No video

Dalku Doorasho Ma Geli Karo, Jabhado Ayaa Jira, Sadex Nin Oo Isku Reer ah Ayaa Dr Cabdi Cali Dakir

  Рет қаралды 14,423

Bulsho News

Bulsho News

Ай бұрын

Dalku Doorasho Ma Geli Karo, Jabhado Ayaa Jira, Sadex Nin Oo Isku Reer ah Ayaa Tartamaya, Haddii La Sinan Waayo.."..Dr Cabdi Cali Dakir
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshonewstv
/ bulshotvnews
visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 49
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
war qabil bad tihin dhulkinah ku noladah plz waxan aad ku shegaysan dowlad waa qabil dr wuxuu shegayoh waa run qabil isaq ah bah kah jirah
@abdulraven4970
@abdulraven4970 Ай бұрын
Ninkaan waxa uu tv ka soo muuqtaa xiliga doorashooyinka waa nin ummada cadow u ah.
@musj21
@musj21 Ай бұрын
SOMALILAND & DORASHADA HAL QOF IYO COD WAX KA BARTA 💚⚪️❤️
@Hodanlucky_decoration__
@Hodanlucky_decoration__ Ай бұрын
Uu saxanyahay wadanka wa inuu democratic noqoda❤
@mahmoudxasan7041
@mahmoudxasan7041 Ай бұрын
Cabdi cali daakir run buu sheegay 100%waana ku taageersanahay 3nin oo ilmadrta ayaa ah kuwa xisbiyo leh Ilaa uu nin gabbooye ahi qaranka somaliland madax weyne ka noqdo guuli waa weli isaga ayaan xisbi u furi lahaa waa runtii in cadaalad la helaa dalka iyo dadkay dann u tahay
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan Ай бұрын
Waa run dalka Somaliland waa lagusoo duulay walaal
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 Ай бұрын
Kani dhinac buu ka raran yahey
@ibrahinkahin35
@ibrahinkahin35 Ай бұрын
RA'AYIGAAGA WAAN SO DHAWEYNAYNAA
@user-oz1bc9uv7h
@user-oz1bc9uv7h Ай бұрын
Maxaad hore uga hadli wayday.. Waxba macno ah samaunmayo hadalkagu
@raaidamaxamed2237
@raaidamaxamed2237 Ай бұрын
Marba kulmiye hasoo hadliyo qof ay waxkusoo shubteen xukuumada kulmiye iyo xusbigoodu haday doorashada kabaqa yaan hakatanaasu laan tarranka waxba yaanay godmulac kuwareegine
@myphoneloui7062
@myphoneloui7062 29 күн бұрын
This man is london with his family. You are no longer a somalilander. Enjoy your life there. Please come here if you mind the interest of your group
@MaxamuudCsamadcabdille
@MaxamuudCsamadcabdille Ай бұрын
Waa run doorasho madhici karto horto dalka hala difaaco
@fathaibrahim7079
@fathaibrahim7079 Ай бұрын
Sheekada la aamu Nin uk jooga maxa laga waraysanayaa,????
@abdulraven4970
@abdulraven4970 Ай бұрын
Ninkan bal cajaladihiisii hore dib u daawada doorasho kasta tii siilaanyo iyo tii muusebixi waxa uu u hadlayaa si isku mid ah waa nin u jeedo kale wata waa nin diyaar u ah in uu ummada isku diro
@xaabsade9844
@xaabsade9844 Ай бұрын
Kolba qof laga dheh hadlayo soo warayso
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz Ай бұрын
Dalkii dalkee hargaysuu xukumaa maanta ee dalkii isagaadumiyey.
@anabhassan8361
@anabhassan8361 Ай бұрын
Somaliland waa nabad Allow shar ka hay somaliland
@user-oz1bc9uv7h
@user-oz1bc9uv7h Ай бұрын
Si fiican ayanu kuu fahannay Xanuunkan aad qodayso waa la guu soo dhiibay
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi Ай бұрын
Ignore him please 😂
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 29 күн бұрын
😂😂😂😂😂 WAAKAA KULMIYE. MA RABAAN DOORASHO😂😂😂
@ismacil9022
@ismacil9022 Ай бұрын
Lamadhamayne bari hadudagal inaqabsado wafulayan buurti iyagole wa lagushubtay
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Ай бұрын
Waa muuse biixi oo magaca soo bedeshey
@Mahanedgaaxnuud
@Mahanedgaaxnuud Ай бұрын
Koor muu kani hadlayaa waa nin waalan war balaayo doona
@Wanaagsane
@Wanaagsane 29 күн бұрын
Kulmiye waxba dalkaaad waaasheen waxba haka hadlinee, heeegoy kursiga nooo daaaya iska dhaha, kursigiiiba colaaado ka dhax aragteeen , aaarma guriga madaxtooyada ka yaaacdaan
@johnyou4036
@johnyou4036 29 күн бұрын
Kkkkkkk doorashadii way dhaceysa. Sida indhahaaga ka muuqata waad hurey ayaan filayaa goorahan ba. Ee iska sii gama, doorashada kadib ha inoo ahaato markaad soo toosto.
