DAYAX SHOW | EPISODE FIVE | CALI AADAN MUUMIN.

  Рет қаралды 70,872

Dayax Show

Dayax Show

Жыл бұрын

DAYAX SHOW | EPISODE FIVE | CALI AADAN MUUMIN.

Пікірлер: 275
@k.m.i_______offocial1825
@k.m.i_______offocial1825 Жыл бұрын
Maxamed Qadar soo qabo Dayax Inta igu raacsan 👍
@istaahilshidane5693
@istaahilshidane5693 Жыл бұрын
keeyow
@usamamohamedabdi9690
@usamamohamedabdi9690 Жыл бұрын
Dayax wa professional wllhi qabka adabka ixtiramka ku dheha iyo kaftanka iskugu jira ee u waydinayo and the is laughing is another level🙋‍♂️😂
@hogamizamaria6552
@hogamizamaria6552 Жыл бұрын
BIG legend Aayaa soo qabaty cawada cali Aadan mu,min wariye Aan jecelhy & fanaan Aan jecelhy🤴♥️
@agentperish3414
@agentperish3414 Жыл бұрын
Legend Cali Aden mummin qof qiimo badan Ayaa tahay Masha allaha noolow huuno geesi ba tahay
@kamalmuhumed9472
@kamalmuhumed9472 Жыл бұрын
cawa kahor maan arag caliyo afkaartisa laweydiinayo lkn wlhi hdalkisa wuumisamanyahy wuuna qiimo bdnyhy hdlkisa kalsooni buxda iyo mustaqpal ifayaa kamuuqdo suxufiga ALHA KUKARAAMEYO WLLKY JIGJIGAN KAADAWANAYA I LIKED IT WLHI HDALKAGA👍
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Жыл бұрын
Wareesigaan Ka hor Cali qofkaan Uma maleyneen !!!!! Qof wañaagsan oo mabda' leh horay usoco walaal qaali
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Fatima walal subscribe isaar
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Жыл бұрын
@@ruunishbeauty3220 diyaar qli
@mohamedyare5301
@mohamedyare5301 Жыл бұрын
Barasha horteed qofka lama naco
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Жыл бұрын
@@mohamedyare5301 qof baa nacay ma dhihin
@mrrespectofficial6067
@mrrespectofficial6067 Жыл бұрын
@@fatimadagan8541 dear sister wuxuu ula jeedaa wareysugaan ka hor sida aad ka aaminsaneed laga yaabee ineesan isku mid eheen marka sidaasi daraadeed qofka markaa barato kadib oo aad kala ogaato inuu xun yhy iyo inuu fiican yhy markaaslee go'aan ka gaar cml adoo si caadi ah utaqaanay si fiican aadan u baran waxaad ka aaminsaneed inuu qof sikale ahaa balse markaa wareysigiisa dhageysatay ayaad ogaatay inuu qof aad iyo aad usii wanaagsan uu yahay soomaaha marka barasho horteed qofka lama naco sidaas ayuu ula jeedaa. Markiisii horena inaa necbaneed kama dhigno abaayo qaali balse fikir kale inaa ka aaminsaneed ayaa laga yaabay soomaahan.
