No video

Dhalinyardii Reer Hargeisa oo wacdaro ka dhigay Tiyaatarka Qaranka ee Muqdisho.

  Рет қаралды 59,876

Shabelle TV

Shabelle TV

Күн бұрын

Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
/ @shabelletv5037

Пікірлер: 189
@ducomaal8564
@ducomaal8564 4 жыл бұрын
Ciwaanka iska Saxa Sxbayaal, jilayaashu ma'aha Reer hargeisa Ee waa Reer Burco.! Talabaad Somaliland waa hoygi fanka ummada Somaliyeed gaarisa, Djibouti, ilaa jigjiga.
@ayaanilkacas
@ayaanilkacas 4 жыл бұрын
Somarig ciwanku qaldyey Harags madax kagashey
@suldankaumadasmaliy33d5
@suldankaumadasmaliy33d5 4 жыл бұрын
HaYe deH u zheG
@abdullahiburhan4830
@abdullahiburhan4830 4 жыл бұрын
Hoyada nacalla silked kuyalle naga aamu
@ugbaadchannel1284
@ugbaadchannel1284 4 жыл бұрын
Hhhhh kuwan wa dayacan hhh cidksta wxbay ka cuni karta hhhhhh
@bagadsiin2274
@bagadsiin2274 4 жыл бұрын
Abti Somaliland oo dhanbaa Hargaysa loo yaqaan markad Muqdisho jogto
@tiger4op227
@tiger4op227 4 жыл бұрын
😂😂😂😂 reer waqooyi caadi maha ala beerka
@dhoolayareahmed992
@dhoolayareahmed992 4 жыл бұрын
Waa dadka afka idin bara qadad waynta iyo faqashta
@minorityzoro
@minorityzoro 4 жыл бұрын
Hooyada sillkeedii was ee amuu
@tiger4op227
@tiger4op227 4 жыл бұрын
Mrbeast Gaming wa ruuntaa
@ugbaadchannel1284
@ugbaadchannel1284 4 жыл бұрын
Wlhi way iga qosliyeen anba hhhhhhh go forward re somalind hhhh
@vr7643
@vr7643 4 жыл бұрын
somalida dhabti wa rer somaliland rer somalia wa shegato warkodu hal suganyahana ama hal buura oo 5ta somali fahmi karto lagama so helayo
@housseinabdi8282
@housseinabdi8282 4 жыл бұрын
Asc walal somaliyeed anu waxan axay muwadin reer djibouti ax Waxana ku faraxsanahay wilashaa reer burco talabada ay qadeyne ee midnimada runti wa wilal Darren somaliyed ku jira garanaya qimaha ay somalinimadu ledahay guul somalida Adban nijecelahay walalahay reer woqoyi iyo reer konfur ba walalahay ba tixine ine cadagunu ni ga faidasane iskudobnada waligune Somaliyee vive la rèpublique fedèrale somalienne et vive le peuple somalien tout entier
@abdilatif2068
@abdilatif2068 4 жыл бұрын
Idinku markaa waxaa tihiid muwaadiniin faransiis ah markaad leedahay waxaan jeclahag midnimada soomaaliyed adna dal baa ahay aad leedahay
@gulledabdi1221
@gulledabdi1221 4 жыл бұрын
Mahadsanid walal somali waa mid meel walba oo ay jogto
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 4 жыл бұрын
Houssein abdi liido.halaguuhu soo waso u tag
@z.zulthan3252
@z.zulthan3252 4 жыл бұрын
Kkkkk kulaha midnimada ay qaadeen waar indro way shaqo tageen waanan ku hanbalyaynayaaa inay raadsadaan meelay wax ka cunaan ! Burco na mid iyo boqol toona ma mataalo
@abdirisakmustafe6927
@abdirisakmustafe6927 4 жыл бұрын
Hhhhh wcs horta walahy qorolkaga aad ban ugu qoslay wll horta marka midnimo la yiraa maxa somaliland iyo somalia dabada la iskga sudhaa u jeedkii guud ee midnimaddii dhicisowday ee lixdan kii salkeedu wuxu aha in la helo shan somaliyeed markaad ledahy wan jecelahy midnimada woqoyiga iyo koonfurta waxad u jeda miyaa 3 da kle somali maaha anaguna faransis baanu kaso jeedna waar hooy yaan somaliland iyo somalia wa hore kala go ay oo an abidkod dub iskgu so noqonyn inay sii kala tagan mooye yaan la isku dhadhajin
@saddamjamayare7039
@saddamjamayare7039 4 жыл бұрын
Reer hargaysa maaha waa reer burco huno nimankani ✋✋✋
@baashaal6778
@baashaal6778 4 жыл бұрын
30 sano majaajilo lahjada Burco Xamar lagama dhageysan. Dhalinyarada waxey na soo xasusiyeen Raggi ragga ahaa Dacar, Sooraan, Miicaad, Huryo, basbaas.
