Dawooyinka la isku cadeeyo waa kuwa aan ku dabiibno xanuunada sida Waraabowga iyo Barasta..Dr Giire

  Рет қаралды 769

Burgabo Media

Burgabo Media

4 ай бұрын

Dawooyinka la isku cadeeyo waa kuwa aan ku dabiibno xanuunada sida Waraabowga iyo Barasta..Dr Giire

Пікірлер: 9
@fatumaali1463
@fatumaali1463 4 ай бұрын
Dr khayr alaha ku siiyo salaanta uslaamkana waad ku salaantay wariyaha
@rukiasharif3226
@rukiasharif3226 4 ай бұрын
Masha Allah wariye buurgabo barnamij fiican baad keentay manta,,,,,,🤝💯👍🥰🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@samaterahmednurabib8046
@samaterahmednurabib8046 4 ай бұрын
Waa xaqiiqo jirta wlhi mahadsanid Dr abdilahi giire iyo wariye ismacil Ibraahim
@fatumaali1463
@fatumaali1463 4 ай бұрын
Asc abti khayr alaha kusiiyo Wacan ha dhihine السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Dheh sidaasaa waajib ah ajirna waadka heli mahadsanid abti 🙏
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 4 ай бұрын
Sidee ku dhacday in daawo u baahan prescription ay dadku suuqa ka helaan , maanay meesha dawlad iyo nidaam ka jirin ??
@fatimaabdullh6177
@fatimaabdullh6177 4 ай бұрын
Codka wareesigan aad ayuu u hooseyaa.
@allayaqaan9101
@allayaqaan9101 4 ай бұрын
Ugu yaraan lix bilood! Balse jidhku wuxuu gebi ahaanba is badalaa 4 tii biloodba mar
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 4 ай бұрын
Dhakhatarku waa. “Say indhee” Somalidu ma iyaga ayaan rabin inay bartaan Dermatology? Mise caqabado kale ayaa ka hor istaaga? Wallahi waa runtiisa hablaha qaarkood waxaad moodaa wajiga inay Shini ka qaniintay 😂😂😂
@allayaqaan9101
@allayaqaan9101 4 ай бұрын
Say እንደ!
Khóa ly biệt
01:00
Đào Nguyễn Ánh - Hữu Hưng
Рет қаралды 20 МЛН
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 35 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 61 МЛН
Haddii aad Nairobi guri ka doonaysay, Rodol baa kuu haya nooc walba
35:18
"THE HONORARY KHOJA" Dr Sayed Ammar Nakshawani FULL EPISODE | Ep #1
1:20:20
KhojaKonnection Podcast by CoEJ
Рет қаралды 4,5 М.
Hal kaniin oo khaldan ayaa galaafan gaadhay naftayda.
8:37
Burgabo Media
Рет қаралды 12 М.
Khóa ly biệt
01:00
Đào Nguyễn Ánh - Hữu Hưng
Рет қаралды 20 МЛН