No video

Deg Deg Maxaabiistii SSC-Khatumo Oo lagu sumeeyey Xabsiga Hargeysa, Itoobiya Oo Ku Calaacashay DF

  Рет қаралды 50,400

Garaad TV

Garaad TV

Күн бұрын

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Пікірлер: 59
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m Ай бұрын
Bismilah bahaley noqdeen reer soomaliland allaha caafiyo maxabiista reer khaatumo ssc eelasumeeyey
@Dheeman-ky7tu
@Dheeman-ky7tu Ай бұрын
Hub Reer Bahal Ethiopia kasoo keensadeen ayaa laleeyahay waa hub Somalia leedahay dadku Aqli Kuma yaro
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 Ай бұрын
ARGEYSA 30 BEY HAYAAN KHATUMO 400 BEY HAYAAN
@aaavvd329
@aaavvd329 Ай бұрын
Diradiraale inshaAllahHadaldanbe kaamasooboxo umada aad Iskudiray
@yaxyeabdullahi7092
@yaxyeabdullahi7092 Ай бұрын
Hukaan itoobiya atyaa soosiisey guruubka kulashirey neyrobi waan hub loogutala galey arqalada soomaalia waxaana loo xilsaarey mucaaradka kulana jiis ayaa ufadhiyey sidaas ayaa looqaada karaa
@dahirmohamed2476
@dahirmohamed2476 Ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@AmranAM-bg9qs
@AmranAM-bg9qs Ай бұрын
War warkaga manafaqada uun sheeg ee salada alla iska aamansii
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 Ай бұрын
Dawlada soomaalia sidee Ethiopia hub uga soo gadataa iyo iyadoo aanba xiriir fiican lahayn.
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 Ай бұрын
Reer khaatumo iyaguna ha xasuuqaan kuway haystaan.
@ayaanleabdule4715
@ayaanleabdule4715 Ай бұрын
Asc Asxaabeey Xaalka Somalia waxuu maraa Meeshii ugu Xumeeyd hadiiba maxaabiis la kala qabsaday la sumeey nayo walee Somalia nimo dhamaatay waa Cid iyo Calan Cid iyo Cadaw geena alloow sahal Amuuraha.
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 Ай бұрын
Umaada. Isalaama. Bay. Ku. Diiloiw. Lahayeen. Ilhoow. Saahal. Umuuraha
@Abdraxmaangaboobe
@Abdraxmaangaboobe Ай бұрын
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
waa lah ogan wixii jirah haday run noqotoh waxay ku so noqon dhibatadah kuwinah
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 Ай бұрын
KUWAN WAA KUWII KHAATUMO EY QABTEEN SAWIR KALE MAHAYSAA
@munaabdillahimohamed5443
@munaabdillahimohamed5443 Ай бұрын
War ilaahay kabaq cidna lama sumayn
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Ай бұрын
Hadey tasi dhacdo ssc khatumo dhaman halayso maxabista SNM
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t Ай бұрын
Adaa suneeyeu oo cuna habeenkii beenaale
@AbdiwahabismailMohamed
@AbdiwahabismailMohamed Ай бұрын
Allah ka baqo.
@walidcamran7942
@walidcamran7942 Ай бұрын
Dhibmalr 500 ee maxbuus.ayaalasumay nayaa
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Beelaaaale alle ka baq
@ahmedyousuf1008
@ahmedyousuf1008 Ай бұрын
Inaalilaah waar rabi kacabso beenta aad like iyo share kuraadinayso lacagta aad kaheshona waa lagaa xisaabin maalinta qiyaame itaqilaah waxaad sheegayso
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
Kkkkkkkkkkk HA CIYAANE CIILQABAHU HAYSKA CIYAANE MAXAABIIS DAAROOD NOOOOO CALAACAL
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up Ай бұрын
Benaleh benaleh mawelo darood
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 Ай бұрын
Qaniinyo qaniinyaa Kaa fujisa anagu qabiil baanahay maxaa noodiidaya say yeeleen inaan yeelo
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 Ай бұрын
Wxd tahey, Munaafaq, Namiimiye, Muslimka isku Dirraya war BeeeN Ahna faafinaya, Ayaamaha kheyrka bdN, Hadana wxd Leedahey sallaada soo Tukkada
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 Ай бұрын
ITOBIA SIWTII NALOO SHEEGEY IN COL LAYAHAY SEE DOWLADA SOOMAALIYA HUB UGA SOO GADAREY KHAYAAMO QARAN BEY NOQONETSAA HADIU DOWLADA EY LEEDSHAY HUBKAAS
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t Ай бұрын
Waxay kamidtahay hubkasi masharicda isku dirka somali dowladda iyo shacabka iyo shacabka dhexdiisa ookala shakiya wax laynogu talagalay weye in layna mashquuliyo dhexdeena
@abdirahmanibrahim1887
@abdirahmanibrahim1887 Ай бұрын
Garan mayno Sababta aad u xagliso, Beentana aad u sheegto Waxan kugula talin lahaa inaad dhawrto (( Professional ethics)) Aad ku dgex jirto, Dad aan yarayn oo aad halkay ka soo jeedaan ka xagliso ayaa ku dhegaysa, Isku day inaad noqoto ka umada isku soo dhaweeya, Ha noqo kan ka qayb qaata kala fogeynta dadka walaalaha ah. Mahadsanid Arte. Finland.
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Ай бұрын
Waa rug gun u gacan galay maxay toos ugu laynwaayeen
@zamzamali4347
@zamzamali4347 Ай бұрын
Argagixisada snm wax waliba oo xun way ka suurtowdaa waa kuwii gabdhaha ay qabaan cunayey wiilasha yaryar ay dhaleena qalanayey haddayse nimankaa sumeeyeen halkiiba 5 baa loo dili dir xunyahaw
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 Ай бұрын
War ilaahay kacabso oo beenta iskadaa cidna lama sumayne ilaahay u noqo
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 Ай бұрын
Gunnimo haday bilaabaan oo ay maxaabiista uus miirtaan iyagana kuwooda waa la uus miiranayaan
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 Ай бұрын
Ma dhaqtar baaba dadka laynaya??
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 Ай бұрын
Sidee hub sharci daraa loo soo marsiiyey Ethiopia. Yaa warkaas loo sheegayaa ma ciyaal!
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 Ай бұрын
Illahow xaqa uhiili ragii lagu layn laha rabi gacanta ugaliyey
@AbdiYare-ff7xw
@AbdiYare-ff7xw Ай бұрын
Beenale tuug ah oo khiyanole ah war wax la sumeyay majiran dhulbahnte hargeisa ayay Nala jogaan hdi ad benta jojin wayday Gun gun dhashayi wllhi inanaydun hal haben la nolaten 😂😂😂😂😂🎉
@samiyaibrahim3683
@samiyaibrahim3683 Ай бұрын
beena waas kasobaxay reer beena wassinaah nacadal baa kugu tal isku dir yahaw tiri dhaay been baad sheegta😢😢😢😢😢😢😢😢
@saleebaancali9690
@saleebaancali9690 Ай бұрын
s/land raga ma silciso ee haday doonayaan inay dilaan sida raga loo dilo ayey u dishaa maydkana ma jarjarto kumana ciyaarto mana jiid jiido wadooyinka mida kale hadaanu rabno in aanu dilo maxaabiistaas cidi nagama hor joogto cidna kamaanu qarineen lkn waanaan sumaynba lkn adiga xaga ilaahay ayaad ka hor sheegi doontaaye ogow midhkaas intaad dhaqaale ku raadinayso beentaas cadaanka ah ogow in laguu qorayo kuguna markhaati furi doonaan kumanaanka kun ee ay gaadhay beentaas aad dadka usheegaysaa
@user-hf9cm7th3v
@user-hf9cm7th3v Ай бұрын
Garaad tv ma sidaasa udanbaysay waar miyaad kacdeen oo beenbaad ku danbayseen
@ugaskabeesha4539
@ugaskabeesha4539 Ай бұрын
Balaayo hadal.xun xukumada kulahaa maamulka dheh
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Ай бұрын
WAA NIN LIITA QOF MAXBUUS IYO QOF MARTI KUU AH IYO QOF HURDAA HADAAD KA AAR GOOSASHO MA NOQTO EE WAA MAATI LAAYE LIITA OO WAXBA ISKA KELIN KARIN
@mahamuudburaale5407
@mahamuudburaale5407 Ай бұрын
Beenta.ilaahayaa.nacay.munaafaquna.ma.guulaysto.maxbuus.waa.magan.ilaahay.tuugg.been
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq Ай бұрын
Waar beenta jooji ciidna maxbuus sumayn mayse maxa laga fi iidaya waba maxbuse suntiisa
@user-pm6np3ei3f
@user-pm6np3ei3f Ай бұрын
Ader. Somaliwaanay waa, imlasmaya uururka ladakalanka somali nacabka U L S N
@SadiiqAbduwali
@SadiiqAbduwali Ай бұрын
😢😢😢
@user-zp7pq1do5h
@user-zp7pq1do5h Ай бұрын
Beeenaale yaahuu jahanabi kucuntay gooormaa maxaabiista lasumeeyay waar sikastoo laysu dilo dadku waasoomaali soomaalina kala tegimayso kaalay wuruxdooda soodaawo soomaali bay lajoogaane beenaale
@naima854
@naima854 Ай бұрын
War beenta jooji cid sumaysay ma jirtee ilaahay ka cabso umada haysku dirin maxaabiista somaliland hayso way caafimaad qabaan wanan ka war haynaa beenta iska daa 🤭
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy Ай бұрын
Mariixaan.hubkii.maalidhawayd.lagusoowaararay.waxaabixisay.dowlada.hawiye.hadana.hubkaan.waalagusooweerarirabay.khiyaanadiibaa.lagadoontay.waaqaniimo.waanaxalaal.iskagadhiciya.dirta.iyou.hawiyaha.isasoobahaytay
@MaxmuudXasan-i7r
@MaxmuudXasan-i7r Ай бұрын
Kkkkkk Ben badana wuxu
@souhaibhared6146
@souhaibhared6146 Ай бұрын
😂😂
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou Ай бұрын
Been been cad beenaale been cad
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war kan riyaha ciyaya ayaa dhaamee ka aamusiiya saxaafada yuu wasakhayne
@SadiiqAbduwali
@SadiiqAbduwali Ай бұрын
Muusa biixi maa kusoodiray
@SadiiqAbduwali
@SadiiqAbduwali Ай бұрын
Wasakh yah adari. Ah nagw aamus😊😊😊😊😊
@Abdraxmaangaboobe
@Abdraxmaangaboobe Ай бұрын
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,3 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 22 МЛН
Hirdanka Masar iyo Itoobiya ee Somalia
2:27
MM Somali TV
Рет қаралды 943
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН