
1:24:17
Universal TV
Рет қаралды 39 М.
يوم غير مجرى التاريخ نحو التحرير | د. طارق السويدان
1:42:02