Deg Deg Faysal Cali Warabe oo Oohin Afka Furtay Jabuuti Ayaa Ciidan 5000 Nagu Soo Weerartay Hargeysa

  Рет қаралды 15,642

BIDHAAN MEDIA

BIDHAAN MEDIA

4 күн бұрын

Пікірлер: 37
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 2 күн бұрын
Gumaysiga Ethiopia deegaanki Soomaalida ayayba ku soo duushay from mooyaale ilaa hawaas marka Soomaaliya waxa kahoreeya waxaana hortaagan ciidanka deegaanka Soomaalida ee Geesiyada ah
@shamisali4599
@shamisali4599 2 күн бұрын
Faysal muse iyo koox abwana galadiyee walal ka dhigten dadki muslimka ahna cadaw dhehen tas wexey ka hor imanesa kalanka alle ee ah ogada galada waa cadaw geyga adinkana waa cadaw giine is ka ilaaliya lkn manta tas siyaa siyintan ayaa ka hor imaden ilahey inee ka baqan rajena adunka inyar waye walaga tagaya
@loulaloula9520
@loulaloula9520 2 күн бұрын
Machallah inchallah guulastay midnimo musulmans somalies states sitte
@Iphone20249
@Iphone20249 Күн бұрын
Dhulka ma dhaxalkii awowgaba wa dhaxalkii awowgayo istubidh dalkaga ololaya hagaaji dhulkuu allaah noo dooray baa hungurigu idinka raacay dhulaawe dhulaawe dhalay wahuwane dee awowga eerso oon ku sahamin dhul aad dagto inta cirku idinjiro bay idinjirta waqooyi walaahi inatdaan dib lugaha usoo dhigay
@mukhtaaraden-ip3hx
@mukhtaaraden-ip3hx 18 сағат бұрын
ilaaaaahow dawlad soomaaliyeed noo dhali amiiiiiin oo sharaf iyo cisi leh amiiiiin
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 2 күн бұрын
Masaajidad beenta iyo siyasada ka daaya oo ciyaarta ka daaya waa bayskii ilaahaye
@AxmedJamac-ws9hq
@AxmedJamac-ws9hq 2 күн бұрын
Ninkani cimri dhererka ayuu kaga daray Ilaahay noocaagaa ma badiyo ayaanu leenahay
@Iphone20249
@Iphone20249 Күн бұрын
Dadkiisuu guubabinaya faysal wa fariid meel dheer buu wax ka arka lakiin mabaqano
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr 2 күн бұрын
Feysal waa doqon
@adanbile4237
@adanbile4237 2 күн бұрын
Masaajidadii waxa laga dhigtay, goobo beenta lagu faafiya.
@roodacawad13
@roodacawad13 Күн бұрын
Waxba ma sheegayayaan qudhunka
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 2 күн бұрын
34 SANO AYAAD FAYSALOOW UMADAN HOR JOOGTAA, WADANKANA QABYAALAD IYO HUNGURI UUN BAAD KU JOOGTAA, IN AAD ADIGU NOOLAATO UUN BAAD RABTAA DADKA KALENA MADHAAN, FAYSALOOW UBADKAAD DHASHAY AYAAD ARGAGISADA KU BIIREY OO KU DHINTEY EE UMADA KA FADHIISO.
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 күн бұрын
Faysal quuq in loo jawaabaa waa dembi
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 2 күн бұрын
Meelkasta halaga weeraro kooxda Oromada iyo xabashida Garxajis hala taageero
@husseindjama6572
@husseindjama6572 Күн бұрын
Afkaa mago o. Axmaar madhabta kiristanka ugu liidataa. Qarniyo ayaan ishaynay. Masheegan karno inaan cadow diineed isku dhiibnay
@husseindjama6572
@husseindjama6572 Күн бұрын
Axmaar and isku dhiibto muqdisho oon isku dhiibnaan ka xignaa
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Күн бұрын
@@husseindjama6572 ilaahay haku xafido Muqdisho wa caasimadi 5 Soomaaliyeed ee gumaysagu qaybiyey anigu reer Muqdisho ma ahi laakiin waa walaalaheen Soomaaliyeed kursiga aan iska riixriixano laakiin adiga aniga iyo reer Muqdisho iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed waa walaalo cadawgayagu waa gumaysiga Ethiopia ee dhulkayaga haysta intiikalena usoo tafaxaytay mantana aan Gobolka Siti kula dagalamayno marka cudurka aad walaalaha uqabto ilaahay haka cafiyo
@amnaali8642
@amnaali8642 2 күн бұрын
❤GUUL SOOMAALIYA ❤ HALEYSKA QABTO CANCERKA SHACABKA SOMALIYEED EE ARGAGIXISADA UUSE BIIXI EE NAXASHKA SAARAN
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Күн бұрын
Maalin israil sheegta maalin dir maalin oromo maalin xabasho maalin irir samaale reerka haybtii ayaa kadhuntay
@khadragelle7801
@khadragelle7801 2 күн бұрын
Waa masaajid meesha uu ka hadlayaa munaafaqa .ugu weyn dadka somaliyeed weeye waa xumaan guuraysa baryahan muuse .ayaa hagaajiyey jeebkiisii somalilana majecla in ay somidu hagaagtana ma jecla waa xaasid .is og in aanay cidi wax waydiinaynin wuxuu yidhi 5 sano ma seexan oo farmajo mw ahaa habeenkuu tagay ayaan seexday qaraxyadana .isagaa xamar u dira
@abokaraadan2506
@abokaraadan2506 2 күн бұрын
Hhhhhhh iska dewerso dee macaaac
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Күн бұрын
Maalin israil sheegta maalin dir maalin oromo maalin xabasho maalin irir samaale reerka haybtii ayaa kadhuntay
@abokaraadan2506
@abokaraadan2506 Күн бұрын
@@qaaliyusra7541 waxaan sheeganayo laguma weydiine waxaas ciil qabe ka ahow aduu
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 2 күн бұрын
Abwaanku dhul soomaaliyeed oo Gumaayste Haayto Ayuu ku dhashay Eeddo Ma Dal Itoobiya Ah Ayuu Ku dhacay Waahaduuba Run Sheegayee Reer kii Finish Waa Cimri Tegay Ceeb Ku Sagoonti😂😂
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 2 күн бұрын
Faysal Faruq
@LovelyDrumKit-db4qx
@LovelyDrumKit-db4qx 2 күн бұрын
faysal faaruqow xaarka iska du
@gigachad9879
@gigachad9879 2 күн бұрын
Feysal dhurwaa dabaduu shaabaddii gaaladau uga dhufatay ku leeyahay
@omarabukar568
@omarabukar568 19 сағат бұрын
Feysal faaruqoow baroorta iska daa
@husseindjama6572
@husseindjama6572 Күн бұрын
Itoobiyaan nimadu dhibmaaha. Axmaarnimada ayaa xaaraan ah.
@Iphone20249
@Iphone20249 Күн бұрын
War mabaqdan somaliland hawareerin cisman beenale jaheeye waaruntii
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u 2 күн бұрын
Khaniis
@MaxamuudCismaan-os9ps
@MaxamuudCismaan-os9ps 2 күн бұрын
cabdirshiid dahab shiil haddawuxuu qayla dhaan uu abaa bulayo alshabaab wuxuù ka abbbulayaa burco wuxuuna saldhig weyn ku leeyahay santarka shaxda iyo buuhoodle
@khadragelle7801
@khadragelle7801 2 күн бұрын
Muse dhulkan malaha tuugtan xabashida u shaqaysa iyo .oromkan muuse waa layska xoraynayaa heestanina wax qiimo .ah malaha nin sakhraana .ayey la martay reer somaliland inta .oromada iyo xabashida .ahi way taageereen dadka dhaladka .ahi rayigoodii waa la maqlay reer burco iyo .in ka badani way kasoo horjeedaan kooxda xabashida .la shaqaysata
@cawilgeelle3746
@cawilgeelle3746 2 күн бұрын
Waareer duloobey oo ku suntan liid nimo iyo jaajuusnimo weligood waxay ku suntan yihiin gaalada in ay u dabadhaqaan masaajidkaas uu najaaseeyana haladhaqo hala nadiifiyo
@loulaloula9520
@loulaloula9520 2 күн бұрын
Machallah inchallah guulastay midnimo musulmans somalies states sitte
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Күн бұрын
Maalin israil sheegta maalin dir maalin oromo maalin xabasho maalin irir samaale reerka haybtii ayaa kadhuntay
SOOMAALIDA MARAYKANKA OO WACDARO LAYAAB LEH DHIGTAY #TOOS *
29:42
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 3,9 М.
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 7 МЛН
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 01.07.2024
20:08
VTV Somali
Рет қаралды 2,9 М.
DegDeg; Dagaal Xiisada Soomaliland & Dalka Jabuuti Oo Adkaatey.
13:20
Googaa media 24k
Рет қаралды 9 М.