No video

DAOUD ALI MASXAF-- QARAAMI

  Рет қаралды 112,937

Ahmed Hassan Mohamed Moyale

Ahmed Hassan Mohamed Moyale

Күн бұрын

QAHI ADDIS ABEBA 20 AOUT 2001-
SONORISATION BY AHMED MOYALEH

Пікірлер: 48
@abdifatahhashi4942
@abdifatahhashi4942 4 жыл бұрын
Qaranka inay ku qiirooto aan qaado qasiidadeeye best qaraami ilaahay ku naxariiso ameen
@ahmedh.7134
@ahmedh.7134 3 жыл бұрын
This man was the greatest gift to Somali music. AUN DAUD CALI MASXAF
@mohamedgellehagi6280
@mohamedgellehagi6280 5 жыл бұрын
Wardheer dal wanaag saneydaaye... Heleelow heleelow Heleelow heleelow Daa'uud Cali Masxaf.
@wasiirahmed8880
@wasiirahmed8880 Жыл бұрын
Wow waayo waayo wacnayaa xusuus
@TheSamale
@TheSamale 5 жыл бұрын
Long live the legendary best cultural heritage in Africa.viva my people and my roots.watching from home.
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 4 жыл бұрын
Cuud..... The sick will Heal..... Inshallah.....
@rahmahussein4771
@rahmahussein4771 6 жыл бұрын
One of my fav songs.....
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 7 жыл бұрын
salaan sharafsare to ustaad Daaud;Daauudow dhaxal Reeb safkaagi wuu sii siqayaye saxib Wax yar baa dadka cuudka sida uyaqaa harey kolka xer xargaha siwacan ugu wacdida reeb hadi Alla idmo.
@hamseart5789
@hamseart5789 4 жыл бұрын
Adeer saan kugu ilawnaa way adagtahay wllhy Legend
@mrabdikarimalibariis3668
@mrabdikarimalibariis3668 5 жыл бұрын
Xasuustii fanaankii waynaa cismaan gacalow halkeedii buu dhigay daauud cali masxaf Ilahoow u naxariiso adeerkay cismaan gacalow
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 6 жыл бұрын
😊😊😊👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 GURI JIREY ALLA KAA DHIG!!😊😊WAA ISAGU TIMI!!👍👍👍
@muhiimcumar651
@muhiimcumar651 4 жыл бұрын
Illahay hakuu naxariisto geeridiisi malmo kadib baan dhagaysan 😢
@razhidaden9201
@razhidaden9201 6 жыл бұрын
maanshallah daa,ud ali masxaf heesta midhaha mcn ma la helayaa iyadoo qoraal ah iyo dawash Alle garabkiina ha galo adoga iyo intii kula jirta nin daar ku joraa daruur ma arkaa ilay xalaybuu roobkii da,eyee
@raxeeyeloversismytype6892
@raxeeyeloversismytype6892 4 жыл бұрын
Haa miyaad rabtaa
@abdishakurmohamed7265
@abdishakurmohamed7265 4 жыл бұрын
Alle haunsxriisto daaud cali masxaf dhawaan ayay ahyd goortu ku geryoday magalada jigjiga
@januarySl2024
@januarySl2024 3 жыл бұрын
Heestan waxa lahaa AUN boqorkii qaraamiga Cismaan Candikariim Gacanlow. Waqtigu waa 50nadii. Qof codkiisii ugu qaadi kara oo muusigeedii iyo haab dhaceedii u samayn karaa ma jiro. Wuxu ahaa waqti kii ugu qiimo badnaa iyo hobolo kuwii ugu qiimo badnaa aan soo noqonayn.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Sxb Heesta Aun Cismaan Gacanlow malahayn Fanaaniiniintoo Dhan bay Ka dhaxaysa balse Marka libintiisa Loo qirayo Waxa qaadayoo dhan isagaa ugu Cod macaanaa 1- Cismaan gacanlow Aun 2- Hibo nuura 3- Daa'uud Masxaf Aun 4- Saalax Qaasim 5- Samatar & Jubba & Khadro daahir 6- Sahro dawo 7- Fu'aad caraale Waa Fanaaniintii horay u qaaday Qaraamkan la yiraahdo Waryaahee
@januarySl2024
@januarySl2024 3 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 Heestani 50nadii ayay soo baxday. Qaraamiga dhabta ah waqtigaa ayuu soo baxay. Hoboladan aad soo qortay Hibo mooyaane, kuwa kale 70nadii ayay soo baxeen iyana 60kii ayay soo baxday. Qof heezta asal ahaan u leh iyo qof ka daba jilaa isku mid maaha. Qaraamiga hore waxa Cismaan la qaadijirey Maandeeq, Muxamed Axmed iyo Cumar Dhuule.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
@@januarySl2024 Way jirtaa Qofkii ugu Hor qaaday Orginalka inuu xusid mudan yahay Balse Wuxu Waa heeso Qaraami ah oo Heelooyin ah oo Ah ilaa 64 Naaxiyadood Marka iyadoo Ay taasi Jirto Fanaankii ugu Hor qaaday Gooni u noqon Mayso Rag badan baa jiray oo heelooyinka aad u qaadi jiray Maxamed Axmed Aun Maxamed Jaamac Laba suul Aun Maxamed Jaamac Joof Aun Maxamed Saleebaan Aun Maxamed Siciid Gu'roon jire Aun Xuseen Cali Kaahin Aun Dararamle Aun Faysal Mushteeg Aun iyo Fanaaniin badan oo kale Kuwo hore Iyo Loodkii Dhexe ba
@cayuunicayuunii1234
@cayuunicayuunii1234 5 жыл бұрын
Heleeloy heleeloy heleeloy heelooy dariicdii dhawayd ma halabsado ee ●Sidii dhug dhug ley . ●dhul dheer maribaa. ●dhawaaqayga loo dhegeystaa.
@falkhal6848
@falkhal6848 6 жыл бұрын
Wah wah Daaud Cali masxaf Lipaax aan taageero Caadi mahan heestan waaaban raadinayey
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 5 жыл бұрын
Wadada loo maruu.. Wad yaalaa yee... Wardheer dal wanaag saneydaaye.. Heleelow heleelow Heleelow heleelow. Yaa Daa'uud.
@ahmedcmoha2984
@ahmedcmoha2984 7 жыл бұрын
caadi maaha axyaa qarami
@cayuunicayuunii1234
@cayuunicayuunii1234 5 жыл бұрын
●nin daarku jira Daruur ma arkee ●ileen xalay roobki baa da'aye. ●Inan bogsadaan ismoodahayee ●halkii bugtay way banaantahayee.
@abdullahi1988
@abdullahi1988 10 жыл бұрын
Walaal walahay waad naga tuntay thnks thousand of times Waxaan dareemayaa daauud iyo siyid cali winkey oo qalabka ku dartamaya kabanka iyo organka
@alehom1634
@alehom1634 7 жыл бұрын
auujuut55yyyyytfdgghBGY hfcgmmmhfxfxcjmfjhhfxxccvhjhhkhfdkuy6yttrrsAyyyydrZAaethhsfdylsgshaawfdjduddidurrjtj4ju5u5y5yuuuuuyreydhg3g4grgehhejeydeiieijeiu7uijhbhbbnnnnjkkmmmjjnnnjkkkkkkkmmlkķllpooooķkkkjhbb njjkokkkjj0iuhhjhhjjjjjjiojjnnjnjjnjj0
@ahmedmoyaledj
@ahmedmoyaledj 4 жыл бұрын
Organka waa cahmed naji
@saidojama1170
@saidojama1170 7 жыл бұрын
ya salam wali wan ku faani karna our own legends
@music-underground35
@music-underground35 4 жыл бұрын
