DEG DEG DHAKHTARKI LUUL OO XAQIIJIYAY WAX WALBA & AABAHA LUUL & DADKII OO ILINTA CESHAN WAAYAY 😭😭

  Рет қаралды 158,232

Maxamed Suriya Official

Maxamed Suriya Official

18 күн бұрын

So dhawaaw waxa Sharaf i ah ina subscribe iyo Like isaartid Mahadsanid 🙏❤

Пікірлер: 135
@maxamedsuriyaofficial3032
@maxamedsuriyaofficial3032 17 күн бұрын
So dhawaaw waxa Sharaf i ah ina subscribe iyo Like isaartid si an u gaaro 40K Mahadsanid 🙏❤
@Salmoismaaciil
@Salmoismaaciil 17 күн бұрын
Waan kuu saaray wll
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke 16 күн бұрын
luul waa shahiidad insha Allaah Alena janada fardowza manzil hawga dhigo gadaasheedana Alle nama fidneeyo Aabe c/caziizna waxan leeyahay qalbiga Alle hakuu qaboojiyo اصبر واحتسب وسياتي حق لول يوما
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 17 күн бұрын
Subuxaan marxuumada inlagubeye oo ninkeda gubeye waya cadahay ee waxa lala meereyesanaya waa cadaalada daro ilaahay hawa naxariisito gabadha xaqeedana hasoo saaro yaa rabii🤲🤲🤲🤲
@user-tv7ym3vd6x
@user-tv7ym3vd6x 17 күн бұрын
Haa walhi malinkasto hadal le malawada
@alfaofficial9163
@alfaofficial9163 16 күн бұрын
Cadaalada ayaaba ah in wax la hubiyo markasne qofka la xukumo intaas maa diidan tahay marka wll
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 16 күн бұрын
AAAAAAmiin yaa rabi
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 16 күн бұрын
Amin ya rabi ale cadalad ha oo keno wlshen😢
@user-mz6hx2iu6c
@user-mz6hx2iu6c 17 күн бұрын
Aabaha luul qalbiga allah siiyo cadaaladana allah soodajajiyo
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 16 күн бұрын
Ameen YAA RABI🤲 adeerkay mcn qalbigiisa ALLAH u dejiyo Insha ALLAH☝️
@crashiidyaakhee534
@crashiidyaakhee534 16 күн бұрын
Aamiin amiin alle xaqa hadilaaciyo
@aishacadeey9928
@aishacadeey9928 16 күн бұрын
Asc amiin yaa rabi
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 17 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭Illaahay xaqa ha u hiiliyo
@osmanosman2224
@osmanosman2224 17 күн бұрын
☝️🕋🤲Qaadi alla kabaq🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@anababdi7563
@anababdi7563 17 күн бұрын
Oo kalay dhakhaatiirta ma waydiiyaan miyaa qofka waxa ku dhacay maxaa kugubay cidwaydiisay malaha gabadha intii qof caawinaysay iyo intii dhakhtar iyo nurse lakulmay uf waa meel lagu uray
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 16 күн бұрын
Hadalku wadhibayay oksijinkuna wakuyara sidadatmrted oksijin badegdeg loguxiray oafkiba waladabolay sharci ahana dhakhtarka shaqadisa mahan sualuhu badbadin iyo gargar degdega lagaraba isaga shaqadas boliska kasodahay midnakudarso muqdisho wamelxasasiya afarekasta lamagalo tankale wasurtogal inlawaydiyay ehelkedina noloshukusogaray
@Hanaanwacan
@Hanaanwacan 16 күн бұрын
Subxanallaha 😢😢 illahyow adun iyo akhiraba Hana cadabin…familiganaa qalbiga u qabooji xaqooqadaa sii ya Rabi. Went medical and explained 💯👌manshallah…great job doctors.-Well educated and truthful Doctor manshallah!