@nasraabdullahisaid7054
@nasraabdullahisaid7054 Жыл бұрын
Cali deeqsi qof wngsan hadu jiro adiga waaye ❤❤
@khadrayusufmuhumed5523
@khadrayusufmuhumed5523 Жыл бұрын
Mnsha allah nin is huba hadalkiisuna cadyhy Waa runtaa Wllky daacadu waa tii gulaysata markasta 😊😊
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 Жыл бұрын
Aftahan Nimadaa Iiga Daran Waxkasta Caliyoow😂❤🎉
@bashiirqaxoti5108
@bashiirqaxoti5108 Жыл бұрын
Maxamed qadar soo qabo legend ❤️🙏
@misslucky2768
@misslucky2768 Жыл бұрын
Barnaamijka Dayax show caalamka buu inaga bareejeyay good job 👏❤️
@farxaancali5385
@farxaancali5385 Жыл бұрын
the one and only respect full the legend my brother dayax dalnuurshe
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Farxaan walal subscribe isaar
@farxaancali5385
@farxaancali5385 Жыл бұрын
@@ruunishbeauty3220hy abayo
@hayaat2209
@hayaat2209 Жыл бұрын
Wow msha allaah fanankeena dayah and Wariyaheena Cali aadam ♥️ Guuleysta sxbyaaal
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Hayaat walal subscribe isaar
@munasuleqofarah1041
@munasuleqofarah1041 Жыл бұрын
Masha Allah Ali Adaan waa smart iyo gesi somali Allaha dhoro waa ku Fana runti
@mrsaidmoha8097
@mrsaidmoha8097 Жыл бұрын
Mnsha Allha barnaamijka dayax dalnuurshe and wariye sare Ali aadan muumin oo aan aad u nimcaa runtiisa iyo shaqadiisaba Lkn caawa ka dib waan ka fuqay intaan wuxuu dhibsado ugeystyna cafis baan waydiisana Waxaanana leeyhy keep going 💪
@ayuupnapoli582
@ayuupnapoli582 Жыл бұрын
The way you are connecting the words with your beautiful attention is really superb 👌 ❤ you look like an old journalist who knows what's important and what isn't !!!!! Respect buddy 🙏🏿❤
@sabaxibrahim2634
@sabaxibrahim2634 Жыл бұрын
🤩🤩
@farxiyoxasan5820
@farxiyoxasan5820 Жыл бұрын
DAYAXOOW NABIYUUSUF QURUXDII QAADIRKEENUU SIIYAAD ADNA QAYBKA WADATAAYEE QEERKAA KU DHAAFTEE MAANSHAA ALAAH TABAARAKALAAH DUMAASHIDEEY FARXIYO BOOSLEEDEY IYO LABADIINA KABDHOOD ILAAHEEY HEEYDIN BARAKEEYO ISHA CADAWKANA ALAAHA IDIINKA QABTO NICE SHOW I WACH EACH AND EVERONE IN TAYAX SHOOW
@abdirahmanisack9425
@abdirahmanisack9425 Жыл бұрын
Fanaankii ugu horey oo wariye isu badalay wan idin Salamay adi io Ali adan Ali qarax😀❤
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Abdirahman walal subscribe isaar
@abdiaziizabtidoon5140
@abdiaziizabtidoon5140 Жыл бұрын
Waa Mid kamid barmijkii ugu xiisa badan Dayax show waxa is helay Haldorka bulshada gaar Ahaan dhanka fanka iyo saxafada Run ahantii Dayax waan kaga mahad celinaya in Aad bulshada wax tar ah uso gudbiso waxyabo ku ool ah
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Keeps goings my brothers dayax show and cali adan mumin go forwards another's levels 💯💪💖
@kawthermohamudhersi8890
@kawthermohamudhersi8890 Жыл бұрын
Holac holac lagu daray two legend 🤴❤️
@shukrisheikhahmed9133
@shukrisheikhahmed9133 Жыл бұрын
Ali aaden si wacan aabihiis baan aqaan markaan ku arkay turki waliba ankara meel senteral buu socda waan la kaftamay asagoo i aqoon anigoo leeh Ali media markaan arkay waad dheerayd wuu qoslay waxaan u qiraa inuu yahay wiil karti badan wariye isku meelna waan ku dhalanay aabihii macalin dugsi buu ahaa balse hobyo wuu ka soo guuray hobyooy bilnay maskiin korisoy waan uxiisay from sweden
@ilkacaseahmed7501
@ilkacaseahmed7501 Жыл бұрын
Mahadsanid Boqortoyo ❤
@kingnasrudeen3245
@kingnasrudeen3245 Жыл бұрын
❤❤❤ obsessed this show
