DEG-DEG Jama Gallad oo Garab Istaagay Marwo Foosiya Yusuf Weerar Afka ahna ku qaaday Hassan & Geelle

  Рет қаралды 18,707

SSTV

SSTV

Ай бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZfaq, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZfaq.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZfaq channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 102
@aichachirwa1672
@aichachirwa1672 28 күн бұрын
Mahamoud Ali youssouf maha Somali waa afar
@LST25
@LST25 28 күн бұрын
Cafar dheh
@MohamedAlin
@MohamedAlin 27 күн бұрын
maxamoud cali yousuf waa niin canfaar ah ee maha somali
@dahirgeddi7925
@dahirgeddi7925 28 күн бұрын
Waa canfari Isla hubi
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 29 күн бұрын
HSM oo noqday mid fursadii Somaliya Calamka eey kulahayd iyo tartanka eey kuso ceshan laheyd iyadoo Hablihii Somaliyeeyd ee waxsobartay uu marwalbo HSM oo Agssima u ah Cadowga Somaliya maqaca iyo muqalka ka'ah Mdx Dal Somaliya xiliki Dawladii dhexe eey Malin.iyo.Asbuc lagu xoreyay,Abalgii Ina Cumar Gelle Allaha dhafiyo shacabka Somaliyed,Kuwa Djibouti DDS waqoyi bari kenya Labadii horey mideysnayeeyn.
@user-ic3ht8jx2b
@user-ic3ht8jx2b 27 күн бұрын
Jamac galad maasha allaah aqliga allaha kuu daayo
@ismailabikar-pw3mm
@ismailabikar-pw3mm 28 күн бұрын
Asc cabdi nuur iyo jamac galad wan idin salamy salan kadib waxa naftayda iyo tiinaba kula dardarmaya ina ilalino 5 saladod gaar ahan oo kutukano jamacada masajidka insh allh jazakallhu qayran
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 28 күн бұрын
Masha allaah wa runta jamacow wa dad yaqan ☑️
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 29 күн бұрын
YUUSUF X.AADAN WUXUU AHAA AABBIHII 2AAD EE TACLIINTA SOMALIYEED
@fooskulane8829
@fooskulane8829 28 күн бұрын
Heeska soomaaliyeey toosa waxaa iska lahaa nin mardhaw ku dhintay maraykan.
@MuhiyadinHassan-ov3rs
@MuhiyadinHassan-ov3rs 28 күн бұрын
My brother give him time to talk to the madia don't not control with him ask him a question and then listen with him
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 29 күн бұрын
FOOSIYA YUUSUF XAAJI AADAN QABILLE WAXAY ASAASTAY JAAMACADDA HARGAYSA 100%80
@user-wq7fj6ql5o
@user-wq7fj6ql5o 28 күн бұрын
Marwo foosiya waan taageesanahay hadaan nahay bulshada somaaliyeed❤❤❤
@waberimoussawa3225
@waberimoussawa3225 28 күн бұрын
Mahamoud A Y wa Afar magaraneysi
@mtrmareye5710
@mtrmareye5710 27 күн бұрын
Wa wax laga xumado walhy
@cabdicali437
@cabdicali437 25 күн бұрын
Mohamad maa ahaa somali Waa nin cafaraa waana nin fiican
@user-vq5vh4rn9i
@user-vq5vh4rn9i 29 күн бұрын
Jaamac caadi mahan lipaax❤❤❤
@user-cg3ow1ps1z
@user-cg3ow1ps1z 22 күн бұрын
War Salaada War Salaaada
@SuperNasiim
@SuperNasiim 27 күн бұрын
Galad guuleyso abti xaqiiqda yaad ka hadashey sidaas runta ugu dhiiro guuleyso marwalba
@LugooyoOmar
@LugooyoOmar 27 күн бұрын
Waa runtaa dee waa gabdh iidoora
@hargeisacity8149
@hargeisacity8149 29 күн бұрын
Jaamacaw muuse biixi ayaa ka wadanisan xasan sheekh oo jabuuti aan u joojin
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol 29 күн бұрын
Djama niku somalie ma ah waa canfar ee algasay
@user-ni9sl6ew2l
@user-ni9sl6ew2l 28 күн бұрын
Walalayaal idika oo raaliya niga saxayaa maxamuud cali yuusuf maaha soomaali ee waa canfar inkasta oo huu hayo shaqo hay leedahay soomaalida ree Djibouti
