DEG DEG MURTIMAAL CODAD KALE UGU DIGAY SHIINE BAAHANE & CEEBTII BATUULO KEY

  Рет қаралды 19,293

Murtimaal show

Murtimaal show

Жыл бұрын

“FADLAN DHAWR XUQUUQDA MUUQAALKA ANIGA OO AAN KUU FASAXIN HA QAADAN”
“Daawo bilow ilaa dhamaad si aad xaqiiqada u ogaato “
©️MURTIMAAL SHOW

Пікірлер: 195
@murtimaalshow
@murtimaalshow Жыл бұрын
DIGNIIN: Fadlan ilaali xuquuqda muuqaalka Aniga Oo Aan kuu fasaxin hadaad Qaadato masuuliyadu waa dhankaga!”
@faiza9305
@faiza9305 Жыл бұрын
Dhulka la gashay shiine bahane lkn khadar ck iskada wu ka hadlay arintan wl ano ina aderta ah ba kula hadlayee
@Princess-le4pd
@Princess-le4pd Жыл бұрын
@@faiza9305 maa hilmamta sistery ninka kane inu aha ninkii nagtiisa ceebeye uff
@Princess-le4pd
@Princess-le4pd Жыл бұрын
Shine xaskisa ma ceben lkn adga xaaskga ayaa cebesa
@Princess-le4pd
@Princess-le4pd Жыл бұрын
Xaaskaga Maxaa u ceebesa adii ga Horta daadka waarka da Xga nagaa digiii 🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️
@dhiragalinchanel1630
@dhiragalinchanel1630 Жыл бұрын
Wax laga qato ma istahisha marka hore nagtada ayad cebeysay nin matahay horta
@hassankuus9545
@hassankuus9545 Жыл бұрын
Murti maaloow walaaloow waan kusalaamay koleey kuma aqaano adne sidookale lkn waxaan kuula hadlayaa sidii labo nin oo dhalin yaro ah oo sxb ah nin yohow waan kaxumahay wixii ku soogaaray lkn nin raga kasoojiida waxaan aheeyd waa soomartaa ee iska dul qaado aniga koleey waxaad iila egtahay nin aqyaar ah inta aan aa arkay ee lknse cadow badan baad leedahay ee is aruuri nacas iyo nacas oodhanbaad ujabtay allaha garabkaada galo waan kulajiraaa marwalba guuleeyso
@truthhurts2085
@truthhurts2085 Жыл бұрын
waa adigi waxa isujawabaya xoolow
@maryan3892
@maryan3892 Жыл бұрын
Shine culay waxaa kasoo baxay habaarkii fahiima waxaan sugna waa adiga ceebtaada insha allah
@liibaanhirsi3167
@liibaanhirsi3167 Жыл бұрын
Maxad wiilkan uhabaaray saa waaba qof wanag sane
@moenlighted7681
@moenlighted7681 Жыл бұрын
@@liibaanhirsi3167 asba gabar uu ilmo ka dhaluu kasoo dhuuntay oo nairobi uga tagay
@hudunadam1182
@hudunadam1182 Жыл бұрын
subxanallah allahu akbar
@layloyaasinnuur6596
@layloyaasinnuur6596 Жыл бұрын
Waa yaab war adinka isku ekaada oo Manaal oo gabar yer ah iyo Fahiima dhaafa gabdhaha hub haka dhiganina fadlan
@hawohussein2919
@hawohussein2919 Жыл бұрын
Tanade waa landheer❤❤❤❤❤
@user-me1oq7vx4w
@user-me1oq7vx4w Жыл бұрын
Please 🙏 khadar shame on you, he's your cousin brother 😌🤐🤐🤐🤐
@leefoster2583
@leefoster2583 Жыл бұрын
Ma adeerkii aabihii ladhashay Maya dhalay mise qayaaligii somalidaad lawareegeysaa, qabyaaladiiste
@masuulofficial7014
@masuulofficial7014 Жыл бұрын
Khadar futamaaloow miyaanad dhaafaynba inaad video iyo cod duubtidba waar waxan iska dhaaf oo si odaynimo iyo raganimo le unooloow
@alyaasharif8479
@alyaasharif8479 Жыл бұрын
Ck haku dubeyo khanis hadi nagtis tahy xita ayda dhiban naag Iman leh lahayn kara naag dhilo ah mwragto gabdhina cayan ck macayno
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Жыл бұрын
Khadar inaadan ka duubin cid walba wa fahmi kartaa
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Жыл бұрын
Ck ma aha plz edab darada joji ck marku gbdhaas qabay game tiktok ma jrin
@truthhurts2085
@truthhurts2085 Жыл бұрын
tiktok yaa kuyiri adiga game luu dhahaye
@princessamina9363
@princessamina9363 Жыл бұрын
@@truthhurts2085 ayaga dhan ba game tiktok kuso caan baxen ck kadhamaada
@moenlighted7681
@moenlighted7681 Жыл бұрын
@@princessamina9363 ck waa wecel qaniisa. Gaajayba ka qaaday.
