CIIDAN IYO HUB AY ERITERIA SIINAYSO JABHADO LID KU AH JABOUTI ISLA MARKAAS FADHIISAMO LAGA SIIYEY SOMALI LAND.
@engab00124 күн бұрын
Ciidanka u geele Somaliland ku soo wado ha iskaga difaaco Eritrea haday wax u tarayaan. Sida ay u muuqato waxa la gaadhay waqtigii geele kursiga laga tuurayey. Waxa la wareegaysa canfarta reerka ciisa la yidhaahdo waxay ku qaadan 50 sano si ay kursigaa mar kale u fuulaan. Siyaasad xumadu waxaase dhashaa.
@haboonadan23 күн бұрын
Subhanallaah. War beenta iska daa. Video cadaynaya ma haysid.