DEGDEG FANAAN CAAN AH 30 SANO DHULBAHANTE AHAA MAREEXAAN NOQDAY,QISADDA JACFAAN NOOFAAN,XOG

  Рет қаралды 26,952

Darwiish Tv

Darwiish Tv

27 күн бұрын

DEGDEG FANAAN CAAN AH 30 SANO DHULBAHANTE AHAA MAREEXAAN NOQDAY,QISADA JACFAAN NOOFAAN,XOG

Пікірлер: 66
@Bah123-wu4to
@Bah123-wu4to 25 күн бұрын
Maxay kala yihiin dhulbahante iyo mareexaan mar hadduu helay maanta reerkiisii
@user-ol4pc4cm5b
@user-ol4pc4cm5b 25 күн бұрын
Waanin Darooda ama abihiis hala noolaado ama abihiis. Dad badan baa kala dhumay Allaha Soonobad aruusho dhamaantood!💪💪💪
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 25 күн бұрын
ASC Masha Allah Allhamdulilah 🙏🙏🕋❤🙏 anigo ha SSC Khatumo waxan uu arka haduyahay Mareexan iyo Dhulbhante waa iskukeemiid my brother we will support you All Darood Harti SSC Khatumo Staat GUUL Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍
@Fvv6677
@Fvv6677 25 күн бұрын
mareexaanoow soodhaweeya jacfaan waa nin qaali ah ❤❤❤❤ jacfaan aloow dhoowr ❤❤❤❤❤❤
@CabdiqaniSugule
@CabdiqaniSugule 25 күн бұрын
Waa walaalo mareexaan iyo dhulbahante wanna dayroom lama dhaafaan daarood
@Fvv6677
@Fvv6677 25 күн бұрын
habaryar jacfaan waanu kujecelnahay aabahaa hadaa isbarteen waa soodhaweenanaa habaryar hore usoco fariid baatahaye mareexaan iyo dhulbahante waa iskumid ❤❤❤❤ jacfaan fariid❤❤
@Fvv6677
@Fvv6677 25 күн бұрын
jacfaanoow hana ilaawin habaryar tolkaana nagu salaam ❤❤❤❤❤
@batulasmail8261
@batulasmail8261 25 күн бұрын
😂😂😂
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 25 күн бұрын
horta burburiki soomaaliya iyo kala bayhoofki caruurti dhulbahante gacanta ugalay wa kuwa ugu cafiimad farxad kunool halka wixi idoor gacanta gulay way waashen
@malakaaay
@malakaaay 25 күн бұрын
muhiimadu waa inuu daarood ahaa ❤❤❤
@Hurusocod
@Hurusocod 25 күн бұрын
Oo Mareexaan iyo Dhulbahante maxay kala yihiin soo walaalo ma ahayn ,markii horaba
@Nuurah951
@Nuurah951 25 күн бұрын
Anoo naag mareexaan ah , haduu ninkaasi Dhulbahante yahayna waa wiilkanaga meelna nagama jiro, haduu mareexaan yahayna waa isla meeshii. DNA ayaaba jira aabihii lagu ogaankaro.
@Umo580
@Umo580 25 күн бұрын
MAANSHALLAA MARKIIHOE IL MAADEER BANUAYE HADANA DHIBMALE HADAN HABAR YAR UNOQONO ❤❤❤❤
@XasanadanGuuleed
@XasanadanGuuleed 25 күн бұрын
Walaaldaraawiish Walaalayaalninka.waa Mareexaan.waana.dhulbahante.eedaaya.waa.iskumid
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 25 күн бұрын
oo yaa usheegay inu mareexan yahay
@adanbile4237
@adanbile4237 25 күн бұрын
Dhibaata ma leh, waa wax dhici kara, DNA ayaa la qaadayaa, Hadduu marreexaan noqdo iyo Hadduu dhulbahante noqdo Waa isku mid. Inuu xaqiiqda ogaado ayaa mihiim ah, Darwiish
@yasminjama2703
@yasminjama2703 25 күн бұрын
Welkom 🤗 Darwiish tv
@asheekh15
@asheekh15 25 күн бұрын
Maasha alaah heestaas uu hablah daraawiishta utiriyey taasaa idinkufilane wiilkakalwxda haduu reersede yahayna dee waa haafdarwiish meelnamajiro laakiin waa inuu asbihiis utago oosoo arko labada dhinacba waayahaye dhibmajiro
@bby6
@bby6 25 күн бұрын
That's not big issue ader mareexan and dhulbahante wa labo matano ah
@Layla-nw8nr
@Layla-nw8nr 25 күн бұрын
Mashallah
@nazdalaan
@nazdalaan 25 күн бұрын
30 sano ayaa mag laga bixinaayey, wax miyaa kuu dhiman!!?? 😹😹😹😹
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 25 күн бұрын
Wax micno ah ma leh dhulbahante ama Mareexaan waa dad isku mid ah ee war baad iska jeceshihiin .
@seed3966
@seed3966 25 күн бұрын
Asc war ninkaas DNA halaga qaado oo hala hubiyo hoow ✅✅✅
@asheekh15
@asheekh15 25 күн бұрын
Hooyadiiidhashay haday nooshahay muranmajiro labada cidood kii uuyahayba dhibmajiro waawiil D5 ah
