Deg Deg Abiy Oo Ka Badheedhay Hirgalinta Aqoonsiga Somaliland Iyo Waji Gabaxa Xasan Sheekh

  Рет қаралды 20,492

Arabsiyo News

Arabsiyo News

4 күн бұрын

Deg Deg Abiy Oo Ka Badheedhay Hirgalinta Aqoonsiga Somaliland Iyo Waji Gabaxa Xasan Sheekh
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Пікірлер: 27
@danabguuled5491
@danabguuled5491 2 күн бұрын
, Mudane Muuse Biixi Is not easy wow! Kubada taala Garoonka caalamku isha uu ku hayo,, tabcada yaan lagaa badine kubada ku rid shabaqa, guuleyso Guule ha ku garab galo 👍👍
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 күн бұрын
Guul somaliland
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 2 күн бұрын
Maasha allah somaliland iyo itoobiya isfahankoodii wuxuu isku badaley heshiis sharci oo maalmo dhow la saxiixi doono insha allah warkan ka soo baxay xafiiska abey ahmed wuxuu jawaab dhirbaaxo kulul ah ku yahay dhamaanba caddowga somaliland iyo itooboya wey fudud tahay iney sidey doonaan oo been ah u hadlaan laakiin runtaa ka weyn markasta somaliland iyo itoobiya guul forever cadowgena guuldaro rabaano ah insha allah allaahumaa aamiin❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
@Hooda36
@Hooda36 2 күн бұрын
Soomaaliland illaahay🎉❤ baajecel Alxamdulilah kuwa inaneceb iyo xasidiinta waxba inaga qaadi mayaan guul iyo gobanimo🎉❤🎉❤🎉❤🎉 Soomaaliland 🎉❤🎉❤🎉
@RammadTV
@RammadTV 2 күн бұрын
❤❤❤hore u soco cabdishakuur Haybe Maxamed❤❤❤❤🎉🎉🎉
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 күн бұрын
Turki qadar jibuti iyo cadwgi isku so bahysty somaliland wa jabin guul abiye guul muuse ❤❤❤
@user-sw4oi1ou5e
@user-sw4oi1ou5e 2 күн бұрын
Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 2 күн бұрын
guul guul qaranka somaaliland
@user-ce6io3je4n
@user-ce6io3je4n 2 күн бұрын
Guul guul guul somaliland iyo itoobiya
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 күн бұрын
Guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hero abiy
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 2 күн бұрын
Guuuul somaliland guuuul 🔥🔥🔥🔥🔥
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 2 күн бұрын
Somaliland haa noolato ❤🎉🎉🎉
@user-uz4ly1js4p
@user-uz4ly1js4p 2 күн бұрын
Hadaynu doono waxba yaanu ina citirafin lakin ugu dharta somalia abad ma idinku darsanayno cadowyahow
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤ raganimo
@noorabdillahi9612
@noorabdillahi9612 Күн бұрын
Ethiopia waa dadkeeni❤
@RammadTV
@RammadTV 2 күн бұрын
Sidaasi iyo Nabadgelyo….
@user-gf5is9wu1k
@user-gf5is9wu1k 2 күн бұрын
Ma aqoonsan karaa ayaa ka horeysa
@MubYus
@MubYus 2 күн бұрын
4 wajiilaynta Xasan sheekh Soomali wali kama ay ilbixin.
@user-vg8pj1hw8r
@user-vg8pj1hw8r 2 күн бұрын
Waa goorma waaryaa beenta ka joojiya dadka Abiii waxbuu ictiraafayaa miyaydaan ka waantoobayn...mee maalinba ma hebelbaa wax yar qoray ayaynu dadka u sheegnaa....isla yaaba
@user-vg8pj1hw8r
@user-vg8pj1hw8r 2 күн бұрын
LA arki doonee waxay wadaan way la raageen icriraafkii adeer
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 күн бұрын
Somalia waxay uu didantahay in la aqonsado Somaliland wa cabdi in Ethiopian ku ku qabsan dhulkoda layno malee Xufud calaamiya. Somaliland wsligeed laga qabsan mayo dhulkeeda wa sheeko caruureed war kasi
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 2 күн бұрын
Ethiopia cbb iyo alshabta warkeda beenta Ayey soo afjarty
@aaminojubooy9203
@aaminojubooy9203 6 сағат бұрын
Walee itobi isaaq wey kudheel dheelee
@Mukhtar-io6un
@Mukhtar-io6un 2 күн бұрын
Aqoonsi majiro balse waxa aykawataan dhulbalaadhsi
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 күн бұрын
Somalia ka baqaysa marka la aqonsado Somaliland in Ethiopian ku ku qabsan dhulkoda layno malee Xufud calaamiya. Somaliland wsligeed laga qabsan mayo dhulkeeda wa sheeko caruureed war kasi
@Idriss-zy4vf
@Idriss-zy4vf 2 күн бұрын
Guul somaliland
🌊Насколько Глубокий Океан ? #shorts
00:42
Василиса наняла личного массажиста 😂 #shorts
00:22
Денис Кукояка
Рет қаралды 9 МЛН
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 10 МЛН
Saalaxow Konfur midnimo Somaliyed Horayna uma rabin Hadana marabte
21:09
🌊Насколько Глубокий Океан ? #shorts
00:42