DEGDEG JABUUTI FIRDHIYE XABSI GURI DHIGTAY,HARGAYSA LAGA DAJINAYO,KHADRA XAYD SHIRQOOL UMALEEGTAY...

  Рет қаралды 56,357

Darwiish Tv

Darwiish Tv

Ай бұрын

DEGDEG JABUUTI FIRDHIYE XABSI DHIGTAY,HARGAYSA LAGA DAJINAYO,KHADRA XAYD SHIRQOOL UMALEEGTAY...

Пікірлер: 265
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 29 күн бұрын
WIILYAHOW KA FIIRSO WARKAAGA. KA WAR SUG FIRDHIYE. SSC XIRIIIR BUU LA LEEYAHAY. JABUUTINA WAX AY KU KHASBAYAAN MA JIRTO.
@user-qq5mo4tt7n
@user-qq5mo4tt7n 29 күн бұрын
Ssc da aad sheegeyso Waa jabhad gaajeysan Jabuutina waa wadan aduunka laga yaqaano Maxey ku falee jabhad Xariirkeeda Dhuusadiinaad Iskaga sheekeysataan Sxb
@ismailahmed001
@ismailahmed001 29 күн бұрын
@@user-qq5mo4tt7n waa runtaa zanzibaarow
@user-ng8ok9ws8t
@user-ng8ok9ws8t 29 күн бұрын
Awal ma.mamul.jirad.moday.qatumadan.gobol.kamida.somaliland
@hgfigoxklg796bkho
@hgfigoxklg796bkho 28 күн бұрын
1 Q 11​@@user-ng8ok9ws8t
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m 21 күн бұрын
Waa la shirqoolay balse wuu is difaacay intii tabartiisa balse guri Io gacan cadowga bay galeen firdhiye Io ragii la socdayba,iyagaaba lasoo wadaagay isimada saasuu hadalku ku timid warku,wax qarsoomaayona ma jirto balse illaah dilaa dhinta,nin sigtayna ma noola bay Somali hore ugu maahmaahdee, yaan cuqdad Io xumaan la isu qaadin oo hadalka la isku daba rogin mj waaa dhulbhantee,dhulbhantena waa mj.hala isu calool fiyoobaado.
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 29 күн бұрын
HORTA JABUTI MIYA XUKUNTA SOMALIA MAXAA LAGA RADIYA DOWLADA YARE SOMALIWEYN SALADA KU SIDATA. SIYAASIGI AADA WAA QAA,INUL WADAN.SSC UMA BAAHNA XASAN IYO GEELE DHULKIINI WAA XOREYSTEENE. IDINKA AQOONSI ISU HAYA, KA TASHADA CADAWAHA.
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 29 күн бұрын
FIRDHIYE HADUU RABO CID HAYSANKARTAA MA JIRTO. INBADAN AYUU FIRDHIYE XITAA SOMALIA KA DIIDEY WIXII SSC DHIB U KEENAYA. MAANTANA WAA AY DIIDI KARAAN.
@muhuboabubakr-jg1kz
@muhuboabubakr-jg1kz 29 күн бұрын
Asc firidhiiye fiicanahaye xaaniimo❤❤❤❤❤❤muxu kaa doone jaabuuti habaarne talise❤❤❤❤
@sour.candly7868
@sour.candly7868 29 күн бұрын
Allow ka Badbaadi Shartooda Subxaanalaah.................🤫🤫🤫
@lulm6983
@lulm6983 29 күн бұрын
Aamiin Aamiin yaa rabbi.
