DegDeg Djibouti iyo Somaliland Dagaal Qarka Usaaran isbahaysiga Somalia djibouti elatria

  Рет қаралды 18,940

MADAL FURAN

MADAL FURAN

29 күн бұрын

#somalilanders #somaliland #hargeysa #laascaanood #wararka #muqdisho #djibouti #somalia
DegDeg djibouti iyo Somaliland Dagaal Qarka Usaaran isbahaysiga Somalia djibouti elatria
Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter

Пікірлер: 96
@user-uf1mt7ol1x
@user-uf1mt7ol1x 27 күн бұрын
Allah jaabi caadowga Somaliland
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 27 күн бұрын
Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar waana la difaacayaa ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@farduuskhadar7571
@farduuskhadar7571 27 күн бұрын
Guull somaliland Allah hajabiyo cadawgu amiin❤❤
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 27 күн бұрын
guul qaranka somaaliland
@AyaanWaano
@AyaanWaano 27 күн бұрын
Guuuuuuuul somaliland
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y 27 күн бұрын
Jabuuti iyo geele neef calolweyne cabadki ba kadhamday ❤❤❤❤
@ismailahmed2219
@ismailahmed2219 27 күн бұрын
Soomaaliland guul
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y 27 күн бұрын
Cadowga sland weyisbaheysten insha allah waykujabayan❤❤❤❤
@jaroosecumardheere8723
@jaroosecumardheere8723 27 күн бұрын
Sland guul guuul iyada ku leh cadawugeedan illahay ha jebiyo
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 27 күн бұрын
Somaliland guul Mashallaah
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 27 күн бұрын
insha Allaah Guul iyo Midnimo iyo Horumar Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw Jabi Cadawyada Somaliland, Guul Somaliland
@alxmdulilah7023
@alxmdulilah7023 27 күн бұрын
Guul guul guul Somaliland Insha Allah Allah 🙏🙏🙏💪💪💪🦁🦁🇪🇹🇪🇹🇪🇹💚🤍❤️☀️☀️☀️
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 27 күн бұрын
God bless Somaliland
@f.warsame1069
@f.warsame1069 27 күн бұрын
Yaa Allah jabi Cadawga Somaliland AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲💪🏾💚▪️❤️💪🏾
@harunmusse153
@harunmusse153 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 27 күн бұрын
SUBHAANALLAH WAR JABUUTI WA MUNAFIQ. SOMALILAND GUUUUUUUUUUL WADA JIR BAYNU WAX KU NAHAY ILAAHA HA NA GUULAYO
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 27 күн бұрын
Amiin amiin
@SABAADAPDI
@SABAADAPDI 26 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ somalilaaan guuuuu luuuul iayo goob niimo❤❤❤
@zahrabulale375
@zahrabulale375 27 күн бұрын
Ilaahay ha burburiyo cidkasta oo necebe somaliland inansha allahu guul guul somaliland iyo nabdaye nabada ilaahay idinkiisa
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y 27 күн бұрын
Gull sland❤❤❤
@hashimege3467
@hashimege3467 27 күн бұрын
Guul somaliland
@MaxamedXasan-xx2se
@MaxamedXasan-xx2se 27 күн бұрын
SOMALILAND GUUL
@MujtaanMohamet
@MujtaanMohamet 27 күн бұрын
Somaliland iyo Ethiopia guuul guuul ilahay cadowga somaliland hajabiyo waa somalia iyo jabuutiye ilahay hajabiyo
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 27 күн бұрын
ASAL GOOD BOY M JAHID SARE
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 27 күн бұрын
Ilaahey ha jabiyo cidkasta oonacb Somaliland waat ninki laha halaayo isaaq Farah good for you thank you Kenya catch him guul Somaliland
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 27 күн бұрын
Amiin Amiin Amiin
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 27 күн бұрын
Aamiin yarabi❤❤
@ApdiraxmaanJeesto
@ApdiraxmaanJeesto 18 күн бұрын
Amiin yaarabbi ❤❤❤❤
