Dhul iib ah, Abaay dhaxan, Jaziira, Qiimaha 25kun Calaa boos,+252610482060 WhatsApp

  Рет қаралды 4,256

Daldhis Real Estate

Daldhis Real Estate

5 ай бұрын

5 boos 🏝 iib ah
Waxaa laguu haayaa Shan Boos iib ah ku yaalaan Magaalada Muqdisho.
Cabirkiisa: 20×20
Document: Siyaad bare
Deegaanka: Jaziira
Xaafada: Abaay dhaxan
Qiimaha: 25,000$ iyo Heshiis Calaa boos
Waxii Farah faahin ah kala xiriir, +252 61 4194979, +252610482060(WhatsApp),
F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya.

Пікірлер: 8
@zahrasaney7843
@zahrasaney7843 5 ай бұрын
Dhul nooga fiiri jaamacada muqdisho beecyadooda ❤❤❤❤❤
@deeqoali7949
@deeqoali7949 4 ай бұрын
Subhanallah alle in aad ka badaan ayaa idiin roon lacag hadaa sidaa u jeceshihiin xoogsada
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 5 ай бұрын
Mahadsanid
@mahadsheikh2107
@mahadsheikh2107 5 ай бұрын
Guryahan Badda ayay aad ugu dhawyhiin. waana khatar weyn. haday badda soo dhaqaaqdo guryahan oo dhan wey laqaysaa!
@babusalma5137
@babusalma5137 5 ай бұрын
Kkkk. 6 bil ka hor 5 ku lagu beecinayey ee dahab miyaa ku aasan?
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql 5 ай бұрын
Lacagta lama fiiriyo kkk waxa aad raadineysaan so lacag ma ahan . Midkeeda kale bacad ka yaa ka celinaayo dhulkaasi. . Dalxiis iyo wax la mid ah waqtigeeda lama joogo
@omarabdi2910
@omarabdi2910 5 ай бұрын
Wa dhul aad u qurux badan o qalmo qimaha 30 kun runtii mar dhow wado laami ah la saraya degan ahaan dalxis ahan ku qurxan yahay siiba dalxiis hotels kalumeysi mana ka foga magalada muqdisho
@Axmedsiciid-fn4py
@Axmedsiciid-fn4py 5 ай бұрын
Meel baadiya calaa boos 25 kun Macquul maahan wax macquul ah la imow
Cuntada wadooyinka muqdisho | STREET FOOD IN MOGADISHO 🇸🇴
15:25
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 10 МЛН
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 38 МЛН
Daawo Magaalada Guriceel.
15:05
NBaafa Production
Рет қаралды 1 М.
Safarkaygii Baydhabo Janaay | My journey to Baidoa Somalia 🇸🇴
14:43
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 132 М.
Jasiira beach iyo Saxaraha muqdisho 🏖🇸🇴
11:20
Dhakhtarrr
Рет қаралды 179 М.
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН