DEG-DEG Dagaal Culus oo ka Socda Galbeedka Gobolka Siti Iyo Maleeshiyadii Canfarta oo Baacsanayo.

  Рет қаралды 42,624

SSTV

SSTV

4 күн бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZfaq, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZfaq.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZfaq channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 86
@Abdihalayay-yc6fq
@Abdihalayay-yc6fq 2 күн бұрын
Abaal wayin o la so koobi karin ayan u ahayina dhamaan dhalinyarada ogaden, ano ku hadlaaya afka dhalinyarada somaliyeed ee dagan magalada somaliyeed ee diri dhabe 👑👑🇸🇴🇸🇴💖💖
@M.sacid-ys2ie5zx4t
@M.sacid-ys2ie5zx4t 2 күн бұрын
THANKS BROTHER WE ARE ALL BROTHERS WE REALY LOVE YOUR COMMUNITYSO LET US CATCH THE HANDS EACH OHER
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Күн бұрын
SOOMAALI OO DHAN MID QORIGA SITA IYO MID NIYADDA KA TAAGEERAYA OO U DUCAYNAYA WALAALAHOOD❤❤❤❤❤😂😂😂😂
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 2 күн бұрын
NUUR IYO GUULEED WAAN IDIN SALAAMAYAA WAAN XIISEEYAA FALANQAYNTIINA GUULEYSTA SAAXIIBAYAAL. FROM LAASCAANOOD SOMALIA
@rahmoismail8144
@rahmoismail8144 2 күн бұрын
Maasha Allah guuleysta Soomaalida ❤❤❤❤
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 2 күн бұрын
WERIYEYAASHA REER OGAADEENIYA WAA WADDANIYIIN DHAB AH GUULEYSTA SAAXIIBAYAAL. FROM LAASCAANOOD SOMALIA
@mellowyellojello6520
@mellowyellojello6520 2 күн бұрын
Guuul iyo gobonimo 💪💪💪💪❤️❤️❤️❤️
@exchacfarmyiidhii1010
@exchacfarmyiidhii1010 2 күн бұрын
Cagjar alaha xafido
@AdanBarreh-do6vk
@AdanBarreh-do6vk 2 күн бұрын
Masha allah guuul somali nimo
@hawoali120
@hawoali120 2 күн бұрын
Mashaa Allah guul guul inshaa Allah 🎉🎉🎉🎉
@yasminjama2703
@yasminjama2703 2 күн бұрын
Welkom 🤗 Guuleed iyo Nuur!
@MaxamedAhmett
@MaxamedAhmett 2 күн бұрын
Soomaaligalbeed guuleyso🇸🇴❤
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 Күн бұрын
Allow Somalia mideey ❤
@loulaloula9520
@loulaloula9520 2 күн бұрын
Machallah inchallah guulastay midnimo somalies states sitte
@abdikarimabdirahman7898
@abdikarimabdirahman7898 2 күн бұрын
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahamdulillah
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko Күн бұрын
5 shanta soomaali weyn guul iyo gowanimo iyo geesinimo in shaa Allaah❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯🤲🤲🤲🤲🤲✊✊✊✊✊💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍
@OmarWaberi
@OmarWaberi 2 күн бұрын
Guul iyo gobonimo somali galbeed inchallah 🎉🎉🎉
@madizinike7138
@madizinike7138 2 күн бұрын
Gul iyo gobonimo tolkey Ciise 🩸🩸🙏🏾💪🏾💪🏾💪🏾🦁🦁🦁
@KINGSO880
@KINGSO880 2 күн бұрын
❤❤❤ guuleysta my brothers
@MahamedSubagle
@MahamedSubagle 2 күн бұрын
Walalaha. Qaaliga. E. Sharaf.talee. salan. Qaali. Ah. Ayaad. Modantihin. Gupapadu. Waa. Dagalka. U. Guwain. Weyin.
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Күн бұрын
Inshaaallahu waad guuleysanaysaan .
