DAY1 CHALLANGE WEIGHT LOSS MISAAN DHIMIS ISKU DIYARIYA

  Рет қаралды 28,361

MY RAJO

MY RAJO

Жыл бұрын

Пікірлер: 160
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Жыл бұрын
Guuleysta abayo munira IYO my Rajo family❤
@munoqali826
@munoqali826 Жыл бұрын
Masha Allaah xabibti guul insha Allaah
@maxedabshirxiis6155
@maxedabshirxiis6155 Жыл бұрын
Masha alah alaha idin xafido aamiin aamiin
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Жыл бұрын
Manshalah ❤ keep going xabibti 😊
@sumayasalad8347
@sumayasalad8347 Жыл бұрын
Masha allah qaali
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 Жыл бұрын
Masha Allah ❤️❤️🥰🥰
@sahracuud8139
@sahracuud8139 Жыл бұрын
Masha alaah abayo ramadanka aniga wankucayilaa shugran abayo alaha kubarakeyo abayo wan dadaleynaa insha alaah❤
@farihyaadanmohamoud6202
@farihyaadanmohamoud6202 Жыл бұрын
Masha Aallh wallo macn hooruscoo ❤❤❤❤❤
@hawoastur8162
@hawoastur8162 Жыл бұрын
Masha alah abyo no bilaw❤
@arlicali1942
@arlicali1942 Жыл бұрын
Maasha allah
@kadra9957
@kadra9957 Жыл бұрын
Masha Allah hore u soco abaayo ❤🎉🎉
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo iso boqo please
@kozayusuf6759
@kozayusuf6759 Жыл бұрын
MachaAllah wlh waan u bahna programkan
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo subscribe isar
@user-sy4ry2ky4v
@user-sy4ry2ky4v 10 ай бұрын
ماشاء الله
@abaaymacaaan738
@abaaymacaaan738 Жыл бұрын
Masha Allah abaayo kher allha ku siiyo
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo subscribe isar
@Teamasadhaji27
@Teamasadhaji27 Жыл бұрын
Masha allah
@Faatushfamily4504
@Faatushfamily4504 Жыл бұрын
Mash Allah abaayo isoboqo
@happyfamilychannel1363
@happyfamilychannel1363 Жыл бұрын
Masha Allah abayo isoboqo
@maleykaibrahin1475
@maleykaibrahin1475 Жыл бұрын
Mashallah 🥰🥰🥰🥰🥰
@raxmodaaihir7434
@raxmodaaihir7434 10 ай бұрын
mashaalah
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Apple cider vinegar hadaad hooyo naas nuujineysid tahay uma fiicna cunuga ee la soco
@faizasalaad9730
@faizasalaad9730 Жыл бұрын
Wa kula bilaaw insh allah ❤
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo iso boqo
@naimayussuf7666
@naimayussuf7666 Жыл бұрын
Abayo qalka markad cabeysid strow kucab ilkaxa ayuu dadka kajajawiyaa
@shadiyaabdirashid2350
@shadiyaabdirashid2350 Жыл бұрын
Amiiro suaal qaba abaye aniga waxan raba inan bilabo diat ee inan Gato herbal life iga waran adiga gadi jirey herbal life ka ma fican yahey ilma yar heysta 6 bilod jira naas bes nuuga
@umuazimmohaaa1095
@umuazimmohaaa1095 Жыл бұрын
Mshlx gull wacan abayo
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo iso boqo please
@ikiihassan4347
@ikiihassan4347 Жыл бұрын
Abayo muniiro qalka ilkaha ayuu haleya ashitadisa said ah istarow ku cab cadi hau cabin dhaqatirta wey ka digen
@musaafirah999
@musaafirah999 Жыл бұрын
Cayilka waadku qurxantahay muniiro caatada duqduq aalagu noqdaa waxyar iska rid laakin waxbadan maya wa fikirkeyga yaa igu raacsan
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Runta waye wajiga laf ow noqona abaayo subscribe isar
@SabiriinQurux-ms4iq
@SabiriinQurux-ms4iq Жыл бұрын
Mash Allah
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo subscribe isar
@fatimaabdi6747
@fatimaabdi6747 Жыл бұрын
Alahuba rak abayo
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo iso boqo please
@naimoalisiyad1527
@naimoalisiyad1527 Жыл бұрын
Abayo samira intelagagasaxariiraya sait Ayan kurabay dhayatka Ayan kalahatliraba iso jwb insha Allah ❤
@naimaahmed4065
@naimaahmed4065 Жыл бұрын
Abayo qalka midka cadiga lo isticmalo miya ama is cateska logu talagalay kan aa cabeso
@farhiyoabdi1604
@farhiyoabdi1604 Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤😂😂😂
@umuanas6223
@umuanas6223 Жыл бұрын
Masha Allah Abayo muniira qalka ku cab bahasha lagu dhuuqo ilkaha uu dhaawaca hadi toos lo Cabo 🥰
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo iso boqo please
@yartaweynxusen4970
@yartaweynxusen4970 Жыл бұрын
Asc abaayo hooyo uur leh siday misaan isaga dhimi kartaa iso jwb allan kugu dhaarshe
@queenema216
@queenema216 Жыл бұрын
asc muniro abaayo kiniiniga seeloocunaa
@fartuunxuseenali2818
@fartuunxuseenali2818 Жыл бұрын
Maxa kucayishay abaayo ani cayila raba hoyo nujineysa ahay
@miscaisha9837
@miscaisha9837 Жыл бұрын
Abayomuniro tigtag ankasoarkay misankaga abayo93kg waye wanaqalanahay 3bil miscateykara mananujiyo cunuganaskiiwudiday isojawab
@hodanyusuf2612
@hodanyusuf2612 Жыл бұрын
Caruurta. Intay. Kuguyaryartay. Misanka. Kusoodonanaya
@samraali4860
@samraali4860 Жыл бұрын
Abaayo muniiro Apple cider ka gas soma kiciyo jwb
@mushtaaq1824
@mushtaaq1824 Жыл бұрын
Slim plus caadi mahan ana cabay waxa cuntid musqusha geyne wlh wana macantahay hada ura leyhaa, insha allah markan dhalan dib ubilabaa insha allah
@Saynabsheekh-ns5lm
@Saynabsheekh-ns5lm Жыл бұрын
Magaceed
@samiirahussein3439
@samiirahussein3439 Жыл бұрын
Caleentu maxay ku xuntahay wll markaa?
@iqracabdulahi
@iqracabdulahi Жыл бұрын
Abayo munira icaawi hoyo 40kii kasoo baxdan ahay mantay waxan soo gatay calenta cagaran maxan isku cateya 12kg baa isaran
@nasravip4435
@nasravip4435 10 ай бұрын
Asc abaayo muniiro qof uurleh oo miiseekeda 90 kg maxeey sameenkartaa
@sacdiaabdullahi4561
@sacdiaabdullahi4561 10 ай бұрын
Asc Abaayo muniiro in aan kula hadlaa rabaa ee ciwaan or number ii soo dir
@safiyonuur3539
@safiyonuur3539 Жыл бұрын
Maami caloosha bis maxaa lagu jaraa
@hamdiharako8961
@hamdiharako8961 Жыл бұрын
Iscaateys waxa kunacay suux suuxa iyo farxad la aanta, cayilna waa igasii booday
@zamzamabdullahi7820
@zamzamabdullahi7820 Жыл бұрын
Muniiro height kaga meeqa waayee adoo raaliya miisaanka isku mid aanahaye
@hodanarab8857
@hodanarab8857 Жыл бұрын
Ana wllshy umul bn ahy waxaan ah 85kg mxaa sameeya ilimihii wali naas bn yiisanayaa
@rumaancadiwasac153
@rumaancadiwasac153 Жыл бұрын
Masha allah queen 👸
@rumaancadiwasac153
@rumaancadiwasac153 Жыл бұрын
@@habonali9734 Hee Ani abyo
@rumaancadiwasac153
@rumaancadiwasac153 Жыл бұрын
@@habonali9734 Ani maxihesata
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
@@rumaancadiwasac153 sorry abaayo yutube habon ali subscribe isar
@hodanyusuf2612
@hodanyusuf2612 Жыл бұрын
Xabibti
@ifrahistaahil9152
@ifrahistaahil9152 Жыл бұрын
Oo Herbalife maxa ku dhacay munira
@hibofarxan3362
@hibofarxan3362 Жыл бұрын
My rajo ani hada lee umul ahay marka waa inoo mar kle inshaa allah
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo iso boqo
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 Жыл бұрын