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 28 күн бұрын
Beenta joojiya waa nin isaaq oo habar yoonisa baro dadka
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 28 күн бұрын
Nin reer soomaaliland oo isaaq
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 28 күн бұрын
Xassan shiiq waa nin nasiib badan oo hadana nasiib daran Raysal wasaare maskiin ah oo u dhega nugul oo awoodiisii oo dhan uu qaatay buu haystaaye bal muu wadanka si fiican ugu shaqeeyo subxaanalaah bal fowsiyana maxaa daba dhigay
@husseinhassan9655
@husseinhassan9655 26 күн бұрын
Asc Fozia runtii waa halyey soomaali. Kartideda, aqonteda, soomalinimadeda iyo gesinimadeda aad baay usareyaan. Waan lasoshaqeyay shaqsi ahaan baan ugaran. Waa qof madaxnimada dalka soomali aan udhiibi lahaa. Fozia guleyso, cadawkaga hajabo! Hussein
@bidaarhooleey3440
@bidaarhooleey3440 27 күн бұрын
War dhaaf ninka runta ha sheegee war galadoow ku soco
@user-xg8cg5hz8k
@user-xg8cg5hz8k 29 күн бұрын
Jamax galad wiil xiniinyo le😮😮😮
@simbarelaxing-music1564
@simbarelaxing-music1564 28 күн бұрын
Good 😮
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 29 күн бұрын
Xasan jawan merano ayuu noqday subxaanalah kkkkkkkkkkkkk eber
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 27 күн бұрын
Isma dhamaan
@yasminjama2703
@yasminjama2703 29 күн бұрын
Welkom 🤗 Nuur iyo Jaamac
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 28 күн бұрын
Alla kacabsi mayaqaan umaddi uu udhaartay iyo dal kii uu udhaartay shaqo aan ahayn buu hayaa
@yasminjama2703
@yasminjama2703 29 күн бұрын
Jaamac Galad mashaallah
@DeeqSuldanApshir
@DeeqSuldanApshir 28 күн бұрын
Marka aa la ina amaanyo
@CabdihaybeCayd
@CabdihaybeCayd 28 күн бұрын
Wana dhulbahante
@asadali-cq9gj
@asadali-cq9gj 28 күн бұрын
Jaamac waa bir lab
@hassannour9405
@hassannour9405 26 күн бұрын
Mohamoud ali youssouf maaha somali waa nin cafar ah oo reer djibouti ah
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 27 күн бұрын
Jamac hada ayaa garadki kuso degay
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 27 күн бұрын
Nuur horta ma yaqan fosiyo WA Maya jamac ma yaqan fosiyo haa wu yaqan
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 27 күн бұрын
Nuur hilqadale
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 27 күн бұрын
Jabuti BA ugu dhow
@OmaliMedia-zv1bs
@OmaliMedia-zv1bs 25 күн бұрын
Ayadaa ooga dhow. Si kastaba waxaa ceeb ku ah in madaxwaynaheeda uu qiyaano muwaadinkiisa
@user-od2nl9yi7z
@user-od2nl9yi7z 28 күн бұрын
Garab istaag Galad muxuu u tarayaa?
@aliabdilqadir1326
@aliabdilqadir1326 28 күн бұрын
Warun walaal jamac galad
@Warreh74
@Warreh74 23 күн бұрын
War mahamoud cali youssouf waa canfar
@user-pm6np3ei3f
@user-pm6np3ei3f 27 күн бұрын
Ader fozaya hawaya waa ku wanajayay hadonan kukuuban walla waad no shahay
@AhmedMohamed-qw8gc
@AhmedMohamed-qw8gc 28 күн бұрын
Maxamuud cali yuusuf Waa.canfari maahan soomali
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 27 күн бұрын
Babqaa iga daba dheh
@yousufonlaye409
@yousufonlaye409 29 күн бұрын
Asslamu calaykum Axbaabi fil laah.. XSM waxuu Kenya uguu noq noqdo nayo.Waa Sidu Axmed Meed Siite Siidu ugu Taqlusi laha...
@elmiahmedelmi14.
