FARXAD SICIID DENI GAARI SIIYEY NINKII CURYAANKA AHAA,MUUSE BIIIXI IYO XASAN SHEIKH KANAXAY,MUCJISO

  Рет қаралды 17,660

Darwiish Tv

Darwiish Tv

14 күн бұрын

FARXAD SICIID DENI GAARI SIIYEY NINKII CURYAANKA AHAA,MUUSE BIIIXI IYO XASAN SHEIKH KANAXAY,MUCJISO

Пікірлер: 79
@ubahguled5047
@ubahguled5047 13 күн бұрын
Dadka puntland markale hadoortee MD Siciid Dani. Waa ninka kiliya oo aranjaan iyo Xassan munaafaq Inaka celin kara❤❤❤ Guul iyo gobanimo Puntland
@fartunalihashi4833
@fartunalihashi4833 13 күн бұрын
Maashaa Allaah watabaarakallaah Allaah swt Siciid Cabdullaahi Deni!!!! Haku abaalmariyo liibaan. Xoog Guul Janno aduun Iyo Janno aakhiroba Cadowga Deni iyo Puntlandba Allaah swt hajabiyo Allaahumma Aammiin
@faadumo12331
@faadumo12331 12 күн бұрын
Manshaa. Allaah
@ubahguled5047
@ubahguled5047 13 күн бұрын
Maanshallah. MD Siciid Cabdulaahi Dani. Waa, MD ilaahay aduunka wax kudhiba kuma tuso akhirana janadii hakugeeyo.❤❤❤❤❤❤ We love you, MD, illaahay ha ku xafido Amiin yarabi.❤❤❤❤
@yasminjama2703
@yasminjama2703 13 күн бұрын
welkom Darwiish mashaAllah Siciid Dani in uu tan sameeye ! Guul MJ waa dowlade!!!
@xamralive
@xamralive 12 күн бұрын
Maashaa Allaah Alloow Naxariista hanaga qaadin Allaah waxa uu yiri Isu Naxariista aan idiin Naxariistee
@zamzamali4347
@zamzamali4347 13 күн бұрын
Dalka guushiisu waa Dani mansha allaah in xumi kuma aragtay insha allaah
@fadumoabdulkadir1388
@fadumoabdulkadir1388 13 күн бұрын
Masha Allah ilahey aqra iyo adunyo ilahey ha ku naxaristo madaxweyne Sacid daney Masha Allah ilaheyow Amiin 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@hasaanodawaa1354
@hasaanodawaa1354 13 күн бұрын
Mansha.allh waa arin wanagsan mw Dani mahadsanid
@fadumojama22
@fadumojama22 12 күн бұрын
Masha Allah Dani guuleyso
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 13 күн бұрын
Mashaa Allaah viva deni MD waka shacabkiisa u naxa❤️🏇🏿
@WarsameCabdi-xt9ii
@WarsameCabdi-xt9ii 13 күн бұрын
Maansha alaah maansha alaah maansha alaah
@siman111
@siman111 12 күн бұрын
Mashallah Alxamduliallah thanks to allah dr deni allah haku xafidu walalkena allah ka badbaadsho gaari gas aamin Inshallah
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 12 күн бұрын
SICIID DENI IYO DAWLADA PUNTLAND ALAHA BARAKEEYO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryamkhalif8064
@maryamkhalif8064 12 күн бұрын
Masha Allah Allah barkeeyo Madxawenaha walaalken sulubna Allah ubarkeeyo gariga alasiiyey
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 12 күн бұрын
MWNE DANNI JAZA KALLA WA JAZAA KHAYREN AMEEN 🤲🤲🤲🤲
@user-pr2iw1pp2t
@user-pr2iw1pp2t 13 күн бұрын
Mashalla ❤❤❤🙏
@user-jo9iu2cm8c
@user-jo9iu2cm8c 12 күн бұрын
MADAXWEYNE SACIID DANI WUXUU NOQON DOONAA MADAXWEYNE FEDERAAL AH INSHA'ALAAH. FROM AFMADOW JUBALAND SOMALIA 🇸🇴 ❤❤
@wanaagmixedchannel
@wanaagmixedchannel 12 күн бұрын
Mash allah❤️
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 12 күн бұрын
Masha allaha illaahay madaxwayne habarakeeyooo cadawgiisa Allaha kaqabto meeshuu kasoobaxiyay illaahay waxkaqayrbadan oo aduun iyo aakhiro illaahay haku barakeyo deni guuleyso waa b bezani
