Dhibaatada Dadka Soomaalida Ah Ay Kala Kulmaan Garoonka JOMO KENYATTA Marka NAIROBI Imaanayaan.DAAWO

  Рет қаралды 9,869

Elmi Ware Media

Elmi Ware Media

Жыл бұрын

#Subscribe#Like#Share#Comment.

Пікірлер: 152
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 Жыл бұрын
Aniga Nairobi waan iska dayey Ethiopia maraa sababtaas darteed waan ogahey waana ku mahadsantahey saa runta ugu sheegtey waa inaa halmeel uga soo jeesanaa lacag eey bartern
@nasroshire7136
@nasroshire7136 Жыл бұрын
Elmi please don’t leave still you fix this problem.
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Жыл бұрын
Wa sax midas wlky ruunta ka hadashey ❤❤ guuleso ku leyahay ❤❤❤❤❤ mhdsan
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Askarta Kiinya Waa Baahanyihiin Dhibka Taas ayaa Keentay.,Waana Waddan Musuq-maasuq...thanks.
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 Жыл бұрын
Waa runtaa dadka aad ayeey noo dhibaan jkz
@rikimoh3296
@rikimoh3296 Жыл бұрын
Sax waye Wlhi
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 Жыл бұрын
Waa runtaa dhib baden ayaa lagu qabaa garoonkaas sidaas anigeey igu dhacdey jkz
@deeqoali7539
@deeqoali7539 Жыл бұрын
That’s true
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 Жыл бұрын
Waa nacay keenya in aan adoh dhibkas baan kala kulmah
@sahromohamad5853
@sahromohamad5853 Жыл бұрын
That is true brother because me and my son went kenya and when we came back US the security asked us the question and we told what happened the narobi airport I just shock what they said. They said we all ready had alot of reports in that situation .
@ashheart9761
@ashheart9761 Жыл бұрын
Wallaahi Cilmiyoow walaal waad aragtay Waliba waxaa ugu daran dadka Soomaaliyeed oo aan luqada garanay Waxay geystaan meelaha aan kaamirada lahayn Waxayna ka daahiyaan diyaarada kale ee ay raaci lahaayeen illaahay ha noo miciino
@Sowturaxmaan
@Sowturaxmaan Жыл бұрын
Siyaasiyiinta Soomaalida ah ayaaba ah kuwo gacan kugabad ah oon fahansanayn Xilka ay hayaan marka shacab kama war hayaan .
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 Жыл бұрын
Somalida laluush alagu barte
@AhmedAli-fp8co
@AhmedAli-fp8co Жыл бұрын
Dhib weyn ayaan ku qabnaa kenya
@khadroweheliye6920
@khadroweheliye6920 Жыл бұрын
Walahi waa runtaa in dadka alabta lugu dhibo waayo waan arkay dad alabtii laga dadiya anigana anoka imid marekan baan kulahadlay luqada kenyanka oo aan sikulu baan ulahadlay markas bay ii baneyen wada aya ogo waxba iga qadan dadkii kalena alabtii bey kadadiyen
@babafalastin9082
@babafalastin9082 Жыл бұрын
Sxb dhib kaas anaa la kulmay waana arin jirta garabkada Allaha galo maanta ka hor ma arkin qof ka hadlaaya Elmi adi mooyee haka harin ilaa laga joojiyo thanks
@batulahussein797
@batulahussein797 Жыл бұрын
Wcs wallkey
@muhamudabdille743
@muhamudabdille743 Жыл бұрын
Brother as long as you are in Nairobi now please share this grievance to the right elected leaders in person thanks for your information
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 Жыл бұрын
Diyaar ayeey u yihiin laaluush ineey helaan
@ashahassan5839
@ashahassan5839 Жыл бұрын
wallo waa runta
@safiyosinan7807
@safiyosinan7807 Жыл бұрын
Asc waa runtaa dhibkaas ayanu qabnaa ee allaha kuu fududeeyo kuguna guuleeyo aamiinn
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 Жыл бұрын
Sudeen u gaarsiinaa
@omarsscnl
@omarsscnl Жыл бұрын
Thanks elmi anaaba u socdey
@Hasnktal
@Hasnktal Жыл бұрын
Arintaas waa jirta hada Nairobi ayaan jogaa laba abari
@ahmedidow7003
@ahmedidow7003 Жыл бұрын
My family lives in Kenya ; I hate traveling to Kenya .
