SULDAAN SERAAR , SAFA DHEYMAN OFFICAL VIDEO 8K . WEDDING OF THE YEAR 2022

  Рет қаралды 241,788

DE ROCK STONE

DE ROCK STONE

Жыл бұрын

ERAYADI , AHMED XARAF
LAXANKI , NABIL BULE
MUSIC , AHMED WALI FURINLE
ROCK STONE PRODUCTION
Copyright legally belongs to Rock stone Production
MY INSTA: / mysnapchat: alibrownie226 MY last previous https: // / watch V = dOAJY ... My Beautiful People. Fikir China wa Muhim waxi Fikir ah Hoos Inogu So Qora My GEAR: Camera GH5https: //www.amazon.com/PANASONIC-Digi ... Lens:www.amazon.com/Olympus-M-Zuik .. .MIC: www.amazon.com/Rode-Procaster ..

Пікірлер: 76
@nejjmajama6614
@nejjmajama6614 Жыл бұрын
Safaaaay hadad qoraaalkayga aragto wanku hambalyeynayaaa ilaaahay farxada indhahaaaga kamuuuqata haku siyaaadiyo walashay adiga dartaaaban ufarxay ❤️😍🥺
@asadjuuliye6215
@asadjuuliye6215 Жыл бұрын
Dhamays quruxloo i dhaxqaadaay Dhabeel edebloo aan ku dhaataay Markaan dheehdeen isu dhiibay Dhabtii riyadaa ii dhabowday Anna dhaawacay iiga dhowrtaay Ku dhigay qalbigaan ku dheefsiiyay Ka dhigay farxadaan dhursugaayay U shubay dhiigoo dhib u diiday Ku dhaartay inaan dhab u jecelay U dhafray darteed hurdo dhaafay I dhaydaay i dhistaay ina dhaadaay I dhowrtaay i dhiibtaay ina dhaartaay I dhiirshaay darteed rag u dhaafaay Oo saffa dheyman wey igu dheertahay Dhaliil malahoo wey igu dhan tahay Waliba dhimirkey ku dhax nooshahay ❤️❤️❤️❤️✌️✌️✌️✌️❤️❤️❤️❤️ Dheyman goba sharaf lagu dhalaay Dhowrsan gaari edeb lagu dhaqaay Markaan dhigeed ka dhax doortay Jacayl dhaxalgala ku dhaqaaqnay Ku dhiirannay waan ka dhabeynay Dhaxyar boqoradaan ku dhawaaday Oo cidaan u dhigaan dhugan waayay Oo dhankastaan dhaliil uga waayay Oo dheeliga waan uga dhaartay Nafteyda dheyman waan u dhiibay I dhaydaay i dhistaay ina dhaadaay I dhowrtaay i dhiibtaay ina dhaartaay I dhiirshaay darteed rag u dhaafaay Oo saffa dheyman wey igu dheertahay Dhaliil malahoo wey igu dhan tahay Waliba dhimirkey ku dhax nooshahay
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE Жыл бұрын
WOW!! ''8K'' innaba caadi ma'ah..Hees & Muuqaal lagu Googo'ay..
@DeROCKSTONE
@DeROCKSTONE Жыл бұрын
Thank you abdi Askari
@shugrimohamed1287
@shugrimohamed1287 Жыл бұрын
Safa Hambalyo huuno adi iyo Saygagaba Guurkiina allaha barakeeyo noqda kuwi isku wara ee ubad Khayr qaba kala hela Ameen ya rabi she looked drop dead gorgeous Mashallah allahuma barik sis ❤️
@shairmungani7833
@shairmungani7833 Жыл бұрын
Good Video Maker De Rock Stone 💪🏾100% quality ☺️
@Munasar_SO
@Munasar_SO Жыл бұрын
What a camera man ! De Roke stone super hero👌👌🙏
@Sir-Hajji-10
@Sir-Hajji-10 Жыл бұрын
Woow wllhi inaga caadi maaha video gan amazing 🤩 Axmed wali furinle weeye musician ka magaciisu iga sax Boss intaas
@xamdawardhere3922
@xamdawardhere3922 Жыл бұрын
Masha allha tabarakalla asooskii uku shidnaa oo aan waligey dawado waa arooskaan hambalyo hambalyo my queen 👑 and my king 👑 nolashiino dhan farxad ku dhamesta ❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@fahadmaxamedxasan4840
@fahadmaxamedxasan4840 Жыл бұрын
Best song 🎵
@akrambisharhamud4914
@akrambisharhamud4914 Жыл бұрын
Fast comment ☺️
@muxudiinmoddel916
@muxudiinmoddel916 Жыл бұрын
Waliba dhimirkey ku dhax nooshahay the legend suladaan abo waku taganahay gacan dahab drock stone bro hormar wacan