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 13 күн бұрын
maashaa allaah guul madaxweyne deni mahadsanid
@abdinafacdahir1625
@abdinafacdahir1625 13 күн бұрын
Mashaallah ❤
@MFP14
@MFP14 13 күн бұрын
Maashaa allaah
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 12 күн бұрын
YAA ALLAH YAA KARIIIM DENI GULEYSO❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 12 күн бұрын
Guul his excellency president Saeed Abdullahi Denni. Boqorku ha guuleyso Garaad from Maakhir
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 12 күн бұрын
MAANSHAA ALLAAHU ILLAAHAY HA BARKEEYO MADAX WEYNE SICIID DENI MADX WEYNEHEENA SHARAFTA LE. EE HALYEEY GA QARNIGA AH SULDAANKA SOOMAALIYEED 🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴👍👍💯👍👍💯💯💯🌿🌾🌻🌸🫶🫶🫶🫶🫶👍👍👍💯💯💯👍👍👍👍👍👍
@mustafeahmedaden3137
@mustafeahmedaden3137 13 күн бұрын
Maansha allah
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 12 күн бұрын
Masha allah Guul Madaxweyne siciid dani Madaxweyne naxariis badan from soomalilnd siciid dani alle Ha barakeeyo
@jamahussein6860
@jamahussein6860 12 күн бұрын
Dani _Jasaakallahu kheyran Aamiin.
@user-hj7ed6zh4z
@user-hj7ed6zh4z 12 күн бұрын
Deni Allah dhowro ❤❤❤❤
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 12 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ALLAHU AKBAR masha allah
@user-je4ie9oj8l
@user-je4ie9oj8l 12 күн бұрын
mnshalaah Dani waa qof naxariis badn❤❤❤
@issackadan7702
@issackadan7702 12 күн бұрын
Jazakumullah kheyr.madaxweyne.dani
@KaltuunKhadar-fw6en
@KaltuunKhadar-fw6en 9 күн бұрын
Maanshallah Aadomcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💚🩵💙
@user-nk3zg2xl4v
@user-nk3zg2xl4v 12 күн бұрын
Maashaa allaah maashaa allaah maashaa allaah
@axmedyare2404
@axmedyare2404 12 күн бұрын
MashaAllah
@user-cl4ii5mw6t
@user-cl4ii5mw6t 13 күн бұрын
Mashallah umada Halogargaaro si Allaah inogo gargaara inshallah
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 12 күн бұрын
Masha allhhh Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh ❤❤❤❤
@NorIbrahim-pc7ys
@NorIbrahim-pc7ys 12 күн бұрын
Maansha Allah Ha noolaado madaxweyne.Dani
@XaawoCllaahi-ou9bl
@XaawoCllaahi-ou9bl 12 күн бұрын
Masha allah
@lulyusuf9382
@lulyusuf9382 12 күн бұрын
Aad iyo aad baan ugu faraxeya sidaasa ugu gargaarteya Ninka an curyaanka ah ilaahayey wuxuu dhahayeya sidaa isku karkaarataan ayaan Odin ku karakaarayaa
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 13 күн бұрын
Maansha allah madaxwayne dani cadaw kuma arko guul iyo gobanimo madaxwaynaheena nolow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍✅✅✅✅✅✅✅✅✅
@abdisamedahmed925
@abdisamedahmed925 11 күн бұрын
Ma.a mw madaxisa allaha raajiyo deni
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 13 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ illaahay umahad celi illaahay ayaa kagasoo qaade kuuna adeejiyey war aamus madaxkutiyohow imisuu farmaajo masaakiin waxsiiyey xaqiir anaaniya