@superfun1819
@superfun1819 4 жыл бұрын
Jecliaa my nouth somalia Somaliand 😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@cabdalecawil6275
@cabdalecawil6275 4 жыл бұрын
Mindimo imanmayso hargeisa iyo Mugdisho waa Labo Magaalo oo irir samaale wada Leh waana Labo daL oo walaalo ah labadan magaalana kala xukumaan. Hawiyena alle haka duLaaado qaraxyada dadbaa ku shaqaysta waana dadkii diidanaa inay mugdisho hesho saamigi xiLdhibaanada dadkaasaa guba somalia. From berbera
@caatoyare7917
@caatoyare7917 4 жыл бұрын
Burco,Laascaanood, Somalia anaga usoo dhimanay inta kale koonfur iyo jabuti way iska sheegtaan sinjiga 🇸🇴💙🌏
@war-shubotv1278
@war-shubotv1278 4 жыл бұрын
Ragaan meelihii ay riwaayadaha ku jili jireen iyo halka ay maanta ku jilayaan wllee kala bilic roon Guuleysta horumar wacan Dadka ne hanuuniya
@liiii736
@liiii736 4 жыл бұрын
Noocan inany mar kaste anay na matilin la soco mid kale hanuunka ma qaraxa iyo silica aad ku jirtan baad leedin kalaya nala arka Abti sharaf waxad ku ledahay dhulkaaga ani dhulkayga sharaf ku leyahy Ee kaga hagajiso kaygi wan hagjiste 👌 ok
@hibonuura7787
@hibonuura7787 4 жыл бұрын
Halkay bilicdu ujoogtaa wadna xanuunyo iyo baqdinbay 3biloodba hal riwayad matalayaan say qarax uga baqayeen waar xishood nacasyow
@war-shubotv1278
@war-shubotv1278 4 жыл бұрын
MaGaFE wllkey anigu adiga kulama hadlin ragaas ayaan la hadlay! Dhulka beeshaadane kuguma heysto! Mahadsanid
@war-shubotv1278
@war-shubotv1278 4 жыл бұрын
Hibo Nuura wllshy qaaliya maxaad igu cayneysaa Anigu waxaan amaan ahyn kuuma hayo wllshy oo kale ayaad tahay Nabada ne Illaah baa haya waana imaaneysaa digashadu ne ma fiicno Mahadsanid🙏
@hibonuura7787
@hibonuura7787 4 жыл бұрын
@@war-shubotv1278 waar hadaa maadaa dhulkayaga amaanay meeshay wax ku jili jireen halkaad uga dhigaysaa meel xun waar xishood saas aad unecebtahay in dhulkiina wax looga sheego ayaan anagupa unecebnahay markaa aanu is ixtiraamno
@nimoadam5968
@nimoadam5968 4 жыл бұрын
Mansha allah dhalinyaradan maansha allah
@hibojemis684
@hibojemis684 4 жыл бұрын
Well done
@mukhtaarwaddaniofficialfil1908
@mukhtaarwaddaniofficialfil1908 4 жыл бұрын
Waaar waaa reer burco
@zachariecaano2641
@zachariecaano2641 4 жыл бұрын
Maaha reer Hargeisa balse waa dhallinyaro hawdka togdher ka soo galay Burco
@abdiasishashi8579
@abdiasishashi8579 4 жыл бұрын
Xamar iyo hargeisa isku soo durkaan Erayga marka fasirto Somaliland wa lix gobol Ee maaha hargaysa qudha . 30 somali weyn ahayd 30 kaloo la mid ah ayey somaliland jirtey Way isleeg thy markaa intii somaliya ay isku jitay iyo kala maqnayde Hargeysada sheegaysan hadal kuma imanayso iyo uurka ka nacdaan somaliland Halkaani iska jooga kuna horumara Khiyaali ha iskugu sheekaynina Madaxweyne ka mid ah madaxdii somalilamd so martay ahna raysal waasare markii laysku jirey Alle ha unaxariista maxamed xaaji ibraahim cigaal ayaa laga hayey Burco iyo laasacanood . Boorama iyo berbera .ceerigabo oo laga xukamayo muqdisho inaan joogeyn Anigu halkaaza taageyn ma joogayo Somaliland laga xukamayo muqdisho Amaana idinkama raadinayo idinka Sida yaryarkani ay amaan uga raadinayaan . Sidaad doonaysan uma hadlaayo reer koonfurow sida anigu rabo ayaa u hadalayaa. Sharaf idin kama raadinayaa ma jirto Waxnan hubaa in milyano dhalin yar ah oo reer somaliland ah fikirkaa ila qaban wanan hubaa . Waa soo dhawaynaa inta iga fikirka duwan ee wanaaga u saaxibka ah .macal hadii ay iga fikir duwan yihiin
@musefaarax1298
@musefaarax1298 4 жыл бұрын
Muqdisho maa laga waayey cìd, illeen meeshu waa haariban
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
Reer Burco uma joojiyaan Huushta Hargaysa ka cataabaysa.Muuse Shaani sidii MIDNIMADA Jabuuti looga soo saxeexay meel uu marayo lama arag.Waa taas MIDNIMADII Jabbuuti lagu soo saxeexay reer Burco hirgeliyeen masha Allaah.
@ayir6849
@ayir6849 4 жыл бұрын
Waa reer burco gobalka ragga
@Yuusuf-Adam143
@Yuusuf-Adam143 4 жыл бұрын
Qoraalada 90% maaha hargeysa,maaha Burco 5%. Lacag bay doonteen 5% waa qosol
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Reer hargeisa maaha ader ee waa reer Burco Qadaadweyntu waa dad aad u caqli yar oo si yar lacag looga qaadi karo
@c.qaadirc.c.c3928
@c.qaadirc.c.c3928 4 жыл бұрын
Muqdisho gaajo meel ha ku gayso
@zalmaanhariir1673
@zalmaanhariir1673 4 жыл бұрын
Waar horta waxan idin waydiiyay midnimo marka laga hadlayo maxa hargaysa iyo xamar dabada laysugu sudhaa ma somali bay ka soo hadheen qofka quudkiisa doontay quruun ma matali karee qaska daayo hooy
@abdifatahmacalim7945
@abdifatahmacalim7945 4 жыл бұрын
Qeer ku hadal ama iska aamus
@liiii736
@liiii736 4 жыл бұрын
Really weeye wlhi Lipah Qof quudkisi doontay oo aan cidna ma talin ayay mesha laso ordayan😅bariba markay kuso gaajodan way so yaci
@cabdalecawil6275
@cabdalecawil6275 4 жыл бұрын
@@abdifatahmacalim7945 khyr ayuu ka hadlay ee adiga maxaa kugubay
@abdisalaamhoorri1860
@abdisalaamhoorri1860 4 жыл бұрын
Midka Reer Lasacanod ma Tiarada ku Bad sanayzaan Reer Burcow
@nimcocabdiasiis8775
@nimcocabdiasiis8775 4 жыл бұрын
Sumcad Male ninkii hooyadii subban weeraray🤗🤔
@cabdinaasirxaliyeofficial2403
