DEG DEG MEHERKA UGBAD ARAGSAN & QAMAR SUGANI OO HADA NAIROBI KA DHACAY & AROOSKODA OO HARGEYSA

  Рет қаралды 17,114

Mohamed Buskut Official

Mohamed Buskut Official

29 күн бұрын

Пікірлер: 45
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial 27 күн бұрын
Like saar & subscribe welcome thanks
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 27 күн бұрын
Xasbunallaah wanicmal wakiil illaahow na hanuuni yaa rabbi
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 26 күн бұрын
Anigu fikirkaas waa ka duwanahay M .Buskudoow Horta calafku waa cajib waana wax jira calafku Lkn waxaan aaminsanahay labada qof mar haday isku dhacaan waxa la isku fahmi waayo waa dabeecad marka labada qof dacbigoodu isma bedesho waa kii uun ay isku fahmiwaayeen dabeecadu waa abuur alle . Marka labada qof midna debcigoodu isma bedelo Markasta wixii labiskuvdiidey waa sidii Waa fekerkeyga wuuna khaldanaan karaa
@ifrahhersi4559
@ifrahhersi4559 27 күн бұрын
mash Allah🥰🥰🥰 to the real love
@fotballontop
@fotballontop 27 күн бұрын
Mohamed Buskul isagana waan salaamayaa.
@nalababy3825
@nalababy3825 27 күн бұрын
WOOW WE LOVE THAT HAPPY MARRIAGE ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞🌸🌸🌸🌸🌸💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️🌺🌺🌺🌺🌺🌺😍😍😍😍😍😍😍😍😍🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 27 күн бұрын
Wll that is not the real love. Labada qof ee kala tagtay marka ay isku soo noqonayaan jaceyl maaha waxa isku soo celiya ee wa xasuusihi waayihi ay wadaageen. Ogow qofka aad kala tagteen marka uu kugu soo noqdo waxaa kugu soo noqonaya qofki oo ka badalan sidi aad ku taqaanay. Waxan ka hadlayo waxey ku fadhidaa cilmi baaris. Dadka kala tagay inay banaanka kala joogaan ayaa u fiican 99% of the time.
@fotballontop
@fotballontop 27 күн бұрын
Hambalyo. Hambalyo.Hambalyo.
@11naa44
@11naa44 27 күн бұрын
Wxn ma run ba
@fotballontop
@fotballontop 27 күн бұрын
Inaadeer xabiibi ayaa la dhahaa waa jacaylka dhabta ah.
@flamingoshowchannel.1630
@flamingoshowchannel.1630 27 күн бұрын
Finally way soo Daleen lama huraan wa caws jilal candho candho baratay😂😂
@mohamedhaaji4544
@mohamedhaaji4544 27 күн бұрын
Adigu naag iyo nin waxaan ahayn kama hadashid miyaa? doqon baad tahay
@user-ix6dc1gn4z
@user-ix6dc1gn4z 27 күн бұрын
Waxaa ka daran beenta uu maalin walbo laso fariisto meesha
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 26 күн бұрын
Fariiid nin🎉raga
@nimcodaimond4183
@nimcodaimond4183 27 күн бұрын
Wlhi wanku faraxsanahay waxan leeyahay hanbalyo
@rahmozubeer
@rahmozubeer 26 күн бұрын
Hanbalyo hanbalyo
@user-tq9pt8vx1k
@user-tq9pt8vx1k 27 күн бұрын
Allaw ceeeb astur
@Drs..HoodoOday-jy4hj
@Drs..HoodoOday-jy4hj 27 күн бұрын
Tana baska danbe ayey raaci doonta 😂😂❤❤
@Xalimo421
@Xalimo421 21 күн бұрын
Wey ku meel gaareysa sidiisa oo kale,Awalba jeceel ma jire jirka isu baahan iyo Candho candho ku beeg uun ba jirtey waayahan😂
@11naa44
@11naa44 27 күн бұрын
Nimankan mxa shadiya ka galay timaheeda wr ha is qawiso hadey donto mxa naga galay shaqo yeesha 😂😂😂😂😂
@hayataden6499
@hayataden6499 27 күн бұрын
Wax jacel laadhahoo majiiroo mar hadiiba gabadhii nolasheeda kuu baabiisey nolashaa kuu ciiisheeey
@MaslahBarkhadle
@MaslahBarkhadle 27 күн бұрын
Naagaan yaa looks dacwooda war heedhe subacribeka hungurigaaga ma hor istaagi karno nagadaa naagaha warkooda
@ShamsoShamso2
@ShamsoShamso2 25 күн бұрын
Benlow views rabta
@AyaanWaano
@AyaanWaano 27 күн бұрын
Beeeeele xaarmajo uf busk dameeer
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 27 күн бұрын
First an ahay
@idiladanali4196
@idiladanali4196 27 күн бұрын
Muniira maxaad ku sameysay waryaa
@Um-Haruun
@Um-Haruun 26 күн бұрын
Kaan aadigaba tikka ka shiidadaane waxaad ka raabtaa dadka kale
@farhiyoali791
@farhiyoali791 27 күн бұрын
😂😂😂😂
@user-ih6vc3xl4k
@user-ih6vc3xl4k 26 күн бұрын
Adiga taadii maceey risay
@user-dm1ms9vf1r
@user-dm1ms9vf1r 27 күн бұрын
show u imate mesha nio adi been badanida bentan lacag lagu helo wa xaran wllh
@11naa44
@11naa44 27 күн бұрын
ilmadeer xbbi wye sheekadu 😂😂😂😂
@kamalxashi5305
@kamalxashi5305 27 күн бұрын
Ma so dhawaynta ayad meher u taqaan
@11naa44
@11naa44 27 күн бұрын
Kursi bey ku fadhida wxy moodayaan iney taaganthy
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 27 күн бұрын
Waxan marunbaa aduunyo 😂😂😂 joogbuu raab
@user-tg9ut6mj8r
@user-tg9ut6mj8r 26 күн бұрын
Naagtadi meelkusheeg iskada dadka kle😂😂
@alimireahmed55
@alimireahmed55 26 күн бұрын
Rayaan bajaaj majogta😂
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 26 күн бұрын
War buskut adigabo maxkamadi dahir sarane indho adkidaa see wax u jiraan waxan ma runbaa ceebaatagane
@umuclahimaxmudumuclahi
@umuclahimaxmudumuclahi 27 күн бұрын
xaskaaddii baba oyay see maxaa dadka is meher sanayo kaa galay hhh
@idildaganofficial9137
@idildaganofficial9137 27 күн бұрын
xiisho nin wayn ba tahee bisinka
@Betasquadclips66
@Betasquadclips66 27 күн бұрын
Waan ku farxay isku so labashada Ugbaad iyo Qamar sudaani mashaallh 🥰
@bluerain3282
@bluerain3282 27 күн бұрын
Deenlaawe wariya beenta daa
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 27 күн бұрын
Asago soo cayilay soo noqday riyaan bajaj cayilisay ka shekey ugbaad u korisay 🤣🤣 rayaan bajajbafka kaga dhagan budkud abitiga tahay 😅
@AyaanWaano
@AyaanWaano 27 күн бұрын
Busk tuuuuso rer somaliland ok beeenle
@IjopelReya
@IjopelReya 27 күн бұрын
Benaale 😂
ARIMAHEENA iyo BOOTADIISA MADAXA WAXA KUGU DHEGAN SHEEG
21:24
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 178 М.
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 87 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 45 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 200 МЛН
Barbar "hada ka hor ayaa waashay maxaa dhacay ka dib" Qosolka Aduunka"
28:47
SUPRISE MUNIIRA OO FARXAD LA OOYSAY MARKAAN IPHONE 14 SUPRISE UGA DHIGAY DAAWO
20:39
SIDAAN ISKU BARANAY ( HOW WE MET) ANIGA & MUNIIRA PART1
19:01
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 71 М.
PRANK MUNIIRA OOHIN AFKA FURATAY WAAN DHOOFAYA KALIGEEY
17:38
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 42 М.
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 87 МЛН