DAMEERU DHAAN RAACDAY HA NOQON DANTAADA AQOONSO

  Рет қаралды 14,318

mama soomaali

mama soomaali

5 жыл бұрын

Пікірлер: 87
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 5 жыл бұрын
Maasha allaah jzklh kheyran runtaa kuugu jeclahey illaaheyna runtuu jecel yahey wax walba waa iimaanka maamadaas waa maamo iimaan laheyd qof walboo Muslim ah allaha siiyo iimaan buuxo
@peaceandcalm4778
@peaceandcalm4778 5 жыл бұрын
6 sano ayaan jooga qurbaha, waxaan dareemay cidlo, ehel la aan iyo sxb wanaagsan la'aan, wali qof lama sxbin lkn adiga mama Somali sxb ayaan kaa dhigtay, talooyinkaaga iyo waanadaada ayaa niyada ku dhistaa cidladiina kaga baxay xoogaa jazaakalah khayran. ❤❤❤❤.
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 жыл бұрын
Mahadsanid habo jizakumullaahu qayr mahadsanid
@hindafaysil1760
@hindafaysil1760 5 жыл бұрын
Maansha allaah mamo aqli fiican ayaad leedahey wanaag ayaad ka hadashaa iyo sidii hooyo lagu yiqiin
@shaxshaxly
@shaxshaxly 5 жыл бұрын
Hooyo somali maasha allah illahay caqligaaga ha kuu daayo runts sheegtay
@monakitchen1
@monakitchen1 5 жыл бұрын
Manshaa allaah tabaraka allaah habo wan ku taageraa dhirri galintada 😍😍😍
@samirogurey713
@samirogurey713 5 жыл бұрын
Mnsha allah mamadan illhy baa noosoo diray illhy hanoo kadayo mama hore usoco
@caashasiciidcabdi9716
@caashasiciidcabdi9716 5 жыл бұрын
Mansha Allah habo noo Soo badi khayr Allah haku siye habo wlhi waad na waanisay waano haday wax tarto
@hodanabdirahman6313
@hodanabdirahman6313 5 жыл бұрын
Masha Allah habo
@qadromaxamud5242
@qadromaxamud5242 5 жыл бұрын
wasax
@maryanmash1689
@maryanmash1689 5 жыл бұрын
Habo waxan kubartay anigo hada guursaday iyo adigoo kubartay vedio marwalbo waa fiirsada xata marwalbo wan kudharara inta kaso galineso walahi waxyalo badan aya ka bartay your my second mom thankx
@mamasoomaali
@mamasoomaali 5 жыл бұрын
Habo illaahay guurka ha kuu barakeeyo mahadsanid
@hasind
@hasind 5 жыл бұрын
mashallah jazakallahu khayr eedo macan
@ifraaxshibil7746
@ifraaxshibil7746 5 жыл бұрын
Masha allah habo allah ku xifdiyo waxa tahay hooyo qibrad u leh nolosha nooga faideyso
@beeldeeqmohamed2993
@beeldeeqmohamed2993 5 жыл бұрын
Mansha allah tabrakalaah maamo kujecliyaa Allow noo kaa daaa
@basi4652
@basi4652 5 жыл бұрын
Runtaan kugu jeclahay aaqilad ayaa tahay Allahlku xifdiyo
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 5 жыл бұрын
Masha Allah, Anab xigmad badan Allah haku xifdiyo walal qaali
@sarageedi800
@sarageedi800 4 жыл бұрын
Mashallah !🎈🎈🎈🎈🎈
@Shumeey656
@Shumeey656 5 жыл бұрын
Maamo noso badi dhiirigalin tada 😍😍👍👌👍👌👍
@yaaskahaaji473
@yaaskahaaji473 5 жыл бұрын
Masha allah mamo wa runta allaha ku dhowro
@ahmedl8198
@ahmedl8198 5 жыл бұрын
Aniga waan qaatay awalna socod wanka roonaa thakyou maamo
@ruuncagane6639
@ruuncagane6639 5 жыл бұрын
Masha allaah Mama mahadsanid. Kujicliya ilaah hakujeclat 😍😍😍😍💞💞👂👂🤗🇸🇴🇸🇴🎁🎁🎁🎇🎉
@yassminsalah8406
@yassminsalah8406 4 жыл бұрын
Masha Allah mama jezakallah qeer ilahay haku barakeyo
@aishahbilan1814
@aishahbilan1814 5 жыл бұрын
Very true there’s a proverb that says, ‘’Cut your coat accordingly to your cloth’’.
@fafasara2936
@fafasara2936 5 жыл бұрын
Wa run wlo. Qofku waa inu ogoladaa meesha u illahay dhigey uu samro Qof walba maalin ayuu leeyahay
@aslimohamed338
@aslimohamed338 5 жыл бұрын
jisaakumulaahu khyran maaamo
@dekahaji
@dekahaji 5 жыл бұрын
Hbo runta kugu jeclahay Alberta marka imaado waan kuso raadina inshallah😘
@fadumokhalid4122
@fadumokhalid4122 5 жыл бұрын
صحيح كلامك
@bulshoabdirisaq5222
@bulshoabdirisaq5222 5 жыл бұрын
Masha allah wlhi habo wax aan u baahnaa baa ka hadashay
@nihamqurux3267
@nihamqurux3267 5 жыл бұрын
Damer dhan racday 😂😂
@asmaumucatika7083
@asmaumucatika7083 5 жыл бұрын
Habo maasha Allah allaha kubarakeeyo
@Farta-jm8db
@Farta-jm8db 5 жыл бұрын
Masha alla Habo
@hodanabdirahman6313
@hodanabdirahman6313 5 жыл бұрын
Waa runta habo mcn
@ifrahomar9516
@ifrahomar9516 5 жыл бұрын
masha allaah
@suubanaxmad467
@suubanaxmad467 4 жыл бұрын
DAMEER I DHAAN RAACDAY NOO MICNEEH,
@Shumeey656
@Shumeey656 5 жыл бұрын
Wlh maamo aad iyo aad ayaan usugaa video yadada masha Allah kujecliyaa maamo 😍😍😍😍
@mamasoomaali
@mamasoomaali 5 жыл бұрын
Mahadsanid habo caruurta ma ku fiicantahay
@ifrahmustaf7127
@ifrahmustaf7127 5 жыл бұрын
Waaya arag👍
@abdirashidbarre1602
@abdirashidbarre1602 5 жыл бұрын
Danti mooge mara duuga hotbeds ayuu dhamaadaa
@badriyamohamed7303
@badriyamohamed7303 5 жыл бұрын
Waa run taa habo macan
@sundussaalax4810
@sundussaalax4810 5 жыл бұрын
Waa runtaa walahay
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 5 жыл бұрын
Maanshaa allaah mamo soomaali
@chammllxasan6805
@chammllxasan6805 5 жыл бұрын
mansha allaah
@laylamohamed1144
@laylamohamed1144 5 жыл бұрын
Waa runtaa mamo
@kadrakarie2411
@kadrakarie2411 5 жыл бұрын
Walaal yaa naagaha dhan adiga kaadhiga ninkii ku guursaday qof wanaagsan waa guursaday
@suleikhaali6697
@suleikhaali6697 5 жыл бұрын
habo masha alh ilaahy aqliga hakuu siyaadiyo habo aniga waligeey naaag lama saaxibin ilaaa yaraanteydii markaan yaraaa wiilasha ayaan saxb la ahan jiray markaan weenaadayna wiilashii waan iska daayay kadib naaagba ma baranin ilaahay amarkisa maba is fahamno naaagoo dhan aniga walshay iga ween bisaan la shekeestaa is raacnaa saxiib kale dhan uma baahni walhi mana dareemo cidlo saxbtinimo ah
@bulshoabdirisaq5222
@bulshoabdirisaq5222 5 жыл бұрын
Allah haku xifdiyo
@nasracabdi1553
@nasracabdi1553 5 жыл бұрын
Manshalh
@maryansaid8727
@maryansaid8727 5 жыл бұрын
Jail kheyr
@basi4652
@basi4652 5 жыл бұрын
Waaruntaa naago badan ayaa jiro oo yiraado abaayo kaalay iiraac dukanka markaseey dukanki soo rartaa .ana wax yar oo qiyaasa soo qaataa mashallaa naagtii wali yurub ayan joogta Ana Allaa ii gargaaray Afrikaan ku so noqdat hanti iyo guryana waan dhistay mashaa Allaah
@leylaahmed4161
@leylaahmed4161 5 жыл бұрын
Masha allah africa jecliyaa
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