@Abdirahman334
@Abdirahman334 27 күн бұрын
Faarax macalin waa cunsuri ay ku jirto naceyb aadami ah
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 27 күн бұрын
Jabouti goormey umad somaliyeed noqdeen sawkuwi diidey iney 5anta somaliyeed kamid noqdaan Markey xornimada qateen somaliyeed waxay noqontey waxlagu qadhaabto marka Dana siyasadeed laleeyahay somaliland ma jarmalba allow cadwgeena jabi guul somaliland❤💪🤲🤲👍👍👍💚💚💚🤍🤍❤❤
@amineroyal7118
@amineroyal7118 27 күн бұрын
Somaliland waa wixii iyagu ay sheegtren ma cid baa afka idiin galisay oo idin tidhi somali ma tihiinn? Adeer raaca dadkii asd jecleydeen
@user-oq3tv7iv3r
@user-oq3tv7iv3r 27 күн бұрын
Inshallah cadwoga Somaliland hajabo
@user-lh2sr8wt4l
@user-lh2sr8wt4l 27 күн бұрын
❤❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo insha ALAAH ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw
@CabdiXasan-cu5ch
@CabdiXasan-cu5ch 26 күн бұрын
Guul somaliland Af no-litter waa hadlaa Eyna waa ciyaa laxdii Ina macalin
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 27 күн бұрын
Walhi jabuti inay rabin inay nabad noqoto wayo afkooda iya laga haya inay jabuti tidhi nabada haday ka dhacdo dhulka somalida bada leh inay qaayradka lagala waregayo walhi bal car reer awdal ha yidhadan bada saylac iyanu dhisayna walhi ka ugu horeya ee diidaya wa ina cumar geele
@nuraaskar2146
@nuraaskar2146 27 күн бұрын
❤💚💚🌷🌷👍❤️⭐️😭
@maxamedshire8130
@maxamedshire8130 25 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊
@aminaali5323
@aminaali5323 27 күн бұрын
Somaliland amaba Isaaq somali oo dhanbu ka cabaadiyey💚🤍❤️guul guuuuuuuuul
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 27 күн бұрын
Waa sidii berigii SNM Soomaali oo dhami ula dagaalantay iyo cidankii iyo hubkii afrika ugu adka loo isticmaalau isaaq waanu guulaysan sii erigii hiliyoow hana halayn gardaraale ma guulaysto shul iyo shuf cadawgeena Amiin
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 27 күн бұрын
😂😂😂kii adoonka aha ee ina macalin ma la qabtay wa inay somalilad dacwad ka gudbisa inu ku jiray argagaxisadi daglka ku so caaday somaliland
@samiakheyre762
@samiakheyre762 27 күн бұрын
Salan sare geesi
@jamalskp7280
@jamalskp7280 27 күн бұрын
JABUUTI SHIR LAGA SOO ABAABULAY AYAA BOORAMA KA DHACAYA SIDAY K7 DHACAYSAA
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 27 күн бұрын
Ismail xaafada yar iyo reer jabuuti ayuu ku khamaaraya meeshana sii fadhiyi maayo
@SiyaadMaxamed-bv3wc
@SiyaadMaxamed-bv3wc 27 күн бұрын
Faarax macalin waa argaxiso xasaanada halaga qaado waa mujrim argsxida xiriir laleyahay msxkamad halasaaro
@nageegir1058
@nageegir1058 27 күн бұрын
😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇
@zahraabdula1553
@zahraabdula1553 27 күн бұрын
Jabuti yaan Lagavulin wakibreene
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 27 күн бұрын
Haduu gurigiisu ba,ay haduu gurigiisu ba,ay 😂😂😂😂😂farax mclin
@Fessi_contryballs
@Fessi_contryballs 27 күн бұрын
FARAX MACALIN MARKU YAARA. MA KURAY ISAAQA. FARAXUMEEYAY
@ayanmuuse4620
@ayanmuuse4620 27 күн бұрын
Madal furan Mahadsanid wll lkn ciidanka lama soo tababarayo ee tababarki way soo dhamaysteen ciidankan saaka ayey somaliland ku soo noqdeen ee maaha ciidan la diray hada way soo dhamaysteen tababarkodi
@jamuriyadabarakaysan1858
@jamuriyadabarakaysan1858 27 күн бұрын
IOG nafti aya haysa
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 26 күн бұрын
