No video

DEG DEG DAGAALKII XAFLADA RAYSUL WASARAHA EE USA Ohio IYO WIILKII JILICSANA OO REER BURCO GARACEEN

  Рет қаралды 31,508

LAAKAHA MEDIA PRO

LAAKAHA MEDIA PRO

Күн бұрын

Пікірлер: 122
@yussufibrahim3640
@yussufibrahim3640 2 жыл бұрын
Allah! qabiilka sideen dadkeeyga kayeelaa
@salebancabdulahi
@salebancabdulahi 2 жыл бұрын
وَعَنِ ابْنِ عَبَّاسٍ رَضِيَ اللَّهُ تعالى عَنْهُمَا قَالَ: لَعَنَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ الْمُخَنَّثِينَ مِنَ الرِّجَالِ، وَالْمُتَرَجِّلَاتِ مِنَ النِّسَاءِ، وَقَالَ: أَخْرِجُوهُمْ مِنْ بُيُوتِكُمْ. رَوَاهُ الْبُخَارِيُّ.
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 жыл бұрын
Alaahu Akbar Ilaahoow qamaluud ayaa kaa magan galnay SubxaanaAlaah
@imka8645
@imka8645 2 жыл бұрын
Rag rag dhalay baa heay hala dilo qoomuluudka wan ku racsanahay wilasha wan idinku tageera m.a
@nasromohnet3271
@nasromohnet3271 2 жыл бұрын
Wcs scw reer burco arin wngsan bay sameeyeen horey usocdaan leeyahay waxaas ooklana ummada ka qabtaan
@hiddowacan811
@hiddowacan811 2 жыл бұрын
Burco maaha waa wajaale buco haano madhahdo
@user-vr5uo7ku9o
@user-vr5uo7ku9o 2 жыл бұрын
subxanallah allah soo hadeeyo dhamaantood insha allah xaqa allah tuso soomalida ku noo amerika insha allah
@hawoali9920
@hawoali9920 2 жыл бұрын
Columbus maaha walaalo waa Minneapolis waaye meesha dagaalku ka dhacey lakiin sheekada wiilka waa columbus
@quruxsan70
@quruxsan70 2 жыл бұрын
Wa runtaaa cimraan Columbus Ohio anagaaa kunol wa Mel qabyaladii dulotaaay yahuu
@saharamuse1965
@saharamuse1965 2 жыл бұрын
Manshalah alaha ku xiftiyo
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 2 жыл бұрын
Subxaanallah ilaahayow noo naxariisto
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 2 жыл бұрын
Meelkasta oo Soomaali joogto qabyaalad baa ka shaqeeysa Masaajidada xitaa Waa la kala leeyahay North American
@marwokaltoun6992
@marwokaltoun6992 2 жыл бұрын
Mansha Allah wllhi waan ku farxay markan arky
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 2 жыл бұрын
Xaflada RW Ohio maha minasota waye ✌🏽
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 жыл бұрын
Subxaana laah soomaali ILAAH aoohdeeto
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁 yaab Ilaahoow na astur SubxaanaAlaah
@zuhuurm223
@zuhuurm223 2 жыл бұрын
Waa Wajale
@abuusafwaan4795
@abuusafwaan4795 2 жыл бұрын
Igu sharfa like ta tiim laakaha
@umurayanchannel6559
@umurayanchannel6559 2 жыл бұрын
Subxanallah wakaxumahay insomali saa isubahdilan dadqurmajoga meshas iskuxishoda
@asiyamohamuud7237
@asiyamohamuud7237 2 жыл бұрын
Scw
@husseinarab3698
@husseinarab3698 2 жыл бұрын
اللهم صل على محمد وعلي آل محمدوسلم
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@deekamohamed5061
@deekamohamed5061 2 жыл бұрын
How old is Minneapolis
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 жыл бұрын
Ku soo dhawaada cunooyinka fudud nagu soo biira asxaabay ❤️ 😍 allow amuurah noo sahal ❤️
@salebancabdulahi
@salebancabdulahi 2 жыл бұрын
وَعَنِ ابْنِ عَبَّاسٍ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُمَا: أَنَّ النَّبِيَّ ﷺ قَالَ: مَنْ وَجَدْتُمُوهُ يَعْمَلُ عَمَلَ قَوْمِ لُوطٍ فَاقْتُلُوا الْفَاعِلَ وَالْمَفْعُولَ بِهِ، وَمَنْ وَجَدْتُمُوهُ وَقَعَ عَلَى بَهِيمَةٍ فَاقْتُلُوهُ وَاقْتُلُوا الْبَهِيمَةَ.
@nimomohamed4559
@nimomohamed4559 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk way jirta shekadas anaga jogna kkkk
@11naa44
@11naa44 2 жыл бұрын
Ohio iyo Minnesota xero qaxooti ayey noqdeen dadki hore wa ka qaxeen mrka hala yaabina wa somali maryooley wxn
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد
@husseinarab3698
@husseinarab3698 2 жыл бұрын
سبحان الله
@farhiyaahmed9131
@farhiyaahmed9131 2 жыл бұрын
Columbus maaha waa Minneapolis
@ifrahabdi7705
@ifrahabdi7705 2 жыл бұрын
Columbus Ohio may ahan waa minneapolis minnesota
@nalkaahmed
@nalkaahmed 2 жыл бұрын
Dun Sub xaanlaah
@wrfhbg
@wrfhbg 2 жыл бұрын
Liftigu waa abuur eebe
@haniaden2700
@haniaden2700 2 жыл бұрын
Qan marexan wàa qaxo kugu maqan Ayan la dhahay niman arsan uur hoyadi ayuu ku Jira mansha alah marexan Sade guul cadawga alaha Inka qabto
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 2 жыл бұрын
Kuwakale waayo zxp
@sucadbileahmed8004
@sucadbileahmed8004 2 жыл бұрын
Ala yaa kharijiya waxa
@marwoqadaneedaame3064
@marwoqadaneedaame3064 2 жыл бұрын
Burco ma joogo wajaale waaye goobta lagu garaacey wll
@nimcomaxamad3814
@nimcomaxamad3814 2 жыл бұрын
Wcs
@imanmohamud5457
@imanmohamud5457 2 жыл бұрын
Asc wallo waa minneapolis gobka ayaa kaa qaldan every thing waa sax
@nasra9564
@nasra9564 2 жыл бұрын
Wiilkii mareexaan ii gaalka looga hiiliyey
@nimcomaxamad3814
@nimcomaxamad3814 2 жыл бұрын
Alaylehe rag dheh
@xamsesamaale6389
@xamsesamaale6389 2 жыл бұрын
Waa Minneapols maha Columbus oh bro
@fadumomohamud9021
@fadumomohamud9021 2 жыл бұрын
Xafada Ohio ma ahan ee waa Minneapolis waye brother.
