No video

Deg Deg:Deg Deg:- Fanka yaa ka Cunay Suugada

  Рет қаралды 15,290

Horyaal24 Tv

Horyaal24 Tv

Күн бұрын

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV KZfaq Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Пікірлер: 30
@xamseisaxaaq4894
@xamseisaxaaq4894 Жыл бұрын
Masha allah wanku soo dhawaynana zxp
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Жыл бұрын
Aslaamu Alaykuma qofkii u horeeye video gan daawada thanks horyaal tv
@toureyacabdillahi2283
@toureyacabdillahi2283 Жыл бұрын
Tvgaan wan ku haysta
@crahmanabdisalan2141
@crahmanabdisalan2141 Жыл бұрын
Waar caqliga umada kaxishoo waa maxay deg deg deg deg kkkkkk Islaantii baa kudhaantee noogu yeedh sxb
@zahrayonis8744
@zahrayonis8744 Жыл бұрын
ManshaAlllah good 👍 adeer
@csalaanaxmad8276
@csalaanaxmad8276 Жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@hibakhusein6939
@hibakhusein6939 Жыл бұрын
Faarah sanwayne awoowgay ilahay ha unaxaristo
@hodohassan5037
@hodohassan5037 Жыл бұрын
Mohamed jama
@nimoibrahim4911
@nimoibrahim4911 Жыл бұрын
Waa barnaamij fican mansha alah
@gabarlandheereah8075
@gabarlandheereah8075 Жыл бұрын
TVgaan wa jeclhy
@muhamedhusseinjama2007
@muhamedhusseinjama2007 Жыл бұрын
Sxb sc , intaa ka dib waxaa kaloo faaf reeb u bahan , heesaha hore ee ad soo qaadanyso ee ciyaalka yr yr ee qaadaya heesahii hore dee naga oo soo qaado orginalkii hore oo aad helyso fanaanki hore ee lahaa adoo helaya , dee naga copyga .
@craxmaandhago6813
@craxmaandhago6813 Жыл бұрын
C/qani hadalooy waxa suugada ka qaaday kuwii hore xaabxaabkii macaal ku dhexaa qaday markaa meel madhan la marayaa
@moha786
@moha786 Жыл бұрын
Finger print ka-akhri suratul Qiyaama
@siradm
@siradm Жыл бұрын
Heesta Farduus, qalbi wax jecel iyo caqli qancay bay muujinaysaa, qof aad jeclayd bad ku aragtay wax aan kuu qaadmin caqligii baa ka qancay qofki qalbigu jeclaa marka, qalbiguna had iyo jeer qofki buu rabaa oo dag dag wax kuma daayo isagu labadaas is diidan bay u dhaxaysaa marka ama si kale haddan u dhigno qof qof ka helay oo u bogsan marki uu sii galayna wax kale arkay oo laba labayn iyo maxaad samaysaa qalbigi wuu rabaa caqligina waa diiday oo waa ka qancay, ma carro baa cunis leh ma coono baa qubis leh oo kale, waa cajiib runtii Allaha u naxariisto
@waa_tacab_noloshu
@waa_tacab_noloshu Жыл бұрын
Anigu waan idin wataa, gaar ahaan weriyaha barnaamijkan daadihiyaa waa rijaalulaahi.
@mudanemudakar8456
@mudanemudakar8456 Жыл бұрын
Camii adaaba fanka bahdilaaya hada maxaad heesaha original koodii usoo qaadan wayday ?, ,waliba adoo heli kara
@cabdijaliilfaaraxmuuse2672
@cabdijaliilfaaraxmuuse2672 Жыл бұрын
Wan ku haystaa abwaan geedi doonayaan maahane waa geedo weeyaan
@maareeye1344
@maareeye1344 Жыл бұрын
Ha qaldin adiga laftaadu :geeddi maaha waa geedo doonayaan
@sahrawarsame3902
@sahrawarsame3902 Жыл бұрын
Asc.Maalinta isniintana ha kula daadahayso Faaduma.
@hiiranyare3622
@hiiranyare3622 Жыл бұрын
Hesha danbe waxayaba caqli galka ahen ku jira hal barnamish ka so.sameya
@rashkaarow45
@rashkaarow45 Жыл бұрын
Asc Horyaal Dhadhan macaan baan kuguhayaa . . Waxaad astaahishaa milaayiin daawade .
@ayanmhassan6077
@ayanmhassan6077 Жыл бұрын
Aaway faadomo caaawa
@abdirazakaden808
@abdirazakaden808 Жыл бұрын
Abwaanka hesaha sameyay ku dar magacdoda sida ali saleman aun
@yahyeahmed9804
@yahyeahmed9804 Жыл бұрын
Waxa jirtay hees eh Qoortaada dheeree Lagu qoray cabaaryaha Fanaan yuubezaani wuxuu dhahay Qoortaada dheeree Lagu qoray cambaaryada Cambaar iyo cabaaryo isku mid ma ahan
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Жыл бұрын
Maama faadumo meeday barnaamijka miyaad in qilaabtay waar allah yaqaan halkaa ha inoo joogto jaantaa rogan ayaa meesha ku haysaaa wax la daawado ma arkaayo bye bye
@udbihusseinali3485
@udbihusseinali3485 Жыл бұрын
Qosol iyo Carraan kala qarinayaa qalbi kuu boggiyo Caqli kaa qancaan u Gar qaadayaa
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 Жыл бұрын
Waar niyaw waar cud xuntee ha hesin, midho ku sheeg bas. Fara taag tagna jooji. Oo isko kalsoonaw.
@abdirisaaqomar153
@abdirisaaqomar153 Жыл бұрын
c/qani xassan shaqadaadi waad heshay Allah mahad lehh c--------q
Barnaammijka Milicsiga Fanka
43:36
RTD WEB TV
Рет қаралды 60 М.
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 40 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 13 МЛН
Fanaaniin Soomaali ah oo Heeso Ka Xaday Dameero iyo Bisado
19:26
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 16 М.
Barnaamijka Milicsiga Fanka  29/12/2022
1:00:00
RTD WEB TV
Рет қаралды 24 М.
Heeso Maraq Ahaan Loo Cabay oo Faaf-reebka Fanku Dawaynaayo
17:32
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 21 М.