@golewaayeel8575
@golewaayeel8575 Жыл бұрын
Abwaan hub waawayn baa dagaalkan u isticmaasha 😂😂
@____Cumar____
@____Cumar____ Жыл бұрын
Maalinba maalinta ka dambaysa akhlaaqdii bulshada somaliyeed hoos bay u sii dhacaysaa waana wax laga xumaado maanta waa aduun bari se waa aakhira wax aynu iska xigsiino maalin 50 kun oo sanno la dharar ah.
@axlamjano9608
@axlamjano9608 Жыл бұрын
Haqa ck ba kaso baxay gabadha
@naimahassan4575
@naimahassan4575 Жыл бұрын
Doqon hadaad shine gaari laheed waa kuu fcnaan laheed doqon
@farahfarah3604
@farahfarah3604 Жыл бұрын
Geesi horay u soco
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
Manaal uunbaa cebenaysaan CK waxba kamaqadaysan
@farahahmed8550
@farahahmed8550 Жыл бұрын
Adiga hadaad ogtahay maxaad u soo dhintay ceebta waa la qariyaa
@haliimogoodir5411
@haliimogoodir5411 Жыл бұрын
Asc khadar Eedo illaahay ka cabsada oo is daaya cadowgiinaa badan lama jecla cida aad ka dhalateen iyo magaciinaba xaasidkiinaa badan jooga ha is cunina cadowguna yuu idin cuni jooga
@dhamoibrahim5154
@dhamoibrahim5154 Жыл бұрын
Subxnalah gabdhaha sharaftodaa ilashaa
@apdirhmanbaylo4636
@apdirhmanbaylo4636 Жыл бұрын
wll waxan ku idhi miyaad gabadha meesha ka zaartid hadaad labadaa wiil ka argosanayso gabdha maxad u ceebayna
@Queenjiija
@Queenjiija Жыл бұрын
Khadaroow walal iska daa waxan cml kuma ficno tankale shiine qof fican ma ahan lkn adiga ka roonow wllkey
@jawahirmusa7225
@jawahirmusa7225 Жыл бұрын
Waa ku diirsaday seed shina u gashay. Wale wax badan baa arkay asio ku dulminaayo
@munaibrahim1448
@munaibrahim1448 Жыл бұрын
Asc indero ilahayeee cabatada kuasturo eeee WAXA kale hanagu Aidan🔒🔒🔒
@fardosabdulaziz1332
@fardosabdulaziz1332 Жыл бұрын
Xumanda ma lagu fanaa
@foosiqulam8694
@foosiqulam8694 Жыл бұрын
Legend
@fatimashiikhsaed1754
@fatimashiikhsaed1754 Жыл бұрын
Ina adeer shiine waxaad doontiid ku dheh oo karbash laakiin gabadhaad cayayso cayda kadaa cuqubadeeda xagaad ka adaysaa aduun iyo akhiraba kuu daran inkadaa gabadha cidna macaydee inta aamusan lagaa raac balayiri walaahi 🤔🤔🤔🤔
@seynabcali7681
@seynabcali7681 Жыл бұрын
Viva shiine culay yuu dabada kaamarin
@inafoodcade8464
@inafoodcade8464 Жыл бұрын
aakhiro samaan ba lamara alx saaxib odhan malihi ilaa an Allah kala kulmana insha Allah qorshaha igumajirto saaxib inan yeesho
@ashalul565
@ashalul565 Жыл бұрын
Aduunkii baa soomaali kufaxshirantay, Ilaahay kabaqa Aduunkaan waamaalmo, kalaroonaada.