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 29 күн бұрын
Good News Why he go to Jabuuti he is Stuped MW Friday STUPID Man Ufffff
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 29 күн бұрын
(SUB HAN ALLAH)!!(RABBI) WIXII SHAR AH HAKA QABTO( ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲 (WALLAH) maan jecleyn inuu tago, wuu fududaaday!!isagoo Caafimaad qaba (ALLAH SWT) hakasoo NABAD celiyo (AAMEEN YAA RABBI)
@abdirisaqabdulahi6194
@abdirisaqabdulahi6194 29 күн бұрын
Aniga sida aan is leeyahay maba aheyn in uu tago jabuuti. Cadawga ay Soomaali ay leedaya waa ISMAACIIL YUHUUD marlaqabtana waan la qaban
@cfataaxyuusufbashiir9226
@cfataaxyuusufbashiir9226 19 күн бұрын
Qof muslim ah yahuudnimo haku tilmaamin ileen yahuudnimadu waa gaalnimee
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 29 күн бұрын
Rabiyow shartoda kaxafid firdhoye
@Aqlileey
@Aqlileey 29 күн бұрын
Maxaa geeyey jabuuti isagoo og in jabuuti hub siineysay isaaqa
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 29 күн бұрын
Jabuuti soow dir maaha😂😂😂😂
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 29 күн бұрын
Isaaq kuriyooda waa waalateene 😅
@user-fp7ye4wn6m
@user-fp7ye4wn6m 29 күн бұрын
ASC walaal ilaahay Baku xafido adiga iyo ehelkaagaba Aamiin yaa Allah. Walaal isagaa esdegay muxuu kadoonay waa kee hubkeesa ladhacaayey lascaanood ma elaaway wixii laascanood lagu suubeyey. Musebixi ismaceel geese iyo. Xasan sheekh way islashaqynayaan eeyaan la aamin. Ilaahay ha ka qabto sharkooda ilaahay haka soo cesho eyagoo nabad ah. Aamiin yaa Rabi
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 29 күн бұрын
WAR FIRDHIYE CIDINA MA HAYSANKARTO😂. WUXUU RABINA LAGUMA KHASBI KARO.
@horqaadtv2550
@horqaadtv2550 29 күн бұрын
Inaadeer lama khasbi karo ha odhan balse waa la xidhi karaa isaga iyo raga la socdaba si ay ugu gorgortamaan maxaabiista u xidhan . Maxaanse ka badali karnaa .
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm 29 күн бұрын
​@@horqaadtv2550walaahi hadeey taas dhacdo hargeysa iyo jabuuti AYAA la gubayaa inshaAlaah
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm 29 күн бұрын
WALAAHI HADEEY TAAS DHACDO HARGEYSA IYO JABUUTI WAA LA GUBAYAA WAA BALAN EEBE INSHAALAAH WAA HADEEY TAASI DHACDO WAAN SOO AF JAREYNAA IIDOOR IYO JABUUTI INSHAALAAH
@TripleA0825
@TripleA0825 29 күн бұрын
Hassan Sheekh waxa ku dhacay intii uusan heshiiska badda u saxeexin Muse Bihi Iyo Gelle soo ogow. Meeshaas Mafia ayaa haysta
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 29 күн бұрын
@@TripleA0825xassan xabashada ma waso amxaar yohow musa asaga gus xabashi radsaday ilaa hadana sugayo inee wacan wasaq yahay ictiraf futada udhiba nesan xassan ka fogow oromoka tahay wase 🤛🏽😡
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 29 күн бұрын
Jabuuti iyo habar awal waligaa ha aaminin
@loulaloula9520
@loulaloula9520 29 күн бұрын
Machallah inchallah guulastay musulmans midnimo somalia
@maryamalinuur9337
@maryamalinuur9337 29 күн бұрын
Firdhiye hadii ay taabtaan jabuuti waa inay ciidamada liyuu boolis degdeg uga soo baxaan dhulka ciise ee canfar tu haysatay
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 29 күн бұрын
Shacabka jabuuti dad xun maaha ee abeeso khadra ciise ayada gumaysay oo xasuuqda maalin walba dulqaata filimku waa dhamaad😊😊😊
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 29 күн бұрын
waxbaa laga duubaya si loo adoonsado dee isaga firdhiye raadsaday ee reer ssc waxba udhimin mayso ee horey usocon ilaahay idanki
@hoyomacan8074
@hoyomacan8074 29 күн бұрын
Ishallaah waa wax ah ka qaadikaraan ma jirto Illaahay baa ka weyn Iyagaa Khiyaano ninka wada ma guuleysto Darwiiah guuleyso Illaahay caqligaaga Illaahay ha kuu saa'idiyo amiin
@kiinadan6786
@kiinadan6786 29 күн бұрын
Firdhiye waaba doqon! Waxa ka yaala Jabouti maxay yihiin!?
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj 29 күн бұрын
Reer khatumo wiilkan yar warkiisa waxba kama jiraan aniga la hadlay jabouti.
