DEG-DEG Baroorta Iyo Oohinta Qoomiyadda Canfarta oo aan laga Seexanin Caasimadda Samara ee Canfarta.

  Рет қаралды 68,958

SSTV

SSTV

Ай бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZfaq, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZfaq.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZfaq channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 262
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf Ай бұрын
Ethiopia way burburtaye Dalkeena inoo xoreeya Soomaaliyeey please 🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko Ай бұрын
❤5ta soomaaliya guul iyo gowanimo iyo geesinimo in shaa Allaah❤💯💯✊👍
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l Ай бұрын
😂guul guul guul walalaha somaliyed guul 😂🎉❤👍
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Ай бұрын
Guul somali nafta ayan hureeynaa
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh Ай бұрын
Gowanimo maaha ee waa gobanimo Urur iyo shurun shuur samaaloow idinku u taga Ciisaha aan is difaaci karin ee marxuumiinta ah. 5ta Soomaali hadii ay jirto muxuu awoowahaa iyo aabahaa uga dhex muuqanee waayeen Daraawiish iyo ONLF? 5ta Soomaali waa wax nacaska Daarood lagu soo dabo.
@omarabdillahiomar2402
@omarabdillahiomar2402 Ай бұрын
Guul somalida
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 Ай бұрын
Guul Somalia 🇸🇴 ❤❤❤
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Ай бұрын
Mansha. Allah dawlad deegaanka soomaalida ilaahay ayaa idinla jira guuuuuulaysta Isha allah SSC
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 Ай бұрын
Cise & somali wa isku mid 🎉🎉🎉🎉 Guleysta
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Ай бұрын
Somali waa soomali
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Ай бұрын
Ma sha allah guul ciidanka deegaanka Soomaalida guud ahaan from Garloogube❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 Ай бұрын
Somalia ha isracdo Guleysta
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l Ай бұрын
😂 Amiin Amiin Amiin yaa Rabi 👍
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t Ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin❤
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Ай бұрын
Aamin guul
@Aouled
@Aouled Ай бұрын
Guuuuul wilashayada liyuu police
@SmilingBarnOwl-jm6yy
@SmilingBarnOwl-jm6yy Ай бұрын
Guul somali Guusha Alaaha idin siiyo from somalia capital moqdisho
@user-ys5uv2hk1q
@user-ys5uv2hk1q Ай бұрын
Jugta culus ❤❤❤❤ from moyale dds gul❤❤❤
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 Ай бұрын
Reer moyaale geesiyaal
@mellowyellojello6520
@mellowyellojello6520 Ай бұрын
Guuul Somali galbeed, xuduuda soxidha ❤❤❤
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Mnsha allah somali guul waa inaan u midownaa cadawga canfarta,ala ha jebiyo canfarta
@user-ye7cz1xi5r
@user-ye7cz1xi5r Ай бұрын
سبحانك اللهم ربنا اعز الاسلام وانصر المسلمين
@hanadahmed1514
@hanadahmed1514 Ай бұрын
🎉waa runta walaal Somali somali baa leh ❤❤❤
@Ayyubahmed930
@Ayyubahmed930 Ай бұрын
Guul inshaAllah somalia Allaha hagueysiiyo Amiin yaa Allaah
@user-fo9ey2lg8e
@user-fo9ey2lg8e Ай бұрын
guul guul guul geesiyada somaliyed 💪💪💪
@najibabdi9676
@najibabdi9676 Ай бұрын
Somalia 🇸🇴❤️🇸🇴
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 Ай бұрын
Well done afaris don't cry. Thanks journalist s your courge bravery.
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 Ай бұрын
NUUR IYO GULED GUUL WALAYAAL MUQDISHO AYAAN HAMBALYO IDINKAGA SODIRAYAA GULAYSTA OO MIDOOBA
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy Ай бұрын
Walaalaha dds hadii ay ciidan nooga baahdaan hadanu nahay reer khaatumo diyaar banu u nahay soomalidu waa inay u midoobaan canfarata iyo xabashidaba guulaysta viva ssc khaatumo !
@hassandjamila3107
@hassandjamila3107 Ай бұрын
Incha llah wa guul
@hamdiaabdalla4772
@hamdiaabdalla4772 23 күн бұрын
Xeryuhu dhul somaliyed bay kuyaaleen awalba
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Ай бұрын
MAANTA CIISE. MAHAA. MAANTA SOMALI MAHAA
@bukhari4752
@bukhari4752 Ай бұрын
Ma aha waa waa DDS iyo canfar. Teeda kale markay i isaq, mj marexan, hawiye, iyo Raxanwayne so galan ba ladhihi kara somali ma Absame iyo ciise uun bad u taqana Somali.
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Ай бұрын
​@@bukhari4752wey tegeysaa hadi dagaalku kululaado
@farhiyohashi236
@farhiyohashi236 Ай бұрын
@@bukhari4752 dds ma ciise iyo absama kaliya saga somali oo dhanba dagte
@Diidnay
@Diidnay Ай бұрын
Galmudug maka soo dhaqaqnaa canfarta waxba ma ahan ila ardisababa aan nadiifino
@sinyeer
@sinyeer Ай бұрын
Hub iyo dhaqaalo ha lagu caawiyo.
@AliAhmed-ft8ld
@AliAhmed-ft8ld Ай бұрын
sstv iyo anfac media guuleysta. deegaanku ha guuleysto guushiinu wa guusha somali oo dhan dal iyo dibad ma joogto cagjar ee somali guul deegaanka ninkii mustaf mucaarada maanta wa dabadhilif
@abdihussein8917
@abdihussein8917 Ай бұрын
Maasha Allah ilaahay n guusha ha siiyo wlaalahayaga soomali
@user-fb1ff1mu2u
@user-fb1ff1mu2u Ай бұрын
Guuuleysta nayuu bolis waa geesi somalidu waa Wllo meelkasto aanjoogno waxaan dhiga ushùbayna ciidamad nayuu geeesinimo waa dhig ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Moproya
@Moproya Ай бұрын
Asc walaal kusali nabiga scw ❤❤❤❤❤❤❤
@NaimaAbdi-hs7cc
@NaimaAbdi-hs7cc Ай бұрын
Guul somali allaha iizeyo sharaf somali baa iska lee wileshena gesiyasha noolada
@XusenMaca
@XusenMaca Ай бұрын
Guul guul somali
@cabdiwali289
@cabdiwali289 Ай бұрын
Asc illaahay kacabsada canfartu waa muslimiin
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Ай бұрын
Muslim hadii yihin maxey ugu soo duuleen dalka somali waa la xabaalayaa
@farhiyohashi236
@farhiyohashi236 Ай бұрын
@@user-iz4tc3kh5q jawaab fiican ayaad sisay yaa dhiganaga ubaneyay iyaga
@user-bj5px8sm3j
@user-bj5px8sm3j Ай бұрын
Masha Allah guulba urajeynaya Somalie dhamanrede isha Allah
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf Ай бұрын
Aamiin Guuleed Aliflle iyo Nuur waad mahadsan tihiine halkaa ka wada Odoyada iyo kuwa laba afleeyaba hala karbaasho waynu xoroobiye insha Allaah 🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mustafelugatoor3863
@mustafelugatoor3863 Ай бұрын
Aamin alle ha u naxariisto dhamaan intii ka geeriyotey neyu police
@abdullmajidmohamed5332
@abdullmajidmohamed5332 Ай бұрын
Guul somali galbed 💚💙❤ 💪 🦁
@ExcitedArchaeology-nc7cb
@ExcitedArchaeology-nc7cb Ай бұрын
guul guul guul insha allahu
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 Ай бұрын
Guul shacabka sitti iyo ciidamada somali galbeed
@mukhtarmohamedali9886
@mukhtarmohamedali9886 Ай бұрын
Guul iyo Gobonimo Ogadeen wlahi waa somali dhab ah
@Somfox1
@Somfox1 Ай бұрын
haa laakin maxay xaga oromada Somalida ka dhacday Mooyaale , Jinacsani , Diri Dhaba , BaaBili .. Kilinka5 iyo Liyuu Police wax uga qaban waayeen .. Mar Hadii Oromo iyo Canfar wado Dhulboobka Dhulka SomaliGalbeed!!!!!!
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Ай бұрын
​@@Somfox1wa loo socdaa
@abdillahiaouledaouled1970
@abdillahiaouledaouled1970 Ай бұрын
Waa guul somali weyn mashallah ❤❤
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur Ай бұрын
Guul somali Mel walbo joogan salan sare from XAMAR
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Ай бұрын
Mahadsanid huno ❤️
@kulucowpeter4839
@kulucowpeter4839 Ай бұрын
Wax shanty layirahdo majirto ee waxaa jira afarta somaliyewen
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Ай бұрын
WALAAHII. GEESII. HADAL QAALII. AH AYUU. SHEEGEY. WARIYAHA
@abdirashiidcawaale6024
@abdirashiidcawaale6024 Ай бұрын
Asc guuuul geeesiyaasha soomaliyeed canfarta allaha jabiyo
@user-wz7yx7zn2k
@user-wz7yx7zn2k Ай бұрын
Guuuuuul soomaali galbeeed inshallah iyo ciidankeena geesiyaasha
@user-ys5uv2hk1q
@user-ys5uv2hk1q Ай бұрын
Guul iyo goboniimo ❤❤❤❤🎉
@rirachekheyr188
@rirachekheyr188 Ай бұрын
Dds ha nolaato , liyuuga somalida guulweyn iyaga iyo maleeshiyadka reer sitti wa guul guuleysta. Mashaallah.
@user-gh1wb2mg4l
@user-gh1wb2mg4l Ай бұрын
dhulkaaga iyo dhaxalkii awoowgaa nin qayrkay ahi haduu iga qaato awoowgay waa gablamay gabdhuu katagay,canfareey wa inoo hadaba
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Ай бұрын
Guul
@abusultan011
@abusultan011 Ай бұрын
Masha Allaah guul ❤❤❤❤ Erer iyo Biki waa gobolka Sitti
@ahmedelmi7236
@ahmedelmi7236 Ай бұрын
Asc asxaabta sstv waa naga farxiseen guul iyo gobanimo geesiyada somalida ee gobolka siti hajabeen canfarta iyo ciidamada itoobiya ee tuutaha iska dhigay oo canfar isku ekeesiiyey
@Mohamed-wv7qr
@Mohamed-wv7qr Ай бұрын
Guuuul cidanka liyuuu bolice degenka somalida insh guuul ban urajeenaya
@HawaHassan-mk1zs
@HawaHassan-mk1zs Ай бұрын
Ciiss. Wasomali
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 Ай бұрын
Guuuuuul somalia
@user-lu8fm6wo7p
@user-lu8fm6wo7p Ай бұрын
Maasha’alaah
@xanafi8654
@xanafi8654 Ай бұрын
hada waynu wada soconaa kusoco
@xanafi8654
@xanafi8654 Ай бұрын
guul guul guul inshalh
@abshirquraab1117
@abshirquraab1117 Ай бұрын
Aamiin aamiin janadii Allah geeyo shuhada dhulkooda ku dhimanaya
@ayanadam4102
@ayanadam4102 Ай бұрын
Mashallah guul guul geesi
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 Ай бұрын
Aaamiin Aamiin
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l Ай бұрын
😂😂😂guul guul guul walalaha somaliyed 😂🎉👍🤣
@user-kx8ph8bk2g
@user-kx8ph8bk2g Ай бұрын
Inshaa allaah
@user-dy1km9rs5x
@user-dy1km9rs5x Ай бұрын
Macha ALLAH.baga Seiko inu dintoo. Cadawgi somalida xasugay
@OmarWaberi
@OmarWaberi Ай бұрын
Guul somali galbeed inchallah 🎉🎉🎉
@dabaradenmedia
@dabaradenmedia Ай бұрын
insha allah guul ban uu rajaynya ciidankena gaarka ah iyo shacabka galbeedka gobolka siti run ahanti dadka soomaliyeed ee garab istaga inoo muujiyaay abaalkooda muu guudi karno ee allaha barakeeyo cid walbo wuxun inagu tageertay af iyo adinba way inoo qoraan yihin abaal wayna wanu uu haynaa🙏🙏🙏🙏💯💯
@Mumin497youtub
@Mumin497youtub Ай бұрын
Guuul Guul weyan marwalba
@user-fb1ff1mu2u
@user-fb1ff1mu2u Ай бұрын
Boqol iyo lix ebar canfar lagaga badi❤❤❤❤❤❤❤❤
@sheikhharun7310
@sheikhharun7310 Ай бұрын
Guuuuuul.🥰🥰🥰♥️♥️😎😎
@user-fb1ff1mu2u
@user-fb1ff1mu2u Ай бұрын
Nayuu bolis❤❤❤❤❤❤
@kidsalweyshappy3406
@kidsalweyshappy3406 Ай бұрын
Somali galbeed Guuul iyo gobanimo waxaan hambalyo idinkaga so dirayaa Xeebta degmada Cadale shabelada dhex cadale iyo cadeeyto waa isugu key mid viva Somalia
@deeqo1223
@deeqo1223 Ай бұрын
Somalida allaha guuleyo ❤
@akhalif579
@akhalif579 Ай бұрын
Guul insha allah canfar cashar baa loo dhigi markaan iyo xabashidooda
@AWALLEHDARAR
@AWALLEHDARAR Ай бұрын
Asc somali guuuul
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t Ай бұрын
ilaahay soomali Hamideeyo Guul Iyo Gobanimo💪💪💪💪💪💪💪
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Ай бұрын
GEESII. GEESII. DHALEEY. .MUCARD NIIMADAU. WA. MA'B DAA. . EE MAANTA WA.SOMALI NIIMO
@user-ld3gg9nd6y
@user-ld3gg9nd6y Ай бұрын
Inasha Allah guuul somali❤
@user-jz4sv1en4z
@user-jz4sv1en4z Ай бұрын
Guul soomaaliyeey
@KinghiilaacKinghiilaac
@KinghiilaacKinghiilaac Ай бұрын
Guul dds
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Ай бұрын
Guul dadkeyga Soomaaliyeed.
