DAYAX DALNUURSHE NEW SONG KAABA NUURA 2022

  Рет қаралды 6,940,325

Dayax Dalnuurshe

Dayax Dalnuurshe

2 жыл бұрын

Kaaba nuura,
Adaa la kaaha,
Karan hilaacda,
Markan ku eego,
Kashaa qabowda,
Kurbaa i daysa,
Kolkaan ku waayo,
Naftaa karhaysa,
Koomka oo dhan,
................................
Kalgacaylka,
Adaa ku keena,
Dareen ku saaqa
Kuli naftoo dhan
I koolkoosha,
Adaa kadeedka,
Igga kaffeeya,
Markan ku haysto,
Naftaa kaynaanta,
Farxad kifaaxda,
Kolkaan ku waayo,
Qudhaa karhaysa,
Kalli ahaanta,
Heesta kaaba Nuura
Erayada mohamed murtaawi
Laxanka adhiile
Music mustafa karaama
Director farhiathebosslady
Dress design and Makeup by
Farhiathebosslady
Haircut by ogosta
Photography naani kaambo
Special thanks
Lovely daughter hodan
Abdirisaaq Amiin
Husein yallahow
Fuaad cadow
Ismail aarka
Qamar suugaani
Wizz maanka
DJ mohamed
DJ nuurdiin
Abdullahi yare
Mubaarak
Mowliid
Pizza house

Пікірлер: 2 600
@DayaxStudio2019
@DayaxStudio2019 2 жыл бұрын
Thank you dear fans for the beautiful comments and support ❤ am always nothing without you, love you all 🙏🏿
@prettyprinceshamish3047
@prettyprinceshamish3047 2 жыл бұрын
Love u too 💓
@hassanjelani3646
@hassanjelani3646 2 жыл бұрын
king of the city 🤴🤴🤴
@seynabxabada5985
@seynabxabada5985 2 жыл бұрын
@qadarmohamed8382
@qadarmohamed8382 2 жыл бұрын
Ani ahaan marwalbo waxaa ithy xidiga muqdisho Wana ku tageraa
@mohamedabdullahi7639
@mohamedabdullahi7639 2 жыл бұрын
Amazing voice to my brother dayax dalka nuurkiisa runtii Allah codkaa kuu ziyaadiyo never give up keep going king off muqadisho ❤️🥰
@ASADHAGIO-vv8qx
@ASADHAGIO-vv8qx 2 жыл бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed Scw ❤ﷺﷺ
@ikraanmxmd3162
@ikraanmxmd3162 2 жыл бұрын
Wll nabiga scw sharaf ayuu mudan yhy ha keenin meelahan oo kle
@warbaahintamaanta9270
@warbaahintamaanta9270 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@moomedia1165
@moomedia1165 2 жыл бұрын
Scw
@hibaqaden3134
@hibaqaden3134 2 жыл бұрын
Wanku baryaya hakeenin macagaca nabiga suuban meeshan scw
@Waawenka1
@Waawenka1 2 жыл бұрын
Sxb see wax u wadaa meshaan quraan malagu aqrinaayo fadlan ka xishoow xabiibkena
@CABDULAAHI_QARXIS
@CABDULAAHI_QARXIS Жыл бұрын
Waan hubaa inaa heestaan miraha macan Dib usoo booqatay hadaa iga danbayso Like dhac kusii 30/4/2023❤
@princeguleidofficial2173
@princeguleidofficial2173 9 ай бұрын
yeah😂❤ I witching 31/10/2023
@CABDULAAHI_QARXIS
@CABDULAAHI_QARXIS 9 ай бұрын
@@princeguleidofficial2173 😂
@user-dj8es4gw3e
@user-dj8es4gw3e 7 ай бұрын
16/12/2023❤
@user-le2iv1nx8b
@user-le2iv1nx8b 6 ай бұрын
16/1/2024🥹❤️
@CABDULAAHI_QARXIS
@CABDULAAHI_QARXIS 6 ай бұрын
@@user-le2iv1nx8b ❤️
@mcaadif1907
@mcaadif1907 2 жыл бұрын
Waxa fadhiya kaligey xeebta liido meel u dhaw biyaha jawigana wa daganyahay waxa dhameystay koob shaah ah oo aan soo qaatay waa 10:57PM waxa dhageysanaya kaaba nuura! Waxa ay ii tahay xasuus iyo waqti wanaagsan! ❤️. Ilaahow kaaba nuura ii Sahal, Amiin.
