"Dhulbahantaha Hargaysa Waa Tahribayaale Hanaga Baxaan Hada Hadii Kale Walaahay..." Suldaan Geele

  Рет қаралды 22,060

Raad Goob Media

Raad Goob Media

21 күн бұрын

Пікірлер: 280
@faroolesalaan1595
@faroolesalaan1595 20 күн бұрын
Kolba qof waalan oo ciraaj laga soo daayey isagoo aan dawooyinkii u dhamaan ayaa meel ka hadlaaya
@faadumo12331
@faadumo12331 15 күн бұрын
Waxaadhisosodaa
@faadumo12331
@faadumo12331 15 күн бұрын
Walaadyocalkaguuri
@faadumo12331
@faadumo12331 15 күн бұрын
Muusiskacali. MadaxkaSaaran
@kadragood130
@kadragood130 14 күн бұрын
Wa ruun, cilaj iyoko dhameessan aya is xorbidayan. Kanni wa doqoon
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 20 күн бұрын
Soo soco siraaday 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abduge1237
@abduge1237 20 күн бұрын
Somalilan mulkiyadeeda anagaa leh anagoo isaaq baa leh ku lahaa. Qaado. Maxaad ka rabtaa qabiilada kale ee dega woqooyiga somaliya. Iidoor dhulkiina u taliya oo ha idin deeqo.
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 20 күн бұрын
Adeer qabiil baad tahaye deegaankaagu haku deeqo cuuuuc iyo caaaaac looma baahna
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 20 күн бұрын
Deegaankayaga nooga baxa dee hooyadiin lawasye
@aminafgh2127
@aminafgh2127 20 күн бұрын
oohabqankiina magaalayinkaya ka buu maad aragti isaaq dhulkiisu ku filan
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 20 күн бұрын
Qabiil buu sheeganayaa qabiilkale dhulkiisana wuu sheeganayaa😂😂😂😂😂😂😂😂
@afaafmohamud5658
@afaafmohamud5658 20 күн бұрын
Adeer soo soco oo cirka guji afkanoole adiga iyo xaabada wadatay sow tii malicad ceebtii watargat ladin kudhigay calyada daa kalay ragii soforo dadkaa u dhaaranayso waa layaqaa anagu kala cafqaadnay
@YasiinDheere
@YasiinDheere 20 күн бұрын
Hartiyow how jawabina kan wa DIGSI XAGATO
@abdirashidmohamed1992
@abdirashidmohamed1992 20 күн бұрын
Oo xagaad mareysaa afarta gees anaa kaa xigee nacasoow wixii gooja cade kadhacay waad garaneysaa oday
@abobasement346
@abobasement346 20 күн бұрын
Kan waa fataleh orodoh qabilkagah xoreh kan waxaa u ku hadlah 100 dolar waa maxan cunah orodoh fatadadah xoraysoh
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 20 күн бұрын
Odeygan URUR SAMAALE ayuu uoleyn jirey....kadibna LAFTA NAGAA ayuu soo dhaweeyay
@janira7480
@janira7480 20 күн бұрын
Odayga Wu ilobay waxba balahayga yacay 😂😂😂😂
@mohamedabdullahi6556
@mohamedabdullahi6556 20 күн бұрын
War Odaga wuxuu ka hadlayo iyo Da diisu ismaleh war umada ka xishood dadka reer waqooyi waa dad goba looma qabanayo Ninkan iyo hadalkiisa
@zakariamaftux278
@zakariamaftux278 20 күн бұрын
Waa dhuusadii muuse ku jabay idoor soo soco
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 20 күн бұрын
Adeer JABKII ODAYGII SIKHRAANKA AHAA SAYIDKA LA BAXAY EE KANEECADU CUNTAY MIYAAD ILOWDAY JABKII AFWEYNE EE UU MUSQUSHA KU BAKHTIYAY MIYAAD ILOOWDAY
@kismaayok.7075
@kismaayok.7075 19 күн бұрын
​@@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Habarmaxbuus jilicssn Goojacade waxbaa baalaheyga yaacey. Kabaha oo gacanta lagu qaato ma ilowday. Miskiin---miskiin dhalay
@hayatlove-zp4rw
@hayatlove-zp4rw 19 күн бұрын
​@@jamuuriyadasomalilandhanoo4591dulbahanta kawaran sxb 😅😅😅
@faizam523
@faizam523 15 күн бұрын
​@@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 WAX BAA BAALAHA IGA RAACAY, SOO SOCO IIDOOR. 😂😂😂😂 QANIIMO KALAA SOO UREYSEE SOO WALWAAL. 500 OO RAG BAA LSGSS HAYAA OOD WALI SOO CAAC LEYNEYSAA😂😂😂😂😂
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 20 күн бұрын
Isaaq ooyin bilaabay weli yaa is gaaray.