@asawirbukhari5130
@asawirbukhari5130 Күн бұрын
ILLAAHAYOW SOOMAALI MAXAMMAD GUUSHA SII
@hawayabane
@hawayabane 2 күн бұрын
Masha allha guulaysata tolky
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 2 күн бұрын
Guul soomaaligalbeed❤❤❤❤❤❤
@fadimaruun1145
@fadimaruun1145 2 күн бұрын
Guuuull Guuuull somali
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol 2 күн бұрын
Salam wariyasha sharaftale guled iyo nur 3 magac danakul cafard cadow ali waa 3 magac waada dhuragalinta waah yer baa kahadhay gushi kamadabenta ah taariqda nixusidonto gesiyasha afkooda ubka culus ku ridaaya cadowga somalida waqoyiga gobolka sitti abalwen niihayna magacda gesiyasha somalie jamac galed nur guled bare abdouraman alfa grub media nolada allah hakuxafido dhamantin gul gobonimo viva gashan burta o i ogaden isse
@MedAbdiElmi
@MedAbdiElmi 2 күн бұрын
Guuledow dabamara marhoore ayaladhaafay ee wadanlahely
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 Күн бұрын
Alle SWT ha idin barakeyo dhamantin
@saadasaidhildid1912
@saadasaidhildid1912 2 күн бұрын
3dex magaca ayeey leyihiin odacali danakil cafar
@loulaloula9520
@loulaloula9520 2 күн бұрын
Allahou rayamou aux martyrs musulmans somalies states sitte
@MoussaMiussa-v3j
@MoussaMiussa-v3j Күн бұрын
Asc wan nisalamay dhamantiin bahda somaliyed iyo koxda sstv
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 күн бұрын
OROMO, AMXAARO IYO CAFAR SADEXDAAS WAA ISKU DHINAC WAAN OGNAHAY. SOMAALI GALBEED GUULEYSTA
@adenharedomar9310
@adenharedomar9310 2 күн бұрын
War meesha waxaa isku dillaya amxaaro oromo iyo canfar isku dhan ah iyo ciise iyo ogadeen isku dhinac ah ogaden abaal aan dhamaan ayu inno gallay gurmashadu markay ku habsamayd wa gilgillateen oo gacmihii wllaha aha waysku gunnudeen garna wa u lahaydeen tolkiin innad gargaartaan gobaabadinni cullays lanaga guudqaadye faderaalkii garabka u ahaa way gabanayaan gar illahay guul iyo nuus baan galabta joogna
@mawliidgeedi342
@mawliidgeedi342 Күн бұрын
Waxaajoogaa hargaysa lacking hamoodina inay soomaalinimadu naga dhimatay aad baautaageera somaalinimada waalihi waxaan Rabat inaangalo dagaalkaa inaangalana quluubtayda away ku taalaa isha allaah waangalidoona waanan uducaynaa geesiyada kushahiiday janada ayaan urajaynaa
@yusufmohamed6446
@yusufmohamed6446 Күн бұрын
Ibnu xalaal, Niyada uun nagala jir wll, waxan anaggaa ku filane waan is naqaan amxaaro injirley iyo canfar candho qaawan
@MoussaMiussa-v3j
@MoussaMiussa-v3j Күн бұрын
Ha uducayno dadkena somaliyed ee halgamayo iyo dhaman muslimka
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Күн бұрын
ILAAHOOW U GARGAAR CIIDANKAYAGA ALLOOW CAFAR WAA WALAALAHAYEE XAQA FAHAMSII OO GARANSII INAANEY SOOMAALI KA MAARMAYN OO AY CID WALBA KA XIGAAN ODAY CALI WAA SOOMAALI WALAALAHOOD❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 2 күн бұрын
Cafar & amxaro wa jaben 😢😢😢😢 Mahadsanidiin
@hakashakin3306
@hakashakin3306 2 күн бұрын
Ee Afcanfartu waaba Af Raxanweyne.