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Keep going Ruux ka sharaf iyo karaamo badan kana run badan maso Marin dunidaan nabigeena mohamed scw
@abdulqaniosmanahmedfaqiih2938
@abdulqaniosmanahmedfaqiih2938 Жыл бұрын
Wllhi Legend Waaye Cali Aadan Muumin Pro Waan ku Wataa ani❤👑
@naimah3472
@naimah3472 Жыл бұрын
Wlley barteydaa dhigtay Cali and dayax legend’s 😊
@ubaxaden2485
@ubaxaden2485 Жыл бұрын
ManshAllah waa nin din iyo daqan leh ❤
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Ubax walal subscribe isaar
@najax3059
@najax3059 Жыл бұрын
Dayax wll halmid rabaa inaa kushego eraygaan englishka ah oo episodeka aa isticmaleso iskada luqadada isticmaal sida qeybta 5aad oo kale dadka larabo ine luqadooda kor uqaadaan oo bulshada kadhex muuqdo ayaa kamid tahay horay usoco kuleeyahy wllkey🙏🙏
@zizuuBoqortoyo
@zizuuBoqortoyo Жыл бұрын
What a man Ali is brilliant keep up the good work bro❤❤❤
@samuramakeupofficial6305
@samuramakeupofficial6305 Жыл бұрын
Masha alah ali aadan muumin shaqsiyadaada wa icajabisay
@khaliifatechnology2995
@khaliifatechnology2995 Жыл бұрын
jawabaha Cali waa wada kalsoni lpx waaye Cali waa nin adag cawa kadib waan Ka haray ninkan legend waaye xaqiiq
@kingabdala4289
@kingabdala4289 Жыл бұрын
dadaal kaagii waa gaartay wllkey cali adan mumin aniga waxaan dhahaa warkaas cali adan mumin miyaa shegay wllhi saa ayaan dhahaa keep going wllkey
@samsamxaashi7825
@samsamxaashi7825 Жыл бұрын
Maasha allaaah cali muumin waa cod kar Xafidulaah
@munakhaliif8317
@munakhaliif8317 Жыл бұрын
Waaa dalay sidaaa u sugaaayey sababto ah cali aadan mumin isku mel ayaa ku dhalanay hobyo gudan
@adoonttalle1115
@adoonttalle1115 Жыл бұрын
Aniga xitay
@adoonttalle1115
@adoonttalle1115 Жыл бұрын
From hobyo
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Muna walal subscribe isaar
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
@@adoonttalle1115 walal subscribe isaar
@munakhaliif8317
@munakhaliif8317 Жыл бұрын
@@ruunishbeauty3220 waaa ku saaray
@saabiriinjabiiba8522
@saabiriinjabiiba8522 Жыл бұрын
Dayax wawataa barnamijkaga keep going
@ikramkhaliif4697
@ikramkhaliif4697 Жыл бұрын
Ayy 18k and 18hr Another level wlhi m.a🥰👏👏
@hanadali6155
@hanadali6155 Жыл бұрын
Dayaxow intii ugu qosolka badnayd ka ilowday. Intuu jiro maxad u waydiini waysay aad dhahdid maaad igu ciyaaraysa😂😂😂😂
@caziizadaawo4657
@caziizadaawo4657 Жыл бұрын
Ayyyyy kep going dayah show 🥰
@ifraaxhussein7443
@ifraaxhussein7443 Жыл бұрын
Cali legend ❤keep going Baan ku leeyahay
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Run ahaantii waxba lagama qaban karo Dayax dalnuurshe aad ayaan kaaga mahad celinayaa LEGEND SARE AYAAD SOO QABATAY CALI AADAN MUUMIN
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 Жыл бұрын
Masha allah wllkey cali aadaan muumin il iyo cowriba allow kaa hay
@cabdiseerae907
@cabdiseerae907 Жыл бұрын
Barnamij qiimo Leh Iyo Nin Masuul AH 👌
@duniyaali9821
@duniyaali9821 Жыл бұрын
Waana ku salaamey walaalkeey nooloow illaah ha ku xifdiyo
@leylaleylalucky4584
@leylaleylalucky4584 Жыл бұрын
Alle haku xafido weriye daa cada😘😘😘
@shamsomohamed7587
@shamsomohamed7587 Жыл бұрын
Waaaw dayax horya u soco guuulaso wallo in Sha Allah
@faadhigotahliil1371
@faadhigotahliil1371 Жыл бұрын
Nin weyn ayaa manta soo farisisay seedi💪😎
@kingkorNel77
@kingkorNel77 Жыл бұрын
Dayaxow khadar keeyow soo qabo hadaad ilaahay taqaanid🖐
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 Жыл бұрын
Masha allah cali aadan muumin waa wiil daacad ah