@ahmedidow7003
@ahmedidow7003 Жыл бұрын
@MoAbdinasir2001 .they like to give hard time to the somalian travelers at the Kenya Airports. And all they need is to get some bribe. They think that Somalis grow money. On the other hand ; I should not blame the Kenya's only. It's the Somalis who bribes them. Toa kitu kidogo.
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 Жыл бұрын
@MoAbdinasir2001 he is right Walal it’s corruption
@halimayusuf5740
@halimayusuf5740 Жыл бұрын
Somalida aya baray lacagta ani sas cml halbila kusinyna ay dhehen yarsomali ah idhahy iska afgaro 20doller siyay markas 3bil igu dhuften
@abdinurelm3551
@abdinurelm3551 Жыл бұрын
Waa sax arintaas waa nagu dhacday
@maryanmohamed611
@maryanmohamed611 Жыл бұрын
Soomaalida lacag iyo hadiyada qaaliga ugu barteen waa tuugo
@osmansaid1402
@osmansaid1402 Жыл бұрын
Waad mahadsantahay wlll
@marwansuufi1401
@marwansuufi1401 Жыл бұрын
Soomaali iyadaaba dhib is kuheyso marka inladhibo oo alle ciqaab uga dhigo waa xaq. Soomaalida waa dadka ugu badan alle ka cabsiga hadana camalkoodii wuxuu noqday qabaailo laisku diro oo lacag colaad loogu soo ururiyo.
@nasroshire7136
@nasroshire7136 Жыл бұрын
That’s strange
@zalmawadani
@zalmawadani Жыл бұрын
Mashalaah elmi ware Alaah ku xiftiyo waa nasiib daro allow Somali jeclesii dalkeda 🇸🇴❤️🇸🇴❤️
@salmajaakat2861
@salmajaakat2861 Жыл бұрын
A s c walalkey masha alaha hadi ilahey kuso nabadakeney
@saaqsakaaro3982
@saaqsakaaro3982 Жыл бұрын
Mida kowaad in kenya La adin aa fican meelo badan oo nabad ah somalia jirta tankale marka ay somali arkaa dollar $ uso baxeysa
@qaaliquruxmedia
@qaaliquruxmedia Жыл бұрын
Walahi I had the same experience back in 2017 they tried to bribe me and i didn’t let have it so they were trying to use force but I told them that if they put their hand on me I will call the U.S embassy and as soon as I mentioned the US embassy they let me go.
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 Жыл бұрын
Soomalida kaliya weeye I don’t why Laaluushka lama weydiiyo Ethopian ka Cadaanka iyo dhamaan umadaha kale . Aniga waxaan aaminsanahay Soomaalida qaar ka mid ah ayaa Sabab u ah iyagaa la hor ordaaya Laaluushs si wixiisa loogu Fududeeeyo. Waa in aan ka dhiidhinaa oon diidnaa hadii la wada diido Laaluushka Wuu israagayaa.