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 13 күн бұрын
Farmaajo kama hadlayo ninkaan farmaajo doraad cidii lama kulmin ninkaan dadni ayaa lakulmay farmaajo umataliyo ee dani ayaan dooranay kala garo dadka guryahayaga iyo radio gaya noo nabadgali farmaajo yaa meeshaan kuhadal hayay
@user-wp6vw7ys7n
@user-wp6vw7ys7n 12 күн бұрын
Guuleso mw dani allaah ku xafido
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 12 күн бұрын
Masha Allah Said Deni waxi shalay ka khaldamay ayaa uu gartay kaliya waxaa haray in dib u heshisin bulshada puntlaand tagerada SSC iyo in uu baadi doono Siyasintii hore ee dalka Somaliyeed si Dalka looga qabto HSM,
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 12 күн бұрын
Deni guuuuuul ❤️
@faaraxowcilmi4112
@faaraxowcilmi4112 12 күн бұрын
Maanshaa.alaah.waa.guul.budlaan.usoohoyatey
@elhanweera2435
@elhanweera2435 9 күн бұрын
Mashaalahu mw danay hanblyo cadawgaa jab viva
@maryammohammed229
@maryammohammed229 12 күн бұрын
Fifa.deni.fifa.farmaajo❤
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 12 күн бұрын
Mw. Dani Xafidullah WA MD shacabka reer puntland mesha xassan gurgurte qaburaha maydkii dhintay Ka soo qufayo😮😮😮
@user-vw8qq3xe6j
@user-vw8qq3xe6j 12 күн бұрын
Siciid c,laahi guulayso
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 13 күн бұрын
Maansha allah madaxwayne dani cadaw kuma arko guul iyo gobanimo madaxwaynaheena nolow
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 12 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@BiiBi14
@BiiBi14 12 күн бұрын
Duli jadiid team qabuuro fagtayaal
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 12 күн бұрын
Masha Allah vivo President Saciid Deni❤❤❤❤😂
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 12 күн бұрын
💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯☂️
@superfun1819
@superfun1819 12 күн бұрын
Old care buu siyay😅deni lacagti abu Dhabi mad siiso
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 11 күн бұрын
Danni wa baniadan wana humble. ninka wu mudan yahay gaariga
@lulyusuf9382
@lulyusuf9382 12 күн бұрын
Dalka waa Dani mahaweenaheenu Dani daniyowa u garagaara maskiinta curayaamiint ilaaheya baa kuu karkaareya Macalin aad ka baahi badan tahay ayaa heli doontaa
@HalimaMohamed-th2yv
@HalimaMohamed-th2yv 12 күн бұрын
Waryaa afka xasan Sheekh ka jeedi ghulkiina ha idin deeqo
@abobasement346
@abobasement346 13 күн бұрын
xasan Qabureh Qoteh 😂😂
@aaranherbal6526
@aaranherbal6526 13 күн бұрын
Waa ku mahadsan yahay madax weynuhu lkn wax ka weyn inuu qabtaa la rabaa
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 12 күн бұрын
Madaxweynaha puntland wuu ku mahadsan yahay ninkaan dhiban uu caawiyey ahar ayuu ku helayaa waa uu dhaamaa xasan culusoiw oo qabriyada faagto
@AbddiUhu
@AbddiUhu 12 күн бұрын
Hassan dhiiqo iyo dani waxay kala yihiin dameer iyo qof biniaadam ah .. Hassan dhiiqo waa hogaamiyaha qabiiliisteyaasha Somaliya... Hassan dhiiqo wuxuu duulaan ku yahay laascnood iyo caabudwaaq goldogob..... Hassan dhiiqo waa inuu dadkaas laayo si uu horumar u gaaro....