@sucadbileahmed8004
@sucadbileahmed8004 2 жыл бұрын
Uf magaca noo dhig ishi
@halimoismail944
@halimoismail944 2 жыл бұрын
Habarjeclo hoono matiraahdo
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
Halimo Ismail wll waa habarjeclo balse sacad muuse u Reer Abtiya Oona dhalay waxaanu jooga hada Gabiley
@maryananshur5732
@maryananshur5732 2 жыл бұрын
Oo huuno hadal hj isticmaasho ma aha
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
Maryan Anshur wll inankani waxuu jooga gabiley waana Sacad muuse isaaq
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 2 жыл бұрын
Labo sano ka hor waye wiil marexan ordayay majerteenkii ba ka hiliyey marexankii manta majeerteen kii aya ordaya marexankii wuu ka arsanaya lakiin runta ilah ba nagu jecel majerteen ka xinka bilabay dorashada waa November this year 😂😂😂
@salmaniligay8979
@salmaniligay8979 2 жыл бұрын
Sedeedaba somalidu waaba qabyalad ujoog American-kana waybarayaan🤣🤣
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
@@salmaniligay8979 haa holan ama Nederland oon ku noolahay waxaa ka dhacay naago baa isdagalay oo hawiye iyo mj isku dagalay gabar aydoo ilmo ah meeshaan la keenay oon qabiiba wax kala socon baa lasafafay kuwii qabiilka kale ahaa iyn cidu ma barin qabiilkeedee askardii baa la hadashay ma daama ay ugu yaryd waxay tiri qabiil Bay isku dagaaleen nagahaani gaaladii way yabeen waxay dhaheen qurunka Aad wadan kiina kala soo dagdeen hanoola imaanina hhh soomali waa umad habaran
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Laga bardaaba laga badi miyaa hhh
@jasminej6281
@jasminej6281 2 жыл бұрын
Mj iyo xin
@mohamedabdi9396
@mohamedabdi9396 2 жыл бұрын
Majeerteen meel walbay ma reexaan ku hortagayihiin farmajaba Waa aygii xasan sheikh uga hiiliyey
@saedasmith6558
@saedasmith6558 2 жыл бұрын
Waa,,aran waxba laga qaban karin
@maxamedcabdi6452
@maxamedcabdi6452 2 жыл бұрын
Asc sxb telka ad gacanta ku heeso in badan ayan ku hamiyey migu cawinkarta from jigjiga
@hawoshirelle337
@hawoshirelle337 2 жыл бұрын
Reer burco dad nool
@safamarwa3597
@safamarwa3597 2 жыл бұрын
Soomaaliyi if iyo aakhiroba waa seegeen ubadkoodii waalumay diintoodiina qabiilbay ayey kadoorteeb
@MovieSomali183
@MovieSomali183 2 жыл бұрын
War reer burco mahee meel xunoo wajaale la idhaahdo ayuu jogaa qofku.
@shimbirtanabada9178
@shimbirtanabada9178 2 жыл бұрын
afkiisu ka sheegay meeshu joogo iyo ciduu yhybe maxad ugu dhadhajin wajaale.
@aminaali9366
@aminaali9366 2 жыл бұрын
Asc walaaloow beenta iyo hubsasha la'aanta maad iska daysid waa waxaad hada ka hor aad war been ah aadan hubsan iiga sheegtay aad u soo tebisay umada ku dhageesata by the way waxaan ahay KUTUBO ALIDAAD gabadhii ay habaryarta u aheed wali waan ku dhageestaa waayo QABYAALADU waa cajiib inaad nin MADHIBAAN tahay ayaan kugu dhaafay ee berri hore ayaan ku tuuri lahaa dagaalku wuxuu ka dhacay magaalada Minneapolis anigaa degan Columbus Ohio ee ina adeer aniga i soo wac wixii aad rabto inaad ka ogaato Columbus anagaa xaqiiqda kaaga sheegeena
@camaarcadde6985
@camaarcadde6985 2 жыл бұрын
walaal horta waagii Gurigii habatyartaa aad ka dhacday Ma ucelisay mise Sidiibaad uga xoogtay Alla aakhiro muxuu war kuuyaalaa aduun waa laga tagayaa walaaley Guriga baryartaa waa qof duruufeysane uceli guriga
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 2 жыл бұрын
Maaha reer burco waa Ethiopia kunool xuduuda wajaale.