@hamdaupdaosman5062
@hamdaupdaosman5062 Жыл бұрын
Legends❤️❤️❤️
@buskuddhiqqq4422
@buskuddhiqqq4422 Жыл бұрын
2 legend’s 🔥
@sabaxibrahim2634
@sabaxibrahim2634 Жыл бұрын
Xiisaha barnaamij dawashadisa sidan diiirada u saray intaa dawànayay kurasta in gaduudantahy mnta lee ba arkay 😂😂😂😂👍👍keep going
@dagancadey2185
@dagancadey2185 Жыл бұрын
Somali dadka hor mar garay oo dhan aya kayimid gobolada wana dadka dalka iyo adunka wax ka qabsaday oo hor mar garay marka hore usoco inader cadawgadana alaha ka qabto
@xuseenaxmad1686
@xuseenaxmad1686 Жыл бұрын
Keep going my pro ✌
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Xuseen walal subscribe isaar
@zakiyaabdisalan5090
@zakiyaabdisalan5090 Жыл бұрын
Masha allaah wariye tagay cali aadan muumin
@birimobeelo9363
@birimobeelo9363 Жыл бұрын
Legen cali aadam muumin waan daawadaa barnaamijkaan lkn waligay ma dhameesan lkn waxaa tahay qofka kaliya aan dhameestay wareesigiisa waa adi ina adeer horay u soco 👏👏
@princessgacal3678
@princessgacal3678 Жыл бұрын
Guuleyso wllkey daahir dayax dalnuurshe Mar walba waxa thy wllkey qaali ah❤️❤️❤️
@maxamedcali3221
@maxamedcali3221 Жыл бұрын
Ma.allah wll dayax 🥰keep going
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Maxamed walal subscribe isaar
@fetahephra4150
@fetahephra4150 Жыл бұрын
Very smart guy wlhi
@ayaandaahir2168
@ayaandaahir2168 Жыл бұрын
M.a wlhi waan idin wataa cali aadan muumin io dayax
@chelseafunny1643
@chelseafunny1643 Жыл бұрын
Dayax dal nuurshe keep going bro habodeyna wan salamaya ❤
@qalaabiyare7796
@qalaabiyare7796 Жыл бұрын
Waa daniiste beenale ah wiliba qaain ah.
@shukrisheikhahmed9133
@shukrisheikhahmed9133 Жыл бұрын
Fanaankii isku badalay wariye dayax dalka horay usoco
@apdyhamidaweiz4096
@apdyhamidaweiz4096 Жыл бұрын
Wllkeen Cali adan mumin qalbi NadiiF Allah yacizaK Prozki ✊❤️😍
@ayanahmednur5773
@ayanahmednur5773 Жыл бұрын
gabdheyda yar oo 5 jir ah xita markey jug maqasho hoyo firi ali adan ey i dhahda walahi al fanan dayax wa ku wataa
@faraxcali9761
@faraxcali9761 Жыл бұрын
Waxaan kuleeyhay hore usoco dayax marka 2aad wiilka markuu soo tabinayo wararka kusaabsan qaraxa anaaba cabsada wlhi guri dhexdiisaaba cabsi cabsi ah isagana wuuba ag joogaaa goobtii😀
@xaawoibraahim3746
@xaawoibraahim3746 Жыл бұрын
M.shaa allaah
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Xaawo walal subscribe isaar
@dahaboahmed2398
@dahaboahmed2398 Жыл бұрын
Walhi been ma ahn cali wow dagan yhy warkiisa waa run
@seinababdi1835
@seinababdi1835 Жыл бұрын
Manshaa aallah illaahay baa Mahad leh Allhamdulillaah
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Seinab walal subscribe isaar
@sabaxibrahim2634
@sabaxibrahim2634 Жыл бұрын
Libaax labo mhn dayax 1m bad u qalantaaa guuleyso bro
@fatxixaaji9386
@fatxixaaji9386 Жыл бұрын
Mansha allah cadowgiina cagta hoostooda
@kinghamedoffical
@kinghamedoffical Жыл бұрын
Legend Khadar Keyow soo Qabo
@alisulub3124
@alisulub3124 Жыл бұрын
the legend wllhi ninkan waaye🇸🇴
@laylamaxamed6189
@laylamaxamed6189 Жыл бұрын
Wariye dayax iyo cali muumin thanks humer wcn
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Layla walal subscribe isaar
@asadnuur6986
@asadnuur6986 Жыл бұрын
Legend Cali aadan mumun 😇🙏
@dayahjaama8589
@dayahjaama8589 Жыл бұрын
Labo nin oo culus noolaada sxboyaal🥰🥰
@Short_factz
@Short_factz Жыл бұрын
Ali aadan nin adag wlhi 😂🤴
@cadnanwiilsomaali3228
@cadnanwiilsomaali3228 Жыл бұрын
inta sugeese love saara 🔱