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh Ай бұрын
WARIYUHU WUXUU INAGU YIDHI NIN JOGA DALKA INGIRIISKA OO AAN ARAG JAMHURIYADDA BARAKAYSAN EE SOMALILAND INTII AY JIRTEY AYUU KA WARAYSANAYAA SOMALILAND!!!!!!!! WAA WAX LAGU QOSLO !!!!!! NINKU MA DADKA BARKHAD BATUUN BAA??????!! !!!!!
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Ай бұрын
Nac nacle doorasho wey dhacaysaa kulmiyena wuu tagayaa.
@mustafyusuf230
@mustafyusuf230 27 күн бұрын
Oo sowtii sadexda xisbiba lagaa eryey hadda xagaad tahay yaa kusoo kiciyey
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 Ай бұрын
Yaakuyidhi noocan waa la waraysta doqon dharagtay baad nooga sheekaynaysa xaguu joogay markay isa sudhnayd intuu cayaayo ragii kala bad baadiyay soomaali land waar waa la galayaa doorashada adiga oo kalana umad dhan uma yeedhiyo waxay donayso fakin
@moolcaliyow
@moolcaliyow Ай бұрын
ISAAQII ku noolaa mid kamida WADAMADA ADUUNKA ugu HOR-MARSAN kana shaqeeya mid kamida BANANKA guuleystay waxaa uu ka dhammaan waayay QABIIL iyo QABIILEYSI hadaba maxaa lagu EEDAYAA wiilasha REERMIYIGA oo 34 sano AQOONSI iska daayee aan RAJO AQOONSI aan usoo muuqan!
@sssdddf8508
@sssdddf8508 Ай бұрын
awdal iyo salal waxba qaadimaayaan
@abdirahmanmire2477
@abdirahmanmire2477 Ай бұрын
WAA AYO QOFKAN
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 Ай бұрын
Wa kuwa dabka ka shida somaliland, halku ku arkey cadaalad iyo sinaan? Wa beenaale, war doorashadu wa daawada somaliland, kani wa mid dawakhsan
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz Ай бұрын
Waar muuse murjiye intuujoogo qaarkle ayaa go idoona ee kagaadha.
@Mahanedgaaxnuud
@Mahanedgaaxnuud Ай бұрын
Waar qurbahaa biirka ku cab waxku hadli mayside war moogow
@omarjama7627
@omarjama7627 Ай бұрын
Kan Aad wareysanaysaa London buu ila joogaaa walaahi Wuu walan yahay ! Dad kasta waad wareysanaysaaa
@VivaWNP143
@VivaWNP143 Ай бұрын
Nooc walba way noo waraysanayaan indr
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
Kkkkkkk Dawlad ayaaa distuur ku dhaqantee meesha dawlad kama jirto kkkkk Waa iska meel lagu cuno cashuurta shacabka masaakiinta ah. Doorasho lagu galayo xeer oday yaal keeneeen.Wixii lagu heshiiyay ee xeerka ahaa layska dhaatay kkkkk Eesh calaa dawlad.. Waa dhamaadkii beenta lagu ceeshayay 34 sano.
@ismacil9022
@ismacil9022 Ай бұрын
Jabhada guduhu wariye wadiyar hadi cadawga laysdilo way uhiilin huwanti guduhu
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu Ай бұрын
Dan gaara ayaad leedahay bacdama aad soo hadal qaaday diritii G/ libaax oonad ka hadal dhalinyartii siidhaga sidatey sidii loo laayey xiniyaha qaar looga saarey hablaha wada loo jiidjiiday
@siciiddauud
@siciiddauud Ай бұрын
midganki
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo Ай бұрын
Ma HY baa kan wariyuhu sowka is bedelay ee wajiga xumeeyey markii diktoorku soo hadal qaaday Gacan Libaax. Wixii Gacan Libaax ka dhacay wuxuu ahaa arrin foolxun oo ciidankii qaranka lagu dhabar jabiyey. Maaha arrin khusaysa mag yar oo laba reer kala qaateen
@faisahassan8983
@faisahassan8983 Ай бұрын
Wixii sool kadahacay iyo wali maxbiista la gumaysto muxu uga hadli wayay taasa ka xanuun badnaydbe maxaa hy kugu erayay
@SOFIIIDK
@SOFIIIDK Ай бұрын
wixii gacan libaax ka dhacay rag baa wax iska celinayay kaasoo kaaga dhimasho badnaa dagaalkii laascaanodna
@abdilahiyusufyusuf3395
@abdilahiyusufyusuf3395 Ай бұрын
Gacan libaax muuse shaani ayaa u haystay mel sahlan ilaaa uu hargaisa ka carari gaadhay imikana ha soo celiyo
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Ай бұрын
Waa laga dhax hadlay hadii aad maqli jiray waa sidaan oo kale 😂😂😂😂😂
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 44 МЛН
Suivez Matinale.Sn de ce jeudi 08 Août 2024
Seneweb TV
Рет қаралды 1,2 М.
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28