@Abdirehman851
@Abdirehman851 2 күн бұрын
😂😂😂
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Күн бұрын
Basasha cadaalad ka dhiga oo somali waxa jira Dhanka Ethiopian aad ujecel aa bal kuwaas na ushega
@hamudosman9604
@hamudosman9604 2 күн бұрын
kuwo meel dabamara la yiraado noogu gadoonsana ayaan cagta marinay 400 bol nogdeen wax la dilay wax la qabtay
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 Күн бұрын
Guul iyo Gobanimo warta og
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Күн бұрын
Aniga ayaa kamid ah saxiib Canfarta aa ehelow Wala doogiye yaan la dacaroon roob badi idoonoo dalkana nabad bunoqon
@dahirabdoulwahab9168
@dahirabdoulwahab9168 2 күн бұрын
Waa cadow cali,oda cali maaha
@SacadSuulemaan
@SacadSuulemaan 2 күн бұрын
Asc
@awalehismangalab4929
@awalehismangalab4929 15 сағат бұрын
Adda cali gu waa qabiil kamida canfarta ee sidaa haloo ogaado
@mrhoryaal
@mrhoryaal 2 күн бұрын
*MADAXWEYNAHAJ AMA **#SIYASIYIINTU** WHY UGA HADLI LAAYIHIIN CIIDANKA **#ETHIOPIA** EE KADAGALAMAYA G **#SITTI** WHY WHY WHY*
@olowjumbur1175
@olowjumbur1175 2 күн бұрын
Okay cali iyo odayga somali baa isls dhashay DNA d waa isku mid waana 1E1B1 ka fiiri youtubka ku qor ( hida sidaha somalida Qeybta 1aad
@xayatmarket
@xayatmarket Күн бұрын
kan kula joogo ee leh oromada isku dadbaan nahay waa danyuus ee wajiga kadharbaax
@abdirashidabdirizak7165
@abdirashidabdirizak7165 Күн бұрын
Nuurow iyo Guuleed Aliflow Warka Nasiiya,Ciidamada Eithopia Hada Xagay kusuganyihiin,Malacadayn karaa inay Ciidanku Dagaalka ay kudhinteen?Hada Xagay kusuganyihiin?
@mohamedmohamud5747
@mohamedmohamud5747 2 күн бұрын
Maa magac litoo(magacaa) Xeey xafad xultaa(xaafadee gashaa)
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 2 күн бұрын
Soomaalidu waaa iney. Itoobiyaanka u aqoonsataa cadawgooda koowàd
@user-sd2hx2qr9l
@user-sd2hx2qr9l Күн бұрын
Waaruf Tv.. ka daawo.
@abbdll
@abbdll 2 күн бұрын
Ciwaanka iska sax.
@adalmedia4291
@adalmedia4291 Күн бұрын
Dadka dhulka ugu badan ee somaliyeed haysta waa oromada degmooyin iyo dadb waa haystaan ,xitaa iyagu waxay canfarta kaga daran yahiin dadka ayey oromiiyaan, waxa jira qabiilo badan oo somaliyeed oo xiligii abdi ilay noqday oromo iyagoo abdi ilay ka baxsanaya. Magaalooyin badan ayaa maqan dagaalka ha la dedejiyo
@AbdimedWaiss
@AbdimedWaiss 2 күн бұрын
imisan gacanta kuhayna 42 imisan dilnay lafahinii aya caws lamodaya urtiini aya nadhibtay kalaya naga gurta ayu leyahay guuledledaw
@cabdisalanmaxamed3437
@cabdisalanmaxamed3437 2 күн бұрын
Guul iyo gobanimo ninkii soo joog lagawayo soo jiifso ayuu ku danbeeyaa
@bowlaxmusse8184
@bowlaxmusse8184 2 күн бұрын
Asc cadaw cali
@aminabdikadir7796
@aminabdikadir7796 Күн бұрын
Dsdka ee waxaan u shegayan ba ayaga ka cawan san nin youtube u furte in Uu Ilmaha ka bisho oo school welis adin ba war u so gudbinayo Waa dad dhinte
@abusultan011
@abusultan011 Күн бұрын
Oday Cali Dankali Canfar
@JinacsanFeedhacad-gb8wf
@JinacsanFeedhacad-gb8wf 2 күн бұрын
Kkkkkkk Way jabhadaynayaan iyaga iyo cidanki itoobiya
@kawsarmed686
@kawsarmed686 2 күн бұрын
asc guuled warunta wa waaf shaydan oo gugalka kamso helaysiid wa ayo adunka lagama yaqaan😂😂😂😂😂😂
@mawliidgeedi342
@mawliidgeedi342 Күн бұрын
O'Day cali waxaa layidha marka lamicneeyo waa cadaw cali culinary waacali binu abii daalib radical llaahu can hurt waaxaalsheegaa inay yihiin kuwii delay asaxaabi cali eekhawaarijta ahaa
@aa.i6233
@aa.i6233 2 күн бұрын
War wa cadow cali , yacni tafiirti ninki dilay cali ibnu abi daalib ,rasuulka ina adeerki ,khaliifki 4 raad
@user-qv2pt3vd4t
@user-qv2pt3vd4t 2 күн бұрын
Aniga Waxman ka gartey subxana Allah. Iyo c eesa allaw. Baan ka gartey. Idinkuna nooma tarjumin munafiqiinta Afarta.
