DEG DEG SAFIYO TUSMO OO AFKA FURATEY IYO ASMA OO KAR BASHATEY

  Рет қаралды 28,766

baarliin official

baarliin official

21 күн бұрын

Пікірлер: 68
@fatimaali4343
@fatimaali4343 18 күн бұрын
Sister may Allah guide you
@user-xb7wl7ck5n
@user-xb7wl7ck5n 13 күн бұрын
Qof muslima oo ashahaadanaya waa xaram in la gaalaysiiyo. Abayo horey uga soco khaatumada Allaha nagu dilo
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 20 күн бұрын
Alla ku xafiido walalo Asmay ❤❤👍
@travelandnaturechannel5875
@travelandnaturechannel5875 16 күн бұрын
Allah ku xafido haana kuhanuniya
@abdulrahmanmohamed9032
@abdulrahmanmohamed9032 7 күн бұрын
May Allah Almighty bless you!
@abdihassan3637
@abdihassan3637 17 күн бұрын
That is true Allah said that it is only me who give guidances
@halimah7164
@halimah7164 13 күн бұрын
Habo waa runtaa ilaahay quraanka ayuu ku sheegay hadii war laguu keeno hubsada dad ha u bixin ilaahay bas ka xishoo kuwa marada wayn sita iyo adiga ka janada galaya ilaahay baa og allaha ina wada hadeeyo Muslim baa tahay cidana ha u daba fadhiisan
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 7 күн бұрын
Zubxaanallah waar ilaahay ka cabsada oo gabadha ha gaalaysiinina reer isdabayaac Somaali maryoolay
@bilanali7417
@bilanali7417 3 күн бұрын
Mashallah scw scw scw scw scw scw
@fraureach
@fraureach 19 күн бұрын
Lon waxay kareebtay in lilahay uso jwbey nabi muxammed salahu caleehi wasalam inu losheegay inu kugabanayeey ashahada okafiir ahaa
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 20 күн бұрын
Asc walalo Asmay beenayu kashayg inadeero wax ka qadimayo ❤❤👍
@samirasahra1747
@samirasahra1747 20 күн бұрын
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
@user-ip9tr9xk3b
@user-ip9tr9xk3b 18 күн бұрын
Run bey sheegtay gabadhani
@saidmussa6461
@saidmussa6461 9 күн бұрын
Habrtani 70sano jirka ah Cajuun oo aad dhalikarto xareysatey oo Hotel la dagto ilmahada aad dayacdey ka waran
@Sonic-860
@Sonic-860 19 күн бұрын
Asma dear sister ❤️don’t mind them 🌹❤️❤️❤️
@makoahmed7381
@makoahmed7381 18 күн бұрын
Wa runteed hadii uu qof faafiyo qof kale wuxuu sanqabin wuxuunansamayn wa danbi wayn Allaha markuu qabriga galo wuu kagoyn beentii uu ka faafin jiray
@iftin2024
@iftin2024 15 күн бұрын
Sorry, sister Allah sharkooda ha kaa leexiyo waxba ha u jawaabin jaahiliinta
@user-yv2bt9yj9c
@user-yv2bt9yj9c 3 күн бұрын
Asmaay gabadh muslimaadtahe wll jigjiga iskumaad qaawinjirine quruxdaada ninbaaleh ee habaayicin
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 19 күн бұрын
Illahey hana hanuunsho war ninyahow ninweynbaa tahee maxaa xumanta kudaba dhigey
@feysalarif5188
@feysalarif5188 8 күн бұрын
Dhaqankada lagugu qimeyn
@Deeqoadann
@Deeqoadann 5 күн бұрын
Gabadhaan dadka gaal kushegi hagaay gallin Akhiiro waar baa sugayah somalida gaal aad buu ugu fududyahay eraaygas
@Janaa323
@Janaa323 18 күн бұрын
Gabadhan gaal ma ahan ilaahay xijaabka haku hanuuniyo
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d 11 күн бұрын
Qof kalsooni badan oo caqli fiican aniga diintaad haysato muhiim ima aha❤❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 20 күн бұрын
Subxaanalah
@yahyemahamed1134
@yahyemahamed1134 15 күн бұрын
