DHAQTARADII FASHILISAY SIRTII NAAGTA SHAQAALAHA

  Рет қаралды 11,836

AYAAN GOBDOON 2

AYAAN GOBDOON 2

2 ай бұрын

#ayaangobdoon #qisas #channel #

Пікірлер: 55
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 2 ай бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@user-sb5zp3qr6f
@user-sb5zp3qr6f 2 ай бұрын
WSC wll Qali Ayan abayo wankujclahay ilahay dartisa aya ku Jeclhy walasheyda gacalo marna saaxibty ayan Qurx duhur wangsan xbibti Ayan Qali dumar inolw intey nolool jirto boQoradayda Ayan Qali ❤❤❤❤❤
@futdc624
@futdc624 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@riyanriyaney5055
@riyanriyaney5055 2 ай бұрын
Safar salama mac salama wan baxaya i.a🎉❤❤❤❤😊
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 2 ай бұрын
Wcs❤❤
@SadiaAhmed-cs5ez
@SadiaAhmed-cs5ez 2 ай бұрын
Ayaan diamond allah hku la jiro oo guulayso labada daroodba❤
@hibaqhuby7660
@hibaqhuby7660 2 ай бұрын
Ayaney I missed you so much ❤❤❤ I was sick for a month but Alhamdulilah now
@Sehaam11
@Sehaam11 2 ай бұрын
Hibaqey qisada kale wll ma adaaa 😢😢😢😢😢
@hibaqhuby7660
@hibaqhuby7660 2 ай бұрын
@@Sehaam11 😂😂 maya abayo
@JaylaniCabdi
@JaylaniCabdi 2 ай бұрын
Acudubialah
@Sehaam11
@Sehaam11 2 ай бұрын
@@hibaqhuby7660 hhhhhhh ilahey haku caafiyo mcney❤️
@Sehaam11
@Sehaam11 2 ай бұрын
@@JaylaniCabdi ma sheydan baaa jogaa
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@KhadraMohammed-gr1jl
@KhadraMohammed-gr1jl 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@falishassan528
@falishassan528 2 ай бұрын
Ayaanay ma itabtay ayantaan waan ❤
@user-dv6nr6no9x
@user-dv6nr6no9x 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@ifraaxsanaag7313
@ifraaxsanaag7313 2 ай бұрын
Ayaan ninkan wuuba naga bad batee channlkise noo sheeg aan bal wajigiisa so arkee😂❤
@ubax12345
@ubax12345 2 ай бұрын
Fares ashour ayaa la dhahaa abyo
@JanadAhmed-dn3ut
@JanadAhmed-dn3ut 2 ай бұрын
Gaz taadu wey badty kkkkk nala saa ir wallo
@canabqardho7963
@canabqardho7963 2 ай бұрын
Wcs ayaan qurux ❤
@iqbaalsaciid9966
@iqbaalsaciid9966 2 ай бұрын
Wcs ayaney❤
@faadumosiidcali8262
@faadumosiidcali8262 2 ай бұрын
Asc habo Mal mahan Wan xunuunsana qisoyunki iso dhaafay anigo dhageysanayo Ayaan mid ka mid ah qisadoyinka iga il meysisay wlhi Mar kaad laheed wax waliba Wan idinkaga so sheekeymaa ma waxad rabtaan cadaw geeyga inuu arko ilin teeyda Maya wlhi ma jecli murugtaada Cadaga u noolow cadawgaa cagtaa hoostii I.a 💪🤍💋🥰✌
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 2 ай бұрын
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 2 ай бұрын
Ayan qurux qaaya wacanay wa ku salaay duhur wanagsan❤❤❤❤🎉🎉🎉
@amiirocaliwarsame4411
@amiirocaliwarsame4411 2 ай бұрын
Anaa uhoreyo❤😅
@user-oc5cq4mv4t
@user-oc5cq4mv4t 2 ай бұрын
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸-🇵🇸Ayaaney madaamay intaaso qof kugu xidhanyiinaxaa sbbay inaad umada qaza Soo xasuusan waydo waa kugu waajib muuqaal kastood Soo dhigayso inaad qasa dadka kaga hadasho waayo anagu flowga aan ku siinaynaa waxba noomuu tarin hadii aanad awoodayn inaad ka hadasho🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@user-fy9yv6ku4k
@user-fy9yv6ku4k 2 ай бұрын
Ayaney wlhi dubai ayn xafd ka shaqeya mamo weyn o aad u dhib badn ayn la joga 2 sano 1 malin layma fasxin wlhi 😢
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 2 ай бұрын
Waan soo saare Allaah haku xifdhiyo
@user-nt5sz6dg2r
@user-nt5sz6dg2r 2 ай бұрын
Waa fares waa nin khatara somali badan ayaa qisooyinkisa soo qata
@user-uf7zz2tw8j
@user-uf7zz2tw8j 2 ай бұрын
lacagtodey ka dhax arken 😂😂😂 ayaney waad iga qoslisay 💕
@nasteexomohamed7831
@nasteexomohamed7831 2 ай бұрын
Ayan qurux guleso abayo qurux
@hamdaahmed4455
@hamdaahmed4455 2 ай бұрын
1:10 Ayaan xiligay jeceshay so dhacdo kkk waa iga kaftan abayo❤
@ShamsoCismaacil
@ShamsoCismaacil 2 ай бұрын