@dahirhussein195
@dahirhussein195 Жыл бұрын
War mazul arso 3sano baa wxba lagu reebanin hadana waa markagii wxba haxeerin💪💪
@asiayasiin
@asiayasiin Жыл бұрын
Adiga xataa cod baa la gaa keenay adiga iyo Xubi qaali ma aragtay 😂 TikTok baa lagu dhex wareejinayaa ee bal Reaction iska soo bixi 😂
@deeqaluula2366
@deeqaluula2366 Жыл бұрын
War adigu 13 min miyaad tasbiix sanaysay waa yaabe waxaad shegayaay
@munahirsi9748
@munahirsi9748 Жыл бұрын
Alla NABSIGU XUMAA 😇😇😇
@safiahirey
@safiahirey Жыл бұрын
War heedhe adigu maxaa kaa qaldan maalin walbo ma cidbaa kaa laalada wllo isma aruurin kartid miyaa😢
@HaldhaSomchannel6023
@HaldhaSomchannel6023 Жыл бұрын
Shiine iyo waxaad doontaan isdhaha lkn gabadha sharafteeda ka leexo Wiilaw
@taatiko9307
@taatiko9307 Жыл бұрын
Ck ka qalee Waa Lagend 🎉
@fardowsanur4571
@fardowsanur4571 Жыл бұрын
Ilaaiyo. Iminka. Ninyohow. Waxcadmahaysid. Waxaad. Soojarjartay. Oo. Aan. Runahayn. Baadwadaa. Manaalwaagabadh. Dhawr soon Ee haceebaysan
@nuuralhuda1900
@nuuralhuda1900 Жыл бұрын
Sc Murti Maal walal nin wanaagsan oo oday ah ayad u egtahay Masha Allah lkn hadallo maalin dhawayd ad ku hadashay ayan aad uga xumaaday wax wanaagsana ma aha Ilaahay ayad ugaftay iyo Xurmaatkiisa marka walal Ruuxu wuu qaldamaa wax ugeeyaba marka Ilaahay ayan ku xasusinayaa ee Ilaahay Danbi dhaaf waydiiso Insha Allah rasuulki wuxuu yiri خيرُكُم مَن يُرجَى خيرُهُ ويُؤمَنُ شرُّهُ waxa idiinku wanaagsan Ruuxa Dadku wanaagiisa ay fishaan Dhibtiisana ay ka badbaadaan marka sidaa noqo Waxan diyaariyey Vedeo aan kugu canaananayo hadaladan kugu haystana kaaga Jawaabaya si walaltinimo ku dheehan ayaana kuu waaninayaa ee dhinaca wanaaga ubado Sxb.
