Guduudo Carwo aun, Marwo Maxamed Ahun & aun Maxamuud Cabdilaahi Gujis | Ahlan Wasahlan

  Рет қаралды 71,362

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

3 жыл бұрын

#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Пікірлер: 44
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 3 жыл бұрын
Woow waxaan noqda qofki ugu horeeyee kadaawaday heestaan Cawayska Dalmar , waahees Aad umacaan💌
@dalmarmanchester7613
@dalmarmanchester7613 2 жыл бұрын
Walabadii fanan ee igu horeyey ee somali hesa gadudo carabo. Io gunjis
@nathra7351
@nathra7351 Ай бұрын
Alle haaw naxariisto abtigeey gujis iyo kuwa kaleba ishalah
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Ай бұрын
Aamin
@abdifatahhashi4942
@abdifatahhashi4942 Жыл бұрын
Hees macaan ilahay ha naxariisto marwo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 8 ай бұрын
Kuligodba allaha unaxaristo
@Abdinasirabdulle-to8of
@Abdinasirabdulle-to8of 2 ай бұрын
Gaceeyte aadaasheegey .
@uulali1142
@uulali1142 3 жыл бұрын
Thanks brother waa dadaasheen laakiin ninka heestan wax ka qaaday ma aha Ina gacayte yuusuf ee waa allaha u naxariistee. Maxamuud cabdullahi gujis. thanks
@amoorecio362
@amoorecio362 3 жыл бұрын
Aad iyo aad walal😍
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Mahadsanid Waan ka shakeyey waayo heesta wakhti soo baxday aun Axmed Fanka kuma jirin. Information hargeysa sidaas bay u soo direen. Ana ma dhageysan waayo aad badan mushquulsanaa
@uulali1142
@uulali1142 3 жыл бұрын
@@caweyskadalmar aad baad u mahadsan tihiin sida aad noogu Hagar baxdeen waa sax axmed fanka Kuma jirin xiligaas
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Uul Ali adiga muddan wll. Labada fanaan Waan arkay wali Axmed Ilaahay ha u naxariisto ladadoodaba. Heestan radio hargaysa baan ka dhageysan jiray markay cusbayd aad baan u yara.
@uulali1142
@uulali1142 3 жыл бұрын
Sxb alaha u naxariisto ee gujis deris ayaan ku ahayn muqdisho gurigii uu deganaan jiray hada waa masjid. Nin aad u gaaban ayuu ahaa. Alle ha u naxariisto ee Soo. Raadiya hees uu la qaadi jiray farxiya Cali faarax oo ahayd. Awal awal ayaan ogeen wixii ajalay odayadii horee. Intaad. Aabiyow afka iga tiraa. Oog ii qodaan ka afeef ahee. Aawadaa ibtiloobayoo waan KU eersadee. Mahadsanid
@uulali1142
@uulali1142 3 жыл бұрын
Fadlan si khaas ah waxaan idinkaga dalbanayaa in usbuucan uu noqdo usbuucii gujis. AUN. Hadaad awoodaan idinkoo mahadsan bahda caweyska dalmar. Mahad
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Wll Waan eegi haday hadhaan qaar kale Mar hore ayaan kuwan hal video ku sameeyey. Waxaa laga yabaa in codku fiicnayn kzfaq.info/get/bejne/qMuqdbl7v6ywe2g.html
@uulali1142
@uulali1142 3 жыл бұрын
Dumarka la qaaday waaa. Gududo carwo iyomarwo maxamed
@uulali1142
@uulali1142 3 жыл бұрын
Iyagoo dhanba alaha u naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 3 жыл бұрын
Allan wasahlan dalmar inbadan noolow
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 3 жыл бұрын
Very good Song Thanks for all of you
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
You welcome