@shinemalin1853
@shinemalin1853 25 күн бұрын
Oo habartii mala waraystay
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 25 күн бұрын
Sheekadaan ma mid marqaansanbaa?
@user-gw9jy1gl2q
@user-gw9jy1gl2q 25 күн бұрын
Mareexaan iyo dhulbahante soo walaalo ma ahan .caruurtiu Daarood ismaaciil sooma aha. Waxaan ookale habuubuununa .dhib unbaa kukalufay hooyadiis inay arintaa sameyso ee adirinta halkaa halooga hadho.Fadlan
@fadumojama22
@fadumojama22 25 күн бұрын
Hadan gartay wilka hoyadi waa Nur Ahmed abihina naalaye Ahmed.Habaryar guuleyso.Mahadsanid caduun Darwiish 👏👏
@fadumojama22
@fadumojama22 25 күн бұрын
Hoyadi haday Nalaye Ahmed tahay waa reer xudun
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 25 күн бұрын
dhulbahante xata idoor ba kudhex duumanaya oo sheeganaya ee dhulbahantow ba isbaadha oo waxa idoor ubarooranaya marka jaajus ladilo wa idoor ee ssc maaha
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 25 күн бұрын
dhulka ssc 32 sano baylaha wax kasta iskaso galan bu ahaa ee wa in lanadiifiyo nasabka
@dahirmohamed7116
@dahirmohamed7116 25 күн бұрын
Wiil kaa hooyadii baa kuciyaartay Hayska cafiyo dulmi bay kagashay Haday aabihii wax dhexmareen inay ilmaha kajarto waa qalad
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 25 күн бұрын
HOOYADAA DENBIGA LEH HOOYOOYIN BADAN OO SOOMAALI AH BAA CARUURAGA JAHA WAREERIYA NIN IYO NAAG WEY JALA TAGAAN LAAKIIN MAAHA IN ILMAHA AABIHII LAGA QARIYO IYO REERKIISA SOW MA DHICI KARTO INUU WALAASHII GUURSADO WAXAAS WAA XAAN BAL HADA WIILKAN KAWARAN NAA XISHOODA ILLAAHEY KA BAQA
@abdulrahmanibrahim6170
@abdulrahmanibrahim6170 25 күн бұрын
Meel fog ma aadin mareexaan iyo dhulos waa isku mid
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 25 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 25 күн бұрын
Subxanllh subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 25 күн бұрын
Dadku maxay laxanaaqsanyihiin way dhacdaa dee
@abdimuse6945
@abdimuse6945 25 күн бұрын
War ninku marexan iyo Dhulbahante maba fogaye
@a.j2428
@a.j2428 25 күн бұрын
MAREEXAAN IYO DHULOOS MIDKUU NOQDABA WAA KII KALE CAADIYOOS. BELO MAJIDHO
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 25 күн бұрын
Asc anoo ka hor dhacayn waa wax maquul ah. Mana layabayo in ay arintan aay dhacdo.anoo ah cida uu ninkan yahay wadhib ah Yan loo arag
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 25 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 25 күн бұрын
Acuudu billaahi mina shaydhaani rajiim jacfaan laguye dhulbahante umaba eka
@Nuurah951
@Nuurah951 25 күн бұрын
Wlhi waad iga qoslisay.😂😂😂 anaguu noo egyahaye noodaaya
@kahaomar1829
@kahaomar1829 25 күн бұрын
War wilku wa wilkeenii dhac iyo digdig lahayne wilka hadalka jilicsan kala amusa intad waxan hido inoo ahayn la sameeyey hadaña hadii hadlinee amuse ceebtiina wilka an habaryarta u ahayna wanu hanbalyaynayaa dadkiinan Buu so baranayaa ka dibna markuu dono reeabtigii Buu so ad ayaa isaga baba iska Soo xiisaya
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir 24 күн бұрын
Qabiil qiimo ma leh tawxiidka uu ku dhashay ayaa qabiil ka fican
@fadumocawil5258
@fadumocawil5258 25 күн бұрын
Waaba isku mid koley haddii uu yahay d 5
@user-ni9nl9wt2z
@user-ni9nl9wt2z 25 күн бұрын
Mareexaanka waa arkoo ciyaaladooda hadaan insntoodu dhalin ms daneeyaan . Ninka DN hala eego
@abdiahmed9590
@abdiahmed9590 25 күн бұрын
Reeraha maxay qof isugu qabsadaan ma dad la'aan ayaa haysa
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 25 күн бұрын
