No video

DEG-DEG Sh Hassan Dahir Aweys oo ka Hadlay Waraysigii Fahad Yaasiin.

  Рет қаралды 38,450

SSTV

SSTV

2 жыл бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +254 722201838
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZfaq channel: / sstv2
Facebook: SSTV2/?modal...
Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Mohamed Abdi

Пікірлер: 81
@saraxlaboodosman5362
@saraxlaboodosman5362 2 жыл бұрын
maa shaa allaah sh xassan xabsiga allaah hakaa saaro cimri dheer caafimaad iyo soomaaliya oo diinta islaamka lagu xukumayo allaah haku tusiyo
@hassanyusufmohamoud9554
@hassanyusufmohamoud9554 2 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW
@abdiali681
@abdiali681 2 жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw scw Scw Scw Scw
@gan63
@gan63 2 жыл бұрын
Oo shiikhow ma waxaad difaacaysaa ma had salaad
@nasrin1930
@nasrin1930 2 жыл бұрын
Wa runtiis
@warsan123
@warsan123 2 жыл бұрын
Asc walal sheikh xasan waa sax sina uga fakan maayo aduun iyo akhiro xaqiiq
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 2 жыл бұрын
Waaba soo halgamy sheikh xasan dahir aways Lakiin qaladka wuxu kaasogaley laynta ummada soomaliyeed sida kale inaad kufakarto dawlad islaam ah oo kitaabka lagu xukumo waa sugaynaa insha allah dastuurku waa kitaabka iyo in xukunkii alle lais kuxukumo
@abdirizakmaaxcawad6725
@abdirizakmaaxcawad6725 2 жыл бұрын
Sh daahir hadii aan la aamusiin walee wax kale ayaa ka soo socda illaahay ha asturo
@user-cn8jm3mv9p
@user-cn8jm3mv9p 2 жыл бұрын
Al itixaadka ifahansiiiya maxay qaban jireen
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 wa hoyga argagixisada odaygan iyo farmaajo xasan sheekh maxamuud intuba waa isla socdaan waana al shabaab nacalatulaah calaykum
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 2 жыл бұрын
Abdirahman faarah@ kkk Somali dhab ah ayaa tahay wlh
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 жыл бұрын
@@AR-cx5yf mahadsanid somalido waxay ku mashmaahdaa sakaaro xaar muuqda ayay aas aastaa waxa looga jeeda qof wax muuqda isku dayaya inoo kaa qariyo adoo ujeeda oo arkaaya haataan dadka soomaaliyeed ee beenta loo sheegayo ee qaraxa lugu dhameeyay waxaan ujeednaa kuwa ku dhameeyay inay yihiin kuwa tallada uhaya xaqiiqa la hubo weeye ujeedaduna waa in dadka la xasuuqo dhulkana la qaato
@siyaadoshow1433
@siyaadoshow1433 2 жыл бұрын
Wcs
@mohanabdi3715
@mohanabdi3715 2 жыл бұрын
Reactions uu bixinayaaa odayga
@sinaofficialchannel4261
@sinaofficialchannel4261 2 жыл бұрын
Sh Xasan Dahir Adigu Aragtidaada Hadii Aad Ku Cabirto Maxeey noqon doontaa
@mohamedabdi-nu5is
@mohamedabdi-nu5is 2 жыл бұрын
Waa talo kusucoto sheikh Hasan: iska daa kahadalko dadka dowlado isku heysto sharaftada ayaa ku dhimaneyso.
@haboon180
@haboon180 2 жыл бұрын
Mar haddii wadadada carabtu caqliga kuu sideen, micnaheedu waa adoon ayaad u ahayd. Markaa somali maxaad usheegaysay, ma sidayda adoon noqda.
@abubokor0628
@abubokor0628 2 жыл бұрын
Sh xasan waxad tidhi raiisal wasaraha ogaden siiya dawlada haku milmin jihaad ka iyo shareecada uhiili
@shukriismail4242
@shukriismail4242 2 жыл бұрын
Ader naanad iyo nolaal runtii waadaad aan shiishee uadeegiiin Meshaa daadnaa waadankoda lotiiilmaamo waxeeysamenlahayeen Fahad iyo groupkisa waaax wadaankaaa udhamaa malahaan wadaaniyiin wyeee
@mrali3601
@mrali3601 2 жыл бұрын
Waqti la joogaba waqtigiis hadii xiligi nebiga dadku caqliga isticmala yen, wa khalad dad muslim ah in la laayo shuruud la'aan, dadki Muqdisho lagu xasuuqay hobiyayaal maxay galab sadeen Wax lala yaabo ma aha in calimka aduunku argagaxa ugu badan la xiriiriyan diinta islamka
@Somalitravel
@Somalitravel 2 жыл бұрын
2:00. More to come about Mahat Salat. Don’t rushed. Many would prefer Fahad to speak up earlier or at least leak some secret. What happened to him Djibouti is unforgivable.
@sahracilmi2869
@sahracilmi2869 2 жыл бұрын
Nolaaw adeer
@abdirizakmaaxcawad6725
@abdirizakmaaxcawad6725 2 жыл бұрын
Sh xasan mahad salaad ma uqalmaa hay.ada nisa
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo madaxwaynehii xaqa ahaa muxamed siyaad bare in aw dil idinku xukumo waa saxnaa wan ka xumahay inaad ka badbaadaan nacdali ha idinku dhacdo
@haboon180
@haboon180 2 жыл бұрын
Waxaa aad sheegaysid waa lagugu yidhaa, ee waxba kama jiran. Nimankaa aad midana Cumar ku sheegatay, midna Cali waxba kama taqaanid, beenba lagaaga sheegay. Waxaa aad akhriday waa maqaleey war laay.
@osmanaddow2621
@osmanaddow2621 2 жыл бұрын
Asaaq
@samiiryussuf7216
@samiiryussuf7216 2 жыл бұрын
Masha Mashalah shekh xasaan ilahey kheyr haku siiiyo
@MubYus
@MubYus 2 жыл бұрын
Ikraaam Tahliiil, was in ay cadaalad hesho.
@AliAhmed-iv3wo
@AliAhmed-iv3wo 2 жыл бұрын
Shiqow hal mar noo sheeg Somali in aan nahay, ok 1974 ayaan ku britney Jamactul carab,
@zahraabdul9879
@zahraabdul9879 2 жыл бұрын
Wali ma qaaq leedahay gacan ku dhiile?
@xirsiadamagan6229
@xirsiadamagan6229 2 жыл бұрын
ODAYGII ASASAQA AHAA EE ALSHABAAB WAA KAN.
@abdulmoaw7304
@abdulmoaw7304 2 жыл бұрын
Sh xasan fahad iyo adiga kee run sheegaayo aniga waxey ila tahay in fahad uu run sheegaayo axamad madoobe ayaa ka hadlaayo doorasho xur iyo xalaala iyo Dani oo 2 maalmod 80 qof oo shacabka boosaaso ku dilay maad ka hadashid kuwaas waa hadii aad shekh daacad aa tahay
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 2 жыл бұрын
Umada allah ka qabto qaain baa tahee
@abdulmoaw7304
@abdulmoaw7304 2 жыл бұрын
Sh xasan hadii ay dad fiican yihihiin sh may ayaga daayaan oo ay u wacanaayaan shaqadii waa uu ka tagay ha shaqeeyaan maxay u daba socdaan
@mjamac5261
@mjamac5261 2 жыл бұрын
Calankii shadaanka iyo kelimatul culyaa buu isku daray cajiib
@abdiazizfarah1531
@abdiazizfarah1531 2 жыл бұрын
Odaygaan qabyaalada baan ku nacay, carka baxso maruu leeyahay ma isagoo ku cadaynkara. Kan warkiisa hala joojiyo
@axmedciisenuux8426
@axmedciisenuux8426 2 жыл бұрын
FIQI TOLKII KAMA JANA TAGO
@saabiriinidil4627
@saabiriinidil4627 2 жыл бұрын
Fiqi tolkii maka jano tago ayaan maqli jiray oday xasan qabtaaldii oo xiran 😡😡😡
@ahmedabubakar4174
@ahmedabubakar4174 2 жыл бұрын
somali ha kala doorato qabiil ku daafaca inay iska daayaan oo cadaaladda runta ka sheegaan iyagoo u eexaynaya danta guud ee ummada.oo haduu walaalka yahay aadan qabiil ku daafacin isagoo qaran dumis ah
@AliAhmed-iv3wo
@AliAhmed-iv3wo 2 жыл бұрын
Shekhow ha ku degdegin Fahad Yasin , somalia ayaa loo diiday in uu soo galo , asagoo og in keyska igran ku socoto, marlabaad wuxuu cadeeyey in uu golaha amaanka ka hor aqriyo , kiosks Igraan, waa laga diiday, arintan weydii P.Ministerka, WABILAAHI TOWFIIQ, ( garta ilaahey bey taqaanaa )
@habibohussein2019
@habibohussein2019 2 жыл бұрын
Waa loodiidey inuu sheego qabyaalada iskadaa
@ahmedosman4023
@ahmedosman4023 2 жыл бұрын
Xasan daahir warkiisa waa war qabyaaladeysan laguma kalsoonan karo mahad salaad tiimkiisa ayuu difaacayaa kiiska ikraan taxliil habargidir gacantoda ayuu ku maqan yahay yaasiin farey iyo fahad yaasiin wey ku marqaati kici karaan inuu diley rooble baahane inuu diley ikraan taxliil waayo rooble gaarigiisa ayaa lagu qaadey inuu diley waxa daliii inuu diidey rooble baahane shirkii golaha amniga ka,dhacayey madaxtoyada.
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 2 жыл бұрын
Ahmed Osman @ waxaa u egtahay nin hg kufsatay oo laangaab yadadaarood ah
@countcryptonite
@countcryptonite 2 жыл бұрын
Waa runtaa. Somali oo dhan wey ogyihiin. Shacbiga doqomo ma aha. Waxaan si fiican baa loo fahmayaa. Ilaahey naga celi dadka qabiil diintooda ka dhigtay. Ilaahey naga celi dadka qabiil dambiile oo argagaxiso ah ku difaacaya aamiin
@maaxdirir2240
@maaxdirir2240 2 жыл бұрын
Shiikhu waa nacas waayn. Qabyaalad iyo dulinimaa Ka buuxda. Saaa waaba qoslayaa Alle kuma qoslo,.
@faisalmohamed4028
@faisalmohamed4028 2 жыл бұрын
Xasan daahir aweyas miyuusan cayada marwalbo dadka Doqon ku tilmaamayo muu ka waantoobo culumu sheegana.
@maryanalifandhe8423
@maryanalifandhe8423 2 жыл бұрын
Markii isga ladulminaayay ma’aadan hadlay hadaa soo kululatay
@duniyosaeed7590
@duniyosaeed7590 2 жыл бұрын
Kabirka macalinkiisa aa tahay
@hakanpari7318
@hakanpari7318 2 жыл бұрын
Ilmihii aad hurwaa ku tababartey baa soomaali dhameeyey xasanow
@billieduale3476
@billieduale3476 2 жыл бұрын
Ma qabyaalad baa lagu difacaya mahad salaad waa yaab ee
@lulalihassan981
@lulalihassan981 2 жыл бұрын
War odaygu wa qabyaaladiiste
@maxamedadan5353
@maxamedadan5353 2 жыл бұрын
Sheekhu mahad salaad ayuu iska sii maslaxayaa..kkkkkk Ilayn nisa gacnta ku hayseee Kkkkkk
@Al.jabarti
@Al.jabarti 2 жыл бұрын
"Dacwadda Salafiyada Iyo Raadadkeeda Wanaagsan . Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi kzfaq.info/get/bejne/iJ-CiaqU0L6WYmw.html "Islaamku Ma Ogol Yahay Axzaabta???. Sheikh Cabdullaahi Barbarawi kzfaq.info/get/bejne/nJ-CZ85o2LPRgoU.html "Waa Maxay Xukunka In La Baxo Khuruujka Jamaacatu Tabliiq || Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi kzfaq.info/get/bejne/haiAptRqrdeVpqs.html م "Maxay Ahlu Sunaha Kaga Soocmeen Ahlu Bidaca || Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi kzfaq.info/get/bejne/hK15eMymmKrLoYk.html "Waa Maxay Miisaanka Lagu Miisaamaya Dadka Iyo Jamaacaadka Inay Xaq KU Sugan Yihiin Iyo In Kale ???" kzfaq.info/get/bejne/oNOiZbN6u7PMp3k.html "Maxay Dadka Ugu Wareeraan Axsaabta Jirta Inay Kala Saaraan Inay Xaq Ku Sugan Yihiin Iyo In Kale ||" kzfaq.info/get/bejne/rZ6og9qHurTcgJ8.html "Dacwa Salafiyah Miyey la Mid Tahay Jamaacaadka Kale Se Qofki Ka Taga Ciqab Ma Mutaysanayaa" kzfaq.info/get/bejne/btZkos6l3eCrcas.html "Al-Shabaab Waxay Ka Yimaadeen ilma Galeenka Ictisaamka || Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi kzfaq.info/get/bejne/ocCJmsaoxJaqook.html "Sidee Salafka Uga Digi Jireen Dadka Caqiidada Xun || Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi kzfaq.info/get/bejne/a8ecn8qFqs7VnZc.html "XAQIIQADA JAMACDA ICTISAAM ┇ ᴴᴰ┇🔊 8aad)" kzfaq.info/get/bejne/rJZ6n7Bn2rHYkpc.html
@hassanmohammed2701
@hassanmohammed2701 2 жыл бұрын
Hehehe dabaal kirkir
@mahamedabdi2046
@mahamedabdi2046 2 жыл бұрын
Uf.....uf
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 2 жыл бұрын
Hhhh. Maskaxda Reer somaliland lagama maarmo waayo bal fiiri calankii sheikhu intuu ku daray m.a
@Somatropin
@Somatropin 2 жыл бұрын
Ragaas u Fahad Yasin tilmay, wa kuwii dagaal iyo 91 tilmamayay oo wadanka diyaar uma aheyn wakhtigaas. Xaladkasta wakhtigiidey leedahay
@mahadmahad5713
@mahadmahad5713 2 жыл бұрын
Xassan Daahir waa dadka aamisan Qabiiliga waligay waan ogaa Ima gabado
@shacnishariif4521
@shacnishariif4521 2 жыл бұрын
QABIILAYSTE 100 JIR BILAA CAQLI AH QABIILAYSTE 100 JIR AH HUURO YAAHUU ADIGAA ISA SHEEGAYA NIICLE WAR XAQA HAKA HIILIN DAWCO DULI AH
@haniahmed5547
@haniahmed5547 2 жыл бұрын
Dhilo afkaaga xun sameeyso
@mabbas9334
@mabbas9334 2 жыл бұрын
ma shabaab ayuu madax u ahaan jirey fahad yaasiin?
@abdiahmed9716
@abdiahmed9716 2 жыл бұрын
Qabiiliste aad u wayn baad ahayd Waxaad ku gambataa wadaad rasmi matihid
@hanasdaahir6033
@hanasdaahir6033 2 жыл бұрын
Odaygan wayne madhan bal eeg ma dadkaad micno la,aan u laynayseen ayaad ku faanaysaa
@sahracilmi2869
@sahracilmi2869 2 жыл бұрын
Mashallah afkaad casno lagu qabay
@abdullahifarah6772
@abdullahifarah6772 2 жыл бұрын
Asc hassan daahir aweys ma moodeyn inuu qabyaalad ku shaqeynayo maanta fashilmay
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 2 жыл бұрын
Haduu In Qof Ladulmiyo Uu Diiday Ma Qabiil Kaliyax Aya Wax Lugu diida Ama Lugu Raaca. Jahliga Soomalida Inta Badan Qabiil Wax Walba Ka Eegan!
@mahamudsulub35
@mahamudsulub35 2 жыл бұрын
Waa qof qabyaaladu biyo dhigaty
@guledwarsame8749
@guledwarsame8749 2 жыл бұрын
waxaan hadhegeysanina bari iyo boosaaso wuxuu utagay wuxuu ahaa USC Qarsoon Cabdulaahi yuusuf ayuu ku waashay waanna Lasoo eryey . Markaa kan waa cuqdad yaan Ladhegeysanin wuxuu sheegayo.
@kadidjaosman6344
@kadidjaosman6344 2 жыл бұрын
Fahad waa ladulmiyay umaanad hadlin miyaay kulafiicnayd xaqiisiina waa loodiiday maxaad uga hadli waayday sheekh.
@saidabdiwayd4630
@saidabdiwayd4630 2 жыл бұрын
waar ma xasan ma qabyalad ayaa qaaday oo habar gidirnimo ayaa qaaday
@kamaalahmed9988
@kamaalahmed9988 2 жыл бұрын
Sheekh qabyaalad yey ku qaadin raga aad leedahay wax buu ka sheegay sow kuwii si walba ula dagaalamay ee xitaa qabyaalad loogu awood sheegtey
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 4,9 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 13 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 93 МЛН
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28
WIILKII AAS-AASAY KACDOONKA DHALINYARADA OO LA DILI RABO & DADKII OO KACAY
29:42
How influential are AIPAC and other pro-Israel groups in the US?
8:21
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 4,9 МЛН