@khadroweheliye6920
@khadroweheliye6920 Жыл бұрын
elmi ware adoo nabada soonoqo
@fathiahmed9428
@fathiahmed9428 Жыл бұрын
Masha.allah elmi welcome to Nairobi wall
@haahaahhussein2654
@haahaahhussein2654 Жыл бұрын
masha allah walal ilmi war mahadsan tahay sida runta at ugu hadashay ti dibada wan araganay borsoyinkey ku masha qulan e dadka somalia ka imana wa rafadsan yihin ayaga o fisohoda wata aya lalexsanaya dadki lasocdayna wey taganayan basaborkoda tasna wa ayan daro kale subxanalah somali ilahey matakorin e ilahow nohili
@yussufmohamed8732
@yussufmohamed8732 Жыл бұрын
Xaqiiq da marka laga hadlo somaalidu iyaga dhibkaas isku keenay qofkii wax yar la hadlaba oo ku yiraahda lacag keen way siinayaan anigu waxaan arkay kuwo watchman lacag siinaya anigu Kenya ba ku noolahay mudo 11 sano somalidu dhibka lagu hayo iyaga ba isku keenay wax badan ban u soo joogay
@aminhashi1333
@aminhashi1333 Жыл бұрын
Is taaq furulaha oof kenya , I haven't been there Kenya but I know it's a horrible
@ilhanmohamed4392
@ilhanmohamed4392 Жыл бұрын
Waa Soomaalidoo kaliya Barfuunada waa Xadaan dadka waa handadaan Visaha waa Fake ayey dadka dhahaan Soomaalida lee ka bartilmaasadaa
@shukriali4796
@shukriali4796 Жыл бұрын
Waa mahadsan tahay walaal geedi ayaan soo ahaa shartooda Allah ayaan ka magan galaynaa
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 Жыл бұрын
Shukriyeey hada wixiu ka danbeeye waa lagu barey waxaad ku sameeyn lahay alxamdulilaah rabilcaalimiin shartoodana allaah swt ka magangal
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 Жыл бұрын
Respect starts with oneself!
@shukriomar1802
@shukriomar1802 Жыл бұрын
Asc sxp cilmi waare dhibaatada soomalida oo keliya weeye wlh wan ku dhib qabna
@hadalyarhowlbadan
@hadalyarhowlbadan Жыл бұрын
Sax thank you dhinac intay kuu rebaan ayay barayaan
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 Жыл бұрын
Uganda kampala ayay howshaasi dadka somalida haysata wali kuwan Uganda kaso daga inta meel layska fadhiisiyo ayaa lagu idhahda visahaga uu expire garoobay ee waa inad lacag bixisa
@waxwalbalechannel1676
@waxwalbalechannel1676 Жыл бұрын
Afka ilahy kuma gooyo wa ruuntaaa anay igu dhacdaay 😭😭😭😭😭😭
@fadumonur5740
@fadumonur5740 Жыл бұрын
Wllo soo ma o gid somalid waxaa laku bartay lacag waxaa ayaa keenay dibta please ka soo ha hadal ka aaamusan wllo waaa lacaga wan bixiyaaan
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj Жыл бұрын
Soomaali Ayada ayaa duliga is baday Ayada ayaa is xaqireeysa oo is dileeysa, oo haddana in la gumeeystana ogol
@suadibrahimosman5899
@suadibrahimosman5899 Жыл бұрын
Masha Allah tawarak. Runtii arin sax ah ka hadashey Airoporka Kenya. Sida loo tilmaamsado soomalia Kenya Degan. Dhoor mar ku arkey. Allah ku xafido wlaalo
@maxamedsiyaad4326
@maxamedsiyaad4326 Жыл бұрын
Masha Allah walal ku so dhawow Nairob wa dal keni labad
@MohamedHassan-hl3pp
@MohamedHassan-hl3pp Жыл бұрын
Soomlibaysu geysataey qiimodarradaass
@hussenrage3281
@hussenrage3281 Жыл бұрын
Brother waa run Kenya waa somali suge yaal xita hadu passport weyn wato
@daahiyougaas2523
@daahiyougaas2523 Жыл бұрын
Wlhi waa runtaa.willkeyga oo Indianapolis kategay oo Nairobi jooga ayaa saas lagu sameyey xata lacag baad ayaba lagaqaatay asaga 😁👍
@dalmarfarah3749
@dalmarfarah3749 Жыл бұрын
Bro Elmi ware waa runtaa 2022 February igu dhacday ani lacag nasii idhahen
@boolocadey4661
@boolocadey4661 Жыл бұрын
ANIGA ILAAHAAY BAAN KA MAGAN GALAA INAANAN KENYA DAN IGA GALIN SABATAAS AY SOOMAALIDA MEESHAAS KUUKUUYO AY KU BAHDILAAN OO WALIBA BAAD UGA QAATAAN OO JOOGTO AH BAAN U NACAY MANA RABO INAAN AADO MEEL LA IBAADAYO NOWAY .