adiga iyo ilaahay yey ciddi idiin dhaxayn
@shamcena7314
@shamcena7314 20 күн бұрын
ManshaaAllah tabarakaraxman
@khadraali1706
@khadraali1706 20 күн бұрын
Subhanallah ❤
@makoahmed7381
@makoahmed7381 18 күн бұрын
Inantan runtay ka hadashey Allah umba yaqaana halkuu uqoray qof walba jana iyo cadaab lama dhihi qofkan cadaabtu qali ama januu gali wa in loo duceeyo oo la dhaho Allow soo hanuunii inta halaysan rag iyo dumarba Allaha hasoo hanuuniyo gabadha 🤲🤲🤲
@zahramohamedcadey7108
@zahramohamedcadey7108 12 күн бұрын
Amin ya Allah
@user-yv2bt9yj9c
@user-yv2bt9yj9c 3 күн бұрын
Asmaay wll afkaan ilaashanaynaaye sidaada hadanahay anagaa dadka usheegi lahayn who u are you
@shamcena7314
@shamcena7314 20 күн бұрын
Naa xijaab xiro
@liibaanjamac2136
@liibaanjamac2136 14 күн бұрын
maqasab baa ? dulli baad tahaye
@zamzam5255
@zamzam5255 20 күн бұрын
DAADKA SOO TAHRIIBEEY GABDHAHAA AYAA UGU AQLAAQ XUUN ILLAAHEEY HAA SOO HAADEEYO
@amaalhassan6048
@amaalhassan6048 36 минут бұрын
Doqonyahy aamus wiilasha wada khamrada caba xageed ku ogeed
@Gacanlibax
@Gacanlibax 20 күн бұрын
iMacs mid tahriibtay markii tuurtay
@zainababdi781
@zainababdi781 19 күн бұрын
Waa runteed safiya ilmahaaga ha beensan oo la sheekayso si ay kuugu kalsoonaadan qof ku yiri muslim inaan noqdo baan rabaa na haka lalabalabayn hore kala orod waxba kaama gelin shaqsiyadiisa mugdi buu ku jiraa qofku wuxuu rabaa inuu ka boxing ee caawi kaliya
@user-fc8fj2jt2f
@user-fc8fj2jt2f 19 күн бұрын
nacasbaa taha jas jas wala is caaweya Galgate gu fanay saa
@user-yv2bt9yj9c
@user-yv2bt9yj9c 3 күн бұрын
Wll asma luki dadka hawareern waxi cawro ah is astur markad dadka wax usheegayso
@kawsarmuxumed7814
@kawsarmuxumed7814 13 күн бұрын
Waa runta asma
@ahmedyasin8544
@ahmedyasin8544 2 күн бұрын
Gabadha iyadoo muslimada ah haday nin gaala guursato, soo diinta kama baxayso. Ma hubo gabadhan ninkan cadaanaka ah eey la joogto inuu muslim yahay iyo in kale. Qof diinta wax ka yaqaanay u egtahay
@happyahmad9689
@happyahmad9689 20 күн бұрын
Tuug hawiya gooyacade ku dhawacmay weeye ciidmasa huwanta las kubiiray qurbo uga dhoofay oo dhulbahnta ireer abtiya laha kibirkisa gacanta jaray😂
@hoyomcnhoyo94
@hoyomcnhoyo94 11 күн бұрын
Barlin away horta
@shukrisalah6790
@shukrisalah6790 15 күн бұрын
Laakaha adiguna sug marka reerkaga laga falan qeyn doona ileyn umada ayaad fayuus ka raadsata qeyrki loo xiirooy soo qoyso buskud ku waano qaado
@Halimo-f5q
@Halimo-f5q 10 күн бұрын
Seekooyinkii maxaa ku dhacy cimraano
@hayam4675
@hayam4675 11 күн бұрын
Yaab. C😮
@user-yv2bt9yj9c
@user-yv2bt9yj9c 3 күн бұрын
Wll asmaay dadka hawareern waxi cawro ah is astur markad dadka wax usheegayso lugahaaga dhinac haka tusin dadka nin xaaskii baad tahee
@user-yv2bt9yj9c
@user-yv2bt9yj9c 3 күн бұрын
Hooyadaa ka ducayso kuwaaga oo quruxdooda banaanka dhigdhigaya iygoo laqabo waadka damqanlahayd
@IjopelReya
@IjopelReya 12 күн бұрын
Asma geesiyad dhag ha u dhigin ❤
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 17 күн бұрын
War ninkani maaha xaa walayduu ka mid yahay. Wligii dumar uun buu ka shee keeyaa. Kani waa rag ceebays. War waxkale ubayr oo khyrleh ama cilmi laga korodhsan karto
@hananloveandcaring