@muxudiiinfaysal4219
@muxudiiinfaysal4219 Жыл бұрын
Xariif baatahay waan kuwataa
@DayaxStudio2019
@DayaxStudio2019 Жыл бұрын
Omg 🔥❤
@mcaadif1907
@mcaadif1907 Жыл бұрын
@@DayaxStudio2019 Thanks My brother. Full respect
@nuurtocadeey1865
@nuurtocadeey1865 Жыл бұрын
@@muxudiiinfaysal4219 hello
@hamdayuzuf5039
@hamdayuzuf5039 Жыл бұрын
Waaikn🥺❤️🚩
@shaafinho1539
@shaafinho1539 2 жыл бұрын
Boqorka Caasimadda Legend Dayax Dalnurshe - Heestan Dhan walba Waa 1M% 🔥🔥
@keynaanmusic349
@keynaanmusic349 2 жыл бұрын
Waa yareesay shafinho 😂😂🤣
@abdallebalbaleef4889
@abdallebalbaleef4889 2 жыл бұрын
Haka waalin nio odeyga
@Salah_sanaag
@Salah_sanaag 2 жыл бұрын
very nice song and vedio keep it up brother 🔥🎶
@DayaxStudio2019
@DayaxStudio2019 2 жыл бұрын
The king
@mohaofficial7766
@mohaofficial7766 2 жыл бұрын
@@DayaxStudio2019 the king is back 🙌
@caaqilyare9924
@caaqilyare9924 2 жыл бұрын
dayaxow wn kuwata bro keep going xalfada cida sodhaw hes usamey
@caaqilyare9924
@caaqilyare9924 2 жыл бұрын
salax nah wasa lamoya he bro
@abdullahihassan8809
@abdullahihassan8809 2 жыл бұрын
@@caaqilyare9924 wfwtred
@hopeanuolifuad
@hopeanuolifuad 2 жыл бұрын
Wooow wlh caadi maahan markasta dayax waxa uu fanaaniintakale uga duwanyahay qor lee usiisocdaa new look with the new vibe and amazing song markaa naaag wanaagsan haysato waa iska sidan !!!❤️🥰🙏
@abdirahmanyusuf3552
@abdirahmanyusuf3552 Жыл бұрын
2023 qofki qoraalkeyga arka walal nonosha allh haku hagajiyo isoo duceey in hdaan nolahay in ilaahey nolosha iihagajiyo hdaan dhintana raxmadiisa rabi haigu arsaaqo pleas dhan walba ducadina😭🙏
@salmaabukar5684
@salmaabukar5684 Жыл бұрын
Alaha kuu hagaajiyo wll nolshada mida hada kujirta mid kaqurux badan alha kusiiyo wall
@maanraage1246
@maanraage1246 Жыл бұрын
Wll illaahay hakuu hagaajiyo nolosha hadii kalana illaahay raxmadiisa hakugu arsaaqo😢
@Rosemary256-3
@Rosemary256-3 Жыл бұрын
Aamin wll mcn😢
@JamiilaAxmed-rz7un
@JamiilaAxmed-rz7un Жыл бұрын
Wn ku ducaynyaa wloh farxad an dhamaan ku noolow
@5minutesear
@5minutesear 2 жыл бұрын
Fanku kaliya maaha cod macaan, balse wuxu u baahanyahay qaab iyo hanaan iyo qorshe. Si uu hore umaro waxaa jira fanaan intaba isku koobsada sida dayax oo kale. Amaan igama aha balse waxaan arkaa isagoo dhamaystiray dhamaan maqalkii, muuqaalkiba. Eash calaa ♥️
@DayaxStudio2019
@DayaxStudio2019 2 жыл бұрын
Oh thank you ❤🙏🏿
@isteelkaxamar4039
@isteelkaxamar4039 2 жыл бұрын
@@DayaxStudio2019 dajiska you tube fur
@mucaadreacts
@mucaadreacts 2 жыл бұрын
@@abd7517 Hadal Qiimo Aduun Iyo Aaqiro ba leh Hadu Wanaga Arko Asiga Iyo Inta Lamidka Ah, Dadka Xumaanta Ku Amaana Reply bu Ugali oo Love buu usaari, Balse kuwa Wanaaga Lajecel oo Waxa Anfacaya aduun iyo aaqiro ba Uso Qoraya Wuu iska indha tiri asoo U arka Xumaan, Waayo Wuxu wanaaga Uhaystaa Xumaan, Xumaantana Wanaag!!