@crashiidyaakhee534
@crashiidyaakhee534 16 күн бұрын
Aamiin amiin yaarabi alle xaqa dilaaci yaarabi
@maryanahmedmohamud1376
@maryanahmedmohamud1376 16 күн бұрын
War alle mey ka baqan ehelka wilka maxey dareymi lahayen hadey iyaga ku dhici lahed wilkoda oo manlin kasta Sow ugubtay loga shekeyn laha xanun inte leg ayey daremi lahayen marka waxan mahan wax sahlan qofka walidka ah ama walalo ah maskixiyan aya dheshi u gari kara marki markasta lagaga shekeyo sida u jirkeda oo u gubtay anago nala dhalan ba darenay xanun allow Ada cadil ah xaqadeda uso bayami yarabi
@safiyocismaanyuusuf1898
@safiyocismaanyuusuf1898 16 күн бұрын
Idinka iskadhaafa dooda micnadarada ah wiilkacidiisa hadii ayrabaan cadaaladaro galgaduud kamasooqaban lahayen wiilkooda cadaaladana .mahorkeeni lahayn intaas waxay ilaalinaayeen nidaamka iyo hadalada labada dhinacna xaqa allaha waafajiyo
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 17 күн бұрын
XUKUNKAD DOONTAN HAKUMA ANNAGA XUKUNKA RABIGA AYAAN SUGEYNA OO KELIYA.
@edebsanaxmed4821
@edebsanaxmed4821 12 күн бұрын
Soomaaliyeey dadka ha silcininee gargaarka deg dega barta maadaama wadankeena dhibaatooyin badan ka jiraan 😭
@Kaartomo
@Kaartomo 16 күн бұрын
Very smart doctor
@saidmussa6461
@saidmussa6461 17 күн бұрын
Meeshani dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku bahaloobey dhiiga shacabka masaakinta ah oo laga xoog badanyahey midka Meeshani fadhiya xaakimka shergtey waa nin ciyaal koolo ahaanjirey
@xannaan9152
@xannaan9152 17 күн бұрын
Xaq iyo xikmad Midna ma sheegi kartid dad ayad mooryaan ku ceyneysa yad u sheege oo adiga kuu yaqaan caqil iyo xaakim ?
@aslimaalin5073
@aslimaalin5073 16 күн бұрын
Xasan shiiqoow habargidir naarta yay kuu horkicin ee ninkaan halatoogto
@user-mz6hx2iu6c
@user-mz6hx2iu6c 17 күн бұрын
Aagah warkan garsorka ah muxuu kuqoslayaaa war yaa ale yaqaana
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 16 күн бұрын
Ale kuguub siyd yahuud😢😢sixun oo dhimatay luul alow janad farodws haka warabiyo 😢😢😢😢😢
@user-jm9bd5dm8f
@user-jm9bd5dm8f 16 күн бұрын
Cadaalad Alle xagiisa ayay jirta ya Rabbi Allow cadaalededa so dadaji marxumada naxaristi janana sii 😢😢
@rukiamohamed6699
@rukiamohamed6699 16 күн бұрын
Meermeeri xaqa xamaray ilhay kaa dhigo meel cadaalad ka shaqayso inshallah
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 16 күн бұрын
Waxan maxkamad maaha ilaaahay umada hala.qabto bal suaalaha bila macnigaa uu waydiinayo eega garsoore isku shega sacsaca ah gbadhaas ilaahay xaqeeda ha usoo.dhiciyo😢
@MaryanabdikadirMaryan-tm1rm
@MaryanabdikadirMaryan-tm1rm 16 күн бұрын
Wax war ninka dilaa plzzz
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 16 күн бұрын
Garsoruhu hada mawuxubadigobaya fursad ukuyirahdo luul dawadishay Edabmadilin?
