Deg Deg Asad Diyaano oo Dhiiqo lugaha la galay Xilkii oo loo diiday

  Рет қаралды 11,813

Xidigaha Tube

Xidigaha Tube

27 күн бұрын

si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

Пікірлер: 23
@user-lq9vu3jn2y
@user-lq9vu3jn2y 21 күн бұрын
Kkkkk asad diyaano inkaar baa ku dhacdey waa nin cuqdo qabah kkk
@horqaadtv2550
@horqaadtv2550 21 күн бұрын
SXB HA NA ODHAN DANTA DOWLADAA KU JIRTEE WAXAAD TIDHAAHDAA DANTA XASAN MUNAAFAQ AYAA KU JIRTA . ARINKAASINA MAHA MID MACQUULA MANA YEELEYNO HADAANU NAHAY SHACAB WEYNAHA HARTI HORGAL AAD SOO DIRSATAANA WAXBA NAMA YEELI KARO SHARCI BAANA NOOGA YAALA QOF KASTA OO ISKU DAYA INUU BURBURIYO AMA ISKU DAYA INUU DHIBAATEEYO BULSHADA HARTI AMA KHAYIMUL WADAN AH . TOOGASHO AYAANAY KU XUKUMAN YIHIIN DHAMAAN HORGALADU .
@MohamedAliShiino
@MohamedAliShiino 21 күн бұрын
Asad diyaano nabsi uu ka galay puntland ayaa haysta haduu aqli leyahay asad waa uu arkaa waxa haysta ha isaga soo laabto puntland iyadaa lama huraan ahe
@fatimanour9793
@fatimanour9793 21 күн бұрын
Wa Suga Intaan Idin sixrayo Ama Idin Sumaynayo Waar Iskasonoqda Iga Badan Puntland
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 21 күн бұрын
Xaszn sirtiisa anagaa u jeednay waana qarxinaynaa.wàana ka aqoon saraynaa.fiiri raiisul wasaaraha wzxuu u diidanyahay harti nacayb, xaszn waxuu diyaano u wataa.buurbuurinta puntland.
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 21 күн бұрын
Sax ha loo diido
@fatimanour9793
@fatimanour9793 21 күн бұрын
Baga Ninkii Wadankiisa Kataga Oo Cadowgoda Raaca Saasa Udanbaysa Ceeb Ba Udanbaysa
@MuhiyadiinOsman
@MuhiyadiinOsman 21 күн бұрын
Baga ayuu udiiday tani wa bad badada puntland
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 21 күн бұрын
Asxabey wakas ninki dadki iyo dalkisa ka cararo sas ba u dabaso asad diyano ord puntland ku labo
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 21 күн бұрын
Waa sidii loodumin lahaa puntland.puntland iimaanka zllaha ku sugo.xamar wax u yaala ma jiraan.waa abuuritaan laba warlord oo madaafiic isku garaaca.xasan waxba uma hayo.puntland.
@abdurahmanhaji2946
@abdurahmanhaji2946 21 күн бұрын
BIL 3 JOOGTO LAMA SAFRO..................
@faaidyusuf1695
@faaidyusuf1695 21 күн бұрын
Bisha muxaram miyaad taqaanaa inta ay tahay
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 21 күн бұрын
Xamar u orod jawaano lacag soo xambaaro,final analysis sideen puntland u tiritirnaa.weeye,ama aaran jaan u mar ama futo jaaan u mar the same music body.
@saidma1683
@saidma1683 21 күн бұрын
Asad..dadkisuu..Hoobiyo..ku..garacayay..Xamar..saas..iyo..daran..uu.ku.samenaa..ar..sulub..aan..rabnaa.
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 21 күн бұрын
Nimcada puntlan way ka badantahay puntland .laakiin afsr tuug baa heebka gashata , shicibka waa ogyihiin.wax mucjiso ah ruufiyaan xamar laga soo diray shacabkaaga ha barakiciyo.
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 21 күн бұрын
Taruufatoore
@abdurahmanhaji2946
@abdurahmanhaji2946 21 күн бұрын
Ç
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 21 күн бұрын
Diyaana dadkiu.laayey i kaartoodaa haysata jiq iyo.jaqaaq kkkkkkkkk fashiluu.bye bye diyaana gacan.ku dhiigle.
@abdurahmanhaji2946
@abdurahmanhaji2946 21 күн бұрын
Reer miyigu waxa ay yiraadan Bil 3 sadax
@user-gg4fb9ju8m
@user-gg4fb9ju8m 21 күн бұрын
Daaroodow xassn miyaa idin ka aqli badiyey daani ayuu ku daneeysta hadan asad diyaano ayuu rabaa hadana inuu ku daneysto markii lagu daneystana waxaa la dhihidoonaa aad guriva hoyadaa
WARARKII UGU DANBEEYAY IRAN | ISRAEL  | HIZBULLAH | TIM WALZ
17:55
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 19 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
DEG DEG: XMASS OO KU DHAWAAQDAY QOFKA BEDELAYA ISMAACIIL HANIYA
11:27
HBN Online TV
Рет қаралды 32 М.