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir 29 күн бұрын
Jabuuti sidii Ethiopia ayuu Geele isugu hubaynayaa Somali
@nuurtocali6033
@nuurtocali6033 28 күн бұрын
Oday firdhiye jabuti ha noo soo dhibto inshallh🎉🎉😮😮
@QaliSharif
@QaliSharif 29 күн бұрын
O ma hayn kara walee isaga u goaya wale
@user-ol4pc4cm5b
@user-ol4pc4cm5b 29 күн бұрын
War dadka beenta kadaaya. Wxaas waxbo kamajireen, Umada dabka kadaaya. Aduu ismaaciil ninkas Farasaaro ama in yar oo dhiba ugaysto. Jabuuti dambe maqlimayno.
@ZElmi-sv5wh
@ZElmi-sv5wh 29 күн бұрын
Firdhiye xaaladdu hadeey kuugu adkaato lasoco telefoonka Puntland ayaad heysataa, faqashkaan waxeey oranayaan ha ka yeelin hadii dhiig Harti aad leedahay.
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 29 күн бұрын
Weligodba ha hestan yaa maxbis u denayo ma samen karan hadey sameyan wati jabuti lagu qabsan laha adunka sharci ba kala haayo
@foozia426
@foozia426 29 күн бұрын
Firdhoye idinkala firdhi insha allaah khaatumo seeg
@naimam.9551
@naimam.9551 29 күн бұрын
Gudahaaga iyo gurigaaga la hel inshalah bidnilaah kareem minshari xaasidin idaa xasada
@11naa44
@11naa44 27 күн бұрын
Maseer u dhimo qas dheer
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 28 күн бұрын
Yaa rabbi yaa rabbi magrigooda dhulka la goo yaa rabbi sharkooda ku celi yaa rabbi dhagartooda hore I iyo tooda dambe ❤❤
@Neptune1977
@Neptune1977 29 күн бұрын
walaalaheen dhulbahante waxaan oran lahaa , madaxwayne firdhiye wax walbo baa ku dhici karo ee ninkii badeli lahaa soo diyaariya , halganka waa bilow wado dheer baa na sugeeso , cadowgeen madaxda iyo isimada bay rabaan in ay dilaan , isim walbo kii badali lahaa diyaariya , heganka halugu jiro yaanan laga bixin heganka. waa wiil mj ah .
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 29 күн бұрын
Ina Adeer Djibouti maanta iyada ayaa quus iyo halis kujirta,Casumadda Madaxda SSC waa mid la'ogyahay katra xeydna Awood u malaha in sidii Xiligii Tigreda Shaqsi Darood ahba ama Dadka Darawishta kusuntana Jabhadda SNM,Iyo puntland oo Cadde muse lagu amri jiray in eey soo qabtaan Dadka Ogadeniya kasoo jedda,Firdhiye waa nin dad leh mamul ayaa katashi gaaray sameyay,Calamka u safray Ina Cumar Gelle Awood u malaha uu xabsi Guri uu kugaliyo Sida HSM ma'aha munafaq heshis uu wax kaoga dadka u khaldo sida Damaca Badda ee zeylac,Ina Cumar Gelle iyo Immarad waa labo aan laistusin waayo horay ayaa khilaaf maxmadda Calamka gartay eey u dhex martay,Ina Gelle waa nin maanta Godon kujira haddii zeylac Oromada dhisato isaguna waa uu kudaayay waayo Degedda ayaa u kunola,warka suuqa waa lasuga Firdhiye waa nin kasoo duli karo Djibouti haddii uu arko wax dan aan kujirin.
@abobasement346
@abobasement346 29 күн бұрын
war wax isku fal o bentah jojih waa ku doqonimoh Adigoh yutubarah bad nagu radinaysah fayus waa ku ceeb in aad shaqoh kah dhigatoh ssc mah waxad rabtah Adigoh yutubarah in fardhiyeh ku lah tashadoh doqonyahow Afkah silkah leh waxan u shegayah shacabkah ssc inay Balok ku sameyan yarkan edebtah daran
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 29 күн бұрын
yarkan ma milir buu cunay maxaa afka cadeeyey😅
@lulm6983
@lulm6983 29 күн бұрын
Darwiish TV salaan sare. Hore u sacda.
@hawafarah2410
@hawafarah2410 29 күн бұрын
Waa istaahilaa inlaxiro waayo firdhiye miyuusan ogeyn madaa fiicdii lagu garacayey laas caano inyka ima ayeen DJ jabuuti
@user-km5pc3wm9t
@user-km5pc3wm9t 29 күн бұрын
Insha Allaah guuuuuuuuuuul firdhiye insha
@daryeelran8007
@daryeelran8007 29 күн бұрын
Haday sidani run noqoto firdhiye wuu istaahilaa in saa loogalo waayo macawaan baa siduu u aaminey ismaaciil cumar geele??? OO aynu ogeyn
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 29 күн бұрын
Qadhqadhmun dhalay maxa laga shirqolaya hogamiye kooxed laga xayaysinaya JABUUTI HOGAMIYE koxeed miyu la murmi karaa
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 29 күн бұрын
Sida aad u fiican tahay ayad mararka qaar matag ka wareegtaa illaa qabyaalad yar oo Al-majeerteeniya ah ayaa ku qaadee. Walaal jooji ololahan. Firdhiye wuxuu ku gudajiraa booqashadisi shaqo.
@okorontokoronto8331
@okorontokoronto8331 29 күн бұрын
Waxaan ka xumahay in cinwaan khalad iyo been ah aad soo qortid waa ku daawan jirey likna waa kuu sari jirey lkn hada iyo wixii ka danbeeyo waa IgA Kaa dhamaayey dad badana in kaga dhamaaneyso
@museosman8296
@museosman8296 29 күн бұрын
Horay ayaan uga dignay reer iisama qabato ka xaaxaabiya dhagarta ay u dhigeen Ismaaciil hor iyoXasn dhiiqo
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly 29 күн бұрын
Soomaaliya wa dhul qudha shacbi qudha calan qudha❤ guul soomaaali wayn❤
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 29 күн бұрын
walee dhulbahante ma wantowdan siyasada isaaq&ismaciil cumar geele wad ogtihiin inu cadowgiina la safna war jooga oo garadina iyo madaxdiina ilashada xitaa cunto walba yeysa meel kasta ka cunin
@malakaaay
@malakaaay 27 күн бұрын
waa filaaayey walle waa filayey in wax kasta dhici karaan arinkani iguma noqon yaab 😢
@sudiissa5701
@sudiissa5701 29 күн бұрын
Muxuu ka doonaye firdhiye arma muskhushiin lagu xira sidii fuaad jabouti waa tii hubka bixinayesaye
@yasminjama2703
@yasminjama2703 29 күн бұрын
Welkom 🤗 Darwiish tv
@BALCKMAN13
@BALCKMAN13 29 күн бұрын
Firdhiye hado tago amu xabsi ladhigo issc goankada wa masiri nin dagdagay namamtilo
@user-ky7gs8js6h
@user-ky7gs8js6h 29 күн бұрын
Muxuu ka doonay isaga jabuuti waa ku fiican tahay FIRDHIYE CADOWGA jabuuti inuu cagahiisa ku doonto
@abdisharif8315
@abdisharif8315 29 күн бұрын
FIRDHIYE WAXAA DJIBOUTI U JOOGA XILDHIBAAN TALIYAHA ILAALADA GEELE IYO XOGHAYNTA GEELE.MARKA KA FIIRSO FIRDHIYE GOLAHA AMAANKA AYAA ANSIXIYEY
@fartunalihashi4833
@fartunalihashi4833 29 күн бұрын
Firdhiye waxaa lagu beddelnayaa booska faysal bootaan. Khatra Xayd baa mu’ aamaradaas dejisey???? Waa dhici kartaa Balse. Horta Firdhiye maxaa waalay War soomaaliyeey degdeggu ma fiicna
@CabdigaAllah
@CabdigaAllah 29 күн бұрын
Kabtan Caduunow sxb waxbalooma dhibikaro firdhiye xeerar ka caalamiga ah kamid maaha madax ad casumaad ufidisay kamayeelikartid sidaad rabto haday dhacdana waxba umadhibikarto ahdaafta ssc iyo maanulka ssc waxana lagabixinayaa jawaab kuhaboon oo lamidah talaabo kasta ee qaldan jabuti ay kudayaan M.M.G.SSC C/qaadir firdhiye aw cali
@loulaloula9520
@loulaloula9520 29 күн бұрын
Machallah inchallah guulastay musulmans midnimo somalies
@mohamedabdillahi2633
@mohamedabdillahi2633 28 күн бұрын
Jabatii way samayn kartaa wuxuu sheegayo. Wariyshsn
@abdidiriye7791
@abdidiriye7791 29 күн бұрын
Firdhiye, saaxib iyo cadow makala yaqaan. Nin siyaasad fahmaya keena mesha.