@NABILBULLE
@NABILBULLE 15 күн бұрын
Allah Xaqa hayna waafajiyo I feeling like Aabohu sidu dareemayo😢
@Rihanna145
@Rihanna145 16 күн бұрын
ilaahay u maqan maskintas ciil iga hayo umadan ya igeyo ya allah cawi familj 😢😢😢😢😢😢😢😢somalia san miya ax
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 16 күн бұрын
Waa wadan rogmaday. Munaafaqiin xaakimiin ka yihiin Allah idiinma naxaristo munaafaqiin nijaas ah
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 16 күн бұрын
Allahuma Aamiin
@umuzakariyaofficially5386
@umuzakariyaofficially5386 16 күн бұрын
Sual badanaa subxanallah Yaa Rabii haqa sii😢
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 16 күн бұрын
Abayo mcnto ilah xagiisa cadalad talaa oon la is xaqireyn meeshan waxaa taala HAL DIIDEYSAA MEEL.AY KU XOQATO MA WEYDO ILAH LUUL JANO HA GEEYO
@hannanhappy4746
@hannanhappy4746 16 күн бұрын
Meeshan si deg deg ah shuute bay u bahantahay
@macquulyare
@macquulyare 16 күн бұрын
Ninkan hadii cadalad la mar sini waye somaliya dambo cadalad malaga sugayo ilahay ka cabsada madaxda dalka farintan ku socota😭😭😭😭
@crashiidyaakhee534
@crashiidyaakhee534 16 күн бұрын
Alle xaqa hadilaaciyo
@maria_mohaamed9581
@maria_mohaamed9581 17 күн бұрын
Kan garsore ka dhandhansan waligay ma arag 😊
@AbuukarMohamud
@AbuukarMohamud 15 күн бұрын
Haa wllhi lugta hoos teeda ma,gubneed kulaha iyada la,gubay ayu keeska dhinac kle u raro
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od 16 күн бұрын
Dhekhtarkii hore muxuu u dhaarin waayey
@xuseenalmakhzoumi4516
@xuseenalmakhzoumi4516 16 күн бұрын
Kkkk kan danbe waa 4.5
@aminaboon1290
@aminaboon1290 17 күн бұрын
Illahey yaa idiinka badbadin
@aslimaalin5073
@aslimaalin5073 16 күн бұрын
Idagga gabadha waxaan usheegaa inuusan maxnamada imaanin oo Allag baryo
@AhmedMohamed-sh3lm
@AhmedMohamed-sh3lm 17 күн бұрын
Waa margsaxha hadiiu runkasheega Dr ku waa dilonkanoqod lahya
@abdurahimmohamedyousuf8395
@abdurahimmohamedyousuf8395 16 күн бұрын
QOFKAAN QAATILKA AH WAAJIBKIISA HA LA MARSIIYO KAAS OO AH TOOGASHO XAL KALE MEESHA MA YAALO
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 17 күн бұрын
Ilaahey xaqa ha keeno
@user-kn5pi6kp2g
@user-kn5pi6kp2g 16 күн бұрын
Asc maxaa waxaan oo su, aal ah keeney toogasho ku xakun 100/100
@robloxjgjvkcvkgvjvkvjvj
@robloxjgjvkcvkgvjvkvjvj 17 күн бұрын
Isha fer mayuu ku dhuftay dhiigaa banaanka maxaa keeney ? Miskiin aduunkuu ku cadaabay. Waliba ayadoo xaamila ah ayaa wali lasii leeyahay waxba ma samaynin yaa khasaara😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@shamsaabdullah3308
@shamsaabdullah3308 16 күн бұрын
Ninka xaakimka sheeganayo iyo maqaaga Uu agagax galinaayo xagaad rabi kagalee aaqiro iyo aduuyo maantana waabo siideesay daalimki suga qabashada allaah eedaran
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 17 күн бұрын
WALAA XOWLA WALAA QUWATA ILLAA BILLAAH AX AX AX WAR YAA ALLE YAQAANA WAR ILLAAHEEY IYO UMADIISA KA XISHOODA MAXEY TAHAY SIDAAN WAXAAN AAD UGA XUMAHAY EHELKA LUUL GAAR AHAAN AABAHEED ADEER QALBIGA ALLA HA KUU QABOOJIYO ILLAAHEEY BAA CAADIL AH ASAGAAN CADAALAD KA SUGEYNAA BI’IDNILLAAHI RAXMAAN!
@ashkirohassan9859
@ashkirohassan9859 16 күн бұрын
Midaan sharci maaha nin dhahaayo gaaska aniga aa soogatay oo gubay
@nimaahmed3318
@nimaahmed3318 16 күн бұрын
Ilaahay ha u naxariisto
@Maly-io4in
@Maly-io4in 17 күн бұрын
Ilaah ayaa karaan kara
@Xk.music12
@Xk.music12 17 күн бұрын
Xamar xaq haka sugin xaa laga difaacaa dilaa hawiyoo ha difaacina dilaa arxan daran
@ugbaadhassan879
@ugbaadhassan879 16 күн бұрын
Aar wll shuute mee sodani simahe yaa rabi reerka gabadhu ku dhimatay cadaalad sii
@crashiidyaakhee534
@crashiidyaakhee534 16 күн бұрын
Amiin Amiin Amiin yaarabi
@ashaabdullahi3973
@ashaabdullahi3973 16 күн бұрын
🎉😂❤
@qadanmuuse9361
@qadanmuuse9361 16 күн бұрын
Ilaahayoow Lulu cadaald heshaa 😭😭😭😭😭😭😭😭
@ifraahcige5750
@ifraahcige5750 16 күн бұрын
Iyago ilahay kuhadha kafican marhadi cadalad jirin alle haunaxaristo
@mamedahmed3825
@mamedahmed3825 17 күн бұрын
Dhillada ku dhashay was waxaan aya qaadi ahaan mesha u jooga o bacteria amay sabab u naqatay dhimashadeda dhahaya. Shiiiiiiiiit ciiiiiiil badanaaaaaa
@elissatahir6829
@elissatahir6829 16 күн бұрын
Wll 100%90gaarey rajo ma lahan 100%70rajo laheen
@RahmaBanooda
@RahmaBanooda 17 күн бұрын
Alla cadaalad ma jirto
@deeqoabdi2295
@deeqoabdi2295 16 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-hf3zx7nt8l
@user-hf3zx7nt8l 16 күн бұрын
Waa yaab gabadha dariska aheed inay sheegtey eheed naa yaa saan kuugubay iney tiri waycadahay ileen albaabkay kuqaraacday abayo yaa saan kuyeelay waytiri naftu halmarbey goadaa
@farhiaahmed2706
@farhiaahmed2706 16 күн бұрын
Cadalad darada hortina aya ka heleydaan subxana allah Subxana allah Subxana allah ninkii aya leh ana gubey hadane qiil aye u radinayaan subxana allah Subxana allah 😢😢😢😢😢😢
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 16 күн бұрын
Waxaan umalayn irsaaqad baa aduunka utaal marka an sugno
@nimcosagal1474
@nimcosagal1474 16 күн бұрын
❤❤❤😊😊😢😢😢😢
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 17 күн бұрын
xaq kama soosocdo meeshaan waa fadhiya waa inaadeerkii
@fatmamohammed7530
@fatmamohammed7530 16 күн бұрын
Walee akhero inader kama shaqauso ilahow xaqa natus amin
@ZahraDayib
@ZahraDayib 16 күн бұрын
Ax 😢 Soory Adeer macn
@axmedcabdullahi3097
@axmedcabdullahi3097 17 күн бұрын
Waar dhakhaatiirta halaynina
@maryamiaasin8519
@maryamiaasin8519 16 күн бұрын
Lkn maxa faidada ku jirto oh gabadha dhacwaceeda sida lo fahfaahiyo wa la gubay wa lagubay ninka gubay hawshiisa gala eh marxumada amaan hala siyo oh odayga dhalay qalbigiisa ilaaliya pls and plsss
@saidmohamedahmed2203
@saidmohamedahmed2203 16 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@sahroabukar1795
@sahroabukar1795 17 күн бұрын
Allaa ciiiiil banaa waxanaa somaaliya jooga oo garsoor ah Waxan oo hadal ah ama su’aala ah yaa u baahan ninkaan gawadha in uu dilay waa cadahay illaahey ka cabsada
@MuhimaBile-ob4mj
@MuhimaBile-ob4mj 16 күн бұрын
😢😢😢😢 allaahu akbar
@fataha1
@fataha1 16 күн бұрын
Aaqira Maxaa War jira Subhana Allah Laandheere sharci ma Qabto . Wa Rabbi Ha Laga Baqo
@koureichomohamed1437
@koureichomohamed1437 16 күн бұрын
Dhgtorka hawarerin arintu way cadahy e
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 17 күн бұрын
Waa cadahey inuu gubey maa la toogto
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 16 күн бұрын
Subxanalax,why so many marqatii enough is enough..this is not a court coz the case is very clear get the decision......
