No video

DEG DEG AH;-Muxuu Sheekh Cali Wajiis Kala Kulmay Fahad Yaasiin Iyo Arin Xasaasi ah Oo Uu Banaanka Ke

  Рет қаралды 17,977

Shabelle Channel

Shabelle Channel

Жыл бұрын

Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
Subscribe Like Comment Share

Пікірлер: 27
@ashaadenosman2645
@ashaadenosman2645 Жыл бұрын
Hada ina Adeerkaa ba jooga muxuu sokordhiyay
@sarahaden8314
@sarahaden8314 Жыл бұрын
At least digtaytar ma ahan
@halimahabib9377
@halimahabib9377 Жыл бұрын
Wax dhaamo sheeg please
@sarahaden8314
@sarahaden8314 Жыл бұрын
Digtayter at least waa la dhamaaa
@omarali4265
@omarali4265 Жыл бұрын
Masha Allah, our sheikh cali wajis waa nin culus
@nimahussein3348
@nimahussein3348 2 ай бұрын
🔦📩SHEEKH DADKA DALKU UBAAHAN YAHAY OO UMADA ISKU WADI KARA AYAAD TAHAY EE HAKA DAALIN SOOMAALI INAAD ISKU SOO DUNTO- DHEXDOODANA WANAAG KA DHALISO DAWLADNIMO WANAAG SIDII UMADU UGAARI LAHAYDNA HAKA DAALIN, GUULAYSO DADKA WANAAGSAN EE EHLUL XIKAMKA AHNA SOOMAALIYA XUKUNKEEDA ALLE HANOOGU DHIIBO AAMIIN,
@halimahabib9377
@halimahabib9377 Жыл бұрын
Sheekhoo wax dhaamo ma heesaan hada
@sarahaden8314
@sarahaden8314 Жыл бұрын
Nacam ugu yaraan digtaytar waa la dhaamaaa
@sudijeylanimohammed3258
@sudijeylanimohammed3258 Жыл бұрын
Wax dhaama ma helay shiikh
@sarahaden8314
@sarahaden8314 Жыл бұрын
Digtaytar la dhaame
@ismailaliosable8555
@ismailaliosable8555 11 ай бұрын
maxa lo heliwayay xamar ila xaradgere ayaba la xureye
@cabdi-hosh
@cabdi-hosh Жыл бұрын
Farmaajo xilkii waa ka dagay waana la ogaa si farxad leh ayuu ugu nool yahay dalka, ma waxaasaa sheekh ku tahay oo ku hadlaysaa
@sarahaden8314
@sarahaden8314 Жыл бұрын
Runta lagama leexan karo adkayso sheekha wax run ah ayuu sheegay
@cabdi-hosh
@cabdi-hosh Жыл бұрын
@@sarahaden8314 runtaa ba'day shahaado suurnimo waa tan maanta askartii shacabka ku furanayso caasimadii maalin cad weliba oo aan habeen ahayn hakaa saarto shahaado suurnimo iyo qabyaalad
@sarahaden8314
@sarahaden8314 Жыл бұрын
@@cabdi-hosh qabyaalad aan adiga ku hayn aniga ima hayso alxamdulilaah waxaa ku haayo waa dowlad digtater ah aduunkuna digtayter waa ka sii dhamaanayaa dhibka aad sheegaysid hore waa u jiray wax cusub ma ahan. Allah waxaa ka tuugayanaa naguma soo celiyo digtaytar iyo meel uu ka soo jeedi amin ya rabbi
@cabdi-hosh
@cabdi-hosh Жыл бұрын
@@sarahaden8314 waxaadan kala aqoon dictator iyo nationalist ee markaad barato ayaan kula munaaqashon karaa inta ka horaysa waa time-out
@sarahaden8314
@sarahaden8314 Жыл бұрын
8
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 3 ай бұрын
Hada jowhar ma aadi kartaa cali sheydaan
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 Жыл бұрын
Farmaajo iyo fahad kabo ka weyn beey gashteen kkkk
@cabdi-hosh
@cabdi-hosh 3 ай бұрын
Xasan mahadna kabo ka yar oo goynaya markay ku soconayaan ayey gashteen cml ka waran hee, hhhhhhh
@ismailabdi3654
@ismailabdi3654 4 ай бұрын
Xogaa sheikh dhinacuu ujanjeraa qabyaalad ayaa kujirto rubta mashegaayo siyaasada ayuu kumilmay
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Waa runtii oo Fahad laa cayrsaday waxaan loo taargedgereeyey waa 0.5
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb 17 күн бұрын
Cali wajis alahaw umada ka qabo
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah Жыл бұрын
Cali wajiis 30 sano waan aqaanay wadaad runta yaqaan ma ahan waa nin hadba mawqif lhaldan qaata si uu isagu u nabaf galo laakiin inuu wadanku nabad galo waligii khatar uma galin👎
@keysedheereeye2857
@keysedheereeye2857 Жыл бұрын
Cajiib waar waraysigan oo dhamaystran xagee laga helayaa
Nin Gaal Ah Xisaabiye (accountant) Maka Dhigan Karta ?? Sh Xassaan Abu Salmaan
11:56
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 8 М.
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 18 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 39 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 19 МЛН
Qaabkii Sheekh Cali Wajiis uu Uga Badbaaday Dilkii Kooxda Ashbb.
50:42
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 18 МЛН