@seynabcali7681
@seynabcali7681 Жыл бұрын
Warsangeli ku was kir
@aaminohariif5653
@aaminohariif5653 Жыл бұрын
Wxii laga xishoon jiraa viewskii galay isku xishood adi malinba qof baa gogarada ka laad ladaa oo views ku raadin isku xisho
@hudunadam1182
@hudunadam1182 Жыл бұрын
kkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk
@elhaamdevid1277
@elhaamdevid1277 Жыл бұрын
Hora wxaa lo dhhy ceebta ddka qari si uu ilaahey adna taada uqariyo Asiga ddka cebtoda fafinaye mnta asigey heysataa lkn gabadha kga daran ilaahayow ceebtena astur🤲😢
@xxx-lw7ym
@xxx-lw7ym Жыл бұрын
Waa run👍🏽❤️❤️❤️❤️❤️👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
@yaaskacade1919
@yaaskacade1919 Жыл бұрын
Adigu yaaweeye
@nourayn766
@nourayn766 Жыл бұрын
Laandhere hada bananka is tagty
@somfilmshd7197
@somfilmshd7197 Жыл бұрын
Team Murtimaal ❤️✌️
@sucaadxasan5953
@sucaadxasan5953 Жыл бұрын
Susadu waaa Mala sibada surwalka
@rodaali169
@rodaali169 Жыл бұрын
NIN YOHOW ISKA DAA CK
@zakiyamibrahim3582
@zakiyamibrahim3582 Жыл бұрын
Asc khadaroow walaale markaad kula sheekaysanaysay Waad dhagaysanayaay isku mid baad tihiin maxaa yeelay inuu arimahaaga soo galay baad adigana usoo bandhiktay laakiin dameer iyo labadiisa dhagood baad tihiin horaa loo yiri qofkaat rabto inaad igaato saaxiibkiis baa lafiiriyaa anaga aqyaar ha isaga kaaya dhigina qaade iyo qariyaa tihiin labadiinuba.
@maxamedjama4978
@maxamedjama4978 Жыл бұрын
Waryaa murtimaal inadero sidee wax uwada ceeb nin ragaa tahay stopping please
@zamzamadan7524
@zamzamadan7524 Жыл бұрын
Boqor nin adag oo geesiya baatahay halkaas kahay❤❤❤❤
@aamiishaahmed2666
@aamiishaahmed2666 Жыл бұрын
tean murtiml
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
Ka aarso qashiinka
@bushrayusuf4066
@bushrayusuf4066 Жыл бұрын
Oo shiine ma hada waxaa ku rabay Hooyo kama qarabta aya ku dhahay
@hafsomohamedhafsomohamed5133
@hafsomohamedhafsomohamed5133 Жыл бұрын
Wn ku salamay ina aderkey qali
@jihaanaciilka1311
@jihaanaciilka1311 Жыл бұрын
Waxaan yaa neyrobi kakenay yaab naa ninkaan in oo dad eheen markaa shukansaneysay mafahmin fahimo hawaraney
@ZUZU-wp6jv
@ZUZU-wp6jv Жыл бұрын
Alle ku ceebe nimanka hadadan ka xishoon gabadha maskiin ta maka xishootit 😡
@Amina-ts1lj
@Amina-ts1lj Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂mutimal manta uban ku tagaray shina mijo basto in badan bu gabdho badan cabahoda shagay qali ladan ugabad aragan fahiimo ikartadi ba ka so baxay wxa codadka ka hayso soda shiino af biijo 👍👍
@zamzamadan7524
@zamzamadan7524 Жыл бұрын
Ninaan aarsan uurka hooyadiis bukujiraa😂😂😂😂😂
@Ethna08
@Ethna08 Жыл бұрын
War hedhe bal hadalkaga dib ugu noqo naagtad lee dahay wa ina aderty ba hadana oran xaran ba lagu cunay eey eey dhalay taasi wa ba’aday shidh owalba nin bay rabty inay nin u disho ayadiba tan haysata😏😏😏
@Super_media325
@Super_media325 Жыл бұрын
Walhi nin raged Baad tahay libaax manta hoorted ku ma tageerin wan ku wata libaax
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 Жыл бұрын
Wax dhintay weye war iska aamusa isma dhantene noloshi ayaad ka dhacden
@Bulxan10
@Bulxan10 Жыл бұрын
Adkaatay adkaatay 😢😢😢😢
@nishowgurey3
@nishowgurey3 Жыл бұрын
Rek rek daley
@salahsahal9259
@salahsahal9259 Жыл бұрын
Lenged ku soco libaax baad tahye 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 Shiine logu findhicali
@luulmaxamedluulmaxamed270
@luulmaxamedluulmaxamed270 Жыл бұрын
akhas waar alleh kaxishood
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 Жыл бұрын
Lajan waxa hyso kaso fasax asaxm haugalin
@somalishow5922
@somalishow5922 Жыл бұрын
Sida aad kan u so dhigty baad naagtadad u so dhigtaye shine waxaas ma karan
@mohamedabdiaziz4293
@mohamedabdiaziz4293 Жыл бұрын
Shiine Taaj 3 years baan la yaabanaa oo aan islahaa maxaa ninkaa dhalinyaradaa, daba dhigey. Lkn hadey haysataa qofka miskiinka ah, sxb intaas uga ekee qofkan maadaama uu hayb kula sheegto.