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 20 күн бұрын
Ma ooniay sxb isaaq waad maqashee xabad iskumaydaan erag .
@shairabdi
@shairabdi 20 күн бұрын
Viva 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 20 күн бұрын
war ika bixi koofiyada soomaali ayaa leh adiga somali matihid afsomaaliga daa kuhadal afka axmaarka ama oromada waxaa lagaa badiyay mayaca waain aad is aruurisaa
@user-ym8de1jc6g
@user-ym8de1jc6g 20 күн бұрын
Soo soco
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 20 күн бұрын
Bootaale dhulbahante kaligiis ayaa hubkii aad ku soo weerarteen idinka furtay soo socda. Laascaanod isku imaada waan idinja furanaynaa hubka aad wada taan. Adifa iyo amxaarka aad futasa ku wadato.
@taherjamac228
@taherjamac228 20 күн бұрын
Faan weynaa , bootaale
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 20 күн бұрын
HADAAD LEYSIIN DADKA GOBOLADA WAQOOYI LEH ON ISAAQ AHEYN KUWIINA MA KULA TAHEY IN LA DEYNAYO😁😁😁😁
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 20 күн бұрын
DAD SOMALI AH O DHULKODA XOR KU AH AYU RABA INU XOOG KU HEYSTO O ITOPIA HOOS GEYO
@zamomar4414
@zamomar4414 20 күн бұрын
hayaay xoogbadanaa yaahuu faataabakhle
@user-tr1nd8fm6z
@user-tr1nd8fm6z 20 күн бұрын
isaaqu ma,dadkuu wax dheeryahay islawaynidu xumaa.
@user-tr1nd8fm6z
@user-tr1nd8fm6z 20 күн бұрын
Nin xanaaqsan Afkiisa iyo dhagihiisu Siday iskumaqlaani way adagtahay.
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 20 күн бұрын
Hadaad Beelaha.kale.tahay.Hoos.waa.in.aad.ufoorar.sataa.dawlad.nimo.Iyo.xishood.baa.halkaa.ku.gaadhsiyay.nacalaa.faqash.taad.ka.joogto.ku.yaale.nasug
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 20 күн бұрын
ISAAQ HAF WA AMXAARO INTI AMXAARO NA LAGA GEDI LAHA HA LO ERYO ITOPIA XATA
@AbshiroIbraahim-w2n
@AbshiroIbraahim-w2n 20 күн бұрын
Waxaa la hartay soo daa
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 20 күн бұрын
3magaalo ayaad ledahay ku ekow car
@abdimuuse4919
@abdimuuse4919 20 күн бұрын
Ragan aad uhanjabayso sawragii abaagadha iyo axmaarkuu galiyay ma ah cabsidii iyo jabkay kuugaysteen sadigan kolba meel kudhacaya Adeer gaabso
@naasirali1396
@naasirali1396 20 күн бұрын
ODAYGANI MUU ISAAQ LAND SAMAYSTO AF XUN INTUU DADKA XAG XAGANAYO YAHUU SAWDINKII JABAY 25OGST 2023
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 20 күн бұрын
Waa Caygaa ixtiraamkii Ana dhulbaante ixtiraamanay Ayaa kibir At ka qaadan Dhulbaante ❤A ❤❤❤❤❤❤
@fartunosman3503
@fartunosman3503 20 күн бұрын
Maxaabiiskale ayaa soo socdo
@user-qu7ez2np3w
@user-qu7ez2np3w 20 күн бұрын
Aad iyo.Aad ayaan isoo dhawaynayaa ninkaa hadalkiisa Runtii ayuu qarin kariwaayey Waa runtii Somaliland isaaq baa samaystay markaa qolawaliba dhulkeeda iyo intuu Ilaahay ku beeray ha iimaansato Maanta dhulbanate guul buu joogaa dhulkiisi buu joogaa Markaa ninkani wixii issaqu.qarinjiray buu sheegay saaxiib waad mahadsantahay dhulkaaga ku ekow anaguna dhulkayaga ayaan joognaa