0:55 Waa Nin Walaalkii sheegtay. Xumaan na ma aha. Lakiin Caruurtii Ajanabi baa, Qabiil eeysan aheen laga dhigay. Oo Qabiil Yoohadii sheegtay. Si uu Somaliya uga xaquuq qaato. Mark 🤔 Layaab ma laha tan
@sacdiyomohammeddiiriye8885
@sacdiyomohammeddiiriye8885 25 күн бұрын
Waxaas oo dhan inta la iska dhaafo ha la qaado DNA
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 19 күн бұрын
Hooyo diis baa dembiga ka gashay maadaama ay og tahay cidii ka dhashay. Waxeey aheeyd ineey wiilkeeda u sheegto nasabkiisa runta ah
@mohamedviano4813
@mohamedviano4813 25 күн бұрын
Koley DHAQAN DHULBAHANTE ma lahayn. Walaahay beri horaan ka shakiyey sida uu u jilo Wax badan baana anigu is weydiiyey tolow ninkani ma reer hebelbaa
@imraanabdirahman4165
@imraanabdirahman4165 25 күн бұрын
Nasabka lama qariyo waa arrin aan wanaagsanayn... labada reerba waa yahay dhib ma jiro....
@husseimali1139
@husseimali1139 25 күн бұрын
waxyabahan oo kale waa dhacaan,, waxan daris ila ah naag korsatay wiil uu nin qabi jiray naag kale u dhashay nasiib darro ninkii wuu dhintay, hadda wiilku waa 14jir islaanta haysata ayuu u haysta inay hooyadii tahay,, tii dhashayna waa nooshahay , naagta wiilka haysata dadkeeda ayay ku dagaalameen in wiilka runta u sheegto,, hooyadiisna barto,,
@Galaxy-kv8pg
@Galaxy-kv8pg 25 күн бұрын
Akamacna ah oodi jitin iyo qaadis was isku mode marexaan to dhulbahnte wacaadi we maxa dkawadan
@Galaxy-kv8pg
@Galaxy-kv8pg 25 күн бұрын
Maxad kala wadaan wiilka adii and kuso kortwy aabe dhulbahante ooaay Ku dhaleen marexaaan maaxa kala Kira dhiblaan ayaa dhulbahnte aabe kuuguyahay was dhiiigaga dhuloos lagu dhuftey marexan was dhiiig half ah oo waalaalo dhab ah wasida San qabo ano naag mareexan ah
@leed.duulaa3794
@leed.duulaa3794 23 күн бұрын
Waxaan ahay HG lkn Soomaalinimo Hooyadiis miyeeysan weeydiin Ninka cida uu Soomaali ka yahay,,,Adeerayaal danbi hana gelinina Hooyadiis ayaa danbiga oo dhan leh maxay ugu sheegi weysay runta inuu Mareexaan yahay
@safiahassanali1226
@safiahassanali1226 24 күн бұрын
😂😂😂😂😂 filo filo aduun wax walba ka filo sheekadaani filmkaa miyay la socotaaa hadde yaabnay maalin walba mid ayaa iska oohinaya
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 15 күн бұрын
Waar ma waxla sheegtaa dhulba hante bagaad reer kaagii u heshay ood laas dhiig iyo laas khamri uga tagtay kkkkkkkkkkk
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj 25 күн бұрын
Caduun waad is qaawisay xumaan harti dhexdiisa ayaad wadaa aan arag meesha kula gaarto
@ruqiyaabdulle4618
@ruqiyaabdulle4618 25 күн бұрын
He is fifty fifty genetically so no harm.
@user-mf6kb4vl9e
@user-mf6kb4vl9e 25 күн бұрын
😅😅😅😅😅
@basiirjzndbd7245
@basiirjzndbd7245 25 күн бұрын
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 25 күн бұрын
Magtiisoo afar jibaaran harti haka qaadaan mareexaan deegaan kana kacayrsha maadaama uu nanacay
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 25 күн бұрын
Yuu nagu soo noqon ninku haduu mareexaan aaday dee dhulbahante kama tagin ee harti ayuu katagaye
@amohammud7236
@amohammud7236 22 күн бұрын
dhulbahate iyo mareexaanba wuu yhy, adi taa waxba lagaa weydiin maayo
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 43 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 29 МЛН
1,000 Diamonds! (Funny Minecraft Animation) #shorts #cartoon
00:31
toonz CRAFT
Рет қаралды 40 МЛН
FARTAAG: JIRKA CARRUURTA AYAA LAGA GANACSADAA XALANE
36:16
HANOOLAATO
Рет қаралды 143 М.
P 2  Qisada Jacfaan Noofaan sida uu qabiilkiisa saxdaa ku helay daawo
4:32
Abwaan Calinuur Shiine
Рет қаралды 3,7 М.
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН