No video

Dhaqan iyo Dhigaal | Qayb ka mid ah Taariikhda Fannaan Yaasiin Digfeer | Astaan HD 2020

  Рет қаралды 14,981

Astaan

Astaan

3 жыл бұрын

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan. Astaan Tv 2020

Пікірлер: 45
@muzamilsuudi7227
@muzamilsuudi7227 3 жыл бұрын
Walee in uu dhal faneed yahay waxa ay ka muuqataa daganaantiisa iyo codkiisa Allaha kuu naxariisto Digfeerow
@faysal9536
@faysal9536 Ай бұрын
Amin
@somagril-care
@somagril-care 2 жыл бұрын
AAD ayaan kaaga Mahad celinaa Ustaad C.Seerbiya Diggeer AUN waa Fannaan igu Qaali ah, Hessihiisana xusuus Bay ii leeyihiin !
@HalisTa..22
@HalisTa..22 24 күн бұрын
Allah yarxam Ahmed yaasiin digfeer is my idol✊
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 жыл бұрын
GEESIGA DHULKIISA GUUSHA U HORSEEDA GEERIDA DISHAAY GEEDKAA HA BO'O AX AX ALLA HAW NAXARIISTO KING LEGEND SAXIBUL MASRAXIYA Y DIGFEER😭
@waxsanfaleyaasin
@waxsanfaleyaasin 3 жыл бұрын
Alle haku naxariisto Fannaan, mullaxim, abwaan Yaasiin Axmed digfeer 😪
@luckyh4131
@luckyh4131 3 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto digfeer faysal masha allah cod aad u macaan ayuu leeyahay laakiin wuu xishoonayaa xoogaa
@bulshawithehitmaker3258
@bulshawithehitmaker3258 3 жыл бұрын
Ustaad Liibaan, Saaxiibkay Cumar Seerbiya iyo Fanaan fanaan wayn dhalay Faysal Yaasiin Digfeer, Saddexdiinaba aad baan idiin salaamayaa. 🙋🏽‍♂️
@MEECAAD_MEDIA
@MEECAAD_MEDIA 3 жыл бұрын
Mahadsanid astaan iyo cumar seerbiya Runti wax wanagsan baad bulshada u haysaaan JazakalaH
@MaxamedSheikhAlli
@MaxamedSheikhAlli Жыл бұрын
Wlle inu dhalay codkaaba ka gartay wlhi wan murugooday waayo waxad naxasuusisay shaqsi mug iyo misaan ku leh bulshada dhexdeeda allow ku naxariisto amiiin
@onenairobi7133
@onenairobi7133 3 жыл бұрын
ilahay hakuunaxaristo digfer fanka wxaa kaa dambeeye big bro iyo sharma boy
@abdiasishaybe3237
@abdiasishaybe3237 Жыл бұрын
Illahay naxariistii jano ha siiyo Yaasiin Axmed Digfeer
@abdimohamed7967
@abdimohamed7967 3 ай бұрын
Riwaayadda heesta digfeer ay ku jirtay waxay aheyd naxdin jaceyl iyo naafo haween anigaa alifay 1972dii
@jimcalemohamed3893
@jimcalemohamed3893 Жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto Fanaan qali ayuu ahaye
@hoobaan8674
@hoobaan8674 2 жыл бұрын
Digfeer waxuu ahaa nin Afgaaban akhlaaq fiican
@muhaazlakiman9288
@muhaazlakiman9288 Жыл бұрын
Goormuu dhintaa fanaan digfeer
@libaanfarhaan120
@libaanfarhaan120 Жыл бұрын
Alle Naxariistii jano haka waraabsho.
@yahyaabdullah89
@yahyaabdullah89 2 жыл бұрын
Allah unaxaristo Axmed yasin
@mokifayn1964
@mokifayn1964 3 жыл бұрын
Alle haw naxariisto qabrigana haw waasiciyo janadi fardawsana hoygiisa haka yeelo yaasiin Ahmed digfeer 😰
@galoolqudhac
@galoolqudhac 3 ай бұрын
Waxba badan noomuu kordhin faysal yaasiin libaaxii dhalay AHN
@yahyedahirmohamed1470
@yahyedahirmohamed1470 2 жыл бұрын
AUN Yaasiin wuxuu aad ugu macalimay kabanka gaar ahaan saambada waxa loo yaqaano, kaban la canaananaayo isagaa ku arkay mucjizuu ahaa
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Digfeer All yarxam waxa uu aha nin bulshada somaliyeed qiimo ku dhexleh Oo aad lowada jeclaa
@Mosman47
@Mosman47 3 жыл бұрын
saqda dhexe miyuu dumar suuqa meeri jiray raguna seexan jiray meel . wali gayiga kumaan arag galin hore naag rimi galabtiina dhicisee 😛😛😛😛 digfeer naagaha uun buu buufin jiray
@xoriyoshire7996
@xoriyoshire7996 3 жыл бұрын
