DEG DEG; Beesha Habargidir oo tiri Farmaajo ayaa no ficnaa, Siyaasada Somaliya oo waji cusub yeelaty

  Рет қаралды 5,252

Shabelle Channel

Shabelle Channel

21 күн бұрын

Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
Subscribe Like Comment Share

Пікірлер: 25
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 19 күн бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 19 күн бұрын
Khayr Allaha ku siiyo sis. Aqligah Allaha ku siyaadiyo.
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 19 күн бұрын
walee gabadhaan waa libaaxad mar horaay sheegray ee waala maqliwaayay
@user-tl6ts3fi5b
@user-tl6ts3fi5b 19 күн бұрын
😂😂😂😂😂mooriyaan waaye kuwaan
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 19 күн бұрын
KKK xassan dhiiqo Waa Tuug naftiisa U xoogsada Dad iyo dawlad NIMO Dan kama laha dhiiqo beeso ayuu yaqaana 😊😢😅
@KingAbgalCaliGaaf
@KingAbgalCaliGaaf 19 күн бұрын
Viva waceesle cade, waan ku gumeeyay iska ooy, xamar waceesle ka taliyo. Waana ku xirayaa God ka jilicoow, ama habargidir ama darood, wixii is waalo waa la xiraa waana qaran dumis
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m 19 күн бұрын
Bismilah dowlad Aad ogoshihiinba lama arag!!!!!!!!😢😮
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 19 күн бұрын
Somalaay, waa Arkaydan in H G Shegetay Iskuna Markhaati Fureen, Inay Rideen Dowladi Dhexe iyo tii Farmaajo,waxa Diiden Dowlad kala Danbeyn iyo Sharci yihiin H G, Su'asheey waxa Waaye Marka laga Soo tago lee Dulmiga iyo Kibirka HG Somaali weyn Maxa la'gudboon????????☝🏼.
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 19 күн бұрын
Somaali Weyney, Waxan H G, Ka Ahayn, Waa Arkaysaan,H G, Inay Iyaga Isku Markhaati Fureen, Xaqii Afka laga Dabolo Kalyuhu Kaso Booda,Waxay Cadeyeen Inay Dowladi Dhex Shanta Somaali weyn,Ee Allaha U Naxariiste Aabo Maxamed Siyaad Bare, iyo ti Xabibi Malayini Mudane Madax weyne Farmaaje,Ay Afkooda Ku Shegayan inay Iyagu Rideen dunshern kana Danbeyen, Dulmigi Somali Dhexdeda ka dhacay😏Inalilahi waina ilahi rajucun,Allaha Weyna Naftiisa ka Xarimay,Dulmiga,wax Fiicana Ma'aha,Dulmigu H G, Shanta Somali Weyn waxa Dulmaya Oo Wax isku Diraayo Oo Qabailada kicinaya, ka dhex Shaqaynayo Oo Qabiil walba ku Duulayo waa Cidaa H G, Ah Ma'ah Haawiye weyne,waxa Haawiyen Kiciya Fadhisiya, Mugay wax Damac San yihiin ku Cataaba Tola'ayeey Yaa Haawiyen Ah yaa Irirsamale Ah yaa Hiraab ah waa H G,Waxa Aan Somali Weyn ka Maqnayna Ee iyaga ka mawan yaa Sheegi kara?? ????? ,Acuudu Bilaah,Hashu iyada wax Cune hadana Cabaadd,Hashu maanka gadee Ma Mishaarey liqday, Dowlad Haawiyen mid Isaaq iyo Mid Darood, Inay Dhalato iyaga Diidan, waa hadan Saan Rabo la'iiyeleyn Waa Ciideyna,Marka laga Soo tago Hanjabada dilk kufsiga,Ay meel walba iyo Mediyaha la taagan yihiin Dhiig badan waa daadsna Wiilal badan waa ku Dhimanayan,kana baqayn dhimasho,Habrahodi la'tagan yihiin Wiilasha Dalka Difaaca u ah kasoo baxa Difaac kaalaya ku dhinta Xaq Aana lahayn noogu Dagalama Hanti Dowladed iyo Guryo Dadow oo ay Xoog iyo Xeel ku Degen yihiin, Maxa la Haboon Somaali inteeda Badan marka laga Soo tago Dulmiga H G.
