DEG DEG:DAAWO JABUUTO OO AQONSATAY SSC|CAARE OO HADA CEERIGABO|FAYSAL WARABE OO KU BARORTAY FIRDHIYE

  Рет қаралды 15,643

Sool channel

Sool channel

14 күн бұрын

Пікірлер: 64
@shukrifarxan8065
@shukrifarxan8065 13 күн бұрын
Ilaahay baa aqoonsiga bixiya iyo wanaag kastaa oo bulsho ay gaarto ❤
@user-yd2hd9me5x
@user-yd2hd9me5x 13 күн бұрын
Mansh Allah ilahaya haidin xifdiyo guuuul iyo gobanimo ssc khatumo hambalyo tolkayga 😊
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 13 күн бұрын
Caare waa neef cml
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 13 күн бұрын
Dalxe eeddo warqadaha Waanu Ka Xanaaq Naa Ee Af Ka Makaga Dhawaaqeen Dj❤❤❤🎉🎉🎉
@user-km5pc3wm9t
@user-km5pc3wm9t 13 күн бұрын
Insha Allaah guuuuuuuuuuul ssc khaatumo iyo gobanimo
@camilarose2539
@camilarose2539 13 күн бұрын
WALAL WAA MUNAFAQ INA GEELE YAN LAMININ
@AnabMohamad-wu3lf
@AnabMohamad-wu3lf 13 күн бұрын
Aqoonsiga Cumar Geele Cidna uma baahna. SSC Qatumo waa Maamul Mug iyo Miizaan leh. Kana horaysaa Maamul Goboleedyo kale ee Muddo dheer dhisnaa. Guul SSC.
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 13 күн бұрын
SSSSCCC khatomo guuuuuul maansha Allhaa Agbar
@xaawocumarcali51
@xaawocumarcali51 12 күн бұрын
Waaguul wacan
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 12 күн бұрын
War jabuuti m
@kiinadan6786
@kiinadan6786 13 күн бұрын
Waa khiyaamo sadex gees ah ayaan u malaynayaa! SSC aqoonsi uma baahnee waxbaa jirra!🥺🥺
@abdirahman6614
@abdirahman6614 13 күн бұрын
Ciidamada SSC waa inay gacanta kusoo dhigaan caare gacan bir ah waa in lagu soo qabta caare insha allah ciidamada SSC gacanta ayey kusoo dhigayaan caare insha allah guuuul guuuul guuuul ciidamada SSC iyo shacabka somaliyed ee reer khaatumo off somaliya guuuleysta waligiin cadowgiina dal iyo dibadba kala jooga ha jabaan oo ha burburaan oo ha dhacaan allahuma aamiin aamiin aamiin yarabii
@Abdi-hx7zq
@Abdi-hx7zq 13 күн бұрын
Ma aamini karoo hhhhhhhh because of dhagarta jabuuti😮😮😮
@AhmedGeele-bd8hx
@AhmedGeele-bd8hx 13 күн бұрын
Victory ✌ khaatumo daraawiishta jamaahiirta ❤
@sadiajimale1022
@sadiajimale1022 13 күн бұрын
Subxaanalah, maxey tahay aqoonsigga Jabuuti looga baahanyahay, SSC aqoonsigeeda xinjirta dadkooduu ku yimid, ilaahey ka sakow cidna uma baahna.
@ahmedabdi8094
@ahmedabdi8094 13 күн бұрын
Waa adduun caare oo badhidiisa iyo calooshiisa qaadi la'a uu ssc usoo goodiyayo
@Maxamadyusur
@Maxamadyusur 13 күн бұрын
Ogoow xasan shaikh Kuma aqoonsana ee adigu ma jabuutibaadtahay mise soomaali
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 13 күн бұрын
Insha Allaahu somali muslim isku mida ‼️ ruuuxa dagaal ku baaqa Allaah ha ka soo qabto ‼️ Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲🤲🤲😭
@Umo580
@Umo580 13 күн бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@user-be5dz1sm2v
@user-be5dz1sm2v 13 күн бұрын
Warkaasi haduu xaqiiqo yahay inay aqoonsatay ssc khaatumo waa guul farxadle
@XaawoCabdiweli-rb5oi
@XaawoCabdiweli-rb5oi 13 күн бұрын
Caare waligiiwuu hajabijira waxnamataro ssc khatumo guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ssc paawae
@QalinEgueh
@QalinEgueh 13 күн бұрын
4:13