@haliimogoodir5411
@haliimogoodir5411 Жыл бұрын
WAa ceeb inaad sidii dhoocilihii isu xahg xagataan oo leydin dhageysto ceebta shiino waa ceebtaada taaduna waatiisa idinkoo illaahay sharaf iyo karaamo idiin yeelay yaaleydin xag xagan ducufada ka jooga inay idinku farxaan iyo xaasidka
@bishaarhasan4239
@bishaarhasan4239 Жыл бұрын
Wacdale nin rageed baa kubanaan tahy ader waxaba soo dhig asagaba waxaba kuuma reebane
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 Жыл бұрын
Alle kabaqa reer yutub ha isku danbabina xishooda maanta hadaad u hadashid sidaad doontiin ogow in niila xisabin malinta khayaame ee Rabi la hortaganyahay Alle kabaqa naftinana unaxa SubxanaAllaah
@bushrayusuf4066
@bushrayusuf4066 Жыл бұрын
Khadro beenta dhaf ck iyo gabadh waqtigay is qaban mage ma jiiran
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy Жыл бұрын
Hablaha soomaliyeed waa inay bulshada caalamka dhex galaan si ay uga maarmaan rag ku sheegan soomalida
@hamdaahmed5208
@hamdaahmed5208 Жыл бұрын
Ish kuwan nimam maaha
@farhiyawardere3842
@farhiyawardere3842 Жыл бұрын
Maasha Allah murtimaal cadawgaa Allah kaa qabto
@bushrayusuf4066
@bushrayusuf4066 Жыл бұрын
Soo dhiga waxaa hayso aya ku dhahay
@golewaayeel8575
@golewaayeel8575 Жыл бұрын
08:03 😂😂
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 Жыл бұрын
Isku xishooda
@salmaahmet3917
@salmaahmet3917 Жыл бұрын
Akhas war maada hadlaya ma adigo ah ninki naagtisa duubay ah ba hadlaya. Ceebtu aday dushaada tahay shiine ck toona ma gaadhid akhas
@farxiyomahamad3374
@farxiyomahamad3374 Жыл бұрын
War waad dhaqan xun tahay hadaad isku baahan tihiin idinku is caaya maxaa gabadhaan meesha keenay waad aqlaaq xuntihiine maxay tahay adoo game dheelayaa gabadhaada la dab saarayey aqlaaq yeelo shiine hadad ubaahan tahay asaga abaar maxaad gabadha walaashaaya u afla gaadaynaysaa gabadhu dad bay ka dhalataye ka dhamow
@bushrayusuf4066
@bushrayusuf4066 Жыл бұрын
Waligay qabilka ma maqal wlhi
@mahadmohamud9953
@mahadmohamud9953 Жыл бұрын
Naagta la dabsaarayey waa manaal miyaa naleedahay marka
@hawohussein2919
@hawohussein2919 Жыл бұрын
Ha fogaan please
@qnuura8508
@qnuura8508 Жыл бұрын
Adigadhedigbaatahau
@fikramalldheere2519
@fikramalldheere2519 Жыл бұрын
ragu ha heshiyo leenahay
@hoyadaiyodhalanka897
@hoyadaiyodhalanka897 Жыл бұрын
Waleeee sanadkan ragmajiro
@abdihassb3958
@abdihassb3958 Жыл бұрын
Baastar bilaa dhaqana baaa taheee, wlhi aragti baa inoo dhaxeeysa, meeshii gabadha lagu dabsaaray adigaa cadeeen sadex magac ilaah baan ku dhaartee saacadan adiga ku raadinayaa
@fayroozaqaliofficial2381
@fayroozaqaliofficial2381 Жыл бұрын
Ma meel ayaad la joogta???
@f-abubakar5965
@f-abubakar5965 Жыл бұрын
Wadkusugtayi
@rodaali169
@rodaali169 Жыл бұрын
ASC NIBA WAA MARE MA MALITADA LUGO BASTO
@haliimogoodir5411
@haliimogoodir5411 Жыл бұрын
Daahir biijo iyo inta daarood neceb yey isku kiin dirin iyagu midna ma jecla isugu mid baa u tihiin weyna rabaan xumaantiiina ka jooga oo dhalashadaa ka weyn waxaad sheegeysaan
@Roda511
@Roda511 Жыл бұрын
Nin darbi daarood sidaas buu u aarsadaa war inader Waa nafar dhulbahante ah oo ku leh ku soco 😂😂😂
@xoghaye24onnline19
@xoghaye24onnline19 Жыл бұрын
Nin raga waad aarsaty wAAN KU WATAAAAAAAAAAAH
@somfilmshd7197
@somfilmshd7197 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@user-io9il5eb4x
@user-io9il5eb4x Жыл бұрын
Walaalow nosoo wada daaa waxba haunixine adba lagama xishoone adna ha xishoon wixiii gubta hagubtee
@jaangojaango4214
@jaangojaango4214 Жыл бұрын
Baarqab baarqab dhalay baa tahay jalwow scb Wan arkaa guntan guntu dhashay e ku rifaysa Lkn dun iyo karti bad ledahay Madaxan i saaran tahay Dadkuna way isu kiin dhagaysanayaa Caqligana mali'in Dar ilaahay inad tahay way muqata sxb Iska bajaqi wixi ku so werara
@elsherawielsharawi3086
@elsherawielsharawi3086 Жыл бұрын
Kaliya wxaan meshaan ka fahmay manaal inuu xaqii ck kulahaa kaso baxay ceeb walbo lasheego lug weyn aye kuledahy maxaad qabiilkad kadhalatey iyo walidki kudhalay ceeb uso hoyisee miyad mustaqbal rabin caanibo raadiskeda dhibkan muu ku kenay
@munajanno3008
@munajanno3008 Жыл бұрын
Ka qalee iska daa
@Amshayy1234
@Amshayy1234 Жыл бұрын
Laandherinimo
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 210 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
فاطمة ارتبطت...
12:10
Mazen - مازن
Рет қаралды 251 М.
DEG DEG JEEKEY OO RUNTA U SHEEGAY KING CK IYO BAABA JEEY
11:34
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 27 М.
GABAY: Dagaalkii Harti iyo Isaaq | Abwaan abdinasir dhagadheere.
5:44
AX! 3 NIN AY TIJABISAY LAKIN NASIIB XUMA TIJABI JCYKA Pt121
16:43
Ridhwan Issack
Рет қаралды 198 М.
GABDHO AJANABI AH AYAAN UKEENAY WAALAKALA BAXAY YAA LAGA HELAY YES or NO
26:03
DOOQEYDA AYAY KALA BAXDAY DOORO WIILKA UGU QURUXSAN
14:31
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 644 М.
QUEEN QAAWAN AYAAN KA QADAY WAREYSI…?
13:41
Baaba Jeey
Рет қаралды 406 М.
ХОТЕЛ ПОТОПИТЬ ДЖЕКА, НО НЕ ВЫШЛО
0:51
Tasty Series
Рет қаралды 969 М.
Вся страна в очередях, а ты без очереди...
0:52
МиRRные Чувства
Рет қаралды 7 МЛН
Арбузорезка 🍉
0:42
Сан Тан
Рет қаралды 2,9 МЛН
😆 Как Есть Чипсы в Машине #shorts
0:38
AOneCool
Рет қаралды 1,6 МЛН