Wllhi anaa sas ah ayaney abyo waba nacay shaqo dhan insha allah ilahay hanoo dhib dhaamo
@AyaanCabdullahi-lj2oq
@AyaanCabdullahi-lj2oq 2 ай бұрын
Wani salamay Asxabta iyo Ina gobdon
@IqraMohamout
@IqraMohamout 2 ай бұрын
Ayaaney dad ba jira fadhiga iska jecel waan layaaba
@IqraileysInaahmed-gb1oi
@IqraileysInaahmed-gb1oi 2 ай бұрын
Soooyaasca qaraaaabo
@SumyoNuur
@SumyoNuur 2 ай бұрын
Asc abaayo
@caishanuur9712
@caishanuur9712 2 ай бұрын
❤❤❤
@nimoco401
@nimoco401 2 ай бұрын
Wcs xppti ayaanay dhibmalhn abaayo ❤
@deeqawehliye6302
@deeqawehliye6302 2 ай бұрын
Wcs
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 ай бұрын
Wcs abaayo macan
@RamlaUpdydiirie-ti7eb
@RamlaUpdydiirie-ti7eb 2 ай бұрын
Byoh hargab maa kuhaya😢
@SafiaGelle
@SafiaGelle 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤Waan kujeclhy ❤❤❤❤❤
@shukriyaMohameed
@shukriyaMohameed 2 ай бұрын
Abenadii a indhaha qac ku siyay ayanba liketa saray😂
@FatxiAdan-jv2uf
@FatxiAdan-jv2uf 2 ай бұрын
Waxaan ibin weydiiyey dadka cuntada macaan kariya gacantooda maa macaan misa cuntada sida lookariyo ayey kata qasuseen 😅😅😅
@mustafemaxamuud2425
@mustafemaxamuud2425 2 ай бұрын
Asc hno Ayaan Waxaan jogaa magalada hargaysa waxaan ka shaqeyaa xafad markaa maanta waxaan Donayaa inaan tahriibo ood Dayrka ka bodo hno maan iska jogaa ilasoo tali Wallhi Waxaan sugayaa jawaab taada Maanta hadaan tahriibo Wallhi Waxaan ogahay inuu abahy ku farxi doono waayo abahay aduunka Ayuu igu neceb yahay wallhi noloshii Waan nacay😢😢
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 2 ай бұрын
Wllo magac wiil baa kuugu qoran hadana waxaa tiri xafad bn ka shaqeeya say rabtaba ha ahaatee wllo ha tahriibin noloshaada ha haligin illhy bari xag alle u carar salaada badi noloshu waa isbadali dontaa Insh allh
@user-lz3dd2rd8j
@user-lz3dd2rd8j 2 ай бұрын
Tahriibku waa dhib iyo silac wll iskadaa allaah talosaaro saliga nabiga iyo astaqfaarta laaxawla walaquwata ilaabilaah afka kuhaay digrigaas waad liibaneysaa allaah baa albaabkaste ooqeyrleh kufuraayo insha.allaah xaga allaah awoodaleh ucaraar hadad daremeyso ciriidh iyo diiqad
@user-uf7zz2tw8j
@user-uf7zz2tw8j 2 ай бұрын
illaheey haku saqiro walal illaahey bari❤🙏
@mustafemaxamuud2425
@mustafemaxamuud2425 2 ай бұрын
Hno Magacaygu waa Xafsa mustafe Maanta hadaan Xafadaa aan u shaqeyo ka tago oon gurigayaga tago Wallhi Waxaan ku dhaartay inaan hooyo iyo Aabo midkodna ku farxayn hadaan tagana Caay iyo Dilmo ii bilabmayaa Waliba meel kaleh laygama Dilo waa dhabarka iyo madaxa Wallhi imika markaan wax masaxayo ma forar san kalo illhey moyee cidkaleh Oo noloshaan ku jiro iga saari karta ma jirto isoo Duceeya hno inuu illhay noloshan iga saaro 😭😭
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 ай бұрын
@@mustafemaxamuud2425insha allaah ilaahey nolol qurux badan ha ku siiyo habo macan hadii aad gabadh yar tahay ha tahriibin waad aragtaa waxa ku dhacay dadka tahriiba mideeda kale waalidkaa ceebahooda ha sheeg sheegin Adkaar Aqriso ilaahey bari duceyso xamar iska imoow shaqooyin ayaa laga helaa
@ShamsoCismaacil
@ShamsoCismaacil 2 ай бұрын
1:25 Dyr wye abyo❤Ayaney ayaan taan english kaboxoyaa carbigi awey
@MaryamaSheiq
@MaryamaSheiq 2 ай бұрын
Qosol badana Basbasa cunay kulaha😂 Ethiopianka saide basbaska ucunan ayeeydey Ethiopia kuso kortay cambulada xita weku cuntaa 😅
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 4,9 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 75 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 21 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 25 МЛН
JACAYLKII BEENTA AHAA EE SHIRQOOLKA WATAY ?
28:12
AYAAN GOBDOON 2
Рет қаралды 16 М.
NINKEEDA WUU YASI JIRAY HADANA BOQORAD AYAY UTAHAY SABABTUNA
27:38
AYAAN GOBDOON 2
Рет қаралды 17 М.
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 4,9 МЛН