No video

DEG-DEG Xildhibaan Kulane Jiis oo la Ogaaday Inuu Hubkii Reer Cabudwaaq qaten kasoo Iibiyay Ethiopia

  Рет қаралды 43,796

SSTV

SSTV

Күн бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZfaq, founded on November 14, 2013. It is a 24-hour News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as they happen, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be the Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZfaq.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, trustworthy, honest, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZfaq channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 307
@user-rb1fm6fg7g
@user-rb1fm6fg7g Ай бұрын
Kulane jiis madaxda dham jadiid waa col siduu lagu amini nin mucaarad ah
@2daysago_
@2daysago_ Ай бұрын
Bal isqabadsii adba😂 waa been cad. Dadka xoolo ay meesha kusoo xareesteen ayey moodayaan
@mohamedbootaan2591
@mohamedbootaan2591 Ай бұрын
Caqliga saxda ahi wakaa Damjadiid iyo kulane ayagaa dadka isku fog tan kale inta uu dhib sheegay haduu kulane gaystay hubka ilma adeeradood baa lahaaye seebay xataa xogta ugu sheegi karaan waa qof iska hadlay
@abdidhoolayare3953
@abdidhoolayare3953 Ай бұрын
SSTV ANIGA GOORMAAD IWAREESANAYSAAN ILEEN ANIGA WAXBA MAKALA OGIYEE
@FrankManAllday
@FrankManAllday Ай бұрын
SSTV waan idin daawadaa laakiin qofkan xanuusan hadii aad keentaan soomaalidu weey idinka yaaci
@rashkaarow45
@rashkaarow45 Ай бұрын
Waa sax .
@2daysago_
@2daysago_ Ай бұрын
Ceeb buu dhax fadhiyaa Nuur caawo
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f Ай бұрын
Hada yaac yaa kuu yeeratay ma runtaa idin dhibeeyasa
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f Ай бұрын
@@2daysago_cuuc caaac meesha kala bax runta yeeyanan ku dhibin
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 Ай бұрын
Caawa sxp nin balaysan ayaad ummada hor keentay ,waxaan ka mid ahay dad tiro yar oo idin Daawada ,axadkan oo kale hadaad ummada hor keentaan Waa la idinka tegayaa .
@sahraigal1493
@sahraigal1493 Ай бұрын
ilahow wixii somaliya caqabad.ku ah nagqabo
@FartunK
@FartunK Ай бұрын
xasan shiikh hawiye ayuu hubeeyay oo macawizleey ula baxay beelaha sadena illaah baa u gargaaray qeybtoodiina siiyay alxamdu lilaah allaa mahadaas leh❤❤❤❤❤
@sudiissa5701
@sudiissa5701 Ай бұрын
Kulane jiis shaqo kuma laha noor Ninkan meel cidlabu ordayaa War raga dowladda dhexe ayaa hubkan la weeydiin walaal waxaad ogaye Ha la ordin kulane jiis hadaad is haysan dabi uuna shaqo kulahayen ha ku cayuuqin
@dayibidd194
@dayibidd194 Ай бұрын
Kulane jiis Nairobi ayuu joogaye maad xidhaan
@hassanadan8071
@hassanadan8071 Ай бұрын
Kulane jiis gormuu noqday damjadiid iyo xasan shiiq
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr Ай бұрын
Waa run
@abdirahmanhassan2003
@abdirahmanhassan2003 Ай бұрын
Sstv iska ilaasha doqomada aad keenaysaan dadka hortooda
@user-pp3se9re2o
@user-pp3se9re2o Ай бұрын
Hus...Hus..Hus.. Ar naga Aamus maangaab yohow.
@barrutabdi3113
@barrutabdi3113 Ай бұрын
Benta nagadaa sxb. Naceb marexaan baa kugujirtaa
@abdifarah2812
@abdifarah2812 Ай бұрын
Danbiile jiis baa arintan ka danbeeya waa xaqiiq
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Ай бұрын
Mahabaaraysaa
@warsameyaasiin2981
@warsameyaasiin2981 Ай бұрын
Yuu usheegayaa warkaa
@saedulahdilad5422
@saedulahdilad5422 Ай бұрын
War beenta and isugu sheekey naysaan la kala taga.
@user-yp3wi7qc9j
@user-yp3wi7qc9j Ай бұрын
Maqajolausaan kulane iyo damujadiid waa.dab iyo baasiin
@user-wt2kd4np6z
@user-wt2kd4np6z Ай бұрын
Musqul bay jiraan kuwaan waxba ma oga war aamusa ma dadkaa caqligooda ku cayaaraysaan
@user-ov5co9lq3k
@user-ov5co9lq3k Ай бұрын
Xamse yaan xilka Laga qaadine hawiye amaan oo mareexaan eedee
@AminaAli-ft9tk
@AminaAli-ft9tk Ай бұрын
Hubakaas wx loo waday ALSHABAAB
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Ай бұрын
Alshabaab xaqbay uleeyihiin in hub lasiiso , maxaayeelay waa rag xaq-udirir ah
@alisaidmohamed6413
@alisaidmohamed6413 Ай бұрын
Saadaq John iyo kullene jiis goormay heshiiyren is aamineen oo æacag isu dhiibteem
@gaaraneguure7346
@gaaraneguure7346 Ай бұрын
Mucaaradnimada yey idiin gaynin jaceelka ethopia ee kulane jiis waa danbiile
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Ай бұрын
ADIGA IYO REERKIINA XAGGOODA AYUU DAMBIILE KA YAHAY , EE XAGGA KALE WAA HABARTI WIIL DHASHAY
@Geomahamed
@Geomahamed Ай бұрын
​@@lilcuzzwhitemoe,kulane ,waa in la dilaa
@abdimuse5589
@abdimuse5589 Ай бұрын
Ma ahan in aad la aaddaan meelaan eedi jirin. Hubkaan waxaa ku lug leh Madaxwaynaha Soomaaliya, waxaana loo waday beelo la hayb ah Madaxwaynaha.
@_QuickClip
@_QuickClip Ай бұрын
Nuur caawo Ceeb buu dhax fadhiyaa
@gaaraneguure7346
@gaaraneguure7346 Ай бұрын
Waa runtiisa waana xogta Sanda ah kulane jiis ha la xiro
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Ай бұрын
DOWLAD AYAA WAX XIRIKARTA , DOWLADNA MAJIRTO. HADDII REER XIRTAANA OO AFDUUBTAANA DEE ISAGA QABIILKIISUNA WAAYI MAAYAAN RAGAY AFDUUBTAAN EE TAAS XISAABTA KU DARSO
@Geomahamed
@Geomahamed Ай бұрын
​@@lilcuzzwhitemoe, sow Farmaajo dadka ma xiri jirin ,kaasi dowlad buu ahaa sow ma aha?
@ahmedabdi33
@ahmedabdi33 Ай бұрын
Nuur sxb nin caafimaad qabaa lagu moodayay ileen waad xanuunsanaysaa waxan oo kale tvgaaaga ha ku macauumin maanta dad badan baa khalad kaa fahmay subxaanallah
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f Ай бұрын
Xasuun adiguu kaa muuqadaa adiga isasoo daawee mar ka hore runtana baro been baa lagugu soo canqariyaye
@Awoowe21
@Awoowe21 Ай бұрын
Kulane Jiis. Kan dhahay wuxuu inoo heystaa Stupidiin aan caqli lahayn. Cajiib.
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 Ай бұрын
Itoobiya hub kayimaado oo Somalia loo iibkeeno lama arki jirin ee siday wax u jiraan. DF hubkaas inay ayadu lagayd kala hadalkeeda ayaa laga garan
@abshirosman1305
@abshirosman1305 Ай бұрын
Haddii Aadan ogayn Etoobiya ayay ahayd ciddii ugu horysay ee 1991 hubkii ugu badnaa dalka soo galisay iyadoo ku habaysay dagaal-oogayashii xilligaas iyo qabiiladoodii
@maxadir1343
@maxadir1343 Ай бұрын
Can kulane jiis e kagadegta
@omarosmanmohamed8793
@omarosmanmohamed8793 Ай бұрын
Nuurow hadaad kan oo kale keento beejkaaga laguma kalsoonaankaro iska ilaali
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 Ай бұрын
Waa nin faham dheer oo wadanyad soomalinimo ka muuqato.
@tawalyusuf1851
@tawalyusuf1851 Ай бұрын
Waa xaqiiq
@somaligirl8743
@somaligirl8743 Ай бұрын
Puntland wax bah kama qaban kartid oromyahoh adoonka ah
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 Ай бұрын
Kulane Jiis inuu hub soo gaday haddii uu dembi kaleeyahay kuwa soo gatay ee DF katirsan yaa beri yeelaya???
@hassanadan8071
@hassanadan8071 Ай бұрын
Lakin eeda cidii iskaleh ee hubka sogalisay wataqan somaliana wataqan maxaad uga lex leexanee
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u Ай бұрын
kulane hadu kafashilmay inuu hubka gareen oo sirdonka ogaden wuxu lahadlay cidisa siyuu ugu soogaro gacantoda
@abdulahimohammed9099
@abdulahimohammed9099 Ай бұрын
Nuuroow waxan okale maxad uwaerysani
@AbdikadirHajirbashir
@AbdikadirHajirbashir Ай бұрын
SSTV HALA XIRO WAAYO WARIYAL QIBRADLEH MAJOOGAAN
@badrisheikh
@badrisheikh Ай бұрын
War kan wareysanayo waaba bahaahin aan waxba kala ogeyn xaguu sheekada la aaday duf ku bax
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Ай бұрын
WAA DACAAYAAD RAQIIS AH OO AAN QOF XAALADDA GEESKA AFRIKA LASOCDAA RUMAYSAN JIRIN. HUBKAAN ETHIOPIA ISKA DAAYE WADDAN AFRIKA KUYAALA KAMA IMAANKARO.
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u Ай бұрын
wiilkan hadalkisa warun haduu kalane jiis laheeyn haka hadlo cidi laheed hacadeeyo
@user-rb1fm6fg7g
@user-rb1fm6fg7g Ай бұрын
Sirta hubka inuu fashiliya ayuu kashaqeysay waa wax lagarta lakiin asagaa soo gaday uma eka warkas
@NurSalad-pc1xd
@NurSalad-pc1xd Ай бұрын
Beenlow Beenlow dhalay ayaad tahay ..nuur ninka aad warsaneyso waa Beenlow
@Motivation-11584
@Motivation-11584 Ай бұрын
Doqonow kulana jiis bay kaga dhagtaye hubka xasan iyo sanbaloolshaa lahaa shacabka cabud waaq baana lagu xasuuqayay
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 Ай бұрын
Kulane jiis Wala adegsady maheysto lacagtaa faraha badan eehubka lagu Soo iibsado eelacagtaa waxaan lahaa liibaan shuluq iyo mahad salaad
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale Ай бұрын
xaqiiqada ayad sobandhigteen Tiimkii hore waxey iskuqaawiyeen Iney dawlada dumiyaan Iyaga oo adeegsanaaya qabaailo kaashanaaya ethiopian iyo shisheyaal kale
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 Ай бұрын
NISA oo hubka galbinaysay lama socon waa sheeko raqiis ah carruurta xitaa laguma qaldi karo
@waabbotanmahamed1072
@waabbotanmahamed1072 Ай бұрын
Ball sheet how do now that
@daahirmohamed7139
@daahirmohamed7139 Ай бұрын
Nuur wuu ku ssxan yahay Waana Run hadalka uu Sheegay ninkan Uu Waraysiga ja Qaaday WAANA Xog Loo hayomCadao ku Filan 17 july 2o24. Ninkaas xildhibanka Iyo Ragga u dirsaday SHARCIGA DEG DEG HA LOO HORGEEYO
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 Ай бұрын
Qoor qoor is not easy wuu yaqanaa sida loo fashiliyo nimanka raba inkursiga katuuraan
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 Ай бұрын
Hadday kullane oo siyaasad ahaanna kasoo horjeeda qabiil ahaanna kasoo hor jeeda hadday lacag inta u dhiibteen yiraahdeen hub kusoo gad waliba deegaan kaaga soo marsii Ayagaa bilaa caqli ah wayna ku fiicxnayd inay ku dhacdo arrintaasi
@siman111
@siman111 Ай бұрын
Ogaden waxba ka siya daarood nabar kuyaal bay noqden hubka ninki laha ee sacad ba jooga duca awoowe curadkeena u rumeeyey Alxamduliallah Mashallah mr hambalyo indro
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Ай бұрын
Casriga Somaliyada Waalan ayaa lagu jiraa😮 ALLOW ur u bixi!
@abdulrizakelmi7692
@abdulrizakelmi7692 Ай бұрын
axmed dhuxileyste wiilkisi miya
@user-lg3ry8ut1q
@user-lg3ry8ut1q Ай бұрын
Ahmed islaam maxaa meesha keeney idinka cid wal colaad iyo caay mooyee waxkale ma fahantiin miyaa iska celiya HG OG afka haki soo taaginee
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Ай бұрын
Mujahid Ahmed Mohamed Islam wa madaxweyne mahad ka qadi kareysa keep crying 😭😭😭
@isseelmi1433
@isseelmi1433 Ай бұрын
Koofida day xayawaan uqdad qaba
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 Ай бұрын
Beenaale xaaraami
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 Ай бұрын
Adaa cuqdad qabo
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Ай бұрын
Uma baahnid intaad noqotid damujadiid, meeshay dantiisa ku jirta ayu qofka raacaa
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 Ай бұрын
Hubkaan waxaan lahaa damujadiid iyo saxibadooda sida liibaan shuluq mahad salad iyo cabdinasir Cali adoon waxaan laraby inlagurido qoor qoor
@abdirizakhirsi796
@abdirizakhirsi796 Ай бұрын
Liibaan shuluq iyo kulane jiis waxba kuma heshiin karaan ee beenta dhaafa
@Wadani924
@Wadani924 Ай бұрын
Nuurow nin weriye ah oo la ixtiraamo baad tahay ee dadka noocan ah ha ku casuumin platform kaaga.
@user-jd1cf5dy8q
@user-jd1cf5dy8q Ай бұрын
Allow jiiskaas soo qaba waa cadow umadda dhibkeeda ka shaqeynaya
@sahramohammed7668
@sahramohammed7668 Ай бұрын
Kan marxumka miyuu gacanyare iyahay xasansheekh iyo kulane jess xagay iska sogalen caqliganaga kuma ciyari kartid
@unitedafricancommunitydcau1333
@unitedafricancommunitydcau1333 Ай бұрын
Dowlad somali waa qabiil government Ahmed 15 kismayo fadhin lahaa one city of kismayo
@hassanadan8071
@hassanadan8071 Ай бұрын
Nuurow fiqi tolkii kama janatago
@awooweabdullah522
@awooweabdullah522 Ай бұрын
kulena jiis was ninas ul iyo xildhobasn qara. ah.wsx shawo ah kuma laha .