@abdirisaaqshire7163
@abdirisaaqshire7163 Жыл бұрын
Wlh beentaa mahan wll somalida aad ayaa loogu dhibateeyaa jomo kenyata waxaana usabab ah ayagoo fahan sanen ayaa lacag bixi ladhahaa sababta aan lacagta ubixinayo inow su aalo ayow xaq uleeyahay waa dhibato kajirto kanya kaliyah wll
@user-fg2fq3js9d
@user-fg2fq3js9d Жыл бұрын
Tii aan kala kulmay kenya 2019 kii waxaan gonsaday inaan dib ugu laban
@maryanyarow3327
@maryanyarow3327 Жыл бұрын
Waan ogaa in aad arintaas ka hadli doontid noloow intee nolal jirto
@abdiawow9434
@abdiawow9434 Жыл бұрын
That that’s true aniga ayey igu dhacdey last week USA ayanka imadey shafta yara iskabixiye because mobelo iyo iyo laptop ayan iyalka uwadey
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 Жыл бұрын
Elmi walalo allaha ku nabad yeelo allaha noo kaa soo cesho somali wax u hadlaya malaha cidna uma maqna ceelba uma qodna meel walba ay marayan lacag baada bay bixiyaan 🤔🤔🤔🤔
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 Жыл бұрын
Allaah swt hakuu fududeeyo waan kuu duceeyneeynaa jkz
@hassanabtidoon5574
@hassanabtidoon5574 Жыл бұрын
Elmi soamalisu ayaka isu kenayay arinkaas maxaa yelay lacag ayaay bareen waxa sidaa loo yelay lacag ayaa laga rabaa marka somlidu waa inay iska didaan lacagta lalushka ah
@AhmedAli-fp8co
@AhmedAli-fp8co Жыл бұрын
Asc waxaa watay passbor American ah imagaration ka marka imid officirka wuxu iwaydiiyay in aan lacag siiyo wan ka diiday ka bacdi hal bil ayuu iigu dhuftay mesha baarista ka imid ayay baareen boorsadayda ka bacdi markii ay waayeen wax qalad ah waxay iga qaateen bassork taas igu qaadatay hal isbuuc inan ku dib ugu helo
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Жыл бұрын
Wey fiicn tahy inad arinkan ka hadashid... Somalidu malaha comunity, dowlad iyo safaarad adag... Waa dad baqa oo degdeg laaluush looga helo waana dad aan aqoonin iney xaquuqdooda u helaan si sharciyeysan... Hdii qofkii ugu horeeyey uu maxkamad ku furi lahaa mar horuu istaagi laa dulmigaani.
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 Жыл бұрын
Xildibanka waxba kamaqawan karo kenya wa Mel musuq masuq badhan .sas ey tahay somalidha yaga baray lacagta qof Somali Markey Arkan wa in Toa kitu kidogo lagudoho .kolley Ani waxas imashegan passport Kenyan ban Hasta ilmeheygane passport US Iyo kikenya Wan hasta .
@maryanyarow3327
@maryanyarow3327 Жыл бұрын
Manshallah waan ogaa in aad kenya uso socotid kahdal walahi taas last year igu dhacday canug yer watay 4 bil jirto card corena shuut iga rebtay
@kashkaashyare6
@kashkaashyare6 Жыл бұрын
Fadlan arintan aadan bare kala hadal maadama uu sxbkaa yahay
@ashahassan5839
@ashahassan5839 Жыл бұрын
mashallah allah ku xifdiyo wallo
@aishamaow3531
@aishamaow3531 Жыл бұрын
thank you 😊
@rodaabdullahi8958
@rodaabdullahi8958 Жыл бұрын
Xagee jogtaa waankuraba inaan kuarko
@ElmiWareMedia
@ElmiWareMedia Жыл бұрын
Islii walal Roda Abdullahi Contact me Snapchat@waare99
@batulahussein797
@batulahussein797 Жыл бұрын
Wallkey aniga American waqti dheer aan jooga wado badan aan u baxay waxaa ugu xun airport Kenya 🇰🇪 airport Somali airport maser Egypt 🇪🇬 in wax laga qabto waxaa ugu fiican Dubia airport masha allaah waxaa ku xigta Yemen 🇾🇪 iyo sucudi lkn sadexda wadan cilado kalle ayey qabaan Yemen iyo sucudi 1hrs paspoort aa la fiirina
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 Жыл бұрын
Somali airport aniga 2021 an ade wax dhib kuma arag
@bisharbeledi2986
@bisharbeledi2986 Жыл бұрын
Elmi ware, aad baad ugu mahadsan tahay arrintaas waa muhiim wax ka hadlay malaha, waa in madaxda kenya lala socodsiiyaa.
