Deg Deg Turkiga & Qatar Oo S/Land Lacag Malaayiin Ah Siisay & Niyad Jabka Abiy, Wadahadalka AS & DF

  Рет қаралды 46,260

Garaad TV

Garaad TV

11 күн бұрын

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Пікірлер: 28
@hajialiabdulahi40
@hajialiabdulahi40 10 күн бұрын
Dani warkiisa shalay Ayuu sheegay, hayeey dooniliga
@chalichali9452
@chalichali9452 10 күн бұрын
Congratulations federal government of somalia Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰👏
@chalichali9452
@chalichali9452 10 күн бұрын
Congratulations Mr president Hassan sheik Mahmud Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰👏
@user-cf4gf3df4j
@user-cf4gf3df4j 10 күн бұрын
yes ofcourse ethiopia
@ismailali4339
@ismailali4339 10 күн бұрын
Waa xalaal marka turkigu qaato bada, dekeda, iyo garoonka Muqdisho, markay Somaliland dekeda Berbera maalgeliso, ee badeeda kiraysona waa xaaraan, waa doqonimo in reer Somaliya ay xaqiiqada hortaala iska indha tiraan, lkn cadeeduba hortiina way iman Insha Allah.
@amdualeh5802
@amdualeh5802 10 күн бұрын
Saaxiib haddii sharcidarro uu ahaa heshiiskaasi maxaa loogu bixinaya lacagta tiradaas leh,xaqiiqda ku Soo dhowow.
@loulaloula9520
@loulaloula9520 10 күн бұрын
Inchallah guulastay somalies states sitte
@fatmaabdullah87
@fatmaabdullah87 10 күн бұрын
Dani waad u ogalaatay Mada weyne lakiin waxaad leedahay Xasan shiiq MA u quueo weyday isagoo ah madaxweynaha saxA
@chalichali9452
@chalichali9452 10 күн бұрын
Congratulations Mr prime minister Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰👏
@AadanAxmedaadn
@AadanAxmedaadn 10 күн бұрын
😢😢😢😢
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 9 күн бұрын
Xasan sheekh wa inu awooda saro sidi uu u laa heshin laha ashabab tasi hadey dhacdo somalia cirkey mareysa
@maxamedbare1247
@maxamedbare1247 10 күн бұрын
Aqoonsi calemi ma itopia boxin karta Aqoosi caalami kula fududa Kosovan oo ay wadama codka veto leh aqoonsanyahiin Ayaa heli la Aqonsi calami
@ismailabdullahi697
@ismailabdullahi697 9 күн бұрын
Xasuuqa micnahiisa baro hadalka aad kuhadadhay waa mid cadow tinimo ku'aha somali oo dhan kafiirso hadalka aad kuhadasho micnaha uu dhalayo.
@faaraxwardere1823
@faaraxwardere1823 10 күн бұрын
In la isku baabbi'iyo Xooggii iyo Dhuuxii Ummadda Soomaaliyeed sax ma aha oo Cadawga guud ee Ummadda ayaa ka faa'iideysanaya ee waa in Soomaalidu Maan fiyoow iyo Maskax isticmaashaa si ay u wada badbaadaan.
@nuhmohamed7521
@nuhmohamed7521 10 күн бұрын
ARITAA QADAR IYO TURKIGA EEY KA DHAWAAJIYEEN SAX MA AHAN, IN EEY M GUBOLEED SOOMAALIYEED OO KHIYAANO QARAN GALAY IN LAGU QANCIYO IN UU QAATO LACAG INTAA LA EG OO UU KA LAABTO HESHIISKII KHIYAANO QARAN OO WALIBANA LACAGTAA LAGU BARYO. WALLAAHI SOOMAALIYA AYAAN DARO AYAA KU DHACDAY.
@FaysalQurbaawi
@FaysalQurbaawi 10 күн бұрын
Mabda'a somaliland wuu ka wayn yahay..lacag yar . Oo aragti carbeed ah.. Aqoonsiga somaliland waa lagu dhawaaqayaa...nin diida iyo nin yeelaba...
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 10 күн бұрын
Lacagata ma waxay no hystan koox budcad baded ah markab xoog ku hytsa lacag la siinayo idinka argagxisa budcad ah lacaga madax furashda ka qaata marakibta iyo dadka afudbtan tuug
@faaraxwardere1823
@faaraxwardere1823 10 күн бұрын
Guddiga lagu sheegayo Xuquuqul-insaanka ee Itoobiya waxay qayliyaan oo keliya marka Soomaalidu Gacan sarreyso ee marka iyaga la xasuuqayo ma hadlaan.
@hajialiabdulahi40
@hajialiabdulahi40 10 күн бұрын
Channel iyo war soo laabto yaab
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 10 күн бұрын
Qadyad somaliland qadar turkugu mwazb kam bedeli karaan somaliland iyo somalia waay ku kal biixi doona maxkamda icj. Somaliland waxay doodedu tahay in aanu sharci heyn midawgii oo midaw sharci ahynin oo 1961 aftidii laga qaaday ay reer somaliand diiday
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 10 күн бұрын
Somaliland bad mantana ledhin lacag ban siinyna si aan aqonsi u helin fulayal qadar iyo turkiga lacgtoda ma rabno 😂😂😂
@user-qh8qe6oe5v
@user-qh8qe6oe5v 10 күн бұрын
Saxiib warkagu kolay waa beene makhasabaa in aad somaliland wax kasheegto
@dargo114
@dargo114 9 күн бұрын
Muuse Biixi haka noqdo ama maya, Etheopia go'aan ayey ku gaartey iney bad hesho xoog ama xeel ee Somalia dagaal dheer diyaar ha unoqoto.
@AbokorShide
@AbokorShide 9 күн бұрын
J00jji. Beenta. Nacad
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 9 күн бұрын
Saciid Dani warkiisazwaa wax jama jiraan waxaan u aragbaa necaybka Madaxwayne Xasan Sheekh uu yahay mid wax kiisa been ka dhigaayo saacadan uu hadlay. Saciid Dani waa nin naceb dowlada Soomaaliyeed marka waan kaa diidnay warka dhaleeceynta ah ee aad ku weerartay madaxwaynaha dalka Soomaaliyeed.
@user-vl3dz1mu8d
@user-vl3dz1mu8d 10 күн бұрын
Taroris waa ajanib gawasiis cali dheere hi down now natin hi is donkey
@subraarm4381
@subraarm4381 10 күн бұрын
Hawiyoow jab Ilaahay ayaa karaamadii Iniga xayuubiyay weli miyaad Iidoor oo Hargaysa haysta Dawlado lacag u waydiinaysaan Iyada oo Khaatumo Midnimadii ummada Soomaaliyeed dhiigooga ku soo celiyay Santaagii Iidoorna dhulka ku jiiday. Wixii hay sheegi jireena Iidoorna Afjarmay Mise Hassan iyo kooxdiisii Ayaxa ahay ayaa lacag ku qaadanay magaca Iidoor land oo Hargaysa ah.
@yousufyousufelmi9229
@yousufyousufelmi9229 10 күн бұрын
Waar garadlaawe TV,adeer beenta iska daaya,cid lacag siinaysaa ma jirto,Somaliland iyo Ethiopia arinku labadaba wuu ka go'anyahay. Reer Xamar,idinku meeshiina hagaajista.
We Got Expelled From Scholl After This...
00:10
Jojo Sim
Рет қаралды 63 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 32 МЛН
🌊Насколько Глубокий Океан ? #shorts
00:42
Channels Television  - LIVE
Channels Television
Рет қаралды 502
Cudurka Kansarka oo kusoo badanaya dhulka Soomaalida
4:01
VOA Somali
Рет қаралды 85 М.
Ciidanka Ethiopia oo Soo Galay Soomaaliya!
9:20
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 7 М.
We Got Expelled From Scholl After This...
00:10
Jojo Sim
Рет қаралды 63 МЛН