@salatabdullahi1269
@salatabdullahi1269 19 күн бұрын
Sidu allah dono ayay noqoneysa adeer
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 20 күн бұрын
Tuuug
@loulismael4952
@loulismael4952 20 күн бұрын
Khatumo state ha nolaato Somaliland maan nihiin
@user-dv6ex6ix9u
@user-dv6ex6ix9u 20 күн бұрын
Adigoo maxabiisa yan;lagu arag
@faizam523
@faizam523 15 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂3 Afkeygaad kala baxdey ereygaa, misaa noocan u hadley oo isagoo wajiga boodh ku leh miidhiyihii uu ka hadley la hor keeney kiiyoo leh walaal hay dilina.😂😂😂😂😂
@user-qi3dv4ok5g
@user-qi3dv4ok5g 20 күн бұрын
Before aragnay after beynusugeyna
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 20 күн бұрын
Waa Laga xanaajiyay. Lkn in uu xanaaqo maaha. Wax la yiraahdo Soomaali Land Iyo Ethiopia wax la yiraahdo labadaba ma jiraan. Wey dhaceen. Kuwa aan quusan ayaa wali wad wada
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 20 күн бұрын
INTA AN ISAAQ AHEYN AYU U DHARANA 😁😁😁😁😁😁😁😁
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 20 күн бұрын
Muuse Axmaardheh
@saja9892
@saja9892 20 күн бұрын
Hada mawaxuu leeyahay ciidankii isaaq habaryoonis kuma jirin been
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 20 күн бұрын
Hhhhhhh waxaba balahyga yacay idoro wagsha waa kasa caqliga idoro daba caayunu
@rimaaseey
@rimaaseey 20 күн бұрын
Allaah waa cabsaday kkkkl
@amiira8902
@amiira8902 20 күн бұрын
adeer qli sax weye inaga aya liki kgaldan tusnay. 😋👌💕
@kamalcarabmedia5239
@kamalcarabmedia5239 20 күн бұрын
Yaa soo istaadhay
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 20 күн бұрын
Barakaysan meesha Somali 🇸🇴 laga
@qardho7720
@qardho7720 20 күн бұрын
Hadhoowna si kale ayuu u hadlidoonaq Before waa ka heynaa After ayaan sugeynaa Adeer nina dhulkiisa laguma maamulidoono ee joog dhulkaga o u tasho😂
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 20 күн бұрын
SO SOCO SIRADEY CIILAN DADKA GACMAHA UMA SARNA
@roadahmed766
@roadahmed766 20 күн бұрын
Caaaaac Caaaaac
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 19 күн бұрын
Hadaad xishoon waydaan waydin cabsoon Adeero thanks
@faizam523
@faizam523 15 күн бұрын
Faataabakh iidoor😂😂😂😂 " shaley baa goojacade lagaa soo eryadey 500 oo wiil lagaagala hadhey maxaad maalintaa xabad wax iskaga tari weydeysowdigii kabaha gacmaha ku soo qaatey.😂😂😂😂😂
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 20 күн бұрын
SOMALILAND WAX LA DHAHO MA JIRTO
@naimahassan4795
@naimahassan4795 20 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢 Odaygu isa goon seexan buu Riyooday 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 20 күн бұрын
NABAD NAAS LA NUGEY WAYE SOMALIA SOMALI BA LEH 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@luvccupid
@luvccupid 18 күн бұрын
Ceeriygaabey haf harti
@samatardahir813
@samatardahir813 20 күн бұрын
Tan oo kale iyo wax ka daranba waan maqlijirrey!!