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 13 күн бұрын
Jabuuti Waa cadawga Soomaaliya guud ahaan laakiin xataa haday aqoonsatana Dan Bay ka leedahay khaatumana ma baryayso aqoonsi
@user-xe5td9sj3e
@user-xe5td9sj3e 13 күн бұрын
Jabuuti khiyaanay wadaa dacadiy majirto e ee halo toog hayo
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 13 күн бұрын
💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘 💘💘💘 viva khatumo state 💘💘💘💘💘💘💘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💘💘💘💘 💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘
@maxamedmuuse7754
@maxamedmuuse7754 13 күн бұрын
Guul guul guul
@user-rd2jm5ij2v
@user-rd2jm5ij2v 13 күн бұрын
Diyaar
@Am_abdalla
@Am_abdalla 13 күн бұрын
War cidna aqoonsi kama rabnee waxaan rabnaa isku tashi iyo horumar midnimo iyo inan cadowgeena iloobin mara aan xasuuusano madaafiicdii burburin masaajidka dhakhtarka iskoolkadii xasuuqii shacabka reer intaa ha iloobina 😢😢😢😢
@FaizaNalayeh-fs7em
@FaizaNalayeh-fs7em 13 күн бұрын
Waa baan waxa ku jira sir baa ku gorsoon waxa ay rabaan maxaabiist run kama ah 😂😂
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 13 күн бұрын
Why we care about aqoonsiga jabuuti. Viva Khaatumo Republic
@user-pq2yu7kw8d
@user-pq2yu7kw8d 12 күн бұрын
Dee madaxweynah Soomaaliya waa ismaaciil cumar geele
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 13 күн бұрын
Ssc ayuu la wareegi doontaa ceerigaabo
@ubahguled5047
@ubahguled5047 13 күн бұрын
Aqoosi majiree waa dhabar jabin. Illaahay hanaga qabto. Jabuti iyadaa lugaheeda ku istaagi lahayd.
@maryamalinuur9337
@maryamalinuur9337 13 күн бұрын
Cajaa,ib ma jabuuti oo dawlad kale ah baad aqoonsi uga baahan tahay war heedhe ninyahaw wax fahan ssc yagaa is aqoonsi isugu filan ee hagaaji warkaaga, from gabadh ssc ah
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 13 күн бұрын
😮ww
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 13 күн бұрын
Faaysal Caaqilkii Hangoolka watay ayaa u jawaabaya. Anigu faaysal waa qarxiye waayn waan ka helaa qarxintiisa iyo waxa lagu tashaday ugu soo qarxiyo 😂😂😂
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 13 күн бұрын
💘💘💘💘 khatumo state 💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘 💘💘💘💘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💘💘💘 💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘
@AnabMohamad-wu3lf
@AnabMohamad-wu3lf 13 күн бұрын
Iidoor Faata Baqda waa lagu yaqaan. Kadibna Baalaha wax iga yaaceen bay dhahaan. Caare Bulqbulq Habraha soo qabanayo ileen ma carrari karee .
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 13 күн бұрын
Dhulbahante soo erya sacadyooniska biciido ha aar goosatee awalba degaanada hartiga ayaay ku dhuuman jireene haduu caare caare soo ciyay wuu casuman yahay. Soo soco siraadaay dhe 😂😂😂
@FaizaNalayeh-fs7em
@FaizaNalayeh-fs7em 13 күн бұрын
Kkkk
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 13 күн бұрын
Caare wiilashii sooqaqaban jiray baa ka soohoreeya
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 13 күн бұрын
Awalba sow gobol maynan ahayin??!!
@hassanossoble9435
@hassanossoble9435 13 күн бұрын
Iska Hubi Waxaad Sheegayso Hood u Daadeg
@user-pp2mj7dl1u