@sucaadmahamud5131
@sucaadmahamud5131 Жыл бұрын
Waadiga suun iyo kabo kahad laaya waa sharci aduunka kajirt
@qadarcaaqil7020
@qadarcaaqil7020 Жыл бұрын
wax saaas africantan runta ugu shegaa lawaye somalida karles ayka yihiin sidaa ugu dooday oo tooshka ugu ifisay elmi wankaga mahad celinenaa sxb good job bro👏
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 Жыл бұрын
Waa runtaa cilmi oo kale allaah swt hanoo badiyo
@alimohamed9928
@alimohamed9928 Жыл бұрын
Welcome to Nairobi wariye ELMI ware
@maxamedmoha2740
@maxamedmoha2740 Жыл бұрын
Soo dhawooow masul
@zahradayfstyleturkey7715
@zahradayfstyleturkey7715 Жыл бұрын
Hada talefan I phone 13 prp max iga haystaan
@afnanabdullahi9606
@afnanabdullahi9606 Жыл бұрын
Sodhawow walal neyrobi
@safiyofarah4337
@safiyofarah4337 Жыл бұрын
Dhibaatada meeshaas laguqabo Allaha naga badbaadiyo
@rorobano6907
@rorobano6907 Жыл бұрын
Iyaga ayaa Barey laaloosh kenyan
@mahadjama8730
@mahadjama8730 Жыл бұрын
Waliba hadaad wadato telefan iPhone ah waa la canshuurayaa $300
@abdiahmed2606
@abdiahmed2606 Жыл бұрын
Nbd ku joog walal
@zeinabmohammed7901
@zeinabmohammed7901 Жыл бұрын
kusodhawow nairobi walal elmi markasta onsafrayo wan isdagalnaa owaxan waydiyaa way somalida bas lobaraa marka iyagana xanaq lulaha dadkan rulka yaqanan idinka waxarabtan soqadantan tedakale somalida iyagaa lacagtabaray somalida waxaba kuleyihin lacag siqado sarif ah asiside markaa dadkene lacagta la ordayan hajojiyan
@khadijoshukri5217
@khadijoshukri5217 Жыл бұрын
Kenya 🇰🇪 dhib baydadka kuhaysaa SubxanaAllah
@Qurux00
@Qurux00 Жыл бұрын
Somalida ayaga waxwalba haleya oo dadka laalushka bara,ayagana laalush ayey barteen
@abdulaweys247
@abdulaweys247 Жыл бұрын
Kenya 3 jeer ayaan tagay, 2010, 2011 iyo 2013, waa lakulmay, waana arkay, anigaa ka kala dooda mamo Somali Minnesota kasoo tagtay ay isku deyeen in ay leexsadaan waka diiday. Anigana waxay isku dayeen in laluush la iga qaado waka diiday. SOMALIDA luuqada Ingiriiska barta sharci ayaad ku timid wadanka. Hadana Badanaa Somalida waxay bareen laaluush in ay bixiyaan bilaa micno daro. Arintaas badanaa waxay dhacdaa in lagu imaado qeybta arrival-ka ayagoo safka saxda ku jiro lagala baxo qol xafiis meelkale lagu leexiyo. Waa arkay. Say no and speak up!
@bmgmohamed4289
@bmgmohamed4289 Жыл бұрын
Uf hadan tago soo kama horreysoo aniga Turkey & Qatar yaa Iga badan
@najmaahmed5900
@najmaahmed5900 Жыл бұрын
Walahi Taas been eheen wexee igu qabsadeen barafuunka 200ml kabadan masoo qadan kartid Oo canshuur aa bixineesaa idheheen qol gooni igashteen wan yabay Waa dhib Saaid
@Laila-nuraa
@Laila-nuraa Жыл бұрын
Anigubaa waey egusemeye min catan aa Aya ladafiyey waxalagudahay tourist,wuxu Yuri Yes but me kome here wanqosleey then isaid even me am tourist, then wuisetayey wanbaxey,
@boolocadey4661
@boolocadey4661 Жыл бұрын
WALAAL ELMI WAARE WAXAA TAHAY QOF DHIIG LEH MAASHAA'ALAAH ILAAHAAY HAKU XIFDIYO U DADAAL DADKAAGA DHIBAN ILAAHAAY BAA KU CAAWINAAYO GUUULAYSO .