@munaqaali4556
@munaqaali4556 20 күн бұрын
Sowdinkii lahaa dhulmahante waa walaladayo goorma colowdeen yusraay kkkkkkk is difaaca cid idiin soo gurmanysaa ma jirtee
@user-cp7zn6fd8b
@user-cp7zn6fd8b 20 күн бұрын
Hanbalyo inader ❤❤❤ laaxin laga goan maayo
@saja9892
@saja9892 20 күн бұрын
Soomaalilaan majirto soomaali waa qabiilo dhulkaagi haku deeqo geerigaabana waa lakala goyn Deerow isdeji aduunbaa dan u miyirsan😂😂😂😂😂😂
@ahmedomer3275
@ahmedomer3275 20 күн бұрын
Ninkani ama wuuwaalanyahay ama aduunyaka luukunoolyahay ama waa dhaadhaan dhaadhaan dhalay oocuqdadidishey before waan kaahaynaaye After kiibaansugeynaa waa 80 jir f word isticmaalaya caqlixumida wuxuukudarsaday akhlaaqxumo allaah kudulee duligiiyoow
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 20 күн бұрын
Dhuusa wayne Yaad ka adagtahy Dad idunkaa u liita xagaad kaga maqnayd dagaalka Waa laga adkaaday yusraay Ceerigaabona buurtad uga guuraysa nacasoow Afxumoda u taqaanan ciidan
@suadmire7450
@suadmire7450 20 күн бұрын
Kkkkkkkkk waad isku xaartay uf
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 20 күн бұрын
Yaa fataa bakhle waanu naqaanaa 🏃orod dheeraa ma gorayaa
@munaqaali4556
@munaqaali4556 20 күн бұрын
28 iyagaa lugta qabtay tolkood imkana way idin wasayaan idinkaa ku abaalka daray
@kismaayok.7075
@kismaayok.7075 19 күн бұрын
​@@munaqaali4556 Ma Goojacade kadib buu dhashey odeyga sirqada ah. Habarmaxbuus baanu ku ag xidhena.
@anab9951
@anab9951 19 күн бұрын
Oo kaalay miyaad ilowdey ogos 25.waar waxan doqonka ah yaanaga aamusiiya
@fartunalihashi4833
@fartunalihashi4833 20 күн бұрын
Miskiinkaan!!!!! Sidii dumarkii buu u bootaynayaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 War illeen ceeb looma dhinto BEEL BEELKALE DEEGAANKEEDA KAMA XOOGI KARTO KUMANA AMARKUTAAGLAYN KARTO!!!! Qarannimo GUUD EE SOOMAALIYEED baa ina wada deeqda
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 20 күн бұрын
Mudane hambalyo Hambalyo ❤❤❤❤suldaan raabi oo maanta runta usheegay cadawgii reer somaali land madaxdhqmeedka lana waxaan leeyahay hadalkaa ficilka iyo xaqiiqada kusalaysan waxaarajaynayaa inay kutaageri doonaan mudanayaasha kale madaxdhaqmeedka kale ee reer sheekh isaxaaq inta jecel jiritaanka qaranimada jamhuriyada somali land ❤❤❤🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉❤
@Gudbiye1
@Gudbiye1 20 күн бұрын
laakiin hadda ka hor waxaan maqalnay hadalkaagan iyo adoo qaylinaya waxba beddeli mayso si kasta oo aad dhaqan xumo u samaysid maaha mid joojinaysa jihadaydana ma beddeli doonto.
@abdulahiahmed9004
@abdulahiahmed9004 20 күн бұрын
waar Kani waa suldaan hooley waqooyi.!!!
