DEG DEG:DAAWO DENI OO HADA CIIDAMO XOOGAN UDIRAY|MUUSE BIIXI OO QACDII UXUMEED KAYEERTAY|BAARLAMANKA

  Рет қаралды 12,757

Sool channel

Sool channel

21 күн бұрын

Пікірлер: 31
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 19 күн бұрын
Mashaa Allaah ilaahaya hakala qabuujo MD guul ❤️🇸🇴❤️🇸🇴
@user-xp3oz5mu8q
@user-xp3oz5mu8q 19 күн бұрын
dowlada Puntland wa ka goantahay in ay san ku eegan dadkan walalhena somaliyeed oo darika ah isku dhimanay masha allaah president Said Dani
@lulm6983
@lulm6983 19 күн бұрын
MashaAllah guul walaalaha nabada la dhex dhigay. Said Dani, ciidamada Puntland guuleysta waligiin🎉❤❤❤
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 19 күн бұрын
BANDIIRADLEEY WAA DHUL LEELKASE HABARGIDIR WAA FULAY DHUL LAAWE WAA INEEY QAXIYAAN HAWIYE TURKAANO WAA FULAY GAADMO IYO DHUL AYSAN LAHAYN MA HELI KARAAN WAA LA XASUUQAY HABARDIGIR IYO HAWIYIHII LA SOCDAY GUUUUUUUUUL LEELKASE IS NOT EASY VIVA
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 19 күн бұрын
VIVA Puntland Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@herbimoha
@herbimoha 19 күн бұрын
MASHA ALLAH ilahay nabad hakala dhex dhigo somali isku dhamaneysan waa ku daalay thanks said dani and all of reer Puntland
@bby6
@bby6 19 күн бұрын
Mashallah guul iyo gobanimo galmudug state and puntland government state of Somalia inshallah sacad iyo leekase wa walaalo mardanbe yey dhicin dagaalo an la isku kiin drin inshallah
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 19 күн бұрын
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu ilaahay hakala qaboojiyo🤲🤲☝️☝️♥️♥️♥️♥️♥️ ☝️🤲🤲🤲🤲
@khalifjama3925
@khalifjama3925 19 күн бұрын
Maansha Allah guul iyo nabad dadka walaalo ah ilaahay nabad hs dhex dhigo
@snw9257
@snw9257 19 күн бұрын
Masha Allah Tabaraka Allah tabaraka Illahayow nabad dhex dhig shacabka Somaliyeed ee coolaadu dhibatada badan dhex martay.
@lailakulane9169
@lailakulane9169 19 күн бұрын
masha alla Sool chanell nice waraka somaliya no so gudbisid
@lailakulane9169
@lailakulane9169 19 күн бұрын
DOWLADA pUNTLAND WAKU MAHADSANTAHY IN AY KA QAY QADATO NABADA THANKS SAID DANI AND ALL
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 19 күн бұрын
Guul dowlada puntland dowlada galmudug oo hishiyan
@abobasement346
@abobasement346 19 күн бұрын
Adeer waa lagu yaqan idor ben quteh 33 sano bay ku nolayen ben ku nolayen ilahay idin dulay in shah Allah
@zainabraan9446
@zainabraan9446 19 күн бұрын
Firdhiye mooshin halaga keenao sababtu daaroodo oo dhan waa ka xanaaqen in uu tago jabuuti
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 19 күн бұрын
Waa dad janaana
@heethaat
@heethaat 19 күн бұрын
waa ku daalay dhiig sokeeye ialahy hakala qaboojiyo Puntland haday soo gashay insha allah no more dhiig daatah
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 17 күн бұрын
Illahow nabad waarto dhaxdhig
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 19 күн бұрын
Ogaadeen dhulkiisa wuu ilaashadaa ⁉️⁉️ what about hartiwayne iska jira please 🤔🤔✅🤲🏾🤲🏾🛑
@jayjow5165
@jayjow5165 19 күн бұрын
Puntland waa naga so dahday please kala dhexgal dadkan aan garaneyn waxa ka dhexeya oo ay isku dilayaan
@mohamednuur9770
@mohamednuur9770 18 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk 😢😢😢😢
@Roteyaani
@Roteyaani 19 күн бұрын
😂😂😂😂
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 19 күн бұрын
Qaci kama dhamaato muuse juudan iyo kooxodiisa😀
@SaciidYusuf-sf9lt
@SaciidYusuf-sf9lt 19 күн бұрын
Hhhhhhhhhhh america ma djabuuti iyo soomaaliyaa ayaay moodeen
@user-wl9kb8lf1e
@user-wl9kb8lf1e 19 күн бұрын
Maxaad kawadaa mamul g iyp D butland😮
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u 19 күн бұрын
Puntland soomaliya way ka goosatay dowlad ayaanu kudhawaaqnay .Galmudug xassan sheikh bay wali hoos joogaan iyaga iyo intiikaleba😂😂
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 19 күн бұрын
Laakiin dagaalkaan aslshaab ayaa dabada kawada waana la og yahay
@AhgacaanAwad
@AhgacaanAwad 19 күн бұрын
Beenaale qaawan. Dhulmahante gaajo
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 19 күн бұрын
Hartiyoow dhulkiina ilaashada 7 brothers blood 🩸 everywhere oo harti dago intaan one qabiil lamadhin stop 🛑 please
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u 19 күн бұрын
Madaxwaynihii Somaliya baa alshabaab noqday😂la xisaabtan iyo maxkamad sare oo mamul gobeleed in lasameeyo weeye si kuwaa xun xun oo amison xamar ay ku ilaaliso midba mar loo jiid jiido oo waajibkooda loo mariyo
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 19 күн бұрын
Waa isku dir aad isku diraysid puntland iyo.galmudug. namiin waaxid, adigoo dhulbahante ah maxaad ka heli puntland dagaal.lagu qaado muse juudan miyaa hoosta ka geli sida kaa.muuqato.puntland waa dowlad gaamurtay ama jeclaaaaw ama ha jeclaan.period..
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 78 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 18 МЛН