@jamahussein6860
@jamahussein6860 29 күн бұрын
Ciisaan uga difaaceynaa canfar isna waxaa suu sameynayaa,kiiyoon canfar ka difaaceyno waad arki,
@dodo6860
@dodo6860 29 күн бұрын
Magac ragbad sidata Cisse ma difacdi dhule Somali aya ladiface
@QaliSharif
@QaliSharif 29 күн бұрын
War ninyahow side wax u wada
@mohamud12adam50
@mohamud12adam50 29 күн бұрын
Hadlka cadowga ha la Iman ader. Sxb wax badan fahan
@HiboKhalif-mr2om
@HiboKhalif-mr2om 29 күн бұрын
Badey aruntaa ay run tahay in xabsu la galiyey madax weyne cusub halagu badalo si ay isaga sodaayaan kii cusub ee ladoorto oo uu dhahayo waa la iga qaadey madaxnimo SSC
@abdowmohamed2066
@abdowmohamed2066 29 күн бұрын
Doqon xariga lagu xirayo xusullada ayay ku sidataa ka maal caana.
@horqaadtv2550
@horqaadtv2550 29 күн бұрын
Firdhiye fududaa (Miyirow ba' ma isaga galay,) ma maantaa qof dhulbahante ahi aaminayaa geelaha jabuuti oo colaadiisa ogaa wuxuu dhigay . Dhulbahantow sow iskumaynaan ogeyn geele maxkamad aan la fuulo goormaan is aaminay daqonimadu waa ayaan darada qayb ka mida , fudaydka qaarkiina waa waalida qayb ka mida .
@classiclit2926
@classiclit2926 29 күн бұрын
Adigu fuded yusan kuqadin kowdeh waxba lama socotide
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj 29 күн бұрын
War beenta iskadaa cudoon o illahay ka baq waa kula fahmayna waxaad uga jeedo firdhiye dad baa doortay naga xishood.
@ismailahmed001
@ismailahmed001 29 күн бұрын
BEEN SSCK MELWALBO WEEYGELEYSAA.MUNAFAQ AYAA TAHAY SIDA DENI IYO WAXA LADHASHAY
@mohamedabdillahi2633
@mohamedabdillahi2633 28 күн бұрын
Firdhiye waa nas xirfad dheer lahayn
@QaliSharif
@QaliSharif 29 күн бұрын
War dee banana nixin hadii geele sidaa yeelo marka horjoge geli afdub calanku ma caruur baa nin ragu geri waa geya silicse ma geyo mana hayn karan ismacil iyo habattusa
@AbdullahiMohamed-kr8nc
@AbdullahiMohamed-kr8nc 29 күн бұрын
War ninyahow ikhyaaliga dhaaf jabuuti kuma dhacdo waxaase waa loojoogaa
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 28 күн бұрын
Benale warya anaka booqanay maanta masha Allah barina wan balansanahay beenale channel kaagana Manta noogu dambayn tuuug yahaw
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 29 күн бұрын
HADDAY RUN NOQOTO SHIRQOOLKA FARDHIYE EE MALEEGTAY XAASKA GEELLE WAXAA LEESKA WEEDIIN DOONNAA GUDAHA HARGEESA
@AbdoulgbarIbrahim
@AbdoulgbarIbrahim 28 күн бұрын
Soo orad waxaa ka hesho wax hanaga siin
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 29 күн бұрын
Habartan cajusada ah ismacil muxu iskaga eryi layahay wayba gabowdaye jabuutina way baabisay
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 29 күн бұрын
Dhulabahante waa wada firdhiye haday xidhan ama dilaan wiilal yar yar baa u dhintay ssc adeer nabarkaga xajiso hadii xaalku xumaado ma jeclayn in aad tagto 😢
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 29 күн бұрын
FIRDHIYE WAABAY U FAAIIDO IN UU LA KULMO DAWLADAHA JAARKA. SOCDAALADA BADH BAA WAX LAGA HELAA, BADHNA LAGUMA GUULEYSTO.