THANK U SO MUCH
@abdirahman6734
@abdirahman6734 4 жыл бұрын
😉
@nuuradiincalijaamacaxdi150
@nuuradiincalijaamacaxdi150 8 жыл бұрын
waaberi legend daa,uud eesh calaa sawt
@alehom1634
@alehom1634 7 жыл бұрын
yy56
@ahmedfiqow9959
@ahmedfiqow9959 7 жыл бұрын
Halahala yaa Daauud
@jama3335
@jama3335 5 жыл бұрын
Thanks for uploading, this is beautiful.
@anderssvensson948
@anderssvensson948 10 жыл бұрын
Thank you very much Ahmed Goyaleh,ooy ooy this is Amazing
@HORRAD2
@HORRAD2 5 жыл бұрын
FARSOOMAALIGA MASHDHACA AMSE MUYUUSIGA AMSE MUUSIGGA = i)A E I O U --- AA EE II OO UU ii) A E I Y O U W iii) ?
@farahdahir8554
@farahdahir8554 4 жыл бұрын
AUN DAAUUD 18 MARCH 2020
@abdifatahhashi4942
@abdifatahhashi4942 4 жыл бұрын
Farah Dahir Ameen
@sahalshire3775
@sahalshire3775 4 жыл бұрын
Hees wanaagsan oo Kab an ah
@bashiirdheere1098
@bashiirdheere1098 9 жыл бұрын
kabanku iska tun ma ahan daauud, c/casiis jarmal, kooshin yare, c/naasir macallin caydiid, c/qaadir fil-fil iyo kuwo kaleba waxaa soo baray kabanka Jiim sheekh Muumin oo ah nin kabanka looga dambeeyo,,,, sayidii cali winkeyna waa kan organka ka cabaajinaya oo dhan kasta ka tumaaya,,
@aawad1260
@aawad1260 5 жыл бұрын
Bashir Cidlaad degtey! Daauud macalliinta kamanka ayuu ka mid yahay. hase ahaatee, ma maqashay XUDAYDI?
@faysalibrahim9045
@faysalibrahim9045 4 жыл бұрын
ilahay ha unaxariisto janada fardosa Allah ha ka waraabiyo daa uud Cali masxaf
@maxameddabaare5658
@maxameddabaare5658 4 жыл бұрын
Amirul kaban waa xudaybi
@abdifatahmohamed64
@abdifatahmohamed64 4 жыл бұрын
Thanks ☺️👍
@dalmarabdi9399
@dalmarabdi9399 6 жыл бұрын
Magaalada geed ku yaal ?micnaha geedkas wax badan wan.maqlay lkn.wali ma fahmin
@raxeeyeloversismytype6892
@raxeeyeloversismytype6892 6 жыл бұрын
Sxb heesihii kalemaxaad uga qaday ytubeka Miyaad so celin kartaa heesta titlekedu yahy “Somali old song” ee jiljila jilaal baxye” kamid tahy. Ilasoo socod sii brother!!
@cilmiboodhari4776
@cilmiboodhari4776 4 жыл бұрын
Hees saamaynteeda leh war heedhaha waxa maanta jira heeso maahe magac kalle halloo bixiyo. Waa kuwa caariyaada oo inta badan Akhlaaqda ka fog.
@daoudrpg1192
@daoudrpg1192 5 жыл бұрын
///
DAOUD ALI MASXAF-DAALO
7:44
Ahmed Hassan Mohamed Moyale
Рет қаралды 25 М.
Xaafuun.SSC00214
9:46
HiddoSongs MaryanOmar
Рет қаралды 86 М.
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 9 МЛН
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 28 МЛН
AIDAROUS ABDI IBRAHIM--GABBALDAYE MIYAAD TAHAY?
5:28
Ahmed Hassan Mohamed Moyale
Рет қаралды 75 М.
Daa'uud Cali Masxaf : Bishaarooy aniyo adiga
7:17
kalagueyeh
Рет қаралды 127 М.
Cismaan Gacanlow (AUN) Ruuneey
7:04
VivaSomalia1
Рет қаралды 407 М.
Cumar Dhuule---hele hele qaraami
9:16
Ahmed Hassan Mohamed Moyale
Рет қаралды 91 М.