@maryammohammed229
@maryammohammed229 12 күн бұрын
Xasan.qabri.faag.naxriis.laawe
@bazeera5520
@bazeera5520 13 күн бұрын
Daniyow waad Ku mahadsantay ninkan aad baabuurka siisay.nabada reer putland sinaan iyo cadaalad ha helaan mar walba
@siciidmaxamed8543
@siciidmaxamed8543 13 күн бұрын
Horta dhulbahante ma waalan yahay maxay ka naxeeen wax kasta may isku sheegnaa yaab
@user-js6do7zf3x
@user-js6do7zf3x 12 күн бұрын
Wheelchair 🦽 baa u haray haloo gado
@mohamednur1696
@mohamednur1696 13 күн бұрын
WAXBA YAAN HADBA QOF MISKIINA LAABTA LA GASHAN OO SAWIR LAYSKAGA QAADIN DENI IYO WAXA LAMIDI CADOWGA UMADDA AYEY U SHAQAYAAN ALLAAH IYO AADMIGUBA WAA OG YIHIIN NINKII CIISE EE 15 KA SANNADOOD MARKABKA LAGU DHIBAATAYNAYEY MAXAA MAH DHOW LOO SIIN WAAYEY EE HARGEYSA KA HADLAYEY ,GALGALA WAXAY AHAYD MEEL AY KU YAALLAAN KUMANAAN GEED OO TIMIR AH IYO BEERO NOO. WALBA LEH MAANTA WAA GELGELIN CIIDAMA CALOOSHODA U SHAQAYSTAYAAL AH AYAA FADHIYA DADKII LAHAANA WAXAY DAADSAN YIHIIN ILLAA KILILKA SOOMAALIDA CAY IYO AFLAGAADO AYAA MARKEY HADLAAN LOOGU JAWAABAA MIYAANEY HARTI AHAYN OO AANEY DHALASHO JIRIN MUU DAMQADO JIIDHKU OOHINTA YAXAASKA IYO NAXARIISTA BEEN BEENTA AH YAA LAGU QALDAYAA SOOMAALI ISBARATAY MAJEERTEEN IYO MAXAMUUD SALEEBAAN WAA XABASHI OO HUBAAL AH NINKII WAX KU DARSADA IYO NINKII WAQTIGU BADO AYAANA GARANAYA ,QANIINYADA ABEESADA QACDA HORAAD U DHIMATAA WAA WAXA SOOMAALI HALKAA KALA GEEYEY❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 12 күн бұрын
Hinaasaha daa😂
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 12 күн бұрын
Wanaag farxad leh markaad arigtig ilaahay baa loo mahad ceshaa. Somaali waa wada baahantahay baahidooduna ma dhamaanayso ifka. Marka waagii beryiba waxtarkiisuu leeyahay. Dawlada puntland n'a xukuumada xamar wax ma siiso. Hadana sidaas ay tahay shacabkeeda waa ay u shaqaysaa oo w1xay u taagantahay horay u markooda iyo wartarkooda intii tabarteeda ah. Dhulkeenuna waa baaxad weynyahay. Kolba gees iyaa maal lagu bixiya. Marka waxa1 loo baahanyahay sabir. Beeraha timirta ah daryeel bay u baahanyihiin waayo dadbay shaqo u tahay oo ku nool waxa kasoo baxa. Hase yeeshee mihiim kolba wixii ah iyaa la hormarinayaa. Mida kale waad u tebin kartaan dawlada codsigiina. Waa hubnaa in arintaas ay xal u heli karto dhib kastoo jirta.
@imranfarah4351
@imranfarah4351 12 күн бұрын
Viva Deni ❤❤❤
@mohamednur1696
@mohamednur1696 12 күн бұрын
@@user-ft9zr8dk4t YAA LAGU HINAASAA DENI ZANJIBAARI WUXUU YAHAY AYAABA ISKA YAR ALLOOW DAL MA LAHAYN ALLOOW DAWLAD MALAHAYN MA MAANTAAD SSDF SHAFKA NOO GARAACAYSAA,DUNI NABSI IYO DAD NABSI HALLAYS GUMAYSTO BAL WAXAY DHASHO AAN ARAGNO BUQLAAN IYO DACDII GAROWE GEEDKII TIMIRTA EE UMADDA ILAAHAY HABEENKII LA ISKU TAAGI JIREY,
@user-hj7ed6zh4z
@user-hj7ed6zh4z 12 күн бұрын
Deni Allah dhowro ❤❤❤❤
@user-hj7ed6zh4z
@user-hj7ed6zh4z 12 күн бұрын
Deni Allah dhowro ❤❤❤❤
Odayaal Muqdisho Jooga oo Somaliland Baaq u Diray.
4:32
Horn Cable Tv
Рет қаралды 43 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 10 МЛН
We Got Expelled From Scholl After This...
00:10
Jojo Sim
Рет қаралды 74 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 34 МЛН
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 120 МЛН
Waar daag. dag Ah
18:49
Som tv
Рет қаралды 1,5 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 10 МЛН