@ayansulayman2101
@ayansulayman2101 Жыл бұрын
Best camera man go forward bro❤😍
@stayblue759
@stayblue759 Жыл бұрын
Mnzha allah. Aroos isu’hagar baxay. 🥰
@kowzarmoha5428
@kowzarmoha5428 Жыл бұрын
M.a rocks stone 😎 keep going pr0 200k on the way pro 🥰😍❤
@Mohamett_ilkacase
@Mohamett_ilkacase Жыл бұрын
he hee hasocoto howshu well don rock stone🎥🔥🔥
@zamzamnoor1130
@zamzamnoor1130 Жыл бұрын
Best song so far 😍😍😍
@calimaraykan6534
@calimaraykan6534 Жыл бұрын
Q
@cabdikariin_adem2825
@cabdikariin_adem2825 Жыл бұрын
Wow so buetifull
@khaalidaddeh329
@khaalidaddeh329 Жыл бұрын
axyaa ayaan dhalad hees layiraahdo ayaan soo wadaa wxaana soo saaraya fananka fanaaninta simba army
@riyoxidhohawdgunti3179
@riyoxidhohawdgunti3179 Жыл бұрын
Family habar yoonis Ee arooska samaystay taarikh ayey dhigeen wale
@loneeditz1
@loneeditz1 Жыл бұрын
Reer Caynaashe ❤️❤️❤️
@maryanabdullhi9432
@maryanabdullhi9432 Жыл бұрын
Msha allh allh barkeeyo rerka
@farhanosman2110
@farhanosman2110 Жыл бұрын
Rock stone madaxa ayaad iisaaran tahay legend
@abdiwasacibraahim740
@abdiwasacibraahim740 Жыл бұрын
legend rock stone
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 Жыл бұрын
Waaaw best song 🎶🎧 Dhabti riyda idhawwdee
@blessedsonabdimahat9939
@blessedsonabdimahat9939 Жыл бұрын
Best song
@shamsujfarah9220
@shamsujfarah9220 Жыл бұрын
Woow😲♥️heestaydi💯
@caashacuud6769
@caashacuud6769 Жыл бұрын
Congratulations my sister 🥰🎉🎊🥰
@Sasa-zj3oo
@Sasa-zj3oo Жыл бұрын
Jahhh safa hees🥺❤️❤️❤️ I'm in love heestn magcyy
@naimamohamedismail7730
@naimamohamedismail7730 Жыл бұрын
Msha allh safa Qurux barakooba 🥰
@nuramohamed6086
@nuramohamed6086 Жыл бұрын
Manshalah 💍❤️👰🏻‍♀️
@bossladyilwaad182
@bossladyilwaad182 Жыл бұрын
Ku dhaartay inaan dhab u jeclay 😭🤴🏻❤️
@queenhamda465
@queenhamda465 Жыл бұрын
Gacmo dahableh mr rock stone ✌️
@cabdikariin_adem2825
@cabdikariin_adem2825 Жыл бұрын
Magic wedding
@ahmedyareofficial1265
@ahmedyareofficial1265 Жыл бұрын
Axmed wali furinle Pro weye
@Zaky_garad
@Zaky_garad Жыл бұрын
Liked wlhi🎧❤
@shucaybabdulaahi9145
@shucaybabdulaahi9145 Жыл бұрын
WAAW AMAIZING VEDIO PIN PRO
@juweriya_abdinasir
@juweriya_abdinasir Жыл бұрын
😍😍😍
@asmahquen7756
@asmahquen7756 Жыл бұрын
Mancha alh mom safa nuriya n farhan Alle haydin barakeyoh bata oo barakoba farxad waarta 😍🥰
@sagaley4482
@sagaley4482 Жыл бұрын
🔥🔥🔥
@safaahiprahim9694
@safaahiprahim9694 Жыл бұрын
Ayyyy safa Diamond magaceyga🥰❤️
@SHORTS_x-ks4qz
@SHORTS_x-ks4qz Жыл бұрын
Hambakyadeyda wa Wilka gacabta fudud ROCK STONE WAKU WADANA PRO
@safahomer.
@safahomer. Жыл бұрын
Safah😭😭❤️
@mumtazmuhamuud3700
@mumtazmuhamuud3700 Жыл бұрын
Mashallha walashay safa abdilahi ahmed giire 🫶🏽👸🏻🖇
@Somalifunn
@Somalifunn Жыл бұрын
@De Rock Stone Sxp Heestaan Lyrics Maka Sameyn Karaa Sxb Si Xushmadi Ku Jirto Ayaan Waliba Kaaga Codsanayaa Sxp
@FAAD21
@FAAD21 Жыл бұрын
Hambalyo
@Chadmali
@Chadmali Жыл бұрын
🔥
@taamirnour546
@taamirnour546 Жыл бұрын
Aroski qarniga Safaa and Farhan aaya sameyay in 2022
@aniiza276
@aniiza276 Жыл бұрын
Suldan sarer Ismail Danan guled sima Marwan yare wooow wa lo Hagar baxay
@zafaapdirahmaannuor6644
@zafaapdirahmaannuor6644 Жыл бұрын
Safah 😭❤️
@queenamuun2372
@queenamuun2372 Жыл бұрын
