DEG DEG:DAAWO DHAAWAC YADII BEESHA SACAD OO HADA|SOMALIA OO HADA LAKULMASA ALSHABAAB|ISIMADA SSC OO

  Рет қаралды 9,624

Sool channel

Sool channel

13 күн бұрын

Пікірлер: 44
@Mideye157
@Mideye157 12 күн бұрын
Somali ha heshiiso oo Xabashida iyo Jeeganta la socota ha uso jeedsato
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 12 күн бұрын
Irir samaale dhexdiisa baa heshiinaya Darood waa ka feejigan yahay dhagarta irir samaale 😂😂😂😂😂
@zahroyussuf996
@zahroyussuf996 12 күн бұрын
Ilaahey waxaan ka baryeynaa in kuwa dulmiga wada in alle ka qabto
@lorenzlischer3682
@lorenzlischer3682 12 күн бұрын
Jisakalh qeeyr
@MAOmar-oy2uh
@MAOmar-oy2uh 12 күн бұрын
Daruudow àdeega Caafimaadka kor uqaada.Cusbitaalo , Shaybaadho heersare ah dhisa . Dhakhaatiir nooc walbaaba leh. Ka kora in dhaawacyadiina loo qaado degaanno cadow idin neceb. Wish you have sense and sensibility. God bless 🙏 you 🙏 Amen😢
@user-qp6ii3pq9y
@user-qp6ii3pq9y 12 күн бұрын
Aamiin AamiinAamiin
@HassanAli-vu3ko
@HassanAli-vu3ko 12 күн бұрын
Waa Arin wanaagsan in soomaaiya Heshiiso
@user-pp7hs7zz9s
@user-pp7hs7zz9s 12 күн бұрын
Waa yaabe. Sidee loo aammini karaa dadkan dhagarqabayaasha ah ee ummaddii soommaaliyeed xadaw ku noqday illaahow soommaali u sahal
@ayanlemohamed5956
@ayanlemohamed5956 12 күн бұрын
In lala hadlo Alshabaab inta ka maqan xukuumada waa fiicantahay
@user-ky7gs8js6h
@user-ky7gs8js6h 12 күн бұрын
Saxiix
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 12 күн бұрын
Guul soomalilnd 💚🤍❤️
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 12 күн бұрын
Naga daa ha heshiiyeene. Soomaalidii cabsidu haka baxdo ee
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 12 күн бұрын
❤❤❤ waa SHAASH. Mahadsanid abti
@abdulkadiralinoor3112
@abdulkadiralinoor3112 12 күн бұрын
ASC dawlad federalka sheegta waa Shabaab shabaabna waa isku mid Dhamaantooda khayoon qaran bay Wadaan.
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 12 күн бұрын
SAAXIIB WARKAA XAGGEE KASOO XIGATEY ALSHABAAB IYO DOWLADDA XASAN DHIIQO AYAA WADA HADLAYA WALOW AY WADA SHAQEEYAAN
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 12 күн бұрын
Waxay egtahhay In Siddii dalibaan ayaa kugu wareejinayo dadlka siiba. Koonfur. Waa fiicantahay wada hadal 😊y
@Maxamadyusur
@Maxamadyusur 12 күн бұрын
Hawiye waa walaalo haday hashiiyaan waxna kamaqabno xasan shiikhba waa shabaab soomaalida Kalpana makhuseeyo
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 12 күн бұрын
xasan sheekh muxu iskugu dhiibay alshabaab
@sahramohamed5314
@sahramohamed5314 12 күн бұрын
Somali way isku dhamaataye alaylee hala heshiiiyo
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv 12 күн бұрын
DALXOOW WAAD DANBAYSAA 7 BARI KA HOR AYAAN LA SOCONAY
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 12 күн бұрын
alshabaab waxaysan ahayn ba laga dhigey laakin alshabaab wa snm
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 12 күн бұрын
Dagaal sokeeye kan kudhintaa waa ahli naar kii abaabulay sidoo kale kan maal geliyey sidoo kale kan ku dhaacwamana allaah uma boog dhayo