@cabdinaasirxaliyeofficial2403 4 жыл бұрын
Waa reer burco sxbow
@mohammedali7686
@mohammedali7686 4 жыл бұрын
Wllayaal history xagiina maan lagu dhigin horta Burco iyo Hargeisa ayay daan Kala saaryn ee mxd midnimo ku falaysaan
@abdihakiimhuriye7045
@abdihakiimhuriye7045 4 жыл бұрын
Somaliland haysku jawaabto kolay waa iyaga uun kuwa somali ugu firfircooniyeh
@hamsejama8904
@hamsejama8904 4 жыл бұрын
Hantida ay ka qatan yihiin hooyoyinka suuqa khudaarta ku iibiya iyo cashuurtodi waxa si bila dadaal ah ucuna ciyaalka somaliland Ee uso shaqo tagey xamar
@abdihakimhassan5907
@abdihakimhassan5907 4 жыл бұрын
Ninmanku waa reer burco
@daarulkhayrmedia5654
@daarulkhayrmedia5654 4 жыл бұрын
Reer hargeisa may aheyn wll Waa reer burco Reer xamrow Caqli ku dara bahasha
@zamzam5255
@zamzam5255 4 жыл бұрын
A S C WALAAL KUWAA DALKA KU NOOL YAA NAGU BADAALO BARAAF JOOGTADA
@kinsiali7701
@kinsiali7701 4 жыл бұрын
Reer Hrgza maahe ee waa rer burco
@suldankaumadasmaliy33d5
@suldankaumadasmaliy33d5 4 жыл бұрын
Ha u maLaYn inaY maTaLaYan marNapaH dhaLinta somaLiLand iLma faQazh (❤💭💚 taziH umaH paHnaH xamar )
@deqoomar5564
@deqoomar5564 4 жыл бұрын
Mansha alah
@alifarah6146
@alifarah6146 4 жыл бұрын
Rer hargeysa mha raggu ader ee waa rer burco nio
@Somfox1
@Somfox1 4 жыл бұрын
Dhalinyarada Somaliland waa in dib loogu dhisaa Tiyaatarkii Qaranka ee Hargeysa .. si ay suugaantu u sii horumarto
@bashiirfaraholad1569
@bashiirfaraholad1569 4 жыл бұрын
Reer burco weyan
@Xikmaawi77
@Xikmaawi77 4 жыл бұрын
*NEEFKAA MEESHA KU SOO QORAY DHALINYARADII REER **#HARGEISA** NAGA SOO QABTA HADDII KALE ANAGAA KA BADALI DOONA WAA RAGGII GOBOLKA **#RAGGA*
@bilaal-ugaaska
@bilaal-ugaaska 4 жыл бұрын
HooYadaa HarGaYzi wazTaYe Ragani wa rer BuRco
@abdulha9685
@abdulha9685 4 жыл бұрын
Burco iyo hargeyso soo dameer iyo labadii dhagood soow ma ah kkkkkk
@xogbaar
@xogbaar 4 жыл бұрын
Reer burco dheh
@solocamper3324
@solocamper3324 4 жыл бұрын
Soomaaliyeey fanaaniinta iyo majaajiliistayaasha aan xuriyad siina oo freedom haku noolaadeen inta afkooda ku hadashana ha qanciyeen wiilashaana cayda ka daaya oo ilaa waalidki dhalay la caaynayo Inanka yar ee Ismail aarka waa reer muqdisho heesta uu 26 June somaliland ka qaadayay aragnay wlhi hal mar xitaa nac umaan qaadin waayo luuqada uu ku heesayo inta ku hadashaa xaq bey ku leyihiin inuu amaano waxa ay ayaga raali ka yihiina yidhaahdo biri Djibouti buu tagi ayaguna sidaa buu usameyn xaq buuna uleeyahay ee caburinta halaga daayo dhalinta dad isku af isku diin iyo isku Sinji ah baanu nahay bilaa caleykum.