@user-pp2mj7dl1u 13 күн бұрын
Cadawga somaliland hajabo laaykta iisaara qarafo laakiin kuusaari mayno laaykta dawarsade 😂😂😂 somaliland way guulaysatay kanax oo nafta waa istubidh
@maryamalinuur9337
@maryamalinuur9337 13 күн бұрын
Odayga jabuuti isagaa tiisii haysataa oo dalkiisa ay canfari qaadanaysaa oo etiopia kala jaraysaa soomaaliya iyo jabuuti, jagaa jasiirad cidlo ah oo xabishi rabtaa inay qaadato badahooda.
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 13 күн бұрын
Caare waa qayilaad buu rabaa muuse lacagka rabaa haku fogaan waa beedani
@Sahra-ye2hv
@Sahra-ye2hv 13 күн бұрын
Geele horor Dawn hadhoco ismaaciil calool kuus weji uma hayo😮😮
@jawariguulet4929
@jawariguulet4929 13 күн бұрын
Macne iyo miizaan ku juro aqoonsiga jabuuti ma leh. Waxa İsmail omer geele ka rabyo SSC khaatumo ayaa ubaahan in hoos loo fiiriyo
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 13 күн бұрын
Goorma ayuu ku dhawaaqay yaase maqlay aqoonsiga Harti oo dhan farxad bey u tahay haday rumoowdo
@QaliSharif
@QaliSharif 13 күн бұрын
G.imanka iyo B.calamka aya ku aqonsaday UN dhexdisa ugayarsnlagaga hadlay ssc o ku aqonsatay maxay tahay aqonsiga malinkast ayo noo shegan somaliya iyo cidnkasta Wanba yabay dhaki banba ka qaaday
@user-bx6ey7em6d
@user-bx6ey7em6d 13 күн бұрын
Reerku ma umulbaa? Mida kale Yaa in dawlad Goboleed aqoon Sada? Xamar baa Aqoonsiga idiinka Xirintahay.
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 13 күн бұрын
Caare waa kadab goiisii maantaa ugu danbaaysa sacad yoonis ceeri gaabo. Caare Banaan Kuu is dhigay. Wuu iska ciyay hada badbaadi maayo Maadaaba UU hadlay waay ka soo dhawaatay 😂😂😂😂😂
@museosman8296
@museosman8296 13 күн бұрын
Ismaaciil khiyaamuu wataa waa la ogyahay xasuuqii uuka gatsten laaska idinkoon wax hubsan wax kasta hiyi raacaaadaan
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 13 күн бұрын
Warya sool channels jabuti ma aqosano shir qol bay u dhigasah
@bby6
@bby6 13 күн бұрын
Caare asago qaxooti ah bu qardho jogi jiray wax u yahay malaha brother wa afka nool
@israwadani9113
@israwadani9113 13 күн бұрын
Kkkkk war caare goormuu nin cajiiba noqday ma ninkii kasoo cararay muuse juudaan oo aan ku luqluqanay eryaday maaha miyaa bal car caaroow na hor kaalay anaga fadhigii baaba kudaalay e
@MohamedAhmed-xn1eo
@MohamedAhmed-xn1eo 13 күн бұрын
Wajilooxoow,dadka beenta kadaa, xaarka iska du adigu .
@user-vh2ok1jb9d
@user-vh2ok1jb9d 13 күн бұрын
Xasan shiikh, cumar geele, muuse waa beenlow tuuga sedexdooda wey is ogyihhiin.
@KaabaCilmi-xi7rp
@KaabaCilmi-xi7rp 13 күн бұрын
Shacabka yaa ka dhaadhicin in ay sadex dooduba is ogyihiin aabahooda abiiy yahay
@huseinnur5961
@huseinnur5961 13 күн бұрын
Asc dhalanteed rumood ha noqon. Jabuuti aqoonsi ku.ahayso eehalaysku kalsoonaado
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 13 күн бұрын
😮ww
Optogenetics: Illuminating the Path toward Causal Neuroscience
3:54:38
Harvard Medical School
Рет қаралды 1,7 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 31 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 14 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Waar Dag Dag ah!!!
33:01
somalia media News
Рет қаралды 10 М.