@tashaqurux1865
@tashaqurux1865 2 жыл бұрын
@@DayaxStudio2019 Walalkey mcn
@nuracrab9461
@nuracrab9461 2 жыл бұрын
absultly kabax dayax dalnourshe
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 жыл бұрын
King of voice dayah dalnurshe Shaqsi qalbi furan we luv u 🔥🔥🔥❤
@helloeverybody4524
@helloeverybody4524 2 жыл бұрын
pin aaad u qalantaa bro 📌📌📌📌
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 жыл бұрын
@@helloeverybody4524 thank u bruh subscribe ku saray ❤🙏
@mundirmaxamed330
@mundirmaxamed330 2 жыл бұрын
Run waaye
@mohamuudsaid2216
@mohamuudsaid2216 Жыл бұрын
Ghsjs
@axmadducaaleofficial1961
@axmadducaaleofficial1961 Жыл бұрын
4r5yhhh
@abdullfantastic88
@abdullfantastic88 2 жыл бұрын
Fanku kaliya maaha cod macaan, balse waxa uu u baahanyahay qaab, hannaan iyo Qorshe, si uu u hormaro waxaa jira fannaan intaas oo dhan isku darsaday waana dayax Dalnuurshe. Kaaba Bushro💍13/7/22
@ayuub8326
@ayuub8326 2 жыл бұрын
I am a Swiss🇨🇭and somali🇸🇴 combination.Probably the best best Somali song I ever heard❤
@user-hb7wm8qc1v
@user-hb7wm8qc1v 5 ай бұрын
❤😂🎉😢
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 2 жыл бұрын
This is insane hats of I have the most ultimate respect for you brother proud of you haataf well done Dayaxdalnurshe💚🙏🏿
@Mysomalifilms
@Mysomalifilms 2 жыл бұрын
Legend siimba ❤👏
@hanadkay2633
@hanadkay2633 2 жыл бұрын
Fanka ma iska daysack GULLED SIMBA zhp waan ku tageera
@ayaankaize4036
@ayaankaize4036 2 жыл бұрын
@@Mysomalifilmsini
@fatumamahamed8071
@fatumamahamed8071 2 жыл бұрын
Simba iska ka jclhy abowe ❤️❤️
@mohamedsiyad4024
@mohamedsiyad4024 2 жыл бұрын
Guleedka runta maaha qofkan
@Faamcozy
@Faamcozy 2 жыл бұрын
Waa Hees dhan walba ka diyaarsan 🔥🔥
@DayaxStudio2019
@DayaxStudio2019 2 жыл бұрын
I appreciate your beautiful comment bro I love you ❤🙏🏿
@wallamaxamad9906
@wallamaxamad9906 2 жыл бұрын
Dayax sxb qaali noosoobadi
@hassaneid6926
@hassaneid6926 Жыл бұрын
Heesta kaliya mar waliba iska cel celsho marka ey gacalisadeyda iga xanaqdo zxp .fanan ba tahay cimri dheer wllkey ku rajeynaya❣
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 2 жыл бұрын
Fanan dhan walba kadiyaarsan dayax dalnurshe king voice 🎙🔥
@mohametabdulkadir1597
@mohametabdulkadir1597 2 жыл бұрын