Apple cider aniga wankariwayay muniira
@naimaabdi1315
@naimaabdi1315 Жыл бұрын
Abayo qof nujin kara ma cabikara
@deeqcabdi9115
@deeqcabdi9115 Жыл бұрын
Abayo muniro hoyo umul ah maisticmalikarta
@omaamir1444
@omaamir1444 Жыл бұрын
Maashallah hilib maba ka muuqdo waxaan ku suaala vitamins arma ku cayilaa waxaa jira vitamins lagu cayilo qaliin ku dhaley miisaankeyga 73 calool tii aheyd sdaa hilibkeyga caloosha iyo duudka waaye sokor iyo cusbo ma cuno cusbada igu badan
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo iso boqo please
@bisharissack6590
@bisharissack6590 11 ай бұрын
Green tea gaa see wayo jawaab
@Rihanna14558
@Rihanna14558 11 ай бұрын
M.a❤❤
@umuxudayfa1945
@umuxudayfa1945 Жыл бұрын
Qaliinka inay wax dhibeso maba u maleen Ani waa qalanahay 90 aa ahay Inan isqabto waye Ani adi cml aan ahay wax yar oo macmacan ah hadan cuno waa iska dareemaa
@mulkiomar8004
@mulkiomar8004 Жыл бұрын
Abyo allahakulagarabgalo
@nimcohassan9699
@nimcohassan9699 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@umurayann5457
@umurayann5457 Жыл бұрын
Muniiroy hadii laguugu soo wareejo abaayo qeyb iga sii wax kasto cun hana caylin 😂😂😂😂
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo iso boqo please
@zamzamali6433
@zamzamali6433 Жыл бұрын
Asc muniiraa waxan aad kaga codsanaya inaad ila wadaagtoo jakeedka magaciisa mise sidaa lo helikaroo walahi aadbaan u daneynayaa plz intaa iga cawii thanks
@naima5519
@naima5519 Жыл бұрын
Sitho kale abayo muniro noso jawab xabibty
@malabey197
@malabey197 Жыл бұрын
Muniiroooy Anaa cayile soo duceey
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Subscribe isar abaayo 😂
@mariammoha4756
@mariammoha4756 Жыл бұрын
Ar my rajaaaaa misankan mxa kugu itixaamay wa ridee wa ku koraaa hhhhh mar burso marna wakuso bursaha hhhh anwy guul kuu rajeyn
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo subscribe isar
@shaymaamohamed5960
@shaymaamohamed5960 Жыл бұрын
Abaayo finanada magacee ku qoraa qalbiyay
@drramloelmi3162
@drramloelmi3162 Жыл бұрын
Caleenta fitne calool majiir kasokow sifcn calosha u socodsiinesa
@xamdaxubi9807
@xamdaxubi9807 Жыл бұрын
Muniro somalaya Malaga hela xppti
@rowdabotan8597
@rowdabotan8597 Жыл бұрын
Isku misan nahay kwrn ani maba caatobo waa yaabanahay
@hilalqnnn2932
@hilalqnnn2932 Жыл бұрын
Abayo gabadh xaamil ah oo 7bil ah sidee miisanka uku kordhin ama iskaga dajiso inta yaree kortay soo kali isha allh thanks 👍🥰
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo iso boqo please
@umucaisha6461
@umucaisha6461 Жыл бұрын
Mashallah❤❤ abaayo anina beriya bilaawa inshallah 75 kg lo ahay mahadsanid quruxay
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo subscribe isar please
@umucaisha6461
@umucaisha6461 Жыл бұрын
@@habonali9734 wa kusaray abaayo 🥰🥰
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Muniiro abaayo sheer out isamey dhoor jeer kuso qoray ima aragtid miya 😂😂wan kusuga
@shukri8964
@shukri8964 Жыл бұрын
Iso saar wan ku so saaree
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
@@shukri8964 diyaar wallalo
@zamzamali6433
@zamzamali6433 Жыл бұрын
Asc walalo khalkaa intee ka helikaraa wLahi wan kudalY sidaan uraadineyey waxa joga Germany 🇩🇪 thanks
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo subscribe isar
