DEG DEG dagaalka Itoobiya iyo Soomaaliya waxa Kala Qabsaday Abiy iyo xasan sh Kulankii Uganda

  Рет қаралды 12,849

Xogta Shiine Media

Xogta Shiine Media

7 ай бұрын

Nagu Tageer Fikradada
#xogtashiinemedia

Пікірлер: 17
@MaxameddeeqMuxumadqaybdi-jx1op
@MaxameddeeqMuxumadqaybdi-jx1op 6 ай бұрын
Mashallah Mashallah ❤somaliya guuuul guuuul
@user-dc6yh6bl3r
@user-dc6yh6bl3r 6 ай бұрын
Madax Weynaha Somaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Mudane Xasan Shiiq Maxamuud Guul 💪💪💪💪💪 Iyo Gobanimo 💯💯💯💯💯👍
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 6 ай бұрын
Mahadsanid
@adanbile4237
@adanbile4237 6 ай бұрын
Xasan shiikh waa inuu imaaraadka waddanka ka saaro. Sida ugu dhaqsaha badan.
@muruudi4961
@muruudi4961 6 ай бұрын
Wataas imaaraatku uu maanta sifiican u cadaystay cadaw tinimadii Somaaliya. Shalayna Xasan waxa uu ku adimayay Imaraat waa saxiibka ugu fiican ee Somaaliya
@Maxamed155
@Maxamed155 6 ай бұрын
Guul falastiin ❤🇦🇪guul yemen ❤🇪🇬guul somalia ❤🇸🇴guul iran ❤🇮🇷guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul iyo gobanimo
@bashiirmaxmed1697
@bashiirmaxmed1697 6 ай бұрын
Waa munafaqiin imaradku
@muruudi4961
@muruudi4961 6 ай бұрын
Madaxwaynaha hadii uu hawshan daacad ka yahay waa inuu xiriirka u jaraa Itoobiya hawada Somaaliyana ka xiro Itoobiya iwm
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 6 ай бұрын
Ethopia ada uu bahaan muqdisho kaa buuxda oo ilaaliyaan bada somaliland baa Lee xoorna uu ah ee haa daalina kiiro Iyo iskashi somaliland baa Lee argagixi madexda Somalia Lee baadilka joojiya somaliland ayaa Lee benale
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 6 ай бұрын
Wuu fashilmaye dee somali konfur buu Hassan coofle kaa taaliya siyasadi waa kuu fashilmaye hasaan qaare iska TUUR 😅😅😅😅😅 maskin guul abiye Iyo somaliland ❤❤
@mahamedali9677
@mahamedali9677 6 ай бұрын
Waad mahadsantahay lkn markaad wadankaaga iyo wadan kale shegayso ama qorayso wadan kaaga hormari
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 6 ай бұрын
Shiino soomaali hadal lagu difaacimayo rag ayaa marhore kashaqaystay ciidamadii dibada lagu soo tababaray in labaabi.iyay oo sukurati imaaraad ushaqeeya lagubadalay itoobiya Ingiriis iyo imaaraad xasan iyagaa keenay oo uu .ushaqeeyaa boor iskuqariska ha.arkin
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 6 ай бұрын
Palestine caalamka oo dhan baa taageersan illaa immikana waa la dhsmmeyay , waxa ku dhacaya eega. Riyada aan iska daynno iyo Franka aan meel jirin, Waxan ku faraxsannahay diyaarad la celiyay iyo diplomacy goo baan kaga badinsy, diyaaradah Ethiopia xamar iyo Hargeisa maalin walba waa yimasdaan, safiirka waa joogaa, imaaraadku waa lama taabtaan yaa ruwaada loo dhigayaa. Hargeisa ciidamo Ethiopians yimid, madax sare baa yimid. Xsm hadalka ha dhaafo oo ficil wax ku oola ha la yimaado. Ninaan warankaagu Kaahiye kaa ridin --? Z
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 6 ай бұрын
Imaraadka Carabta lama Aaminkaro dalal ban oo islaam ah ayeey buurburiyeen, sidaas ayeey Somalia la rabaan, shacabka Somaliyeed waxaay u sheegayan Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamud, inuu cayriyo dalkana ka saro si degdeg Imaraadka Carabta. Imaraadku beenbay sheegayan ee hala cayriyo masiiboyiinkooda waxaayna la jiran Itoobiya.
@hajii2033
@hajii2033 6 ай бұрын
beenale beenta jooji😊
LIVE: Biden and Harris announce a deal to lower drug prices
Associated Press
Рет қаралды 8 М.
Look at two different videos 😁 @karina-kola
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 10 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 42 МЛН
Uncrewed Systems Day Highlights (Featured at IAVC 2024)
1:23
Future Artillery 2023 Highlights Video
2:50
Defence iQ
Рет қаралды 6 М.
Dumarka Beesha Cowdaq Oo Fariin U Diray Madaxweynaha Dalka H.E. William Samoei Ruto.
16:04
SOMKEN MEDIA The Voice Of The People.
Рет қаралды 2,3 М.
MW XASAN SHIIKH MA TAGI KARAA XAAFADIHIISA (4227)
40:56
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 4,1 М.
Look at two different videos 😁 @karina-kola
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 10 МЛН