@abdirisakmustafe6927
@abdirisakmustafe6927 4 жыл бұрын
😂😂waxa loo xidhayaa ee locaburinayo aya waxay tahy in la helo somaliland iyo somalia kala gaara oo kala madax banaan hadii taa la idinka helo somaliland waxba caburin mayso lakin waxay diidayan inanyaro intuu hargysa ka tago xamar taga oo halka somali wayn iyo wax kaso shekeya taasna somaliland ma ogola oo somali wayn ba way ka dhimanysaba
@ayaanilkacas
@ayaanilkacas 4 жыл бұрын
Badwtahy haragsmaha Rerburco dheh
@nouhmohamet
@nouhmohamet 4 жыл бұрын
Hargaysa maahe kadaaa adeer ma hargaysa sidaa u hadashaad aragtay
@Masdille
@Masdille 4 жыл бұрын
Masaakiintan Yaan meesha Lagu Qarxin
@AliMohamed-ie9nb
@AliMohamed-ie9nb 4 жыл бұрын
Eng Cimran cid taabaneyso malahan inshallah
@maxamedofficial8990
@maxamedofficial8990 4 жыл бұрын
Fiifo rer burco
@dr.gutalealmuqdishawi9575
@dr.gutalealmuqdishawi9575 4 жыл бұрын
Waar Inamadu waa "Reer Burco"....Iska Saxa Akhyaarey
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 жыл бұрын
Farmajo Wuxu Ku Hadaqaa Hargeisa Hargeisa lagugu dhuufaye Ar
@shikriahmed2386
@shikriahmed2386 4 жыл бұрын
Maansha allaha wow
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
Reer Hargeisa ma aha waa reer burco in kasto isku mid tahey lakin wan ku saxu=ya a waa caruur lacag logu yeedhey ha os oqataan lacagata
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 4 жыл бұрын
Uskag war ninkani waa afar ninoo reer burcaa Wanay soo shaqo tageen qadiyadoodu waa lama Taabtaan qaranka Somaliland
@aminaali5489
@aminaali5489 4 жыл бұрын
Hargsa yaasiiyay reer burco dhalada weeye kadaya qorqorka
@mohamedaden3782
@mohamedaden3782 4 жыл бұрын
Shekada wey dhamaatay soomaali wey isu timd
@xidigahargeysa297
@xidigahargeysa297 4 жыл бұрын
3 Burco bila camal aha ma isku keeni karan
@mohamedaden3782
@mohamedaden3782 4 жыл бұрын
@@xidigahargeysa297 bulashada waxaa iskukeenideda qeybta ugu weyn kaqaata ladaawdo kuwaan hadey baananka iskeenen shacabki aamusnaa hada ayey hadlayaan xamarna waa lawada imaanayaa
@hareedkaiseOomaar
@hareedkaiseOomaar 4 жыл бұрын
horta hrgysa iyo burco mxy kala yihiin wa isku saym or isku mid
@aminahmed8573
@aminahmed8573 4 жыл бұрын
waar ragu way soo dhanaansanayaane daaya,walee waxooga lacaga way bislaysteen tan iyo tii 1da luulyo..