@MohaAfrah
@MohaAfrah 19 күн бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhh
@fadma638
@fadma638 18 күн бұрын
Umadan waa yaxaas ooynaayo😅
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 19 күн бұрын
farmaajo ilaahayow barake aabihi wadanka
@abdisamedahmed925
@abdisamedahmed925 19 күн бұрын
Habartan wali my noshahay tiibijo soo madilin yaa igu dhaamo
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 19 күн бұрын
Xasan culusow waa cuqubadii somali ay gashay waa tuug
@user-ru8em6hy8c
@user-ru8em6hy8c 19 күн бұрын
Shirarkii mudulood fara badnayee wagii farmaajo every three week shir mudulood waxaas waa dawlad iyo nidaam si aanay oo dhalan yaa wada nin daarood ah adiga dantaada yaa wada kee dantaadu ku jirtaa qof qabiil ku naca qali maha qabyaaladi iyo mudulood waa taas mid dhintay iyo mid nool ka harsan waayey subxaan ALLAH war Xasan Shiikhow waa la dhimanayaa fool xumo iyo inkaar dunida ha kaga tegin sumcadu ILAHAY agtiisa waxbay ku tartaa Siyaad Bara Ila iyo hadda naxariis ba ILAHAY loo weydiiya shacabka qabyaladii waa taas cagaf, huf Kala haad. Quruxley salaan sare abaayo dad baa hadalkaaga dhiba lakiin that is the reality.
@mohamedabdiaziz8341
@mohamedabdiaziz8341 19 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@KingAbgalCaliGaaf
@KingAbgalCaliGaaf 19 күн бұрын
Viva waceesle cade, wixii is waalo waa la xiraa, habargidir darood kuli
@KingAbgalCaliGaaf
@KingAbgalCaliGaaf 19 күн бұрын
Viva waceesle cade, waan ku gumeeyay iska ooy, xamar waceesle ka taliyo. Waana ku xirayaa God ka jilicoow, ama habargidir ama darood, wixii is waalo waa la xiraa waana qaran dumis
@cagajabeymedia6229
@cagajabeymedia6229 19 күн бұрын
Markii aad xasan shiikh kursiga saareysay maxaad adiga isu saari weyday mase ma gedmeysid miyaa qof kaa hunguri jecel majirtee
@user-tb8sn4ix9l
@user-tb8sn4ix9l 19 күн бұрын
Dhulka doowlada halaga kaco warka kale waa. Dhuqdhuq
@nmi2672
@nmi2672 19 күн бұрын
Qumayadaan wa cidan qiinay xage ka timid lurad eesan ledsen iska radinayso iskudir dulmilay
@gureymax7639
@gureymax7639 19 күн бұрын
Waxa kaa nacnacsiinaya sow qabyaalad maaha
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 19 күн бұрын
Farmajo uma jeediine dowlad nimada iyad fahmi laadihiin.
@makebravo7133
@makebravo7133 19 күн бұрын
DHILADII A BLACK MAILKA KU SAMAYN MIYAA LAXDAASU QOORO DAAROOD O SHUUNLEHBA LAGU WALAQO
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 15 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 33 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 16 МЛН
Hubka Mareexaan qabsaday yaa lahaa Xog rasmi ah
24:48
HANMAAL MEDIA
Рет қаралды 46 М.
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 31.07.2024
Somali Radio
Рет қаралды 303
Xog Xasaasi ah & Digniin Ku Saabsan Fadeexaddii Hubka!
8:20
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 58 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 15 МЛН