Waxaan xasuustay Yaasiin digfeer
@Mosman47
@Mosman47 3 жыл бұрын
kuraastu wareeysi kuma haboona waayo qofka ku fadhiyaa nafis ma dareemayo
@mohamedcabdiwade5036
@mohamedcabdiwade5036 Жыл бұрын
Waxa taa gadeeda Yartu waa gayaankaye Hadaan gabadha Caashaqay Waxa geedka igu xidhee Guursan maysid lay yidhi Gacaliyo xigaalaba Waa godob u wada taal Aniguna ku garansani Digfeer waa mid ka mid ah kuwa uugu heesa macaan somalida
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 жыл бұрын
Cumar seerbiye seey kaa noqotay hadaad doonayso fanaanka taaeiikhdiisa miyaad ka waraystid dadkii ay soo wada shaqeeyeen
@wiilsoomaliyeed7189
@wiilsoomaliyeed7189 3 жыл бұрын
2021 gadheysanaa
@fartuunqaali5211
@fartuunqaali5211 3 жыл бұрын
Riwaayada ugub jacayl iyo afkala qaad waxaa lahaa muxumed baaruud guraase
@ROONETV
@ROONETV 2 жыл бұрын
AUN fanbuu ahaa digfeer
@AliIbrahim-tu8dg
@AliIbrahim-tu8dg 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@hassanabukar5301
@hassanabukar5301 3 жыл бұрын
Yaasiin axmed digfeer heesta dayxiyo cadceeda waxay ka mid aheyd riwaayadii naxdan jaceyl iyo naafa haween karaash borogaraamka ayey aheya waxaana la jishay sahro mire wehliye sidaa u fahma labadiinube
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 жыл бұрын
Heestan yaa lahaa erayada anagoo bulsha ahoo banka jòogna qoraxay
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 2 жыл бұрын
Waxan maqeelay inuu laaha abwaan aadan tarabi jacamca oo haada hargeis jooga
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Heesaha digfeer AHUN inta badan waxaa sameeyey nuur jiis iyo general shareeco sidoo kale abwaan shube weydii
@Daadirabdi121
@Daadirabdi121 Жыл бұрын
Heesta uu magaca kula baxay digfeer heesta kabankeeda waxa uu isku dhaafiyay dad badan oo uu tartan kula jiray xaga tumista iyo turukada gacantiisa
@highlyrandom7339
@highlyrandom7339 3 жыл бұрын
Dadka 40dii dhashay ee wadamadan galbeed way wada noolyihiin Ilaahi amarkii
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Qaadkanay cunin ma taqana in itobiya somalida sunayso
@cabdiqaniwardi5743
@cabdiqaniwardi5743 2 жыл бұрын
@@adamalsomali9341 qaadka iyo malaga ma kala garan weyday
@wiilkiiqaramiga7343
@wiilkiiqaramiga7343 3 жыл бұрын
M.a Feysal codmacaan ayuu leeyahay lkn wali mgaarin heerka apihii dgfeer aun wxa uu ahaa mclinka dumarka tumo liph liph ayuu ahaa digfer uma sujuudo dumarka kapiir kapiir iga dheh
@abwaanmurtishiiladan5439
@abwaanmurtishiiladan5439 3 жыл бұрын
Isagoo calaagalayana anagaa dhagaysanay abaha calaacalka ayuu ahaa intuu caytamaa yarayd calaacalkuu ku badan yahay
@ahmedyassin843
@ahmedyassin843 Жыл бұрын
My name Ahmed yassin
@ahmedyassin843
@ahmedyassin843 Жыл бұрын
I know your dad
@abdikhadarofficial1902
@abdikhadarofficial1902 2 жыл бұрын
Digfeer kan waa ku khasaaray
Mehdi Hasan at the Muslim Leadership Dinner
12:23
Muslim Council of Britain
Рет қаралды 96 М.
Gabay Jacbur Ah Abwaan Cabdiraxmaan Caato
5:49
BERBERATODAY.COM
Рет қаралды 197 М.
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 37 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН
SHEEKADA HEESAHA QAAR   QAYBTII 2AAD
37:02
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 22 М.
**Yassin Axmed Digfeer Ahun | Heesta Hibo
7:00
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,6 МЛН
Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganey  Iyo Hilinshow
1:11:14
Hilin Show
Рет қаралды 16 М.