Dhaqan iyo Dhigaal | Taariikho Faneed oo kala duwan Waxa ka waramaya C/laahi Duqow | Astaan 2020

  Рет қаралды 24,240

Astaan

Astaan

4 жыл бұрын

Astaan 2020

Пікірлер: 30
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Cumar Sabriye waad mahadsantahay, raggan oo kale oo hibo badan leh oo waayo-arag badan leh, inaad noo keentaa, waa muhiim, taariikhdooda iyo fankooda waa qaali, qofkii doonayaa inuu meel gaadho waa inuu dadkii hore wax ka bartaa, if you want to be.a good player or singer or any profession first you have to see when the experienced people doing it, and learn it from them
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Hanuniye waa ninka gacan qabtay Walalkiis ka weyn ayaa heeso Badan ayuu u dhiibay hanuniye waqtigaa hanuniye aad baa looo ciilay lkn markii dambe tiyatarka xamar ayuu qabsaday Allh yarxam yusuf xashi
@xaylegaboose4609
@xaylegaboose4609 2 күн бұрын
🎉❤🎉❤🎉❤
@adangeydh7387
@adangeydh7387 2 жыл бұрын
Abwaan cabdilaahi Cali nolow
@jaylanihassan5534
@jaylanihassan5534 4 жыл бұрын
Nin culus
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 3 жыл бұрын
Cumarow Siciid xarawo wali maad wareysan maxaa dhacay
@shafihussein4433
@shafihussein4433 2 жыл бұрын
Saciid xarawo waa nin mudan in wax laga reebo
@xaylegaboose4609
@xaylegaboose4609 2 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@saciidbarre4549
@saciidbarre4549 3 жыл бұрын
Wafaanaanka kaliya eebii elka kushaqeesta masha Allah
@aliabdulle6421
@aliabdulle6421 4 ай бұрын
😅😅😅😊😊😊😊😅😊
@abdirahmanabdalla7182
@abdirahmanabdalla7182 2 жыл бұрын
Abe allow cimrigaga dheerey danbigagana dhaaf
@shafihussein4433
@shafihussein4433 2 жыл бұрын
Walaahi ninkaan sheeeko ayuu isoo xasuusiyay waa markii noloshu adkayd
@fatahwajaale3935
@fatahwajaale3935 Жыл бұрын
Muuse qalinle allaha u naxriiste nin dheer madow ayuu ahaa ,marka heesayo cirka fiiriyo.
@aadangaydh1954
@aadangaydh1954 2 жыл бұрын
Mash alaah waa ragi hore
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
Maxay macno samay naysaa dada la qariyaa intaa ma dhimashaa laga cararayaa
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Waa abwaan sheeko wanaagsan, waxaan ka helay dhibaatadii abwaanka ka qabsatay gurigii uu ku degay, Somalida waxay isku wada dishaa , miyi iyo magaalo waa " lack of resources" ama waa Daaq iyo Biyo, ama waa cidhiidhka nolosha magaalada, oo isriix riix ah, waa xayawaanka oo kale, 2 bisadood ku heshiin maayaan hal meel, waa sheeko xiise leh, nolol adag bay somalidu 90% ku soo kortay, baby boomers waxa loo yaqaan ee dhashay while the silver spoon in their mouse is less than 5%
@aziizadhawrzan1004
@aziizadhawrzan1004 4 жыл бұрын
Mom xdiyo away😢
@ramlaibrahim
@ramlaibrahim 4 жыл бұрын
Cawa mama xadiyo majirto miya wan idin salamay astan tv
@ramadanmusse4457
@ramadanmusse4457 4 жыл бұрын
Ha mamo lahane sexo wa xili danbe
@ramlaibrahim
@ramlaibrahim 4 жыл бұрын
Ramadan musse 😂😂😂😂😂
@ramlaibrahim
@ramlaibrahim 4 жыл бұрын
Ramadan musse haye
@ramadanmusse4457
@ramadanmusse4457 4 жыл бұрын
@@ramlaibrahim kkkkk qof wanagsan ayad tahay canaanti wad iga qatay kkk
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 3 жыл бұрын
Raysal wasaaraha wa naagta Kkkk
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 3 жыл бұрын
Sawirkaas waa cabdi baadil
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
maha wa ninkalo la garanayo
@Rooxaanta
@Rooxaanta 3 жыл бұрын
Wax macno samaynaya maaha
@aweyscumaribraahim5409
@aweyscumaribraahim5409 3 жыл бұрын
Hoyada ayana macna sameyneyn
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 5 ай бұрын
Wariye sharafow muusikadan aad hordhacda uga dhigtay barnaamijyadaada heesteedii meeye ? Fadlan na xasuusi QARAAMIGII reer Waqooyigii baxsaday?
@Cabdisalamjimmy
@Cabdisalamjimmy 3 ай бұрын
Waa jiib waana gacantii xudeydi
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 10 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 37 МЛН
Prof. Dalxa iyo Sheekooyin Xiisa Badan
38:22
SULTAN FILMS
Рет қаралды 31 М.
Riwaayaddii Jin Iyo Jacayl  1975 #Astaan Tv
28:21
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 42 М.
Walbahaar kalgacal baa igu waabariistee,  Leyla Cabdullaahi
31:37
Mulaxamiiste Cabdi Kariim Jiir - Melodist
28:01
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 195 М.
Wasiir Juxa & MF - Daarood & Dir - Abtirsiinyo .
12:27
KAAD TV
Рет қаралды 11 М.
Qaar ka mid ah Qisooyinka Fanka #Astaan Tv
32:02
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 72 М.
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 10 МЛН