Baale xasaraden Geelle daaye oo somaliland maa Geelle Iyo gurgurte konto ugu xiran tahaye yaab Geelle Iyo inta leef leef taa waa uu diyaare cidkasta oo badile ugu timada Geelle waxu kuu danbeynaya QADAFI
@fardusali5547
@fardusali5547 27 күн бұрын
Somaliland xaaq baay uu leedahay in hoori markeed waadto siday jabouti uu wadato
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf 27 күн бұрын
Hawiye wuxuu isku diro le u raadinooya , mar sharma boy iyo ilkacase isku dira Mar Djibouti iyo Somaliland Mar Somaliland iyo Puntland Maxa ka faideysaan Somali oo is baabisay ma fahmin, Waxa ogaata hawiye wax ma tare hadee Somalida baa bado in ethopia ku gumeysaneyso adi iyo kuwa aqli yar aad u shaqeyso
@qurbaawis642
@qurbaawis642 27 күн бұрын
Jabouti xitaa somalia naf uma hayso waxay doonaysaa inay somali noqdaan meel falqalalo ah
@nassermohamed9525
@nassermohamed9525 27 күн бұрын
Adke difaacaqaranka wad utagantahay
@zahraabdula1553
@zahraabdula1553 27 күн бұрын
Manshalah ninkii Ayga Aha e Somaliland looga taglia aya hada godkudhacay kujirmòfada
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 26 күн бұрын
Somaliland illaahaya mooyee cida waxa ka qaadikarta ma jiro waa geela caloolayi adigoo dalkagu yahaya lama dagaan iyo kabtii sheyadaankii abuu surasuura
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 26 күн бұрын
Geela caloolaya caqali cuisa waraaba ku koobana aqoonadarada illaahaya baa risiqa bixiya xaasidju ma guulayasto waa wadadiida dhamaadka caloolaya adiga iyo khadar nacasa
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 27 күн бұрын
Wlee cadawgi.hada Ayuu madxa lasoo wada baxay Wlee gudo iyo dibada waa in Somaliland sffn ugu gaanshaataa dee Ethiopia iyo Somaliland dhinackastaba xidhiidhkodu waa xoogaysnyaa
@engab001
@engab001 27 күн бұрын
Hadii Militia jabuuti soo gasho saw sideedi Somaliland xero isaka fadhi mayso inta la jabinayo?
@roodacawad13
@roodacawad13 27 күн бұрын
Alle ku qabay geele ducuf
@aminaali5323
@aminaali5323 27 күн бұрын
Markaad Isaaq soofara gelisid belaad lugaha la gashay😂😂😂
@samiakheyre762
@samiakheyre762 27 күн бұрын
Maxay naga raban jabuti
@MustafeMohamed-mj4vr
@MustafeMohamed-mj4vr 27 күн бұрын
Faarax kuukuuyo gaadhi indha la Ayaa saaran yahay
@roodanuur461
@roodanuur461 27 күн бұрын
Waa yaabee xaamar maa waaxay kaala dooratay somaliland iyo jaabti waar isaaqaow kaaca waaxa loo soocoda waa isaaqa afaka laagu quurxin naaya somalilandee
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 19 күн бұрын
Ismaaciil.cumar geele awdal waa dalkiisii iyo dadkiisii wuuna difaacanayaa Kooxda muuse fircoon oo cadawga illaahay ah waa in laga qabtaa
@Fessi_contryballs
@Fessi_contryballs 27 күн бұрын
HADAANU NAHAY XUKUMADA JABUTI IN ITOOPI AMBA ETHIOPIA. ANAGO KALIYA. ANU KAFA IDAYSANO. CIDKALENA UMA OOGOLIN. OO EANU KA HINANSAYNA
@user-vm3zv8ge7i
@user-vm3zv8ge7i 27 күн бұрын
Wlee had jabuuti baa baa ba ady
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 27 күн бұрын
ale kaama soosaaro aflibaax sarkhaanka sarkhaanku dhalay waa faarax dawaare😮 ee kiinya adoonka u ah
@jaroosecumardheere8723
@jaroosecumardheere8723 27 күн бұрын
Reer sland hurdada ha ka kacaan dhamanteen ha loo istaago difaaca dalka etopiyana ha lagu khasbo inay dagaal la gasho cidkasta oo danaha ka dhaxeya sland carqalad ku wada
@jamalskp7280
@jamalskp7280 27 күн бұрын
Waanu galaynaa dagaalka waliba kan galbeedka
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh 26 күн бұрын
Jabuuti waa dal yar oo dad yar ismaaciil isma oga 😮😅
@user-xw3hj6fq4h
@user-xw3hj6fq4h 27 күн бұрын
War been badanida wllo
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 27 күн бұрын
😂😂😂😂😂kulahaa jabuuti soomaali ayaale jabuuti dectaytar geele buqul ayaale waana cadowga shanta soomaali laysku yidhaahdo
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 27 күн бұрын
Muse waxunan fahamsanayeen ayu daadki madax u galiyaaye i baada jabuti iyo somaliya iyo erteria meelksta jabhado ayaay kaga furayaan waana dawlad hub meelksta kaa soo qadan kara xeerar somaliya kaa qabanaya maa jirto muse waa musibada daadki kudhacdaye
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 27 күн бұрын
Musiibada umada Somaliyeed oo dhan wa Daarood
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 27 күн бұрын
Somaliland somali maha miyaa hhhh
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 27 күн бұрын
Jabuuti somaliland leh ,somaliland cid waxa ka qadaysa ma jirto ,tani waa baabii cumar geell ,somaliland waa la aqoonsanayaa ,dadka somaliland way ka soo guurayaan Jabuuti, adiga ayaa cidla fadhiisan ,farah macalin waa cawaan ciil iyo cadho qaba ,
@aminaxirsi6233
@aminaxirsi6233 27 күн бұрын
jabuuti hala badbaadiyo somaaliland hala burburiyo caqlitada somaalidu waa taas nacayb iyo xaasid nimo isaaq waxa hoir roortay doorasha waa. Yaab
@roodacawad13
@roodacawad13 27 күн бұрын
Somamaliland wey guuuuuuulaysan miyay is dooxi cadowgu
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t 27 күн бұрын
Waaryaa.iminkay.jabuuti aleeyle.Jabuuti maantay udhammaatay oo nimaku caqliga waa ka caruur
@siciid....cumar.....waraabe.
@siciid....cumar.....waraabe. 27 күн бұрын
😂😂cagtijogsawayda.marbaycelakulanta
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 27 күн бұрын
😂😂😂takale somaliland dekadda jabuuti udanayn mayso ee dekadaheeda iyo dhaqaalaheeda ayay udanaynaysaa 😂😂😂caqligii lagu gumaysan jirey ayuu ninkanina ku hadlay
@Fessi_contryballs
@Fessi_contryballs 27 күн бұрын
BEEN. HA ISKUSHEEGINA. JABUTI DAL QAY. YARI AYE SOMALI. KAGANOOSHAHAY WEEYE EE WADANKA. 80/100 AMBA. BOQOLKIBA SIDEETAN WAA WADAN CANFAR. ISKA LEEDAHAY OO. CANFARTI KALIGEED WAA. 40/100. BOQLKIBA AFARTAN. INTA KALE WA. ISAAQ. .SAMARON CISSE CARAB SOMALI GALE. OROMO. HABASHI SOODAN. IYO UMADO KALE. EE QABIL AHAN BU. CISSUHU. QAYBTA JAAH NAGARATO LOO YAQAANI AY. DEGENTAHAY. 20/80 FHULKA JABUTII.
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 27 күн бұрын
Somalilalnd hora lodumiyay dagal wanaqana jabuutiyey😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 27 күн бұрын
Xawyaan,xasid ah ,horumar ka somaliland cid la weydiinaya ma jirto ,somaliland iyada xor ah,viva somaliland
@prosl11
@prosl11 27 күн бұрын
Waxaasi waa huuhaa jubuuti waxay kaa baqanisa ethopia ,somaliland waxba maa yeeli karto
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh 26 күн бұрын
Jabuuti waa dal yar oo dadkiisuna yar yahay😅
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 27 күн бұрын
Somaliland 1 sano ka dhib wajiigedu u is badili doona
@abobasement346
@abobasement346 27 күн бұрын
Yutubarkan waa oromoh nacladih kugu dhacday Adigoh oromoh ah bah wax no shegayah hoyadih oromadah Ahayd was
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t 27 күн бұрын
Waaryaa.iminkay.jabuuti aleeyle.Jabuuti maantay udhammaatay oo nimaku caqliga waa ka caruur
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 136 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 30 МЛН
Sahel : une confédération entre Niger, Mali et Burkina Faso
1:36
TV5MONDE Info
Рет қаралды 369 М.
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 136 МЛН