@Abdinasirabdulle-to8of
@Abdinasirabdulle-to8of 2 ай бұрын
Udug booy.
@alijama9470
@alijama9470 Жыл бұрын
Caweyska dalmar walaal Maaha muxammed cabdilaahi jujiskii dhakhtarka ka shaqan jiray ee waa abwaan xuseen jaamac rooble xaaji gujis
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Walaal xuseen jaamac rooble xaaji gujis ninka ma aqaan, Radio Hargeysa hal gujis ma ka heesi jorey, heestan waa heesihii 1960s
@alijama9470
@alijama9470 Жыл бұрын
@@caweyskadalmar xuseen jaamac rooble xaaji gujis wuxuu ahaa abwaan weyn jilaa iyo weliba heesaa ,hesaha u curiyay Intaan ka aqaan 1 Gaasiray inaga yaa Ina kala guraayaa u qaado axmed mooge. 2 Heesta Gar eexo uu qaadi jiraycumar dhuule 3haween u Samir ama ka Samir u qaado maxamed mooge 4.in jacaylku waran yahay oo laygu wayn yahay waa weli asteeyee cabdi qasba weydii uu qaadi jiray maxamed mooge
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Abwaanka ma aqaan, laakin muyuu heesi jirey?
@alijama9470
@alijama9470 Жыл бұрын
@@caweyskadalmar Haa tan hade ee ahlan wasahlan diidan waa isga ninka qaadayaa maaha muxammed cabdilaahi gujis ( waa xuseen jaamac rooble xaaji gujis )
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 3 жыл бұрын
Marwo maxamed heeseheedii kale noosoo gali walaal
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Waa kuwan heesaha Marwo Maxamed kzfaq.info/get/bejne/mppzZNVp3Lq2dmw.html
@amoorecio362
@amoorecio362 3 жыл бұрын
May name ❤❤❤❤❤❤❤
@BADER7777
@BADER7777 3 жыл бұрын
Wow
@garaadxasan5078
@garaadxasan5078 3 жыл бұрын
Qofki dawady wax fican ma dawan ama kukala horma ama kaladameya waa isku mid
@elmiyusuf396
@elmiyusuf396 Жыл бұрын
heesuhu jindi iyo carab baa tumi jiray
@HassanMohamed-gv1ft
@HassanMohamed-gv1ft Жыл бұрын
Waar gujis ma ah cali dheere Sawiran ku waa ninkale
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Miyaad aragtay, Ahun Gujis ama Cali Dheere, waan arkay mana xasuusto siday u eekayaan, kaliya Ahun Cali Dheere wuxuu ahaa laandhere.
Gaasira Maxamed Ahun  & Axmed Gacayte Ahun | Heestii Dabaylaha Fariimaha
10:00
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 160 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 68 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 17 МЛН
NATO OO HEEGAN GALISAY 500 KUN OO CIIDAMO AH- MAXAYSE TAHAY UJEEDDADU?
9:27
Marwo (Gaasira) Maxamed Ahun | Heesta Hubso Reer Jabuutow
8:41
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 2,7 М.
Amina Feyr | Heestii Gal Maroodi | Classic
10:10
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 123 М.
Marwo Maxamed Ahun & aun Cisman Gacanlo | Ma Lagdamay Ma Lay Lulay
7:34
KUMA GABINE HA I GOYN || MAXAMED YUUSUF CABDI & MARWO MAXAMED
8:51
HOYGA XASUUSTA🎸
Рет қаралды 22 М.
Dulqaado Hay Odhan (feat. Maxamad Saleban Tubeec)
7:39
Balanbaalis Studio - Topic
Рет қаралды 15 М.
He understood the assignment 💯 slide with caution x2
0:20
Carlwinz_Official
Рет қаралды 19 МЛН
え、、、!
0:11
美好秋人
Рет қаралды 17 МЛН
He doesn’t like illusions
0:17
V.A. show / Магика
Рет қаралды 4,9 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
0:49
Yoeslan
Рет қаралды 37 МЛН