@nasromaxmuud6306
@nasromaxmuud6306 Жыл бұрын
My Brother keep going Barnaamijka xiga soo qabo Xamdi axmed Xamdi bilan
@saciidojaamac9921
@saciidojaamac9921 Жыл бұрын
Masha allaah
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 Жыл бұрын
Dayax weriye banaankiisa ku dhacay suaalo muhiima ayaa weydiisay
@somowxuseen1918
@somowxuseen1918 Жыл бұрын
dayax. lagand
@fadxa1238
@fadxa1238 Жыл бұрын
Wow libaax
@fardososanka9752
@fardososanka9752 Жыл бұрын
Wllhi been mahan Wllkey allah unaxariisto Waxan ka ogaadey Bajkaada 27/11/2020 Jalato tafina 😓😓😓😓😓😓😓😓😓
@XIDIGAHASTUDIO
@XIDIGAHASTUDIO Жыл бұрын
M.a waa barnaamij qrx bdn
@Hodanisha
@Hodanisha Жыл бұрын
Wka helay sida quruxda badan uu cali sualaha ugu jawabty wa nin Aqli usaxib ah
@maryamamohamud8383
@maryamamohamud8383 Жыл бұрын
Masha allh
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
Dayah broo ñajma nashad ku xigsii
@farxaanxuseen8241
@farxaanxuseen8241 Жыл бұрын
Dayaxow next background iga cun badal nio
@akramyuusufakramak2968
@akramyuusufakramak2968 Жыл бұрын
Dayaxoww maxamed khadar no so qabo 🙏🥰❤️👊
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Akram walal subscribe isaar
@abdiqaniadow8769
@abdiqaniadow8769 Жыл бұрын
Next Mohamed khadar
@maryamchannal1234
@maryamchannal1234 Жыл бұрын
Wariye ali Aadan muumin❤
@soleeqocaaqil2
@soleeqocaaqil2 Жыл бұрын
Cali AdAn iyo dayax Yaa wariya ah caawa
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Soleeqo walal subscribe isaar
@jaamacjaamac266
@jaamacjaamac266 Жыл бұрын
Keep going❤
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Jaamac walal subscribe isaar
@zakibarwayn6326
@zakibarwayn6326 Жыл бұрын
Dayaxow waxan ku weeydiayay waraysii marka ad qadaysiid labiiska iyo istalka ma farxiiya Idinka sow dhista adiga iyo qofka ad waraysiga ka qadaysiid ar farxiya gacan bn u tagay
@farhiasalaad1211
@farhiasalaad1211 Жыл бұрын
Walhi waan ka helay sidu ali wareysigaan uga falceliye waa nin aan dhihi karo waa nin ku dayasho mudan
@asadnuur6986
@asadnuur6986 Жыл бұрын
❤Cali aadan mumin❤
@Beelle7
@Beelle7 Жыл бұрын
Tiktokarada soo qabo dayaxoow😂😂
@hanicumar493
@hanicumar493 Жыл бұрын
Hore usoco
@farhiyobile7323
@farhiyobile7323 Жыл бұрын
Geesi waye cali Adan aniga adaaa u tagera runti
@roda4284
@roda4284 Жыл бұрын
Big fan guuleysa mar walbo legend tahy 🫡
@ifraaxcabdulle4346
@ifraaxcabdulle4346 Жыл бұрын
Masha allaha
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Ifraax walal subscribe isaar
@sadaqabdilahi1938
@sadaqabdilahi1938 Жыл бұрын
Waw two lengend
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Sadaq walal subscribe isaar
DAYAX SHOW | EPISODE SIX | SU'AALO IYO JAWAABO.
25:41
Dayax Show
Рет қаралды 41 М.
Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganey  Iyo Hilinshow
1:11:14
Hilin Show
Рет қаралды 12 М.
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 22 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 23 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 113 МЛН
DAYAX DALNUURSHE || MALIHI JCYL HORE AMA EX💔😭SABABTAN OWGEED ||
12:31
DAYAX SHOW | EPISODE SEVEN | KABTAN BAARA.
28:22
Dayax Show
Рет қаралды 103 М.
PRANK KII UGU XUMAA TEAM 27 KAGA AARSADAY WEE MATAGEEN🤮😱
18:44
WARAYSI , DAYAX DALNURSHE : LACAGTA AYAAN KA JECLAHAY JACEELKA
15:53
Abdullahi kashka
Рет қаралды 105 М.
SHORT FILM QOSOL BADAN (SODAH NECEB ) SHAADIYO SHARAF OO GURIGA WIILKEED LAGA SAARAY....
18:36
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 22 МЛН