@hamdiluul6482
@hamdiluul6482 Жыл бұрын
Acs abayo setihin guula idin rajeyna dadka is cateynayo aniga waxan ahay 61 kg waxana ahay 8 bilod xamila ahay intasa kaqeylinoya wa idinku so biri Dona inshallah
@shukri8964
@shukri8964 Жыл бұрын
Beelo waaye 61 waa caadi abyo haiska dhimin
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo iso boqo please
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 Жыл бұрын
Aniga 1 80 lb ahay derarakeygu 5.2 cuntadhi iskamadayni karo Ilkn markan babiga naska karebo shaqa iskaqawan Inshaallah
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo subscribe isar
@nooranoor784
@nooranoor784 Жыл бұрын
Aniga 10 kilaa igoray
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Жыл бұрын
Mashaa Allah Walashay Munira Mahadsanid abayo, Aniga 5 kilo Oo miisaan ah ayaa i fuuley soonkii, Alxamdulillah, wan ku dadaali inaan rido, dadaal wacan abayo❤❤
@shamsiinaali8908
@shamsiinaali8908 Жыл бұрын
Soonka miiskuuba ridaaye
@shamsiinaali8908
@shamsiinaali8908 Жыл бұрын
Soonka miisaankuuba ridaayee
@nstexomohmd248
@nstexomohmd248 Жыл бұрын
Ani 50 iyo shankoolo ahy😢
@nasroabdi1173
@nasroabdi1173 Жыл бұрын
Abayo munira fadlan khalka ku caab birta biyaha lagu dhuuqo wayo ilkaha aye damage ku tahay.
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo subscribe isar
@RahmaHussein-et7mq
@RahmaHussein-et7mq Жыл бұрын
Asc
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo iso boqo
@halimosalad6076
@halimosalad6076 Жыл бұрын
Abaayo. Misanka hadu yahay 59 ma caadi baa abaayo. Mise waa lardhiya fican
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo iso boqo
@aminaahmed5065
@aminaahmed5065 Жыл бұрын
Noso gali dietka si aan isla socono
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo iso boqo
@hibofarxan3362
@hibofarxan3362 Жыл бұрын
Wlhi ani camal aya tahay galas biya hadaan cabo waa la iga dareemaa
@qaalidumarxasan1089
@qaalidumarxasan1089 Жыл бұрын
😢😢😢 maxa aanay ana sas ah wlahi waxa lamida mam duqah dad 23jir misank na 76😢
@malabey197
@malabey197 Жыл бұрын
Caleenta Sababta ku dhigtay maxaa waye Calool xanuun besaa
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Subscribe isar abaayo
@safaamohamed6953
@safaamohamed6953 Жыл бұрын
Lugahaas
@hudarahma2465
@hudarahma2465 Жыл бұрын
Dadka gaska qaba kafogadaa khallka tufaxa waa khatar lomafhawado
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo subscribe isar
@fardowsaomar4488
@fardowsaomar4488 Жыл бұрын
aniga maantaa oo arbaco ayaan bilaway 84kg
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo iso boqo
@samirasheik2135
@samirasheik2135 Жыл бұрын
Walal wx laisku naxiyo so gali
@umuazimmohaaa1095
@umuazimmohaaa1095 Жыл бұрын
Anga iyo adga wax laguxano yaa noshega
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
​@@umuazimmohaaa1095 😂😂abaayo iso boqo
@umuazimmohaaa1095
@umuazimmohaaa1095 Жыл бұрын
@@habonali9734 intee kasoqabaana isheg mcny
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
@@umuazimmohaaa1095 yutub habon ali iga so boqo
@umuazimmohaaa1095
@umuazimmohaaa1095 Жыл бұрын
@@habonali9734 wankusari abayo maheshi
@suadhirei1028
@suadhirei1028 Жыл бұрын
Misan dhimis wax ugu fcn malahn calenta iska dhigtay lkn hada nuujine ma aqan
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo subscribe isar