@Fowzia69
@Fowzia69 29 күн бұрын
ISAGAA RAADSADAY SOW MAAAHA IMISAA LA IDIIN SHEEGAY REER SSC GOORMAAD WAX FAHANTAAN BISINKA
@engilyas44
@engilyas44 29 күн бұрын
Dad walan ayad wax uu sheegaysa miise cuqusha dadka ayad caynaysa.? Waxad sheegayso wax dhaqanka somalida aad uga foog bal halkas kafiirso Ader beentu waa xaraneh ilahay ka cabso siyasaduna sidas uma shaqayso
@ahmedali-cf1tg
@ahmedali-cf1tg 29 күн бұрын
Ilahayow masibadas firdiye kaqabo, ilahayow wadankisa nabad oguso celi
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 29 күн бұрын
Isaga qalad walaalo bal maxaa u geyay jabuuti ma waalan yahay
@ahmedali-cf1tg
@ahmedali-cf1tg 29 күн бұрын
@@Aniga-qn9iv warunta lakiin waa naxdiin iyo warlaga noxo
@fe8445
@fe8445 29 күн бұрын
Ceebtaadu waa tanoo kale. Sidaad u fiican tahay baad god isku tuuraysaa.
@abdirashid4016
@abdirashid4016 29 күн бұрын
War xumidaa ka xishoo umada reer ssc
@SareyeguudAGuud
@SareyeguudAGuud 29 күн бұрын
Madaxwayne firdhiye wa ayo 😮😢
@lulali8651
@lulali8651 29 күн бұрын
Maxad geeyey guriga cadowagaa isagaa jabuuti waa cadowagaa ummada somaliyeed , ha heestan firdhiyee
@CarfiAbdi
@CarfiAbdi 29 күн бұрын
Muxuu ka doonay nin cadogiisa ay saxiibo yihiiin waa aday wareersan oo soomaaliya la dhexe dhigay geele khayrmalaha lakiin ninkii ada kada ran
@malakaaay
@malakaaay 27 күн бұрын
waa filaaayey walle waa filayey in wax kasta dhici karaan arinkani iguma noqon yaab
@muminamumin17
@muminamumin17 29 күн бұрын
Asc firdhiye waxuu gacanta kudhigtay umuljamiil abiilahab 7:06 xaaskiisa
@ibadojama4506
@ibadojama4506 29 күн бұрын
Alle ka xishood umada soomaaliyeed been ta katadaa waryaa
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h 29 күн бұрын
war hoteel la geyn wa xero ciidan o guri ku dhaxyala o ciidanka khadra xeyd waxana laga dubaya film o sir laga qabanaya
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 29 күн бұрын
Taasi madhicikarto firdhiye hadey iskutaabtaan iidooka weynu dardareynaa jabuutibeynu cagta sareynaa
@dodo6860
@dodo6860 29 күн бұрын
Miskin te dalas
@awiladen7814
@awiladen7814 29 күн бұрын
Hhhhh war de waaban ku dhagaysan jiraye hhhh waad ka dartayba sidani waaba edeb daro ee ciyaal uunbad ahayd brother🙏🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 29 күн бұрын
Awalba wuxuu ka doonay ayaan ka carooday
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi 29 күн бұрын
War khaatumo xoog bay idoor ku saartey mana soo noqonayaan waa gay haata
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 29 күн бұрын
Fidhiye waxaa fiicnaa in la xiro laakiin lama xirikaro
@user-wm5po2uk3w
@user-wm5po2uk3w 29 күн бұрын
Wara aadana hubin asheegin sxb
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 29 күн бұрын
Wiilkaan aad ufudud yahay Hore been badan ugu arkay
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 29 күн бұрын
sheekadi waqooyi oo idoor kuhadaaqi jirey waxa soo afjaray ssc khaatumo waayo idoor ereyga waqooyi waxay ulajeedan yacni puntland majirto oo meeshi ingriis joogay wa muqdisho agteeday qaban idoor qarwaaye
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m 21 күн бұрын
Sorry,illaahow ha cadaabin nimaan wax ogeeyn.waan gartay inay kaarto loo degay firdhiye anoo naag ah,MW waa inuu la taliye fiican oo maskax badan leeyahay, waana inuu ka fiirsado socdaaladiisa, oo xitaa uu xasan aadin mar danbe sababtoo ah ninkaad kabtaada u dhiibaneeyso kabihiisaa la dayaa bay somali hore ugu maahmaahday,marka xamar dhawr mar bay ku lug go'een isimada khaatumo io firdhiyaba,ee hada ka dib haka fiirsadeen socdaalada koonfurta io jabuuti ee cadowgooda hargeeysa/waqooyiga somaliya ah taasoo shirwoolo loo maleegaayo madaxda khaatumo, xitaa khilaafkii jabuuti eey lahaayeen biixi io geele way dirireen waa hawaawir/film shirqoolan oo loo dhigaayey reer khaatumo wayna rumeeysteen wuxuu firdhiye u aaday jabuuti oo dagaal run ahuu mooday,lkn waa dagaal qabiileeysan oo nimanka jabuuti madaxda io hargeysa isku dhaceen wax weeyna ma ahan oo odayaashooda io qadra xeyd baa isla markiiba markeey arkeen inay yimaadeen firdhiye io raguu hogaaminaayey baa la isu calool fiyoobaadey oo la yiri waadh kuwii baa dee inoo yimide cadow geeniiye aan ka faa'iideeysano sideeynu ku heli laheen maxaabiisteeni,kaartada hada jabuuti loogu dhigay firdhiye io tii garaad jaamac garaad cali loogu dhigay xamar oo ah xasan oo yiri garaad anigu dhexdhexaadis baan ahay maadaama aan ahay MW federaalka waan idin heshiisiinaayaa maxaabiista aad heeysiin keena xamar dowlad goboledka waqoyina ee biixi xamar buu keenaayaa oo aan run aheeyn ee qiyaano aheed lkn garaadku masha allah isla markiiba wuu ka diiday oo wuxuu yiri maraanu heshiino baanu maxaabiista kala wareegsaneeynaa,hadana anagu maxabiista aan heeyno waan daaweeynaa,daryeel bay heeystaan oo maxaabiis ahaanva loolama dhaqmo waan xushmeeynaa jaadkoodaa loo keenaa magaaladaa la soo lebisaa dhar qurxoon baa loo xiraa oo way iska baashaalaayaan,halka ay kuwayaga garaacaan,oo aan la daaweeyni,oo aysan qabeeys helin oo dharkii lagu soo qabtee dhiiga lahaa ku ureen oo waliba la bahdilo, garaad jaamac ganafkuu ku dhuftay oo heshiiskaas shirqoolan wuu ka fashilmay muuse,geele io xasan baana watay kaartadaas oo xasan baa loo soo adeegsaday waagaas,hadana geele baa la soo adeegsaday oo firdhiye wuu ku dhacay shabaqii/shirqoolkii loo dhigay oo sida garaad jaamac(xafidullaah) ma uusan abaarin pointigii la rabay ee ku habooneeyd inuu siiyo cadowga khaatumo marka la taliye fiican ha loo sameeyo, waliba garaad jaamac waa inuu wax ka ogyahay socdaalada MW firdhiye sababtoo ah somali horeey ugu maahmaahday "Hadal aan fiiro loo oran io caano aan fiiqso loo dhaminba feerahaageey wax yeelaan) waan idinku talo darsaday maadaamaa aan ahay hyo harti ah oo ka damqaneeysa ficilada foosha xunxun ee ay cadowga sadex geesoodka kula kacaayaan dadkayaga, hartina dhamaan waxan leyahay isku duubnaada oo dhexdiina cadow yuusan shabaag dhiganin oo idiin soo tuubo raacin.waa inaad talo wadaag noqotaan, sidii odayaashii hore ee harti ay talo wadaag io dhiig wadaag ay u ahaayeen dhegeeysta tariikhaha xiligii gabayadii guba"silsiladii xaydha" odayaashu siyaasada io taariikhihii hore ha uga sheekeeyeen oo ha bareen dhalinyarada dhaqankeenii io hidaheenii oo dhalinyarta dhaqamadeenii ha lagu booriyo, dhalinyaradii way luntoo gaalo dhaqankeeday qaateen oo ilbaxnimo moodeene buugaagta hidaha io dhaqanka ee la qori jiray hala qoro oo dhalinyarada haloo geeyo guryaha oo war bal fiiriya buugaagtan dhaqankeenii ah oo ha arkeen markaas waa lga yaabaa inay usoo noqdaan dhaqankeenii wanaagsanaa.wabillaahi towfiiq.