@abdullahiusmanjama4946
@abdullahiusmanjama4946 2 күн бұрын
Daarood baa is mahadiyay Ciise na dab ku ridaya . ilaa Daarood jabona Nabad lagama helo geeska Afrika inta aan taariikhda ku hayo
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u 2 күн бұрын
Siilka hooyadaa nabad ha ku siisa. Nacaladii ku dhashey. Ee oramada aheyd kuyaal somaali iyo ciise dhamaanaaya iyo itoobiya. Kusoo duushay siti. Ayaad waxaad leedahay daarood. Nacaladu kugu dhacday jaajuusyahaw. Afsomaaliga bartay
@MaxamedAhmett
@MaxamedAhmett 2 күн бұрын
Dee daaroodku waa qowmiyade qabiil ma.aha
@kadrahadji9734
@kadrahadji9734 2 күн бұрын
Wariye wa cadaw Cali waana Cali Binadaalib.adeerki Hamze ninkii dilay ee ahaa adoonka iyéy ka abuurmeyn qeeb kamida Canfartu
@dhuubo.....
@dhuubo..... 2 күн бұрын
Dagaalka mudug maxaad uga aamusteen
@user-xp9ub1wy8b
@user-xp9ub1wy8b 2 күн бұрын
Dagaalka mudug wuxuu u dhaxeeya labo qabiil somaali ah. waxa ey isku hestaan waa dhul ey wada leeyihiiin. Midka ey iyagu ka hadlayaan waa labo qoomiyad ku dagaalamayo dhul somaali hadii laga badiyo somaalida dhulka somaali wuxuu noqon dhul canfar. Ma fahamday sida ey u kala duwan yihiin?
@abdullahifarah5619
@abdullahifarah5619 2 күн бұрын
Dagalka mudug wa mid ku salasan qabyaladii reer somaliya ka dortan diintodii iyo midnimadii wa wada jahiliin jaxiima sugayso
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Күн бұрын
​@@abdullahifarah5619AFKU KUMA GO'O WAA RUN QABYAALAD DIIN AYEY NOQOTAY
@ahmedyussuf768
@ahmedyussuf768 2 күн бұрын
Qoladan daarulaflax may xishoodaan
@maxamedfarax4280
@maxamedfarax4280 2 күн бұрын
Ciidanka itobiya kalabadh somalia 🇸🇴 isaga kataliya 😂
@superfun1819
@superfun1819 2 күн бұрын
Ethiopian nabad sugidda ujoogta halkaa
@superfun1819
@superfun1819 2 күн бұрын
Ethiopian nabad haka suugin saas leeysu fadhin
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 2 күн бұрын
Guuleed niicle maaha weriye la dhegaysan karo waayo naaxiyadii weriyanimada ma le markaa warkiisu dhadhan iima sameeyo
@abdullahiali2732
@abdullahiali2732 2 күн бұрын
Mar hadaan danlahelay candhuufu cadhaytu iyo garbo ciise wili laqaban meesha war baynu kuhaynaa iyo khiyaali
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 2 күн бұрын
Beenaale qaawan/
@baylood.germany
@baylood.germany 2 күн бұрын
Ogaaden inay bilaa caqli yihiin labadan baad ku garata waar dadka war caadiya usoo gudbiya
@loulaloula9520
@loulaloula9520 2 күн бұрын
Allahou rayamou aux martyrs musulmans somalies states sitte
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 6 МЛН
OMG😳 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:58
Potapova_blog
Рет қаралды 3,9 МЛН
Kaftanka Siyaasada 500 oo aad u xiisabadan
39:53
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 44 М.
TAARIIKHDA SACIID CALI MUUSE WARAYSI SHUKRI MAXAMUD AFRAX
26:58
Darbo Production
Рет қаралды 93 М.
Jahwareerka La Galiyey Maalinta Xorriyadda!
11:00
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 31 М.