@kobladgalal5881
@kobladgalal5881 17 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 16 күн бұрын
iLa mareeyso. bilaa daacad .qaadi or qarayn. Ku sheeg
@ladanq5197
@ladanq5197 16 күн бұрын
What kind doctor she’s oh my god she is so young to be a doctorea kkkkkkkk --- sorry luul Jan aan kuu rajayn Aamiin
@osmanosman2224
@osmanosman2224 17 күн бұрын
🔥🇸🇴🔥
@lonegirl1550
@lonegirl1550 14 күн бұрын
Ax💔💔😰
@yurubaanibishaar6198
@yurubaanibishaar6198 14 күн бұрын
Hadeba ahed qof hdli karto why lo waresan waye marxumada😢
@farhanmire5539
@farhanmire5539 16 күн бұрын
Dadku macadaalad bay raadinayan mise inankan ladilay rabaan alle cadaalada og
@farhiaahmed2706
@farhiaahmed2706 16 күн бұрын
😢😢😢
@ladanq5197
@ladanq5197 16 күн бұрын
War gudoomiyahamaxkamada suaalo badan ayuu waydiinayaa si uu u ogaado runta markaa suga please
@rukiamohamed6699
@rukiamohamed6699 16 күн бұрын
Sida uu labo san yahay uma muuqdo in dad dhibaatay ilmeehda rajo 💔💔💔💔💔💔🦠🦠🦠🦠🛑🛑🛑🛑iyo agoon
@aliadam4810
@aliadam4810 17 күн бұрын
meel qaldan baa la marinayaa
@Aaamina12
@Aaamina12 16 күн бұрын
Suala mala yacni ah ayu wakhtigi ku dhameyey
@AxmedCabdi-ol5rd
@AxmedCabdi-ol5rd 16 күн бұрын
Ilahay aktiisa ayey cadalat taala maxa dulmi qiil loradiyay
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj 16 күн бұрын
Gudomiyaha asaga qosol qosol muxu uga muqdaa marku hadlaayo yaab waaye
@NajaxCali-mx4uf
@NajaxCali-mx4uf 16 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲
@amran2152
@amran2152 16 күн бұрын
war soomaali iska daaye caalamkoo dhan ayaa indhaha idinku haayo Muslim iyo gaalaba waan loo jeedaa inaad wadaan ila meerayso
@HassanOsman144
@HassanOsman144 16 күн бұрын
Maxkamadaan waa maxkamada shoowga.