@mahadhussein4157
@mahadhussein4157 2 жыл бұрын
Mobile qataroos ah iga dheh woow
@hashimnur1221
@hashimnur1221 2 жыл бұрын
It’s not Ohio that’s Minnesota Minneapolis
@xusnirashiid3690
@xusnirashiid3690 2 жыл бұрын
Majoga Burco wxaujoga wajale
@amiraamira6773
@amiraamira6773 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sucadibrahim9184
@sucadibrahim9184 2 жыл бұрын
Csw
@mahadhussein4157
@mahadhussein4157 2 жыл бұрын
Waxaa layiri Qofka aan waaridkiis abaabin waqtiga ayaa abaabiya
@maryansheebow1182
@maryansheebow1182 2 жыл бұрын
TIMAHA MEY KA SHAQEYAN INTE IS DAGAALAYAY UUUUUUUFFFFFFFF
@yaazircaydaruuzyaazir6252
@yaazircaydaruuzyaazir6252 2 жыл бұрын
Qaniiz wajale kazoo baxay
@axmedyare2404
@axmedyare2404 2 жыл бұрын
SALALLAHI CALEYHI WASALAM
@ibtijah2747
@ibtijah2747 2 жыл бұрын
Sababta loo dharbaaxaayo ayaaba qalad ah .aaway wadaadadi ma wax loo sheego somali naxariis malaha
@fadumoabdiweli9184
@fadumoabdiweli9184 2 жыл бұрын
Qodhiiiin iyo xeradiiiiin nin rer burco ah iso radiya😁😁😁😁😁😁😁😁
@fadumodiriye4940
@fadumodiriye4940 2 жыл бұрын
War beenta dadka ka daaa anigaa degan ohio meshani waa minesota wax hubso been baad dadka u sheegaysaa subxanallah
@iftinxussien6347
@iftinxussien6347 2 жыл бұрын
...jaahilnimo iyo xumaan ...waa doqonnimo (Reer Ohio waa kadareen,waagii Somalida la geeyay waxaa la oranjiray dad AAN wax soo baran ayaa __""flyer 13," diyaarad buuxda aa la gayeey waa na ceebeeyaan ILMOHOODANA WAA Ceebeeyaan"
@samiyafarhan1820
@samiyafarhan1820 2 жыл бұрын
Hasoo celiyo dadka foodada wado wadankoodana yan lakenin ee ukraine halageeyo
@jasminej6281
@jasminej6281 2 жыл бұрын
😂
@abdullahiabdikadir7688
@abdullahiabdikadir7688 2 жыл бұрын
Samixa wan wadaa..
@caaqilyare1260
@caaqilyare1260 2 жыл бұрын
SCW SCW SCW
@najmafaarax109
@najmafaarax109 2 жыл бұрын
kuwaasi waaa majeerten canserka soomaliya waa majerten
@nasromaxamed5281
@nasromaxamed5281 2 жыл бұрын
Acudubilah ilahey waxmanogu daro
@maryansheebow1182
@maryansheebow1182 2 жыл бұрын
IN LAKALA QABANAYO EY OGYAHIN MEY IS BALANSADAN HADEY RUN SHEGAYAN
@ismailh6518
@ismailh6518 2 жыл бұрын
Alle ma ogala inaad galo walaayada walalnimada siiso waa cawaan aan diinta islaamka aqoon.
@fadumomohamed6760
@fadumomohamed6760 2 жыл бұрын
Kkkk arintaas wa MN
@shugriaamin9758
@shugriaamin9758 2 жыл бұрын
Cilbadana.haladuma.qaniska
@nimcoxabeeb6055
@nimcoxabeeb6055 2 жыл бұрын
Mashaaaalh tabarakalaah dhila
@safamarwa3597
@safamarwa3597 2 жыл бұрын
Ninkii gabyaaga ahaa wuxuu yiri labo bahal bidhiidhow haday kaa isugu baaqdo hadba kii bahnimo kuu xigaa laysu buriyaa Dadkii way dhaqandoorsameen
@salmaniligay8979
@salmaniligay8979 2 жыл бұрын
Somalidu waa sunta hargaha Xataa cadankibay qabyalada barayaan
@zsh2214
@zsh2214 2 жыл бұрын
Ohayo maryooleey dagaalameeyso ayaa dagan
@munaabdi126
@munaabdi126 2 жыл бұрын
Kkkk walahy qabyalad mel laga ado lagaranmayo haday gal uga hilinayan haba ugu shubina cidna dhanta
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 жыл бұрын
bal waxan beenaalaha day war wiilkan wa gabooye joogaa wajaale niiclow sidi sidi daad mooye dhul u dhacga hubso burcon afkaga uraya ka jeedi waana ma dhiban orod badabdi
@nasromaxamed5281
@nasromaxamed5281 2 жыл бұрын
Hala dilo
@shugriaamin9758
@shugriaamin9758 2 жыл бұрын
Wasa
@bureeqaabdullahi8947
@bureeqaabdullahi8947 2 жыл бұрын
Subxaanallah maxaa ku hadlee ninkii nin wax ka raadiya labaduba waa labo khaniis
@salebancabdulahi
@salebancabdulahi 2 жыл бұрын
Baga bay ukarbaasheen
@fatumahusseinibrahin6422
@fatumahusseinibrahin6422 2 жыл бұрын
Alla maxay kusugen wain qabyaladu dhibkey ledahay ay arkan mrk qoladas arsatay weysaxanyihin hhhhhhhhhhhhh
@malyungandal8566
@malyungandal8566 2 жыл бұрын
Mafahmi I araga leewaaye saas baa dharka loo tuuraayaa
@khuluudmaxmed2489
@khuluudmaxmed2489 2 жыл бұрын
Dila dila
@fatia1138
@fatia1138 2 жыл бұрын
Oo wax wanaagaba uma quurto miyaa gabadha? Yaab!
@fatxifatxi8612
@fatxifatxi8612 2 жыл бұрын
Kkkkkkk
@shakrashorts
@shakrashorts 2 жыл бұрын
Laakaha midda qabiilka wey kajirtaa qurbaha, waxeyna is dheheen, "Nin dadkiisa shalay kaa xigsanayay maanta intaa dooran lehayd oo uu qabiilkiisa un u adeegi lahaa, shaqsi gaal ahoo somali usimantahay an doorano"
@husseinarab3698
@husseinarab3698 2 жыл бұрын
Nag dagalami lama qabto sabab waxay kudihi wa ixogi
@dhamaystiran8342
@dhamaystiran8342 2 жыл бұрын
hala dilo eyga jiljilicsan😡
@aminaomar6271
@aminaomar6271 2 жыл бұрын
Wa kuwas kuwa ceebayay cabayada madow. Marka qadanaysid cabayad wa in aad is giijisa. Bal arka tintoda iyo fool xumad ay rag ku ag imadeen war dagalka la aada wadankiini.
@11naa44
@11naa44 2 жыл бұрын
Midna timihi ba laga furay midna timo burku ah bey isku taxdey ama dabtey hhhhhh
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 2 жыл бұрын
Huda way ku kacsan tahay markaa waa hadli ladahay
@shahad2629
@shahad2629 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@fatumahusseinibrahin6422
@fatumahusseinibrahin6422 2 жыл бұрын
Oo naag isqawinasa wxbb madilase ma iney isqawiso unbey rabtey
@mimipuloo7879
@mimipuloo7879 2 жыл бұрын
Dhilo
@fatumahusseinibrahin6422
@fatumahusseinibrahin6422 2 жыл бұрын
@@mimipuloo7879 dhilo kalaxada oo waliba urtey ada ah qadhmonwey sharmuudto ah
@munasalah446
@munasalah446 2 жыл бұрын
Ilmahan iska daya ax
@alatroxyt386
@alatroxyt386 2 жыл бұрын
Carruurta kashekeeyow in adeer alaha shaqakhr Qabta kusiiyo
@farhiyaahmed9131
@farhiyaahmed9131 2 жыл бұрын
Columbus maaha waa Minneapolis
@anabmohamed9808
@anabmohamed9808 2 жыл бұрын
It’s not Columbus Ohio that’s Minnesota
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 жыл бұрын
Ohio waa waxay xaruun u tahay beel beelaha soomaaliyeed xaruun ka dhigteen
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 48 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 48 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 18 МЛН
DEG DEG MAXAMED BUSKUD IYO HANNA ABUKAR SHIIKHA IYADAA SWEDAN KA TARXIISHAY
12:37
Ceerigaabo  Khasaaraha dhim asho & Dha awac ee Dagaa lkii Goof iyo Fiqi Fuliye
39:08
The life legacy of Abidah Dixon Mohamed | Radio 786
38:37
Radio 786
Рет қаралды 1,7 М.
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 48 МЛН