What a Song! ❤🎶 Qof Dayax ku dheggan hadad aragto indhaha candhuufo uga tuf, kaas wax jira ma ahane, noolow bro. From PUNTLAND 🇺🇿🩸
@CadeQarawe
@CadeQarawe Жыл бұрын
Legend
@fihiimaabdirasaaq5316
@fihiimaabdirasaaq5316 Жыл бұрын
@@CadeQarawe jnmíiiت︎ت︎ت︎ت︎ت︎ت︎ت︎ت︎ت︎ت︎ت︎ت︎ت︎ت︎ت︎ت︎☺︎︎☺︎︎☺︎︎
@mukhtarabdukadir2049
@mukhtarabdukadir2049 Жыл бұрын
Mohamet wa sax😅
@Cabsal
@Cabsal 2 жыл бұрын
King Of City Legend Dayax Dalnurshe
@DrRoble
@DrRoble 2 жыл бұрын
3 hees udanbeesa sooqad marka.kowad wax jira maha aan lahaa lkn markaa fahmay iyaga hada ujclhy fav singer for all time keep going brother ki
@toichotoicho2720
@toichotoicho2720 2 жыл бұрын
I'm from Korea 🇰🇷 I love somali songs 🎵
@kingmohasuubane308
@kingmohasuubane308 2 жыл бұрын
The best song Waxaan ahay qofkii sadexaad heestaan quruxda badan Ereyada 100% Laxanka 100% Music 100% Ciyaarta 100% Goobta 100% qurux waaye Inta kaheshay like iisaar
@MaxamedMurtaawi3
@MaxamedMurtaawi3 5 ай бұрын
Thnks
@mubarakabubakar3480
@mubarakabubakar3480 2 жыл бұрын
king of city golden voice ereyada:100% laxanka:100% music:100% stylka:100% goobta qurxan dhamaantooda waxaa ka daran codka aadka umacaan dayaxii fanka keep going
@ibraahimhusseinali208
@ibraahimhusseinali208 Жыл бұрын
Waxaan la hadlaayaa kuwa 2050 daawan doona wxaan ahay awoowgiin nabad-galyo iyo Salaan inii sii dhigay halkaaan Waxaan Kaloo idiin sheegaa anagu waqtigeena inta ugu badan Dagaal sokeeye iyo qabyaalad ayuu ku dhamaaday, dadkowga caalamka Jiilkooda ay mustaqlka sugaayaan Taariikh iyo sooyaal ayay U reebaan balse anagu Dad nuuca aan kor idinkugu shegay ayan aheyn Naga Raali Noqda Plz🥺🙏 Waxaan idiin dunidaan gaaabiska ah inaad wanaag Uga tagtaaan.❤️
@nacimaabdirizak
@nacimaabdirizak 5 ай бұрын
Lakin waxa laga yaaba ina afka somaliga laga guuro😅😅
@abdirahmaanilkocasse8313
@abdirahmaanilkocasse8313 2 жыл бұрын
What A Song Golden VOICE Dalka Nuurkiisa 🙏🎵🎧
@abdirizakigge1437
@abdirizakigge1437 2 жыл бұрын
Dayax dalnuurshe sxb waad mahadsantahay Heeskan wan sugaayey maadama ay xaaskaygu Tahay Kaaha Nuura thanks alot of father of the love❤️
@Sakariye_Akabe
@Sakariye_Akabe 2 жыл бұрын
Wath a Laxan?! Wali laxan sidan u qurux badan kuma arag heesaha soomaalida. Heestani hees gooni ah bay noqon doontaa Xaga laxanka. Lejen Dayax dalnuurshe waan u hanbalyaynayaa.
@Adhiile
@Adhiile 2 жыл бұрын
👍🏾👍🏾👍🏾
@DayaxStudio2019
@DayaxStudio2019 2 жыл бұрын
Sxb hees loo awood sheegtay qalbi wanaagsana lagusoo dhiibay ayuu ahaa
@Adhiile
@Adhiile Жыл бұрын
Mahadsanid! 🙏🏾
@AminacabdullahiMaxamed
@AminacabdullahiMaxamed 2 ай бұрын
😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤
@muqtaargacal5301
@muqtaargacal5301 2 жыл бұрын
Hdiii uupa fan jirO wa dayax dalnuushe love U so mach lpx full respect👏💯
@shadiyasharaf8475
@shadiyasharaf8475 2 жыл бұрын
Father muqdisho My brother Dayax dalnuurshe Ilahay aduun uyi akhiraba haku hanuuniyo wallakay Waxa tahay fananaka Kalieye muqdisho Ka taageero walahi Ilahay haku dayo Jidhkaygih 🤲🤲❤❤💖❤ Kaba nuura
@MaxamedMurtaawi3
@MaxamedMurtaawi3 5 ай бұрын
Thnks
@zain11135
@zain11135 2 жыл бұрын
I don't know much about somali music ,but this song touched my soul,my beautiful somali wife and my 4euro daughter listing this song since yesterday this singer has an amazing voice machel allah , sluto from stambul 🇹🇷 🇹🇷 🇹🇷
@amirhussein1361
@amirhussein1361 2 жыл бұрын
Sağolsun abiciğim
@zain11135
@zain11135 2 жыл бұрын
@@amirhussein1361 Rica ederim kardeşim
@zain11135
@zain11135 2 жыл бұрын
@@amirhussein1361 mehedsanti
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 2 жыл бұрын
@@zain11135 Mahadsanid Dheh
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 2 жыл бұрын
@@zain11135 Teşekkülar Edeŕim
@muxiyadiinabdi7338
@muxiyadiinabdi7338 2 жыл бұрын
Codka 100% Laxanka 100% Music 100% Dayax fanaanka Gayiga soomaliyeed From Gabiley somaliland
@ogolow570
@ogolow570 Жыл бұрын
Productionka 100%
@faatahalihaji47
@faatahalihaji47 Жыл бұрын
a kawasaki dayaxow
@muniir.official7
@muniir.official7 Жыл бұрын
king of the city dayax dalnurshe🔥🎤
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 2 жыл бұрын
Keep going fanaanka nogu qalisan dunida dayax dalnushe and dumaashi farxiyo kuwada noolada waligiin farxad & cafimad ❤🤝❤
@abdullahiabdimahamed2398
@abdullahiabdimahamed2398 2 жыл бұрын
Wonder voice Wonder style Wonder song king of city dalnuurshe
@caliyow
@caliyow 2 жыл бұрын
Waa hesta kaliya aan dhageystey oo aad ii qancisey
@amiincox6206
@amiincox6206 2 жыл бұрын
Mansha allah Codka 100% Background 100% Music 100% All of them very brilliant Dayaxa dalka
@mohazebinak2550
@mohazebinak2550 2 жыл бұрын
It's good dayax dalnurshe wa fikrad wacan runtii wa macdahay hestan waufikirti marka kowaad
@kingjohn9145
@kingjohn9145 2 жыл бұрын
More and more I was waiting this song and this best singer of all time This guy have deep and best voice masha allah 🤩 Keep it up bro 😎
@zihammohamedjama
@zihammohamedjama 2 жыл бұрын
Action 100% Voice 100% Qurux 100% DaLnuurshe SaHaL Mhn❤️🤚🏻
@hudaabdalle962