@abdirashidmohamed1992
@abdirashidmohamed1992 Ай бұрын
Xasan dhiiqaa hubkaan hoos tegaayaa madaxweyne qoorqoorna waa cadeeyey
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Ай бұрын
Alatahay itobiya hubsidisaba cidbarefada iyo ganacsato midna kama ibiso ader hadaykaibinlahaydna koxkasta iyo belkastaba hubnockasta haysanlahayd kaliya itobiya waxayhub kubixisa saxixa iyo shabada D.F.okaliya
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e Ай бұрын
Faramaajo ayaa reerkiisa uga soo qaaday saaxibkii abia kkkkk
@user-jd1cf5dy8q
@user-jd1cf5dy8q Ай бұрын
Wariye.nuur waad ku mahad san tahay inaad wareysato ninkan sidey tahay ayuu wax u sheegay
@guledgled8695
@guledgled8695 Ай бұрын
Waad maqleyseen toddobaadkii in keenya usoo gudbisay dawlada somaliya magacyada 4xildhibaan oo somaliya oo safaaradda Ethiopia ee Kenya maalinka mashquul ku ahaa•4xildhibaan waxaa ka mid ahaa kulane jiis
@ahmedbadey
@ahmedbadey Ай бұрын
Rag aan is arki karin ayaa isla shaqeeye ayaad leedihiin
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 Ай бұрын
War xasan sheekh waa ogyahy hubkaan fitnada oo dhan waa xasan munaafaq
@Mudane-
@Mudane- Ай бұрын
Kani kama warqabo xitaa inuu joogo tuuladii laga keenay
@mahamedabdille4489
@mahamedabdille4489 Ай бұрын
Ku lane kiisa koor mu Jamie noqday Dani jaiid
@user-ep8ws5kt7l
@user-ep8ws5kt7l Ай бұрын
Kani waa oram afsomali bartay !!!
@ismailmohammed2968
@ismailmohammed2968 Ай бұрын
Asc wll wad asiibtay runta ujedan adbad u fahamty iyo mesha qasadka logu lahaa
@ubahali2129
@ubahali2129 Ай бұрын
Ninkaan aad waariisanaysiid waa qaaf qaafil ah ee haadad rabtiid iin laagu fiirsado waxaan oo kaale haa wariisaan walal
@AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
@AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh Ай бұрын
War wax iskula har cuqdad mareexaan
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 Ай бұрын
Mariixaan adoo wax kulayihiin fuc
@AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
@AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh Ай бұрын
@@libanbariyoow8327 Mareexaan waa xor adiguse Xabashi baa ku wasta
@FadumoAli-z4d
@FadumoAli-z4d Ай бұрын
Asc walaallayaal tan aad ka tagteen horay ayow hubka loo raadaayay kulane ha qaado ama kuwi ka koreeyay hadey keener dayaceen halagula xisaabtamo hub aa ka Hadley dad noo aa la layaway halasoo xiro sham shuutarna diyaa raa loo helay waryar ya wax qabad badan wabilaahi toowfiiq
@calimaxamed3786
@calimaxamed3786 Ай бұрын
Hubaka haddii aan meel qaladan loowadin maxaa dakadaha iyo arboorada looga dajin waayay
@Silver-Murphy
@Silver-Murphy Ай бұрын
Beenaale Damjadiid markeey fadeexad la kulantaba farmaajo iyo dowladiisii ayey soo xasuustaan
@abdiqanihassanelmi2362
@abdiqanihassanelmi2362 Ай бұрын
Anigu waxaan ku talinaaya KULANE LANGARE waa in la toogta haddi kale Xassan ha iska tago oo kursiga ha baneeyo
@hosaynn2418
@hosaynn2418 Ай бұрын
CEELWAAQ MAAHAN EE WAA CAABUDWAAQ.
@user-ep8ws5kt7l
@user-ep8ws5kt7l Ай бұрын
Kani kulane jiis ayuu ku qarwaa !!!
@huseinnur5961
@huseinnur5961 Ай бұрын
Ķulane waa xildhibaan maandheed uma hayseed. Directors dowladeed baa wax lagu gadan karaa hubba. War runta sheeg
@unitedafricancommunitydcau1333
@unitedafricancommunitydcau1333 Ай бұрын
Ahmed Madoba daacish ah Altahad raaskanboni your agenda Kenya somali , Ethiopian Somali . Mareexam learn how determination can lead great achievement Kulan jees leave alone this talk about Sade team jeleasii. If everybody agrees then there is no opportunity people criticize you and you have to think and l spend most of my time thinking about the future,l spend most of my time listen to the complaints because people me. We don't have money,we don't have technology,we have have a strong relationship,the only thinking we competed with the others.How we see the future if l believe the like this way and these people believe that is the future. We start to do it,we start to spend time. We to gather people,we start do little by little. I think everybody can be successful. If you really try hard!!
@moa.9902
@moa.9902 Ай бұрын
Masabidku waa Xaaraan
@user-ll3mf6jf5q
@user-ll3mf6jf5q Ай бұрын
Caabudwaaq
@saidismail4529
@saidismail4529 Ай бұрын
Ogaden cuq dad baa dili..wali good xurnimo heli maayaan ,intay sidaas yihiin..
@khaalidqeys1653
@khaalidqeys1653 Ай бұрын
Beelo tuta sheg maxa marixan ugu meresan ❤❤❤❤❤ max ku dabdhigaya
@abdimuse5589
@abdimuse5589 Ай бұрын
Waligay qof ka been badan ma arag qofka la waraysanayo!
@user-jk4xo5yz4l
@user-jk4xo5yz4l Ай бұрын
Wiilkan waa nin xog ogaal ah oo runta soo wariyey mana ahan nin dhiniciisa Iibsanayo.
@mahamedabdille4489
@mahamedabdille4489 Ай бұрын
Najaaso baad kusocotaa qabyaalada baad kusocotaa
@khada917
@khada917 Ай бұрын
Wax lagu qoslo ayuu qofkani meesha la fadhiyaa kooxda hubka leh ee garbka xasan sidee ku aamineen kulane jiis
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Kulane jiis waxaad ilowday xitaa inuu ka danbeeyey cryaaminta nin reer jubaland ah oo cabdullahi la yiraahdo,dhibaatadii uu u gaystay isaga iyo fahad yasin
@user-ep8ws5kt7l
@user-ep8ws5kt7l Ай бұрын
Qof aqoon leh warayso dhawdhawle ha ka dhawaajinene !
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 Ай бұрын
Waar ileen kulane jiis iyo xasan sheekh hoosta ayay heshiis ka ahaayeen waar war bixintan xaguu ka keenay ninkan
@ahmedadanmahamed5105
@ahmedadanmahamed5105 Ай бұрын
Saxiib runara kasheeg dadaka hubaka isakaleh iyo kuwa wadeya
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 Ай бұрын
Kulane jiis waa shaqsi liito oo qabiil io qurun dilooday oo ka fikireeyan dalka io dadka toona.
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 Ай бұрын
MAHADAAD DOONISAAN IN AAD USANAYSAAN DENBI HNIN AAN LUG KULAHAY HUBKII. DAMULJADIID ANA KOOXAD {{XASN SHIIQ AY LA HAAYEEN EE AY LA WADA OOYAYEEN IN AY KU ROGAAN NIN AAN OGEYEN OO XITAA XOG KA HAYNIN . ILLAAHAY IDIN SOO QABEY BEENAALEYAAL DAMUL JADIID AMA XARAASH QARAN
@omaradam3376
@omaradam3376 Ай бұрын
Maa laga qaado xulka uu haayo
@AsadAli-hx1wv
@AsadAli-hx1wv Ай бұрын
KADAAB AQASUNAS AKBAR AQASUNAS 😡😡😡
@12hamaro
@12hamaro Ай бұрын
Hubkan waxaa iskalahaa NN
@123yus
@123yus Ай бұрын
Maantaad fashilanteen markaad waxan oo kale nahor keenteen Waxaan kaloo ogaaday kulane inuu laba xiniinyood yahay
@waabbotanmahamed1072
@waabbotanmahamed1072 Ай бұрын
Ceelwaq mase caabudwaaq go back to school guys
WAR KULUL MUUSE BIIXI OO KU GUULAYSTAY
2:14:12
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 405
白天使选错惹黑天使生气。#天使 #小丑女
00:31
天使夫妇
Рет қаралды 14 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 8 МЛН
Magic? 😨
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 20 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 85 МЛН
SUBXABALAH: HOOYO SOMALIYED OO LAGA HOR ISTAAGAY IN MAXKAMADA CAAWISO
21:51
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 4,6 М.
白天使选错惹黑天使生气。#天使 #小丑女
00:31
天使夫妇
Рет қаралды 14 МЛН