@aminagaiye4608
@aminagaiye4608 12 күн бұрын
Alshabaab hadda dalka ayaga ayaa xukumo ee yaay la ha shiinayaan en, madaxweyne xasan waa shabaab ee yaa ka maqan.
@soyanhussein6906
@soyanhussein6906 12 күн бұрын
War sacad cadow maahan Seey kaa nowotay? Waa laisdagaalaa lkn beel soomaliyeed yaan lagu tilmaamin cadow
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 12 күн бұрын
Dadka maa la kala celiyo
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 12 күн бұрын
Awalba yaalahaa Soo qadar iyo Maryland Ku malahayn
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 10 күн бұрын
shabaabka dadkii ay dishay ayaa larabaa in looga aaraa
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 12 күн бұрын
Alle umasa kaa qabey.sixun wax.i sheeg sixir wuu ka daran yay
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 12 күн бұрын
Habargidir wey jabeen dhul Daarood waa idinka xaaraan waa la xasuuqay hawiye viva Darbi Daarood VIVA MaashAlaah
@olowjumbur1175
@olowjumbur1175 12 күн бұрын
Sxb dhaawacyada hal beel ayaad noo sheegtay aaway this kale .. tan kale beesha xawaadle ayaa dhameyn karta kaligeed
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 12 күн бұрын
VIVA SSC Khatumo❤ Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 12 күн бұрын
WAA DIBINDAABYO KALE OO LA MID TII DOWLADI CABDILAHI YUSUF AUN EY KU DUMIYEEY HAWIYE , SANCADALAHA IYO CARABTA QARANKEENU KA DEGI LA,YAHEY. WAR SOMALIYEY MARBA SHAR BEY NO SOO GASHTAN HIRAAB. KA TASHADA OO MEEYAY SHIRKI GAROWE OO SOMALIDA SAMAHA JECEL ISUGU IMAN LAHAYEEN, HALOOW L.GREEN, DENI,AQOONYAHANADI,DUMER,DHALINYARO KA HORT TAGA CADAWAHA ISKU TIIRSANADA. SHISHEYUHU WAA MASIIBO.
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 12 күн бұрын
Halka u xun adiga alle ku mari
@Abdi-hx7zq
@Abdi-hx7zq 12 күн бұрын
Yaa dalloway mawaalan tahay hhh hadal alshabaab hhhhhhhh
@xamarimohamed9080
@xamarimohamed9080 12 күн бұрын
Runtii waa mid aan sugaayay aan wada hadalka u bilaamay al al-Shabaab iyo dawlada mashaa allah waa illahay mahadiis mar haddii la gartay wada hadalku waa aan heshiino.
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 12 күн бұрын
Xasan bakhti kenyati u sujuude haduu alshabaab la heshiinaayo muxuu ciidamadii ugu dhameeyey xasan dhiiqo dawlad ma ah mw ma aha wuu fashilmay xasan xoolo
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 12 күн бұрын
ssc khaatumo guuleysta
@awilmohamed8473
@awilmohamed8473 12 күн бұрын
Alle Daarood haddaanu nahay waanu hoognay,Hawiye ayaanu isku doonanay, Isaaqbaa nalaku diray,oo Waxwalba na siin jiray,meel walba dab baanu isku shidnay,Bal eeg Laascaanood baa maanta Gaajo looga cararey,Garoowe oo Nala sinayd baa maanta Hablahayagii yar yaraa dawarsanayaan.
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 12 күн бұрын
Guul soomalilnd 💚🤍❤️
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,2 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН
DEG DEG SHACABKII OO FARMAAJO U KACAY IYAGOO HUB QAATAY
24:10
Zaki honest Official
Рет қаралды 18 М.
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,2 МЛН