@mohedaxmedadariadari4866
@mohedaxmedadariadari4866 Ай бұрын
Maashaa Allaah!! Waa guul in si fiican ay Soomaaliya isaga difaacday Canfartii iyo xulafadeedii ku soo duushay ee dhulkeena doonaysay inay inaga qabsato, inkasta oo ay islaam yihiin, balse inaan iska difaacno islaam sheegte kugu soo xadgubay waa sharci in layska difaacno.
@safarle9284
@safarle9284 Ай бұрын
waad mahadsanthihiin, labo wariye oo si aad u qoto dheer uuga hadlay, inshaa Allah Soomali guul
@abdullahimataan7461
@abdullahimataan7461 Ай бұрын
Wa sax walaahi ❤❤❤❤❤❤😮😮😮😮😮
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 Ай бұрын
amin ya rabi allaha u naxaristo
@anisamahad3875
@anisamahad3875 Ай бұрын
Somaali hafii aa nahay dhukiii baan soo ceshanaynaaa inshalah guul iyo gobonimo ku dhinta
@MilyanDhaan
@MilyanDhaan Ай бұрын
Guul inshallah ❤❤😢
@user-tf8bu2ip1o
@user-tf8bu2ip1o Ай бұрын
Guuuul iyo gobonimo
@SALEBANMSHIRE
@SALEBANMSHIRE Ай бұрын
Waad ku mahadsan tahiin nuur iyo guuleyd waxan leyahey canfar waa xabo lagu qalday dhul ay iyaga laheyn bay duulan ku yahey somali galbeed way guleysan doonan
@ExcitedArchaeology-nc7cb
@ExcitedArchaeology-nc7cb Ай бұрын
somalida❤
@IlmiIlmi-tu5rs
@IlmiIlmi-tu5rs Ай бұрын
Ciise waa soomali inladifaacana waa sax waa walaaladeen
@naimoh3796
@naimoh3796 Ай бұрын
War halo gurumado ciida kan somalida ila iyo garissa iyo male kaste ee somali jogado
@idrissaidarous-hi3mf
@idrissaidarous-hi3mf Ай бұрын
Walahi wn ku seexana geesiyada liyu bolise wa runtaada guledaw Cagjar wa geesi fursad iyo waqti uun buu sugayey
@user-lw7up9oz6q
@user-lw7up9oz6q Ай бұрын
Noolow wad igu banaantahay
@trapjakers6353
@trapjakers6353 Ай бұрын
Ilaaho dado an muslimka ah dhiigooda kala badbaadi waryaada Diradiraalaha intaad joojisan Maad ducaysaan
@abdiahmed9590
@abdiahmed9590 Ай бұрын
Guul niyuga guuldds
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 Ай бұрын
❤❤🎉
@gulledmahdi9117
@gulledmahdi9117 Ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
@abdifitahmohamud6422
@abdifitahmohamud6422 Ай бұрын
Guul Ayan urajenayaa
@ExcitedArchaeology-nc7cb
@ExcitedArchaeology-nc7cb Ай бұрын
geesida somalida
@hassenfarah8233
@hassenfarah8233 Ай бұрын
Guulaysta Farda Awliyo iyo shacabka xaq udirirka ee galbeedka gobolka sitti.
@user-um6hy6mc5c
@user-um6hy6mc5c Ай бұрын
💪💪💪💪💪Soomaalibaan ahay Seef aan lakariniyo waxaan ahay suniyo boog saranseer kumariyoo waxaan ahay La sirikarin Summadaydu waxay tahay inaan jaro sibraha wixii soonahayga soogala e ogow ilka fiiqanay adoo silicssn baad noqon💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪
@user-kx8ph8bk2g
@user-kx8ph8bk2g Ай бұрын
Guul iyo gobonimo weeye
@MissHAA143
@MissHAA143 Ай бұрын
Iaahy naxariis wasaca hasiiyo
Sigma Girl Education #sigma #viral #comedy
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 94 МЛН
КАКОЙ ВАШ ЛЮБИМЫЙ ЦВЕТ?😍 #game #shorts
00:17
MAXAY YIHIIN LABADA QODOB EE SABABAY WEERARKII DUUFAANTA AL AQSA?
22:14
IMTIXAAN ADUUN PART 8
30:08
Family Sagal Channel
Рет қаралды 41 М.