No video

Heesihii Riwayadii | Wadhaf iyo Shimbiro War Isuma Hayaan | Curiintii Abwaan Cisman Askari Ahun 1978

  Рет қаралды 80,219

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

Пікірлер: 36
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 10 ай бұрын
Masha allah waayihii wacnaa & fanaaniin teeni qaaliga ahaa, allah nabadu macaana inkastoo aanan daawan riwaayad an oo aan yaraa xiligaas balse sheekadeeda ayaa maqal igu ahaa, Alow inta nool inoo daa inta kalena aun thanks
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Ай бұрын
Channel maamulihiisa aad baan uga mahad celinayaa . Ruwaayadahu waa faseex
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Ай бұрын
Walaal adiga muddan
@omarabdi3332
@omarabdi3332 10 ай бұрын
Back to 70s Waraf iyo Shimbiro war isama hayaan.
@ahmedgadseer6157
@ahmedgadseer6157 9 ай бұрын
Maasha Allah brother xusuus fiican
@HaashimAhmedali-fe5yi
@HaashimAhmedali-fe5yi Ай бұрын
Axsan
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 11 ай бұрын
Abwaan. Cismaan Aadan Xuseen Aski
@Cartan7
@Cartan7 9 ай бұрын
Waqooyiga dalka Somalia murti & hal ku dhigga waa heer sare
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 13 күн бұрын
SOMALILAND DHEH XAASIDNIMADA JOOJI
@AbdulkadirMNur
@AbdulkadirMNur 8 ай бұрын
Cismaan Aadan Askari (AUN) baa lahaa soo ma ahan!?
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Aamin
@ilwalovely2989
@ilwalovely2989 5 ай бұрын
Haa
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Ай бұрын
Aamiin yaa Rabi
@YasiinAwraas
@YasiinAwraas 3 ай бұрын
Intaaan taada..haamahaga.laguuugu..iman..uyeeeelo.aqoooo
@haashimabdi8874
@haashimabdi8874 10 ай бұрын
Waayo joog
@calicabdiismaaciil3974
@calicabdiismaaciil3974 11 ай бұрын
Hore u socda hawl wanagsan baad wadan cawayska dalmar
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 11 ай бұрын
Walaal mahadsanid
@muztafeadamnouh7010
@muztafeadamnouh7010 11 ай бұрын
Riwaayada yaa sameeyay
@mohamedsomali3783
@mohamedsomali3783 11 ай бұрын
​@@muztafeadamnouh7010 Waxan umaleyna in u samey Cismaan Askari aun
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 2 ай бұрын
Allah ha u naxariisto abwaanka Cismaan Askari, waxaa hormood ahaa Xassan Aadan iyo ahun Maxamed Yuusuf, Sahra Axmed, Shamsa Cumar oo u mar qabay Xassan Aadan. Waa ruwaayadii ugu horeeysey ee buug laga qoray ​@@muztafeadamnouh7010
@saidmussa6461
@saidmussa6461 7 ай бұрын
1974 riwayada laga dhigey xamar
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 ай бұрын
Masha allah ma daawatay
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Ай бұрын
Waxaan filayaa inay ruwaayadan ahayd 80'
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 11 ай бұрын
Waraf iyo shimbiro war isumahsyaan
@hoygaluuqaddaspanish-ka
@hoygaluuqaddaspanish-ka 4 ай бұрын
Haddii aynaan is helin heedhe. Inaan hibanaayo ma ogtahayeey.
@alifarah5227
@alifarah5227 2 ай бұрын
@janankajananka4650
@janankajananka4650 2 ай бұрын
riwayadan waxaa filaa iney aheed1974
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 ай бұрын
Maya 1978. Si fiican baan xasuusta heesahan oo makhayadii xamar ka wada shidan
@user-if4dp6bx3c
@user-if4dp6bx3c 2 ай бұрын
Asc
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 ай бұрын
Cws
@NajiibMuuse-jv7zl
@NajiibMuuse-jv7zl 9 ай бұрын
❤❤❤
@mahamud22cabdalla63
@mahamud22cabdalla63 8 ай бұрын
Markani waa markii labaad ee dib loo dhigay riwaayadan waxaa tumaya musikada waa kooxdii iftin ee laga dabadhacay jeeri shankar sulfa xabiib shiiq cabdi
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 5 ай бұрын
Iftin shaqo kuma lahayn waaberi mucishanadoodi ayaa tumay xayle yare tiifoow goobe ismacil yare aamito suudaani ragasay ahaayeen inta aan ka xasuusanahay
@YasiinAwraas
@YasiinAwraas 3 ай бұрын
Hadal suugaani.margi..fog
@janankajananka4650
@janankajananka4650 2 ай бұрын
mahamud nin wax badan og thanks sxb
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Ай бұрын
Habo sheegin Iftin shaqo kuma lahayn, waa Hobaladii Waaberi Hargeeysa
Xulka heesah khadara daahir cige heeso ad uu macan oo Ań kala dhicin
1:01:13
Magic? 😨
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 20 МЛН
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 48 МЛН
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 86 МЛН
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 533 М.
Riwaayadii DAB JACAYL KARI WA 🔥MAJAAJILO IYO HEESO
1:39:04
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 368 М.
Hassan Adan Samatar    Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
2:30:57
Xulka heesaha maxamed yusuf heeso ad uu macan oo qaraamiya
1:18:16
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 10 М.
Xulka heesaha Aun Muse ismacil Qalinle heeso qaramiya oo ad u macaan
43:21
Riwaayadii Caanka ahayd "GAR CADAAWE IYO CAASHAQ" 🔥iyo heesahedii
23:02
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 67 М.
Magic? 😨
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 20 МЛН