No video

DEG DEG Canfarta O Laysay Dad Qaar Re Somaliland Yihiin Jidkana Ugashay Dhamaan Somaalida isticmaal

  Рет қаралды 41,503

Anfac Media

Anfac Media

Ай бұрын

Пікірлер: 65
@daahirmohamed7139
@daahirmohamed7139 Ай бұрын
Waa wariye Wanaagsan oo. SOOMAALIYEED GUUL 13 JUL24
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t Ай бұрын
Inaalilaahi wa inaa ilaybi raajucuun Soomaalay ha khabanina Itoobiya ilaahay baa caafimaad idiin Haye waa run soomali waa usoomali
@MousseGabagabo
@MousseGabagabo Ай бұрын
Alaahu akbar alah unaxariisto walalehen soomaliyed
@loulaloula9520
@loulaloula9520 Ай бұрын
Machallah inchallah guulastay midnimo somalies states sitte
@user-vl8nj1on7r
@user-vl8nj1on7r Ай бұрын
Ilaahay haunaxariisto gacan kaxaqdaran ayaa dishaye
@HassanAhmed-sv2tc
@HassanAhmed-sv2tc Ай бұрын
Dagaalka hasoo galaan labadaa reer canfar somali waa u somali
@omarhassanomarhassan2091
@omarhassanomarhassan2091 Ай бұрын
Alalayo canfarta
@aganehabdou1671
@aganehabdou1671 Ай бұрын
Inalillah wa ina ileyhi raajicuun . Iyaga soomali wa u soomali ninkii didio ninkii doonaba 😢
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 Ай бұрын
Canfarta waa gaalo , muslimiin maha
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Ай бұрын
Subxaanallaah,tani waxay cadaynaysaa in somaaliyi somaali tahay oo iga uni iskala socayaaan, ilaahay sharkooda ha KUCELIYO umadan intaa wax dilaya
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Anagu soomaali ma nihin
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
Waa runtaa ma nihin wallahi ma amin sani inay isaaq Soomali yihiin
@geeljire1658
@geeljire1658 Ай бұрын
Haddii aadan soomaali ahayn noo daa Afkeena soomaaliga
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Iskugu khasbin Madaxaad Sheegayso Aduunka waxaan ugu necebahay Guuuùl iyo soomali waayo waa isku dhaqan
@YuunisCabdilaahi
@YuunisCabdilaahi Ай бұрын
😂😂
@Gadaaislaamaa-sl8nk
@Gadaaislaamaa-sl8nk Ай бұрын
Canfartu hadda waxaa ku talaabsadeen Ficilka waxashnimo ah. Cawaan ah.
@imanguuled1024
@imanguuled1024 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@loulaloula9520
@loulaloula9520 Ай бұрын
Allahou rayamou aux martyrs musulmans somalies states sitte
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Ай бұрын
SAAX. WAA. RUUNTIISA. WARIIYAHA
@Fessi_contryballs
@Fessi_contryballs Ай бұрын
CANFAR YAA CADAYNAYA IN AYLAYSAY LABADA NIN EE BAYACMUSHTAR MISE. KUWA AY KU ADEGSANAYAANA E. CADAWGA SOMALILAND IYO ETHIOPIA BAA. RAGAA LAAYAY
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 Ай бұрын
iidoor waa walaalihii xabashida ee ha dilaan ninka samaroon waan ka xun nahay waa nin somaliyeed???
@DjoharaIsmael
@DjoharaIsmael Ай бұрын
Waxa ladiley ayagoo leh ciisse manihin
@rirachekheyr188
@rirachekheyr188 Ай бұрын
Hashag wa magalo canfared
@user-hf9cm7th3v
@user-hf9cm7th3v Ай бұрын
Sidaasaan kaa rabaa cabdinuuroow
@daahirmohamed7139
@daahirmohamed7139 Ай бұрын
Waa Wsriye Soomaali ah 13 july 2o24 ilaan14 july 2o24 GUUL
@NumeyriMisbah-mz1vn
@NumeyriMisbah-mz1vn Ай бұрын
❤100
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d Ай бұрын
Ilahay waxaan kabar yayaa inuu masiibo ugu badalo dag daga waar kajooga hagaa jista dalkiina soomaliyeey malaayo islacuna gun ayaad tihiin wofba meel halagu gawraco ayaagaa is baday is nacay isku duulay
@mukhtaarmuxumed9060
@mukhtaarmuxumed9060 Ай бұрын
Iska hubi nimanku waa ree jigjiga waan gancsato itobyaana oo mherado ku le jigjiga
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 Ай бұрын
Isaaq weeye Aya la yiri
@mohamedAbdillahiElmi-ni7md
@mohamedAbdillahiElmi-ni7md Ай бұрын
Allah how naxariisto ganacsade mowliid mahamed aad baan uga naxay mowliid basra waa cidagale reer guleed nin qaaluya ayuu ahaa
@user-wm6ue3ze8j
@user-wm6ue3ze8j Ай бұрын
Kaliya waxay waxdhexyaalaan ciise madoobe anagu somali ma ihin dadkaa waxlaayay magarankarno
@abdinour8606
@abdinour8606 Ай бұрын
Caqligaaga intaas. Waaye lkn qof ina kala yaqaan malahan sawiryohoe
@rirachekheyr188
@rirachekheyr188 Ай бұрын
Waydiya sababta dadka lo dilay ~>>> Prof Abdiwahab Abdisamad ee kuqabtay 12 juillet 2024 kenya, Nairobi shirki lagaga hadlayay : Dagaalka canfarta iyo somalida sitti . Isago og in canfartu ay so werartay shacabka somalida ah oo dulkoodi jooga lagu xasuuqay oo ay 7 sanadodna barakac kuhayan . Dagaalku wuxu kaspcda dul somali ee ma aha dul canfared. Hala waydiyo prof Abdiwahab abdisamad waxa lo laayay 7 qof ee somali ah ee ay ku dishay canfartu Hawash ??? Prof abdiwahab abdisamad malaha wuxu dhihi doona ; 7 da qof ba gardarna ee canfartu way isdifaacen sidaso kale waki yidhi ; shacabka reer sitti way xasuuqen shacabi canfared.
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 Ай бұрын
Dhib maleh shscabka csnfarta hala laayo
@DjoharaIsmael
@DjoharaIsmael Ай бұрын
Imisaa la,idin lahaa war dadka wa cawaan cagaagan qaqaawan ee iska eega somaali wa somaali bas
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Way fiican yihiin ViVA.. idinka ku doontay.dhulkooda
@mellowyellojello6520
@mellowyellojello6520 Ай бұрын
Waa ina lo aaro raga Candho qawan wey faqeen 😡😡😡😡😡
@abdullahiali2732
@abdullahiali2732 Ай бұрын
Canfar wili isaaq iyo soomaali makala baran miyaa ? Malmahan oodhan hargaysa waxaa lagalahaa canfar jabuuti mucaarad ku ah aaynu soodhaweyno oo saldhigyo carro isaaq kasiino Iyagoo taa badalkeeda indhaha kalalinaya xasuuqa siti kadhacay ee canfari soomaali ugaysatay
@user-cc1ln6hy2b
@user-cc1ln6hy2b Ай бұрын
Waa ree Jijiga oo jijiga ayee kasobaxeen
@elmiainanache4596
@elmiainanache4596 Ай бұрын
😢😢yabadana
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid Ай бұрын
Jigjiga iyo canfar msxaa iskukeenay.
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 Ай бұрын
Dhulka ma jigjiga Bes ah BA 6 sano ayeey dagaal canfar Ku waday Somali 2000 oo qof ayeey dileen
@user-um6hy6mc5c
@user-um6hy6mc5c Ай бұрын
Soomaalidu xagay ka dhamatey oo ayla ganoodaa maxay waxa nimankani samaynayaan wax lamida iyo wax ka daran ugu samayn laayihiin hakay inkaartu kaga dhacday qoomkan Ma qoomyad la khasifay sidii daayeerka oo aan is ogayn inay khasifmeen miyaa . Waayaab🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️
@gigachad9879
@gigachad9879 Ай бұрын
Cadawgeenna koowaad Somali Xabiibkeenna koowaadna waa Itoobiya sow kuwii Afka la taagayey meel kasta yaa is gaarey
@omarhassanomarhassan2091
@omarhassanomarhassan2091 Ай бұрын
Meelkasto jogto
@omarhassanomarhassan2091
@omarhassanomarhassan2091 Ай бұрын
Anigu hada waxa ku sugantahay galafi
@AbdifatahMahamedaidid
@AbdifatahMahamedaidid Ай бұрын
Somalida ha laayo way ku fiicantay waayo dagaal toos ah ma qadanayaan nabad toos ahna ma qadanayaan waxoodu waa yac yacood
@user-hf9cm7th3v
@user-hf9cm7th3v Ай бұрын
Waxay dileen mawliid basra oo ciidagale ah oo reer guuldeed kasii ah cabdinuuroow saxiib
@MahamedFarah-sw2gu
@MahamedFarah-sw2gu Ай бұрын
Haaaaa walahi Mash Allha walalyala Habalyo
@Geelljireqoqay
@Geelljireqoqay Ай бұрын
Sheekadan Somali iyo canfar, Somalida ayay ceeb ku tahay, laba reer oo isleeg oo islaaya ma nihin, Canfar waa laba Qof, waar nimanka waa kibreen oo soo qabqabta oo dhagta dhiiga u mariya, sheekadan ha la soo af jarro, dadd 40 million ah iyo dadd 2 million ah ma dagaallami karaan,hadday wax kalle jirraan warka banaanka keenna,,,,,,,,,,,,,,,,,, Salaam all...
@abdellahyacin5648
@abdellahyacin5648 Ай бұрын
Miskin waa dad islama oo walalahene Horta al chabab kaa horee somalia niyow
@Geelljireqoqay
@Geelljireqoqay Ай бұрын
Raggu markay is xiniinyo qabtaan , sheekadu diin way dhaftaa, Somali waa Somali ,Canfar waa canfar period, sheekada soo gabaya oo soo afjara, haddii kalle Somali foolxumo ayaa ka raaci!!
@nasiryusuf3826
@nasiryusuf3826 Ай бұрын
Asc bro abdi sgr SL Maxa loo layay sow kay ET qaten kkkk
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 Ай бұрын
User Khaniiskaa tshy was maxaatahy duliyahow waxa la layey wa dadkii
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
VIVA CANFAR WAXAY OGAADEEN U ARKAANBA HA DILAAN
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 Ай бұрын
User Ogaden ma dilin ee walal aha irirsamale. Ogaden maxa hawsh ka jiro. Awey idoorki lshaa xabashi waa walaalaheen. Ha ku quustaan.
@kenediddirie8406
@kenediddirie8406 Ай бұрын
Cuuqdaad yururta miskin waaleh xabashi iyo Oromo iyo Canfar Somali ma kaala jacla
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
@@warsamemohammed9422 Waar xabashi baan idinka ka jecelahay berigii horaa isku kaaya soo raacdeen hadaan arag naa soomaaiyeey maxaynu isku nahay wallahi inaynaan waxba isku ahayn oo aanaan Soomali ahayn
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
@@kenediddirie8406 Hadaa ma faqsh baa na jecel
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
@@kenediddirie8406 haa cuqdad yuurur taan nahay caaw yahaw yuhuudaan wallahi idinka jecelahay iyo itobiya
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Cancer iyo sland isku dhufan maysid klmmm
@user-wm6ue3ze8j
@user-wm6ue3ze8j Ай бұрын
Anfac warkaaga waxbaa nogabaxay been ayaad sheegaysaa heshiisga etobiya iyo somaliland qofladilay canfata anaga waxbanagadhaxeyan waashacab aanu walaalo nahay waxba kugu raacimaayo buunbuunin beenbaad sheegaysaa
@abdinour8606
@abdinour8606 Ай бұрын
Walaal alle kuma siiyo sawirsanaa wsxaanu
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН
NAXDIN: MAXKAMADA OO LA SIXRAY IYO SHEIKH RUSHEEYE OO LOO WACAY
19:48
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 8 М.