@asmahussein3640
@asmahussein3640 4 жыл бұрын
Waar heedhe mxaa ina walaya hadey xamar tageen kuwani inama xisaabsana burcana maa ha hargaiza maaha mrkaa ciwaanka ama hargaiza hakuzoo qortaan ama caligardaan ina dhaafe WE ARE LANDERZ❤💭💚💋
@maxaacusup583
@maxaacusup583 4 жыл бұрын
Rer burco dhe
@khaalidmataan3344
@khaalidmataan3344 3 жыл бұрын
Noolaada soomaliyay
@fahdabdi6678
@fahdabdi6678 4 жыл бұрын
Waaar qadaaadwaynta iskugu mid baa tahee iska aamus, ciyaalkani biyaha fakhashtee cabeeene
@ugbaadchannel1284
@ugbaadchannel1284 4 жыл бұрын
Hhhh way idiin dhacdey de hhhh izka caba o cuna dukhsiguba dantiiisa u yaqaan hlkay ku jirtee hhhhhhhhh fariiiido tahiin
@CristianoRonaldo-wu7bv
@CristianoRonaldo-wu7bv 4 жыл бұрын
Wr waa nimankii ugalay nimankii aynu is haynay
@daruurahamediapro6300
@daruurahamediapro6300 4 жыл бұрын
Oo wayahee miyaad iska an saxinaysaa 😂
@habibaabdi7259
@habibaabdi7259 4 жыл бұрын
Hhh wlhi kuwan caadi mahan
@hamseabdisiraad6492
@hamseabdisiraad6492 4 жыл бұрын
Akhas weeye kuwani waa kuwii uu guray shegay falaysa minaa wlhi burcana dilbaa uyaal
@abdikadiribrahimsheikh4230
@abdikadiribrahimsheikh4230 4 жыл бұрын
Wlhi oohin aye igakenen runta wata lkn somali mey israci heee
@abdirashiidibraahim5187
@abdirashiidibraahim5187 4 жыл бұрын
Deero ciyaayo taag loo waaye iska ooy ooya waligiin somaliland tagtoo talaabsatay byee byeee
@farhanmohamed8107
@farhanmohamed8107 4 жыл бұрын
Rer hargeisa maaha ee wa rer burco
@abditube3865
@abditube3865 4 жыл бұрын
Maxay kala yihin labadu ujedada guud fahan
@mohamoudfaysal5421
@mohamoudfaysal5421 4 жыл бұрын
WA isla hlkii uun
@mohammedali7686
@mohammedali7686 4 жыл бұрын
Mxaa isla halkii ah 😂😂😂 Laba magaalo oo 650km isu jira ayaad isku dartee Wllayaal history ga soo Barta
@haajiqudhaawi6559
@haajiqudhaawi6559 3 жыл бұрын
Qaracdani marky so noqdan wan inynu go goynaa horta
@sayidomar7046
@sayidomar7046 4 жыл бұрын
Hayaay walhi waa laxidhayaa
@copypaste9067
@copypaste9067 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhh caaadi ma’ahan , xasuuuuss
@mahadmohamedshire4558
@mahadmohamedshire4558 4 жыл бұрын
Adeer waa reer burco
@zahlaawikadiye2654
@zahlaawikadiye2654 4 жыл бұрын
Somaliland qasab maaha qofku wuxusan doneyn in lagu qasbo somaliland kuwa jogan xoriyad ku haysan
@jamacabdi6630
@jamacabdi6630 4 жыл бұрын
Xadhig Xadhig ayaa idinsugaaya. Garacyeey faqash katagtey
@gulledabdi1221
@gulledabdi1221 4 жыл бұрын
Ma ayagaba u soo socda yahaay in ay horey u sodaan mooye
@siciiddalal2364
@siciiddalal2364 4 жыл бұрын
Well come to somaliland liinta
@maxamedofficial8990
@maxamedofficial8990 4 жыл бұрын
Waa reer burco abayaashi xaraaabada
@somswed.5014
@somswed.5014 4 жыл бұрын
Masha Allah Amazing caadi maaha ilaahay Somalida mid qudha haka dhigo aamiin
@ahmedyaasiinproduction5679
@ahmedyaasiinproduction5679 4 жыл бұрын
Sii
@ahmedyaasiinproduction5679
@ahmedyaasiinproduction5679 4 жыл бұрын
L
@MK-th1xd
@MK-th1xd 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk waxaan u arkaaa inaa tihiin rag woxooga oo loo dhiibay oo busarad sanaa balse halka aad ka tagteeena ha ilaawina inay joogan 100 idinka wanaagsan oon laydinka tabi doonin
@caqli_same8270
@caqli_same8270 4 жыл бұрын
Ruwaayada waxaan ka fahmay in farmaajo la leeyahay isagaa aqoon yahanee haloogu celiyo doorashada 🤔
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 4 жыл бұрын
Wax kale
@cadeyare7288
@cadeyare7288 4 жыл бұрын
Kkk
@zamiircim3858
@zamiircim3858 4 жыл бұрын
Heermiyi la khalday ayaa ugu daran dadka
@azahaafchannel2038
@azahaafchannel2038 4 жыл бұрын
Afku xoog la yaaal lacagta cashuurta muqdisho ayay burco u soo diraan waa ragg adag
@liiii736
@liiii736 4 жыл бұрын
Really wlhi waa rag adeg daa caloosha ha buxiyane cidna ma matalan kuwniye😅
@abdijibaarfarhaan9075
@abdijibaarfarhaan9075 4 жыл бұрын
Reer HarGeisa Mahe Wah Reer BurCo Nio RaGu😀
@thegreatveteran6575
@thegreatveteran6575 3 жыл бұрын
War Kan gaabane waa musiibo caloolaha dadka goormaa ladhisi kulahaa
@cabdiqanimohameth9943
@cabdiqanimohameth9943 4 жыл бұрын
Maxa idin diiday majaajilaytayaasha ood reer hargaysa u leedihiin dantaad ka leedihiin maad cadaysaan
@liiii736
@liiii736 4 жыл бұрын
Dan kama laha Abti Ee iyaga mesha xikamad iyo caqli toona ku hayan ta la soco✋
@mubaarigshaqale3127
@mubaarigshaqale3127 4 жыл бұрын
waxaasay wax kaga cunayaan walee
@handuleidiris6152
@handuleidiris6152 4 жыл бұрын
ragaaa aan idiin soo dirnay wanaajiya ree xamaroow oo jeebkoodu yuu madhan hadii kle balbalaadhkaa idin leh hh
@munamahamad8866
@munamahamad8866 4 жыл бұрын
Duco maal. Walal. Burco iyo. Hargaysa. Waa.Isku. Mid. Ceeba. Wa. Ina. Wada. Haysataa. Wada.Hadalki.Ma Waxay.Soo.Kordhiyem. Xaladan. Aad. Baan. Uga xumahay
@halaandwowchanelchanel4710
@halaandwowchanelchanel4710 4 жыл бұрын
Isaar wn kuu saare subscribeta
@Comps223B
@Comps223B 4 жыл бұрын
iska saxa ciwaanka abti hargaysi maxay ahayd
@wahiibcade1043
@wahiibcade1043 4 жыл бұрын
dhalin yarada reer hargeisa waar waa reer burco
@kaysemohamed3575
@kaysemohamed3575 4 жыл бұрын
Waar qadaadwaytu fahmi maayaan hadalkiina ee ku hadla af somali lafahmi karo
@yahyeawali4229
@yahyeawali4229 4 жыл бұрын
War wxani reer hargeisa mage mgalada ceebta ka daaya
@cabdican385
@cabdican385 4 жыл бұрын
waxaan huba hadey kuwaan tagaan burco iney jeelka galaayan 😂
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 4 жыл бұрын
Raggani waa Niman reer Burco ah marka ilaadeerayaal QWD Ee la socda Inmadayadu way Shaqaysanayaan ee Qaran bay ka soo jeedaan 😂😂😂😂
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 4 жыл бұрын
Walee reer somaliland wey yaqaanaan sida lacagta looga rito qadaadweynta
@abdulha9685
@abdulha9685 4 жыл бұрын
Huuno qofki ka qosliya lacag ba la siyaa somali ha nolaato
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 4 жыл бұрын
@@abdulha9685 mayanee riwaayada yar ee la idiin dhigo ayey reer somaliland barteen waadigan leh qofki ka qosliya lacag baa la siiyaa ma waxa aad xaaranta ku hesheen dagaaladii sokeya ayaa xalaal idiin ah kuwa somaliland ee ka soo jeeda lacag bey idiinka qaatan islanta tamaandhada iibisa canshurta laga soo qaado ileyn kuwan somaliland ka soo jeeda dhulkoda canshuur kama qaadaan maad dadka wax ugu qabatan waar caqli yari baad haysane la xisaabtama
@hamzeahmed9057
@hamzeahmed9057 4 жыл бұрын
maxy khayraad ka sheekaynayaan wadankoodii bay lacag siisteen😢😢😢
@favoritevideo7263
@favoritevideo7263 4 жыл бұрын
Adigana qabil.
@darwiishcumar6046
@darwiishcumar6046 4 жыл бұрын
Regan ayaa loo baahanyahay 1 milyan ee dhalinyarada ee muqdisho jooga afartaa wiil baa isu dhaama
@Masdille
@Masdille 4 жыл бұрын
Hhh Hadalka Buqnahaad Jartay Walee Nin La siri Karo Matihid😂
@liiii736
@liiii736 4 жыл бұрын
Eng Cimran waa runti inder haday caqli mesha ku hayan marti aan waliba la hubin waxay u socdan mesha May so taagen✋
@abdirisakaar9890
@abdirisakaar9890 4 жыл бұрын
Kaa somali wayn ka u doodayaa waa isaaq kaa somali kalaa jaryaa waa isaaq sideey wax u socdan horta 😂😂😂😂😂
@hassanahmed7917
@hassanahmed7917 4 жыл бұрын
Garan maayee inamadaasi siday xamar u tageen maba daawan karo adna?😂
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 4 жыл бұрын
Lacagtii xamar hooyada bacadka fadhida lags soo guray nacnaclayaashan ayaa lasiiyey Friday metelaana majirto yagiiban noqon karin hada see waaye noocan anagu ma dhagaysano dad ilbaabka ayaanu nahay talyaani aa na tababaray
@abdulkarimcamaralkacbi6930
@abdulkarimcamaralkacbi6930 4 жыл бұрын
Niyohow mesha haku naclenin inta hadal aqontid mesha isken luqluq haso marin qabil ayaa maskahda kutiray
@liiii736
@liiii736 4 жыл бұрын
Abdulkarim Camar alkacbi ciyaaal midnimo lagu sexiyo tahay ayan filaya tasu Waa hore ayay dhimate Ee Abti ciyalkan calooshoda cunta u raadsanya anaga nama matalan taa la soco mar kaste🤨
RUWAAYAD JILAYASHA REER BURCO OO KAYAABSHAY MADAXDA DALKA
15:29
XARIIF MEDIA
Рет қаралды 41 М.
Pool Bed Prank By My Grandpa 😂 #funny
00:47
SKITS
Рет қаралды 20 МЛН
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 8 МЛН
wow so cute 🥰
00:20
dednahype
Рет қаралды 28 МЛН
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 46 МЛН
Villa Somaliya iyo Darood iyo Hawiye 26 Agusut 2024
8:48
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 328
DJ Subeer Iyo wadamada 100 ka badan ee uu soo ruxay
28:29
Hereri Media
Рет қаралды 132 М.
Al-Fanaan Khadar keeyow oo wacdaro ka dhigay Tiyaatarka Qaranka!
3:54
Pool Bed Prank By My Grandpa 😂 #funny
00:47
SKITS
Рет қаралды 20 МЛН