@fardowsamohamud6100
@fardowsamohamud6100 16 күн бұрын
Waxaan maxkamad maaha wax cad qiil u raadinayaan
@alliswell35267
@alliswell35267 16 күн бұрын
Qiiil in ey uradiyan ey rawan dilkeda kadib hospital kunawan war somali cadald kamajirta walai Ninka asaa afkisa kaqirtay inow gubay gbrta sababto ah gaaska asaa keni oo qolkas gubi maxow u gubi waay qolki weyna oo jifka ah hadey run katahy
@SalmanAdan-jo9ph
@SalmanAdan-jo9ph 13 күн бұрын
Alahaunaxaristoluuljanatulfirdowsoallahahageliyoamin 2:09
@SalmanAdan-jo9ph
@SalmanAdan-jo9ph 13 күн бұрын
Iuulwaxanurajaynenashahidnimoinshaallahallowgelijanatulfirdowsaaminilmahedanallowuxafid
@ashawooo
@ashawooo 16 күн бұрын
illahaye ha ka cabsada cida dhashay Wiilkaga manta waa adunaya Bare waa aqira wana xisaba adunaya
@user-cf6qb3vy5h
@user-cf6qb3vy5h 16 күн бұрын
Kan mu walan yahay xeerilaliya ah boqolkiba sagashan baa layiriye maxaa kakhaldan
@HassanOsman144
@HassanOsman144 16 күн бұрын
entertainment court 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-mk5kd7sz9y
@user-mk5kd7sz9y 17 күн бұрын
war ileen belyaayo dadka maxaa loo wareerinyaa ninkaas asagaa khiraalah inuu gubay guruga yaahuu alle magan
@aslimaalin5073
@aslimaalin5073 16 күн бұрын
Ninkaan maxkamada fadhiyo oo dadka su aalaha qaldan kan umada Allah kaqabto xaakin ma aha
@user-mx3jc7mt1j
@user-mx3jc7mt1j 16 күн бұрын
Somaliyey.Runtu.waa.lagama.reystanay.nagadaya.iska.waa.wareegee
@SaadoMuuse-iu3tq
@SaadoMuuse-iu3tq 12 күн бұрын
Bo mc n
@umuadnachannel1830
@umuadnachannel1830 16 күн бұрын
Wale case kaan ma ahan mid sahlan
@nasramoalim820
@nasramoalim820 16 күн бұрын
Maxaa madaxyada meelaha loola dhacaa wey cadahay inuu ninkan gabadha gubey maa alle laga baqo aaqiraa dambeysee
@queenilhaan5901
@queenilhaan5901 16 күн бұрын
Manta aya naxaye dhaqatarka marki dhibata Marta hoyadas arka
@anabsiad-9349
@anabsiad-9349 13 күн бұрын
Way dayacantay gabadhaasi
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 16 күн бұрын
War asaga dilay gabadha way cadahay
@user-rv9jr3jm5w
@user-rv9jr3jm5w 17 күн бұрын
Sidcali wa dila
@kadhirtali5094
@kadhirtali5094 16 күн бұрын
Why dhaqaatiirta waxba loogama baahno in ninka xaaskiisa gubay waa dilaa ee hala xukumo haday cadaalad jirto
@aslimaalin5073
@aslimaalin5073 16 күн бұрын
Allah hala baryo
@rahoroble3224
@rahoroble3224 16 күн бұрын
War ninka maxkamada maxa kaqaldan
@user-hf3zx7nt8l
@user-hf3zx7nt8l 16 күн бұрын
Noormaalwaaye suaalaha waa qasab dadka inloobayaaniyo qabee qoorta gooy maahan
'SIR LAGA HELAY ISRAEL | SHIRQOOL HALIS AH' | FADEEXAT | ICC
24:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 36 М.
100❤️
00:19
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 36 МЛН
小路飞姐姐居然让路飞小路飞都消失了#海贼王  #路飞
00:47
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 93 МЛН
La final estuvo difícil
00:34
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 26 МЛН
MAMADI 50 JIRKA HIV/AIDS KABAARAY SI UXAQIJIYO RUNTEDA
22:05
Ridhwan Issack
Рет қаралды 296 М.
FARINTA,xasan.buldanana AMAR ALLE LAAKIIN 29 May 2024
10:41
100❤️
00:19
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 36 МЛН