@elmiahmedelmi14. 29 күн бұрын
Waa caanfar maxamud cali yusuf
@user-bk2pn4jo6g
@user-bk2pn4jo6g 23 күн бұрын
fowsiyo waqtigan ma aha waq tigedi waa mel musuq masuq iyada wa qof qaali ah❤❤❤❤❤❤
@user-ih9qc6fg1p
@user-ih9qc6fg1p 28 күн бұрын
Djibouti sida Somalida uga ma wadasha Djama kaladoow
@siadfarah2357
@siadfarah2357 28 күн бұрын
Haa wa canfari Mohamud Cali Yusuf
@YasiinDheere
@YasiinDheere 29 күн бұрын
Wasiirka Arimaha debada Jabuuti Maha Somali ee waa Canfar
@afracaffe
@afracaffe 28 күн бұрын
Soomaali abaalkii siyaad bare galey ku caasiyeen
@AwalehAhmed-bm7ne
@AwalehAhmed-bm7ne 23 күн бұрын
Ismael shakedisuu nimaa kuseysoo adher ee dadkina kumashkula 50 madaxweyne ayuu igumadaxweyn yahay
@user-ih9qc6fg1p
@user-ih9qc6fg1p 28 күн бұрын
Wlh wan ka xumaya Djamacoow
@LST25
@LST25 28 күн бұрын
DJAAMAC AFSOOMAALI MAAHANE DHEH JAAMAC
@user-pm6np3ei3f
@user-pm6np3ei3f 27 күн бұрын
Ader waxa mamula hassan. Shekh baraha buulshada hassan shekh waa tamasharta iyo masaxada somaliya kanaya aya mamusha indharkta hassan qoomalood tv ka qoomaloodka arabsayo tv waxao hosyamda musa baxi
@yasminjama2703
@yasminjama2703 28 күн бұрын
Nuur gift hem time to saying wat the truth is Jaamac Galad M
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 29 күн бұрын
JAAMAC GALLAD WAA NIN OG WAXBADAN WAANA NIN SOMALIYEED OO DHAB AH MAXAMUD CALI YUUSUF MASOMALIBAA MISE WAA CANFARI ?
@CalinuurCismaan-ig7cp
@CalinuurCismaan-ig7cp 26 күн бұрын
Wuxuu ahaaba waa ku haysanaa wuuna na anfacay muuse biixi waa soomaali namana anficin intaa ku seexo
@mustafeabdifatah6307
@mustafeabdifatah6307 29 күн бұрын
M Tukataan MiYaa🤔🤔😢
@CabdihaybeCayd
@CabdihaybeCayd 28 күн бұрын
Somaaliyeey too soo too soo istiir sada oo waxaa alifay cali mire cawaale
@luckymursal1302
@luckymursal1302 28 күн бұрын
Abdi qaalin gate😢
@reyadmedia3662
@reyadmedia3662 28 күн бұрын
maxamuud cali yusuf maaha soomali waa canfari
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 28 күн бұрын
Maha cafare ma taarikhada iyaaad u qudhi waday cafari taarikha ma leeyin yaab
@shadiaibrahim6490
@shadiaibrahim6490 28 күн бұрын
Jaamac hambalyo ayaan ku leeyahay. Si fiican ayaad u sharaxdey si fiican.
@aweysali
@aweysali 28 күн бұрын
Jamac galad nacebka hassan sheikh wa ceshan weyday lakin hassan asiga so noqonayo 2026 markas ma oynesa saxibow
@Amiir013
@Amiir013 28 күн бұрын
Xasan lama necba ee siyaasadiisa xun ayaa lanacay ee fadhiidka ah
@ahmedbusuri4264
@ahmedbusuri4264 28 күн бұрын
War wixiiniiba muran baad kadhigteene nuuroow ninka fikirkiisa udaaa ootaada uunkahadal
@HalwoMahat
@HalwoMahat 25 күн бұрын
Jamac galadow shaley taageeraad u hayd maatay maxaa uga soo horjeedaa
@SahalAtteye
@SahalAtteye 29 күн бұрын
Maxamud cali yusuf wa canfari ee ma somaali nurow sxb
@user-st7sc4dx3i
@user-st7sc4dx3i 28 күн бұрын
Jamac waruntis sababto i tahai kenya maxa nagaglai anaku kursiga somali aya udow marka halka toshka in lagudaro mudan ya kudarten halka kawada
@user-ih9qc6fg1p
@user-ih9qc6fg1p 28 күн бұрын
Ismaël Omar gueleh ma ila idinka ayu idin cabsi kaliya miya heer Djiboutiga uun baan modayney
@user-fj8vj5fp2k
@user-fj8vj5fp2k 28 күн бұрын
Wariyahan maskiin waaye Jamac galan wariya caadi aheen war nin hanti aruursi runtii iyo eex been warninkan soomli wuuka hantii boob ina geela utaliya wadanimo majerto boobboobhasuginboob
@kaissasgaas695
@kaissasgaas695 25 күн бұрын
Kan Galladdoow nacableynta ayaa Ku badane barmaamij dembe Hala samayn
@AhmedMohamed-qw8gc
@AhmedMohamed-qw8gc 28 күн бұрын
Xasan waa tuug khaainul wadan ah
@mohamedmoussa1097
@mohamedmoussa1097 25 күн бұрын
Mahmoud Ali youssouf somalie mahaa waa cafar
@aboubakerjohara5051
@aboubakerjohara5051 26 күн бұрын
Jaamacow sxb maxamoud ali yousuf waa cafari
@gigachad9879
@gigachad9879 28 күн бұрын
Xassan tuug baqshad xiran oo sirtii soomaaliya ku jirto ayuu gacanta ka saaray Ruuto oo ah cadawga Somalia. Qoslaaye xaniinyaha ku go’e waana ceebeeyey
@gigachad9879
@gigachad9879 28 күн бұрын
Xassan tuug. Xassan dalxaraashe. Xassan dumar iibiye. Xassan Munaafaq Xassan beenloow. Ilaahoow naga qabo
@abdullahiabdi7700
@abdullahiabdi7700 28 күн бұрын
Nuur iyo Jaamac Max'ud Cali Yuusuf yaa yidhi waa muwadin Somali ah Max'ud waa nin Cafar ah hadi aan loola jeedin qofki af-somali ku hadlabo waa Somali
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 27 күн бұрын
Hadii fosiyo loo dido jabuti WA qasab
@cabdilahidahir345
@cabdilahidahir345 27 күн бұрын
Faqash yahay darood ee ogadeen abeheed waa layawaana halka adiga awoowgaa cuqdad udhintay Isaaq waan caya iyo waan amana kala da hoyada may kufsane
@ahmedjibril1040
@ahmedjibril1040 28 күн бұрын
Mohamed ali yousuf waa canfar jaamacow.
@CqaadirSiidii-my3nu
@CqaadirSiidii-my3nu 28 күн бұрын
Jaamac wlh waxan kugu jeclady runta iyo xaqiiqada
@saadali7977
@saadali7977 27 күн бұрын
Wasiirka jabuuti ee tartamayaa waa canfar maaha somali
@laylosiciid781
@laylosiciid781 29 күн бұрын
Jamac galad tageradiisu waxba mala joogo Baribuu hadana kasoo horjeesayaa
@ZahraAbdullah-nx1lt
@ZahraAbdullah-nx1lt 29 күн бұрын
FOOSIYO GUUL ALLAAH HAGUULEEYO
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 28 күн бұрын
Ninkani xaqui ka hadla qofna ma taageero waa wariye
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 29 күн бұрын
Jaamac waa Baddow iska hadla. Maxamuud Cali Yuusuf waa Cantar. Maaha Somali. Ismaaciil waxba iskuma aha.
@ahmedfirato4247
@ahmedfirato4247 28 күн бұрын
Kkk kkkk kkk
@husseinhared
@husseinhared 28 күн бұрын
Fackin maxay u dhosi wayen dad dacif aya gada facki waxanu nahay gobdhimatay
@husseinhared
@husseinhared 28 күн бұрын
Wa anku saxo fowsiyo waxay noqotay wasir kuxugennka aramihi gudaga waxay noqote wasiirki arimaha dibida rali noqo walal wsc
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 27 күн бұрын
Somaliyey tooso tooso isku tirsda
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 27 күн бұрын
Nuur fuel iyo jamac jahil
@gashantv9807
@gashantv9807 29 күн бұрын
Maxamuud cali youssouf wa canfar awoood uu ismaciil wax kaga qaado malaha
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 43 МЛН
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 66 МЛН
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 30 МЛН
Afsoomaligu waa Afkii Nebi Aadan ( Buuga Adam's Word)
55:58
kalamaan 2706 2024
5:42
Kalsantv Official
Рет қаралды 243