M.a mamo
@suubanaxmad467
@suubanaxmad467 4 жыл бұрын
MAASHAA ALLAH DUMAR BADAN BAAN DANTOODA AQOON
@halimahussein6622
@halimahussein6622 5 жыл бұрын
Canabeey abaayo taaso kale lamaraaco sausheegtay beenta mahan ilahay cimri dheer iyo caafimad haku siiyo
@mamasoomaali
@mamasoomaali 5 жыл бұрын
Waa runtaada illahay hana xafido
@abdirashii5760
@abdirashii5760 5 жыл бұрын
Mansha Allaah
@osmanatoro1139
@osmanatoro1139 4 жыл бұрын
❤👍👍👍👍👍
@kadrakarie2411
@kadrakarie2411 5 жыл бұрын
Naagbaa naagihii usoobaxday
@maryansaid8727
@maryansaid8727 5 жыл бұрын
Ramadan kareem
@nasracabdi1553
@nasracabdi1553 5 жыл бұрын
Waa sax tamartaad lascda
@sundussaalax4810
@sundussaalax4810 5 жыл бұрын
Yagaa kuu faanaya wllo waxaa idika mahaystan bay ku dhahayaan
@haweeyamahamed2138
@haweeyamahamed2138 5 жыл бұрын
Talo fìican weye dumarka qaar wadba ka naxay say wax u urursanayan
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 5 жыл бұрын
Thanks Habo mcnto
@maryansaid8727
@maryansaid8727 5 жыл бұрын
Run baad sheyatey
@edilandianascimento2107
@edilandianascimento2107 5 жыл бұрын
Maya wax noogafilanaa murug iyo deen ugalnaa laakiin aniga hadaa rabaa inaa mayada barto laga bilaaba bisha dhalanaysa waankaa faa iiday maamo mahadsanis magacayga waa aamina
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 5 жыл бұрын
edilandia nascimento hh aniga wan bartay mayada. Walee adna baro
@edilandianascimento2107
@edilandianascimento2107 5 жыл бұрын
@@bartaynoloshicusbeyd8103 ok
@sudiabdi5759
@sudiabdi5759 5 жыл бұрын
Wlh
@qali0mar645
@qali0mar645 5 жыл бұрын
mashalaha xabiti ka hadal maserak saxiba gadhah somalida
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 5 жыл бұрын
Tabarata ogow ceba mahan walhi
@abdirashidbarre1602
@abdirashidbarre1602 5 жыл бұрын
Maashaa allaah
@Ceeblacaabi
@Ceeblacaabi 4 жыл бұрын
Runtaa kugu jeclahay mamo
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 5 жыл бұрын
ManshaAllah tabarakaAllah wlahi waa runta
@cawalecisman4429
@cawalecisman4429 5 жыл бұрын
Ma had sand maamo raag and dumar waa mihiim dantaat inaad taqaano
@sudiabdi5759
@sudiabdi5759 5 жыл бұрын
Shegin
@ilahayayamahdeleh6301
@ilahayayamahdeleh6301 5 жыл бұрын
Canabay habo walahi aniga sitas ayan ahay markay laydhaho inamari tukamada ayan soo fifirinayna waxna wad uga bahantahay may ma dagayi ahayn Ku dhaha maxa ba tikedka iga bixinaya ayan Ku dhaha xada makar dumarka alabda kenana ay isowacana may uma bahni wan iska raba lakin mahaysti markan helo un ban kaso kada iskumaba mashkuliyo mela uma raco umana dago walahi waxay idhahan way Somali nacebtahay wa nag ad adag gurika ba kama sobaxdo wayba iwada cadhotan habo ana kuma mashkulo dantayda leeh iska firsada
@mamasoomaali
@mamasoomaali 5 жыл бұрын
Illaahay haku barakeeyo caqligana hakuu daayo mansha Allah
@saharacabdulahi6571
@saharacabdulahi6571 5 жыл бұрын
Af wan afku kuko Mar kan ar kaba faxishaday fafisa
@sudiabdi5759
@sudiabdi5759 5 жыл бұрын
Benmadan
@nasmoha6760
@nasmoha6760 4 жыл бұрын
Lol wanarkay kuwo nimanka qabo xabsiga Minnesota In & Out of jail hadana ilmo madan heysato ooxisaabtameynin marba dukaan alaab kasoo aruuri kujiro
@murtimaalshow
@murtimaalshow 5 жыл бұрын
Dameeri dhaan raacday baa dadka u liita waliga maskadaada kaasho
@fadumoxassan5427
@fadumoxassan5427 5 жыл бұрын
wlhi blhi tlhi waxad modaa inaad aniga iga hadleeso sagsaamanka mar walbo wan soo gadaa markaa so gado aa igu dan beso shan caruura baan heestaa alxmdullilaah wey isku dagalayan anaa leh leh video gaga marka bilaabay dawashadiisa ban bilaabay inan fadhiga kakaco baldi buuxo sukisa ban kakeenay furiga wan dhaqay wlhi kkkkkkk masha allah habo mcn
@Farta-jm8db
@Farta-jm8db 5 жыл бұрын
@@fadumoxassan5427 asc abayo qaali dadku runta mawada sheegan dad badan baa kula mida
@fadumoxassan5427
@fadumoxassan5427 5 жыл бұрын
haa abayo mcnto sas waye lkn runta lagama reestan waye xppti
@badriyamohamed7303
@badriyamohamed7303 5 жыл бұрын
Waa run taa habo macan
@badriyamohamed7303
@badriyamohamed7303 5 жыл бұрын
Waa run taa habo macan
7 Qofna ha u sheegin
11:09
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 132 М.
LOOMA JOOJIYO CIDNA DANTAADA KA RAACO
2:17
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 41 М.
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 24 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 16 МЛН
What Should Leaders Learn from History?
28:33
World Governments Summit
Рет қаралды 315 М.
WALAAL NAFTAADA   XAMAALEYSA  NASI  OO  U ROONOW  SI AY HOWSHA U SII WADO
19:39
Philip Kotler: Marketing
57:30
Chicago Humanities Festival
Рет қаралды 2,3 МЛН
Arabic Conversation: Learn while you Sleep with 2000 words
4:38:36
Learn Arabic with ArabicPod101.com
Рет қаралды 142 М.
NO MAYA BARTA  WAAD KU BADBAADEYSAA
10:04
mama soomaali
Рет қаралды 7 М.
5 SIYABOD OO LOLA DHAQMO  EHELKA IYO SAXIIBKA DHIBKA BADAN
20:59
mama soomaali
Рет қаралды 4 М.
XAASIDKA BANAANKA WAXAA KA XUN  KAN DADKA KUUGU XIGA
24:39
mama soomaali
Рет қаралды 11 М.
Prof. Tony Lynch - The Importance of Listening to International Students
1:04:56
The University of Edinburgh
Рет қаралды 647 М.
NOQO RUUXAN BARI MEEL CIDLA KU SO DHACIN.  DHAQALAHA .
13:18
Hamda Home Decor
Рет қаралды 33 М.
Аниматоры в форме СПЕЦНАЗА: Именинника разыграли
0:21
Собиратель новостей
Рет қаралды 12 МЛН
Девушка ограбила мажора, но…😳
1:00
Trailer Film
Рет қаралды 8 МЛН
Neden yüzünü saklıyor
0:19
H. DANIŞIK
Рет қаралды 17 МЛН
❗️XOTINI HAMMASINI URMOQCHI 😱😱😱
0:14
HUSAN_SHORTS1
Рет қаралды 2,4 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
0:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 25 МЛН