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Muniiro aniga 50 ahaay lakiin markan dhalay cuunow waa isku dayay 5 biil cunow kadib 8kiilo ikoortay hada is Ilaali kujiraa tuur iyo xabaad iyo calool baaf tabar uma haayo😂😂😂
@miscaisha9837
@miscaisha9837 Жыл бұрын
Haigudhagahallin noh kk
@miscaisha9837
@miscaisha9837 Жыл бұрын
@@habonali9734 okanaisarwakusaraok
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
@@miscaisha9837 tank you abaayo qali diyaar
@Aishamataan
@Aishamataan Жыл бұрын
Anaa raba oo maanta bilaabay😂 62kg ban ahay inaan 50kg is gaadhsiiyo ban rabaa
@haniabdirahman9935
@haniabdirahman9935 Жыл бұрын
Aniga iyo adiga ayaa isku doon saran aniga xataa 62 rajada neh 55
@Aishamataan
@Aishamataan Жыл бұрын
@@haniabdirahman9935 Insha Allaah guul hbty
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
@@haniabdirahman9935 abaayo iso boqo
@haniabdirahman9935
@haniabdirahman9935 Жыл бұрын
@@habonali9734 waan kuso boqday abayo haboon
@haniabdirahman9935
@haniabdirahman9935 Жыл бұрын
@@Aishamataan mahadsanid qaali insha allah
@umurazanabdikarimrazanyare4647
@umurazanabdikarimrazanyare4647 Жыл бұрын
83 ayad Ka qeyalin muniiro aniga 86 Ayan ahay lkn Masha Allah wlhi bishii Ramadan 7 kiilo ayaa iga dhacaday why biyo badan Ayan cabijiray hergab xun ayaa igu dhacay oo cuntad ilaa hada iga xeranthy kheyar ayuuwbo iihayay hergab kiih xumaayo why 7 kilo ayaa iga dhacady Alx Ayan taan wadac Ayan somahy mrkaan dhameyo Insha Allah ayaan dhaayad bilawah
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo subscribe isar please
@racwiabdi2345
@racwiabdi2345 Жыл бұрын
misankeyga 46ma dhafo🥺😂
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
🤣🤣🤣dooro cun abaayo subscribe isar
@hibozaidfarah1162
@hibozaidfarah1162 Жыл бұрын
Ani 92kg 😢
@miscaisha9837
@miscaisha9837 Жыл бұрын
93k
@nayrusmohaned5948
@nayrusmohaned5948 Жыл бұрын
​@@miscaisha9837 waa iscaten karaat go oon qaato Aniga 110gk ahay
@miscaisha9837
@miscaisha9837 Жыл бұрын
@@nayrusmohaned5948 inshalalahnofududeyo
@xaawosaleh225
@xaawosaleh225 Жыл бұрын
Asc wr wb linkigii amison soodir xabibti
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo subscribe isar please 😊
@maryanabdala1532
@maryanabdala1532 Жыл бұрын
Asc abaayo timirta malgu cayilaa
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo subscribe isar
@fadumoyassin9694
@fadumoyassin9694 Жыл бұрын
Abaayo muniiro Snapchat kaga hoos iigu soo qor aniga waan kugu cusbahaye
@fali2695
@fali2695 Жыл бұрын
Mash Allah ❤❤
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo iso boqo please
MAXA KU CAATOWI WAA TANA JAWABTINA
11:32
Fartun Happy
Рет қаралды 127 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 36 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 65 МЛН
SIDEEN ISKAGA RIDAY 10Kg 1bil |Maryam's diet plans
9:31
Maryam & Mohamed
Рет қаралды 28 М.
SIDEE UGU FUDUD MIISAANKA LEYS KAGA RIDI KARAA?
17:57
KOKO BULLE
Рет қаралды 97 М.
SKIN CARE ROUTINE RER MY #my_rajo
15:00
MY RAJO
Рет қаралды 24 М.
Jawaabaha suaalaha comments ka caafimaadka iyo miisaanka
16:58
Hussein Alje
Рет қаралды 26 М.
7DAY HADII AAD SAMEYSO WAXA HALEYSA JAWAB FICAN
8:02
Team rajo
Рет қаралды 21 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 36 МЛН