No video

Dhamaan Beelweynta Subeer-Awal waxaa loogu baaqayaa in ay ka ducaystaan cadowga

  Рет қаралды 2,447

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

Ай бұрын

Dhamaan Beelweynta Subeer-Awal waxaa loogu baaqayaa in ay ka ducaystaan cadowga oo ay quraan akhris isugu yimadaan meel walba oo ay caalamka ka joogaan.
Waxaa aad u soo batay cadaawada iyo xasadka loo hayo Beesha oo aan cidna waxba u dhimin ee keliya lagu haysto kartidooda, xirfadoo, maaliyadooda iyo ilbaxnimada ay dadka kale dheer yihiin oo keliya.
Sheekh, Shariif, Siyaasi, Waayeel, Haween iyo deyaalba waxay afka ku wada hayaan beesha Habar-Awal.
Ducada iyo Alle-bariga ha la badiyo, iska warhaynta iyo midnimada ha la xoojiyo, diyaarna wax walba ha loo ahaado.
Wake up Subeer-Awal

Пікірлер: 27
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 Ай бұрын
Habar awal aabaha cadaaladda iyo aqoonta.
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo Ай бұрын
Habar Awal dalka ayay kula leeyihiin dameerow! Kama xigtid Jabuuti.
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d Ай бұрын
Waa nad is garanaayne adi gu laf taatu waxaad tahay habar awal ee dib is ku to hoyo inshalaah ❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯💯💯💯💯💯💯🇵🇸🇵🇸🇵🇸✌✌💯
@warfaaden6369
@warfaaden6369 Ай бұрын
subxaanalah kani waa doqon alow yaa noogawarama sida uu ulamacaamilo reerkiisa
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 Ай бұрын
Qabyaalad iyo xanuun ayaa la soo baray markii uu tagay laascaano.
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Ай бұрын
zubeer Awal waa super power WAAYO WAA QOOMIYADII SOMALIDA OO QAAWAN DHARKA U XIDHAY-1-WIXII SOMALIA LA ISGU ODHAN JIRAY BARIGII HORE-NIN UUGU TAAJISANI WUU AHAA (JIRDE XUSEEN) illaahay ha u naxariistee.2 ETHIOPIA NJNKA UUGU TAAJIRANI WUXU AHAA ZUBEER AWAL(XOOGSADE )ILAAHAY ha u naxariistee.3 JABIUTIDAN KANI KA HADLAYO NINKA UUGU TAAJIRSANI WUXU AHAA (IBRAAHIN DHEERE)ilaahay ha u naxariistee.MARKAA ADEER HA KU DAALIN ZUBEER AWAL WAA XADAARADII UMADA SOMALIYEED,ILAA ALAANKAA AYNU JOOGNANA IYAGUUNBAA INDHO U AH.Wa billahi tawfiiq
@ALBERT-gq5yf
@ALBERT-gq5yf Ай бұрын
Kani wuu xanuunsaneyaa. Duli ilaa duli. Dadkaa aad sheegeysa reer Jabuuti maha. Xanuun Isaaq ama Habar Awal ayaa heysa. Waar Jabuuti Issaq wuu u soo dhintey. Lakiin maanta kuwa la waregeya waa Carabtii iyo Oromadii shaley soo gashey.Lakiin kuwaas kuma ureyaan xanuun ilaa xanuun
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Ай бұрын
Yaa madaxwayne dhaxaltooyo uqaatay wadan ummad badani wada leedahay. Waa ciise.
@AxmedMaxamud-zc4ei
@AxmedMaxamud-zc4ei Ай бұрын
Xaasidiiinta Sabarwal ushaqeysa dheh.
@Maxamed-ym7xt
@Maxamed-ym7xt Ай бұрын
hhhhh waa meel,baan umalaynayaa waa marka wax,anad ogayn,laguu soo qor,qoro
@danabguuled5491
@danabguuled5491 Ай бұрын
Hada orgigaa qaadaaya Naagtiisii duleed Reer iyo dewersi bay ku maqantahay
@fathuma3573
@fathuma3573 Ай бұрын
Habar hadii aaney joogin madal buu noqon lahaa waar meel aan habar joogin soomaali Kuma noolaan karto ee hawaalanin
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t Ай бұрын
Habar awal waa ninkaaga ninkaaga kadenbee ayunu kufurine
@Araweelo74
@Araweelo74 Ай бұрын
Adhiyulaahi baraar😂 H.awal markaad qaxooti diridhaba ka ahaayd djabuuti iyada xoreeysatay taariiqda xus hadaad wax akhrido Awal aduunko cawaano qaawan bey berbera awoowyadaa ka dhoofin jireen oy gadi jireen geeska africa garaadada Awal ee ingiriiska dagaalku saarey ayaa ka tirin jirey fransiisbaa ciise ugu hiiliyey xukunka marku Awal guur ama waa inoo dagaal yidhaahdeen awowyaashoodbaa ka talin jirey
@user-zy3te4fp7y
@user-zy3te4fp7y Ай бұрын
لاحول ولاقوة الا بالله العلي العظيم 😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 Ай бұрын
WAAR WAXAN KHANIISKA AH YAA YIDHAHDA FUTADA QARSO SAQJAANKA. WAA NACAS ISKA BUURTAY. KHAMRIGUU KU INDHA BEELAY TUUGA XUMI.
@salmanosman3966
@salmanosman3966 Ай бұрын
Qabiilka ciisuhu waa umad huruda oo dalkoodii lala wareegay
@faizaosman6214
@faizaosman6214 Ай бұрын
Ninkan maxaa dhakada ka saaray habar awal waar iska aamus nacas yohow orodo illahay xagiisa u jeedso intaad ummada caayeysid asaasaq yohow
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Ай бұрын
Kkkkkkkk
@ebrahimyousuf8167
@ebrahimyousuf8167 Ай бұрын
Canfartii aaway dameerow
@mustafesulyman
@mustafesulyman Ай бұрын
Ciise.iyo.habar.awal.waadad.ehela.habar.awalna.waa.dadka.ufarafbadan.soomali.neefow.waxakaahadlinayaa.gus.daarood.baakugujira.hidiii.aad.jabuuti.waxladonayso.adaa.joogilahaa.waxkanoqonlaha.eekhajol
@makebravo7133
@makebravo7133 Ай бұрын
KKK KKK LAXDANU WA TII CIISE E 3 DA CARUURA U HAYSAY DAAROOD WAAYE MARKA TANU WAXAY RABTA IN U DAAROOD U DHIIBTO DJIBOUTI. KKK H/AWAL MA BIYAHAY KA CESHADEN COONYEY
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Ай бұрын
Miyey idin sixreen
@roodanuur461
@roodanuur461 Ай бұрын
Kkkkkkk waarya xaaji daamer jaabuuti daadka ugu taajiirsan ama ugu saalan deeganka jaabti waa suuber awal haakala gurin isaaqa saaqajan yow ciisena ma meeteshiide
@warfaaden6369
@warfaaden6369 Ай бұрын
mucaardkii djibouti masidan ayuu ku dambeeyey kkkkkkkkkk
HARGEYSA ARIN CUSUB O LAGU ARKAY REER HARGEYSA NAGA CILMI BADAN😱
13:24
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 19 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 8 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 93 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН
Xaflada Soo Dhaweynta Nasra Cabdiraxman Minnesota  USA
58:05
Gobsoor Media
Рет қаралды 9 М.
Waa kuma aabaha dhabta ah ee Mr Gala dagaalka?
28:24
SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA
Рет қаралды 4,1 М.
Live from Ankara airport
1:39:51
Washington Post
Рет қаралды 4,8 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 19 МЛН