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz 27 күн бұрын
HADII AYSAAS DACDO SSC IYO HARTI WAA IN AY DAGAAL WADAJIR AH LAGU QAADO IIDOOR
@sahraabdi143
@sahraabdi143 29 күн бұрын
KANI MAANTA MA WUXUU KU DHAGAN YAHAY DHULBAHANTE
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi 29 күн бұрын
Xasan sheekh oo munaafaq baa khiyaamey
@user-jf7zy4cb3v
@user-jf7zy4cb3v 28 күн бұрын
Macquul ma ahan .mana dhici karto. Haday dhacdo jabuti ba ku cebobaysa calmkana ksma dhiin arintas okale.saas yel wa la dhihikara hadu diido nona ma khasbikaro lamana afdubikaro.
@horqaadtv2550
@horqaadtv2550 29 күн бұрын
In la xidho waa waajib doqoniimadiisa ayaa shiqooshee cidna ma shirqoolin inay dilaana waa waajib Rag aan wanaag naga dhexayn markuu aaminay .
@amiraomar6020
@amiraomar6020 29 күн бұрын
Mac dokor hala xiro nacalada dibirada weyn fardhiya waa xayawaan calool weyn nacaska
@bazeera5520
@bazeera5520 20 күн бұрын
Firdiye haddii la xanimo ma ssc bu noqona .yaase aamina geele o u tagi doona mar kale Geele waa is ceebeeyey Khatumo xabad ka qaadi maysid maysid warka geele kama shaqeeyo .geele somaliya oo dhan buu xaaran ku haysta illa u gabar noo guuriyey laskiin tan ssc u shaqaynmayso rag asaga ka boreeya jooga.
@user-qq5mo4tt7n
@user-qq5mo4tt7n 29 күн бұрын
Waa qabii dhan oo Wada sheeka caruureed ku hadla Wey iska ciilan yhin
@mohamedabdi7504
@mohamedabdi7504 29 күн бұрын
Ya waye reerka ciilan??
@user-qq5mo4tt7n
@user-qq5mo4tt7n 29 күн бұрын
Waa reerka wararka beenta Faafiya sidiina Camal marna Soomaali weyn beena ku tuug sada marna Dowlda dhexe lugaha Ku dhagan Marka hada waa la bartay Iska cabaada
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 29 күн бұрын
Kan siduu been u sheegayey ayaa afkii biijo ka hashay.
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 29 күн бұрын
Walaahi bilaahi hadii u jabuuti tagtay Firidhiye ma caafiimaad qabo Aqal guri baad sheegaysaa ha dilaan hadii ay rabaa ninka bilaa caqliga meesha islaantaa baa ka talisa maxaa u geeyay
@zahrasaidmohamed7927
@zahrasaidmohamed7927 29 күн бұрын
Madhici karto waxaas dowwlad baa ka jirta jabuuti
@aminaqali7767
@aminaqali7767 29 күн бұрын
Jabuuti dowlad ma ixiin. Isninta ismacil iyo wilkega canfarka aya dalka mamula oo madaxweynee ka axa. Ismacil wa sawir, wa magar saar. Anaga jabuuti u dhalanay, sida wax u socdan wax badan ka og.
@BarodiirMadaxeey
@BarodiirMadaxeey 23 күн бұрын
Waxan maqli jiray doqonta meesha lagu qawracayo iyadaa qoorta soo dhigata 😂😂😂😂😂😂
@Aqlileey
@Aqlileey 29 күн бұрын
Hala casilo firdhiye hana la doorto nin kale inta uu jabuuti ku xiran yahay madaxweyne ha doorgaan sac
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 72 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 118 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 73 М.