@hudaabdalle962 2 жыл бұрын
One of my favorite AL fanaan dayax dalnuurshe 😊 Kaba nuura🥀🔐
@bishaarobilicsan1220
@bishaarobilicsan1220 Жыл бұрын
My brother dayax fananka kaliye heesihisa an jeclahay ❤❤❤
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 2 жыл бұрын
King Of the city 🤍 Dalka Nuurkiisa Heesta, muuqaalka, style iyo waxkasta waa on point 2022 waa sanadkaaga 👌🏾
@abdulahiali6803
@abdulahiali6803 2 жыл бұрын
King of stayl What a voice🔥 Mar kale & dalka nuurkiisa
@hananmohamud76
@hananmohamud76 2 жыл бұрын
Ay ay wligee yutop hees kma daawan umana soo muraadin lkn hestaan wa uso muraadey king of vioce dayx💯💯💯💯💯💯
@issahassanidriss6995
@issahassanidriss6995 Жыл бұрын
Waow what a beautiful love song from djibouti 🇩🇯 keep going bro
@qeysqeys4458
@qeysqeys4458 2 жыл бұрын
Legend 🙋🏽‍♂️ what is voice 🔥
@tgrlucky6328
@tgrlucky6328 2 жыл бұрын
KING OF CITY ❤️🤴🇸🇴 DAYAX DALNUURSHE 🎤🔥 WHAT A SONG 🥶 ON FIRE 🔥🔥❤️🤴💯
@qoryooleytv2108
@qoryooleytv2108 2 жыл бұрын
Dayax Hesahan Okale Samee Okaliya Aniga hesahaga Hore waligey madhagaysan balse hestan malin walba 100 jeran ayan dhagaystaaa blss hesahan raadi waa bollywood songs laxanka teaching song....❤️‍🩹🙏
@kingmohaan6537
@kingmohaan6537 3 ай бұрын
Qofaa kuso xasusta hestan an isla socon jirnay 2023 ayey iga taktay marka wayay jecel waka niyad jabay 😢😭2022 hestan markeyso baxday isku so dubtay iso dirtay saasa ugu xasusta cawa sanad kdib Malaysia ayan ku dhagey sanoyaa muqdisho wan u xiisay runtii 😢❤❤ ilahoow jamacad idhameey
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 2 жыл бұрын
Wooooow Maasha Allah dayaa very nice songs🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@saxardiidmaxamed1254
@saxardiidmaxamed1254 2 жыл бұрын
Axyaa voice heesta intaysan 1M gaadhin like isaar
@Asmar_cade
@Asmar_cade Жыл бұрын
Heesta tayo leh iyo muuqal aad Loga shaqeyay Dayax waxthy fananta kooda ugu wacan wxd khayrka ku dhaaftay anshaxa iyo kartidada 🙆‍♂️❤long life pŕo
@aminayassin25
@aminayassin25 Жыл бұрын
This is the first time hearing this amazing artist an I gotta say, he has truly set the bar 🥰👏🏾👏🏾👏🏾
@tripleC22
@tripleC22 2 жыл бұрын
The one and only dayax🥰🤗
@cabdalaxidig3053
@cabdalaxidig3053 2 жыл бұрын
king of voice dayax dal nuurshe♥️♥️♥️♥️🎤
@hibonur9375
@hibonur9375 Жыл бұрын
Am so in love with you dalnuurshee ♥️♥️♥️ well done waad ka baxdate
@hamdihajji2745
@hamdihajji2745 2 жыл бұрын
Ayy al fanaan dayax waxa thy qof aan kaliya aan taageero hormar wacan dumashi ❤❤❤
@Millionairekmindset
@Millionairekmindset 2 жыл бұрын
I’m in love with this song 🥰🥰🥰 more of songs like this thank you 😊
@suleqaaxmed6331
@suleqaaxmed6331 2 жыл бұрын
King of voice my brother ❤️ dayax farxad igunolathe weligin 🤲 athi iyo familkathe💉❤️
@abdulaahisuperkaaspas3946
@abdulaahisuperkaaspas3946 2 жыл бұрын
best singer waan kuwataa dayax dalnuurshe adiga iyo dumaashi farhia
@nimcoabdi4562
@nimcoabdi4562 18 күн бұрын
Ma aqano qalbigeyga wuxu sidan dhan kugu jecladay kaliya waxan ogahay inad thy ruux u qalma aniga jaceylkeyga🥺🫂 hestani xasus ii tahay 😢19 /7/2024 lkn hada wey dhamaden wax oo dhan🥲🥺
@shabkamediaproduction9104
@shabkamediaproduction9104 2 жыл бұрын
Another another another level🔥🔥🔥 dayax wlahi you're flying over the sky💯👌🔥laysma xaqiree libintaada marhoraan kusiiyey my fanaan❤️
@indhoswayno6415
@indhoswayno6415 2 жыл бұрын
King of voice dayax dalnurshe legeend🥰❤
@doctorabdulkadirmuhamedhas5273
@doctorabdulkadirmuhamedhas5273 Жыл бұрын
Waa heeso aad u macaan cod iyo. music axsan fanaan Dayax Dalnuurshe wiilka aan abtiga u ahay fanaan laba ma ah
@bilesharaf9141
@bilesharaf9141 2 жыл бұрын
The legend is back . Dayax dalnuurshe brother tan hees way dhaaftay waa an other level 😂
@zaapirali1476
@zaapirali1476 2 жыл бұрын
What A Voice.!🔥
@fahmohassan7447
@fahmohassan7447 2 жыл бұрын
This song is my fvrte 🥰can’t stop listening to it wow the deep voice of dayax dalnurshe 😍😳💯😘
@faraxmahmedfaraxmahmed612
@faraxmahmedfaraxmahmed612 Жыл бұрын
Fanaan da'yar dayax dalnuurshe horey u soco
@safishcadey3222
@safishcadey3222 2 жыл бұрын
Masha Allah dalka nuurkis daxay my brother hore u soco 💝💝💝❤️✅❣️🎉
@thekingmohmeth1435
@thekingmohmeth1435 2 жыл бұрын
King of voice dayah mohmett Mouse open hearted person we luv u 🔥👍👍
@zuzanmohamed9073
@zuzanmohamed9073 2 жыл бұрын
JaH😘wxaan hees way dhaftay wllhi keep going xidigaha xidigooda DaLnuurshe😘🤴🥰
@ninwaxpartayegeh2895
@ninwaxpartayegeh2895 Жыл бұрын
Cod dadnimo waa isku darsaday dayax allaha ku barakeeyo walaal
@mandox3902
@mandox3902 Жыл бұрын
DAYAX DALNURSHE 2015------2022 fanka no shidan music iga gadan MUSTAFE KAMARA LEGENDS HEES ZAMZAM IO HEESTAN LABO HEES IGU WAYN♥♥♥
@ceeblacali8850
@ceeblacali8850 2 жыл бұрын
Ayy what a voice🔥my fvrt singer👏
@zaitunahmed5590
@zaitunahmed5590 2 жыл бұрын
The Most melodious song ever.... Dayax 👌👌👌👌❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abshiryusufjamal8599
@abshiryusufjamal8599 2 жыл бұрын
Wooow nice song legend keep going waan ku wataa libaax horay usoco👏🙏
@Raadkasirdoonka1
@Raadkasirdoonka1 Жыл бұрын
heesta aana ka dhargaynin ina ader hormar wacan😍😍♥️🔥
@nasiib_isxaqq254
@nasiib_isxaqq254 2 жыл бұрын
King 👑 of voice welcome again 😘😘💯💥
@hanaddira9799
@hanaddira9799 2 жыл бұрын
Best Perfomance Dayax Dalnuurshe 🔥🔥🔥
@husseinhared1413
@husseinhared1413 Жыл бұрын
Dags gob Ah dumar sharbadan allow ku.dhor.smiin qurux wali walashey macan WA balan inanku imado o.anku xurmeyo wali macan farxad kiwaro
@libanxidiga167
@libanxidiga167 2 жыл бұрын
Dayah waa qof wanaagsan wllhi tageero buuxo ayaan ku ahay legend
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 2 жыл бұрын
hit song 🎵welcome back legend dayax dalnuurshe Duubista fantastic 🎥🎞📸💯🔥iyo Lyrics 💯 melody amazing 🔥💯editing 🎥🎥💯💯 music good well done 🎹🎼🎻🔥🎵👍luck Amazing golden voice 🎙💯💯
@abdikadirothmen.9822
@abdikadirothmen.9822 2 жыл бұрын
Kaaba nuura 20m gaarsiiya! another level on fire dayah. you're⭐
@zakariyeanzaar7373
@zakariyeanzaar7373 2 жыл бұрын
ayyy the bast faana dayax dalnuurshe ❤❤🥰🔥
@isaacbinhajju7281
@isaacbinhajju7281 2 жыл бұрын
Wow that's awesome bro
@abdirahmanibrahim2234
@abdirahmanibrahim2234 2 жыл бұрын
King of Somali singers 🥰🥰🙏🙏 Full respect 🥰🙏
@isrosalaadxirsi7425
@isrosalaadxirsi7425 2 жыл бұрын
Oh my god very nice voice my singer dayax daalnuurshe🥰
@brownahmed2160
@brownahmed2160 2 жыл бұрын
Taking Somali Music To The Next Level ❤️🔥
@orpheus1662
@orpheus1662 Жыл бұрын
This nigga needs to gain few pounds
@ciiseafrica4071
@ciiseafrica4071 2 жыл бұрын
Dayax waxaa tahay fanan aad u cod mcn lkn sxb hes walba oo hesahaga ka mid ah codkaga wa hooseya sbbtana ma aqana inaad halkaas meel iska so saxda ayaan rajeynaya fanankena 🎧❤
@nur-vl9je
@nur-vl9je 2 жыл бұрын
Heestii ugu quruxsan dhan kasta dayax codka iyo laxan erayo mcn masha allah hormar wacan bro❤❤
@apinashboy9162
@apinashboy9162 2 жыл бұрын
Always on Top Brother Dalka Nuurkiisa ❤❤
@crisaaqmaarmaar3339
@crisaaqmaarmaar3339 2 жыл бұрын
Ma'asha Alaah dayax dalnuurshe keep going Zxb 💯💯❤️❤️
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 2 жыл бұрын
Another Hit One Dayax Waa Kaa Hayaa Zxb
@azain9681
@azain9681 2 жыл бұрын
Hees iyo bar 🥰🎉
@nuuxmc6525
@nuuxmc6525 2 жыл бұрын
This is out of the world man ,,hats off pls 🙏
@abwaanabdikaamil2202
@abwaanabdikaamil2202 2 жыл бұрын
Laxanka khaalid kaamil aya ku ficnaa walal Dayax dalnurshe si soco zxp
@mohamedmuse4221
@mohamedmuse4221 2 жыл бұрын
Big respect my bro dayax %100 wonder full song
@ShahidNasri
@ShahidNasri 2 жыл бұрын
Axyaa Song fanaanka Muqdisho 🥰👏🎉
@calikeeyeew5436
@calikeeyeew5436 2 жыл бұрын
Fantastic dayax hore usoco epow
@apdirahmn
@apdirahmn 14 күн бұрын
From Somaliland i love Somalia songs
@naajicade4700
@naajicade4700 2 жыл бұрын
My fav singer king of the city🥰🎤
DAYAX DALNUURSHE BILYAN DHAAN OFFICIAL MUSIC VIDEO
4:57
Dayax Dalnuurshe
Рет қаралды 7 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 9 МЛН
THE FLOOR IS LAVA 🌋🔥! Blippi Watch Out! #blippi #shorts
0:55
Blippi - Educational Videos for Kids
Рет қаралды 17 МЛН
MAGIC FINGER TRICK TUTORIAL 😱😳
0:11
Milaad K
Рет қаралды 11 МЛН