@ayanmohamed5784
@ayanmohamed5784 Жыл бұрын
Cilmi warow sidaas ayaan lakulmay allaabtaydiina waa la igala baxay boorsadeydana waalajeexay waaladalooliyay intii gacan gashi ayaa lajeexay haddan lacgakalaa la iga waayey diyaaradii kale inay igatagto ayaan kabaqay markaasaan lacag la iga qaatay Sidaas daraadeed ayaan go aansaday inaanan marin mardanbe Adigana aad iyo aadbaan kaagamahad celinyaa
@masbalali7820
@masbalali7820 Жыл бұрын
Kenya aad ayey u xuntahay aniga cunug ayaa iga xanunsan passport ayaa kadhacay wayna idiideen in ay igu cusboneysiyaan
@sucaadmahamud5131
@sucaadmahamud5131 Жыл бұрын
Dal kaagii aaway
@abdiawow9434
@abdiawow9434 Жыл бұрын
Anakso bahey atlanta Georgia
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 Жыл бұрын
Soomaalida iyagaa dhibka isku keenay waayo iyagaa adoomeyda lacag baray, ufiirso xataa guryaha la kireysto soomaalidaa isku qaaliyeyso waayo waxey u bixiyaan lacagta si fudud mana bartaan sharciga
@isaackhassan5504
@isaackhassan5504 Жыл бұрын
Alla maxaad ka hadashey arin in lagahadlo lobahan mar hore mahadsanid elmi ware
@farahjama6460
@farahjama6460 Жыл бұрын
Sxb cilmiyoow waxaan maqalnay Nin ku dooday 3 sadex bilbaan xaq u leeyahay ee iigu dhuftay ayaa dib loo soo celiyay ee ogoow Kenya na musuqmaasuq baa askarteeda dilooday ee dadku
@isaackhassan5504
@isaackhassan5504 Жыл бұрын
Alla maxad ila argtey xildhibaanka Yusuf xassan gaarsi walaalow adon arkin xildhibaanka ha soo noganin, somalibad irga utahay ka ergey, xildhibaanka gaarsi adan bare ducale gaarsi,
@HH-cf6ut
@HH-cf6ut Жыл бұрын
Anigoo caruurteyda wato oo aan aad u wada daalan safar dheer kadib ayey airport nagu silciyeen. Boorsooyinkii ilmaha dharkoodii kujirey ayay hal hal u fureen barfuunkeyga canshuur kadhiib ayay I dhaheen. Qol qaar ah oo aan kaamro laheyn ayay I geysteen. Waana diideen in ay I fasaxaan shaafto la aan. Next time I'll travel that country with No Bags /luggage period.
Maxa kala qabsaday masuuliyiin caawa madal ka wada qayb galay?
8:04
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 45 МЛН
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 18 МЛН
你们会选择哪一辆呢#short #angel #clown
00:20
Super Beauty team
Рет қаралды 10 МЛН
WHO DO I LOVE MOST?
00:22
dednahype
Рет қаралды 81 МЛН
DR ABDIWAHAAB WAXAA LEYGA AFDUUBAY BARTAMAHA #NAIROBI
1:05:34
HANOOLAATO
Рет қаралды 264 М.
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Sabeel Ahmed
Рет қаралды 674 М.
Top U.S. & World Headlines - July 1, 2024
12:09
Democracy Now!
Рет қаралды 246 М.
-NUS SOMALILAND GUULDARADA RAGI DHIGAY MAXA KAGA GAMAYSAN
3:23:39
Liban Hussein Samatalis (RADIO AL CADALA)
Рет қаралды 48 М.
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 45 МЛН