marka ku qancsathy guurka oo ad u guursato ina qofa jeceshahy bes nolal la qaadato wa iska sidan
@fathiaosman1620
@fathiaosman1620 Жыл бұрын
Congratulations 🥳 my dhigaygi 🩸🩸🩸❤️❤️❤️❤️❤️❤️🩸🩸🩸🩸🩸🩸👏👏
@amiraqurux2830
@amiraqurux2830 Жыл бұрын
Jah🥵🙈
@khalidcabdiqadir1628
@khalidcabdiqadir1628 Жыл бұрын
Su❤
@ishomohamed229
@ishomohamed229 Жыл бұрын
where is the venue located?
@aaziizahmed2634
@aaziizahmed2634 Жыл бұрын
Waar heesti safwan meedayde‼️
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 Жыл бұрын
Looma kala harin Queentena
@safamaxamed9192
@safamaxamed9192 Жыл бұрын
AYYY MAGACYGI 😂🥰
@nazirkhadervlogs6270
@nazirkhadervlogs6270 Жыл бұрын
U Ha😢
@abshirofficial3296
@abshirofficial3296 Жыл бұрын
Aroos shidan cemard gacan fadhida
@QoslayeadeQoslayeade
@QoslayeadeQoslayeade Жыл бұрын
the legend of the man
@hiboabdi3541
@hiboabdi3541 Жыл бұрын
Best wedding in year 2022
@maryancali9552
@maryancali9552 Жыл бұрын
Humblio safa dheyman iyo farxaan❤🦋
@mahdiabdirashidmohamed8699
@mahdiabdirashidmohamed8699 Жыл бұрын
Mr 12
@safaalaahi8950
@safaalaahi8950 Жыл бұрын
Inanta ila magaca ah hamplyo
@sophia.685
@sophia.685 Жыл бұрын
safah dheman 😭❤
@apmkgamer4067
@apmkgamer4067 Жыл бұрын
Nolol dheeraa idhin rajena I.a 🫡😇
@abdirahmansalah8778
@abdirahmansalah8778 Жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@Im2ack
@Im2ack Жыл бұрын
Qoyskan Ma Aqaano sidaan o dhan logu hesaayo "gulled Iyo Suldaan Baa heso kla duwan u qaadey waxan layabanahay Dadkan Social Media mey Caan ka yihiin Weli waan fahmi la'ahay Qof yaqaano haduu jiiro wan jeclan lahaa inaan ogaado waxey yihiiin.
@munahamari6323
@munahamari6323 Жыл бұрын
Waa Reer Somaliland Oo Ka Sii Ah Garxajis Liibaxyada Habaryoonis
@Im2ack
@Im2ack Жыл бұрын
@@munahamari6323 Appreciate it thanks
@abdihakiimhuseen8130
@abdihakiimhuseen8130 9 ай бұрын
@@munahamari6323 qabiil maahe sikale wax uma shegi kartid
@ismaythanuuraane4132
@ismaythanuuraane4132 Жыл бұрын
Hhhhhh Yaa laxanka suldaan uku dheylay
@juweriyajama8573
@juweriyajama8573 Жыл бұрын
Haa
@xavinho8
@xavinho8 Жыл бұрын
𝙼𝚊𝚣𝚑𝚊 𝚊𝚕𝚕𝚊𝚓 𝙱𝚊𝚛𝚊𝚔𝚘𝚠𝚊❤️✋🤴
Taj Mahal (OFFICIAL VIDEO )2022
4:17
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 11 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 9 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 23 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 52 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 36 МЛН
Qaraxii xalay xog halis ah iyo abdikadir boss oo qatxiyay sir culus
24:15
SULDAAN SEERAAR - TISQAAD JACAYLKEENU [OFFICIAL VIDEO 2023]
5:27
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 6 МЛН
YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN
20:11
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 124 М.
DALMAR YARE | BAL SOO ORAD | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
6:54
Liibaan Jama
Рет қаралды 857 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 29 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 226 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 201 М.
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 197 М.
V $ X V PRiNCE, Shulamah - Jai Jatpaimyz (2024)
2:38
Студия СОЮЗ
Рет қаралды 134 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 64 МЛН