@hananloveandcaring 16 күн бұрын
❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤don’t worry Asma keep going in your life
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 15 күн бұрын
Walashey is astur oo keliya ninka gaalka ahna gabadha muslimada ah ma guursan karo meherna uma qabto isagoo gaala wey iskala seexatay maahee intaasaan ku xasuusinayaa oo keliya
@liibaanjamac2136
@liibaanjamac2136 14 күн бұрын
gaalkaa idin dhaama dulli baad tihiine.
@Gacanlibax
@Gacanlibax 20 күн бұрын
Isu boga badh baa maqan
@zainababdi781
@zainababdi781 19 күн бұрын
Waa runteed way ka garleedahay adigu ma hanuunin kartid cidaad jeceshay laakiin allaah baa hanuuniyo cidduu doono soomaali waalan oo iska dhigaya inay diin difaacayaan baa soo baxday ilaahay u nabad geliya adoomadiisa
@user-yv2bt9yj9c
@user-yv2bt9yj9c 3 күн бұрын
Asma hooyadaa waykujeclayd idinku korisay maad hilmaantay maanta kuma farxayso noloshaada qaawan ee media dhaxtaala
@bilana289
@bilana289 19 күн бұрын
Somalidu in ay qof ku mashquusho ayay ku waasheen Bal maxaa inantan daba dhigey Dil iyo dhac waxa wadankeni ka socda may eegaan
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 20 күн бұрын
Ninkan wayen waa useless you always bring rubbish content
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 15 күн бұрын
gabadhan waa gardhigatay hala daayo waa gabar aqli badan waa walaashan somaliyeed oo muslim ah thanks asma walaal qado xijaabka mahadsanid.
@HIBOHERSI
@HIBOHERSI 16 күн бұрын
ASMA walaal Allah ku hafido. We believe y sister❤❤
@zamzam5255
@zamzam5255 20 күн бұрын
SOMAALIDA AMAAN SII AFDHEER
@ugaasoibrahim6516
@ugaasoibrahim6516 16 күн бұрын
Asma hooyaded baad Ka weentahe afaraheda Ka baax
@umuaisha6859
@umuaisha6859 19 күн бұрын
Ok sidii masiixiyadi band madam qawanthy
@Sara-bl1vn
@Sara-bl1vn 20 күн бұрын
😮😮😮 allisiya ma kristan baa ilmaha yar waxey magacaa
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 20 күн бұрын
Ninlka qaba korsadey waa ilmo gaalo dhashey
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 11 күн бұрын
Yaa ku yidhi magaca iya lagu gaalowa jaahiladyeey mida kale magcyada dadka muslinka isticmalan inay magacyo gaalo yahin miyad ogtay xita magaca rasulkeena maxamed scw iya magac gal aha macdala lisa lise wa magac ubax
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 11 күн бұрын
​@@deeqaabdullahi5777 Yaa ku yidhi wa gaal laga yaaba inu adiga ka muslinsanyay wa gaal ku laha wax baro intaad umada muslinka wax ka sheegeyso
@hodanelmi6876
@hodanelmi6876 19 күн бұрын
Adiga oo siilkaga qaawan maa. Qarsatid aqliiga aa dadka wax ugu sheegeeyso
NAXDIN MUNIRO OO CADEYSAY  MUQALADII SABABTA AY U KASHIFTEY MAXAMED BUSKUD
33:03
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 31 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 104 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 5 МЛН
MURUGO MAMA SAFIYO  NINMANKII KUFSADEY OO MARKI  LAHALEY  OHIN AFKA FURATEY
1:29:13
DEG DEG AMIRO OO SHARCIGII KALANO QOTEY ADAM DAGALKODA OO MALXUN MARAYA
36:56
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
NAXDIN IYO FADEEXO HANI OO SHEEGTA CAARKA NINKEEDA INAY,,,,,,
30:39
baarliin official
Рет қаралды 4,9 М.