@JamaalAxmad-j8i
@JamaalAxmad-j8i 20 күн бұрын
Kkkkkkk walee adaa riyoonaya adoo tagan ee horta seexo aad riyootid e
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 20 күн бұрын
WAA LA BUUFINAYAA HADHAAGII FAQASHTA
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 20 күн бұрын
Habaryoonis.maasha.alaah.farxad farxad.farxad.farxxad. HaDAy. SULUB.TAHAY❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@samowsamale3490
@samowsamale3490 20 күн бұрын
Garxajis markii horena dagaalkii Laascaanood barii ayuu ka ahaa hadana uma socdo. Nin afka Muse ku hadlaa Habar Yoonis ma matalo
@dekajama8188
@dekajama8188 20 күн бұрын
Sas baa kudhacay walee isaaq Iska caac caac dheh viv ssc khaatumo iyo inta soomaalinimo da jecel I love ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅✅✅❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abdirizakibrahim4671
@abdirizakibrahim4671 20 күн бұрын
Daarta iyo balanta wa yaabe ma saami ba lagu siiyey rerkan😂
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 19 күн бұрын
Xabad xoog baan ku xoreysany baryo kumaanu helin SOMALILAND
@aliabdi1254
@aliabdi1254 20 күн бұрын
War ninku faan iyo bakhbakh badanaa waa fuley😂
@saciid_iid
@saciid_iid 20 күн бұрын
Sidii afweyne yuu mapka kaatirtirin
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 20 күн бұрын
😱😱😱💀💀💀🤥🤥🤥🤪🤪🤪🤠🤠⁉️⁉️⁉️⚠️⚠️😡😡⛔️⛔️🛑🤮🤮🤮💩💩 we are daarood tooooo iska jir sxb adaaba waalan 🤠🤠⁉️ oo ani islakay simaya iska jir
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 20 күн бұрын
Caaaaaaaac caaaaaaaac
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 20 күн бұрын
Waan Runtii waa oday wax fared ah Geesi GeesiGeesi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdimaxamed2296
@cabdimaxamed2296 20 күн бұрын
Hi. Very good thanks
@JAbdi-qc3vb
@JAbdi-qc3vb 20 күн бұрын
Good❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamuudDahirsheikh
@MaxamuudDahirsheikh 19 күн бұрын
Odaygaan xagee kumaqnaa miyuu riyonayaa riye malmeed
@ahmedaliboss5138
@ahmedaliboss5138 20 күн бұрын
Waad is ka Hadashay
@user-hu1xr4sj3j
@user-hu1xr4sj3j 18 күн бұрын
ODOYEE CIYAAL SOUK BEINALEH
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 20 күн бұрын
Kani jeelku kuhor ciyaraya futa jilicsane 😂
@saciid_iid
@saciid_iid 20 күн бұрын
Sidii afweyne yuu mapka kaatirtirin waataqaan
@luvccupid
@luvccupid 18 күн бұрын
Adeer ceriygaabo waa haaf harti
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 18 күн бұрын
Ax ka hadlana sidasuu oodaha U jidhayaa inkarahan dhacay Jamhuriyada sland guuuuul
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 20 күн бұрын
Hy. Ayaa. Isaaqa. Haalkaa. Dhiigay. Hy. Naafa. Maale. Ceerigaabob. Masuul. Kaama. Nooqo. Kaaran. Dhulabahaanate. Soo. Dhawaada. Hy. Beerahii. Dadka. Bay. Jiidaada. Kadhiigatay. Iyo. Haanatiidii. Faaiido. Maaleh. Bisiinka
@elhanweera2435
@elhanweera2435 20 күн бұрын
Geesi adeer marlaabad baynu halgan galaynaa lagu hoobto geerida kama baqno dhulkanu goglanaa cirkana wanu huwanaa iogaada huwaneey walaahi walkala cabsoon inshaallaahu
@husseindjama6572
@husseindjama6572 20 күн бұрын
Ma quran dumiskan ayaad taageeraysaa. Dal iyo reer sxb kala garo.
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 20 күн бұрын
Ciilqabe yaahuuuuuu
@ShabcaabShancaan
@ShabcaabShancaan 20 күн бұрын
Gesi. Warun
@NurJama-ct9tv
@NurJama-ct9tv 15 күн бұрын
Kuwa hargaysa ka saar kuwa kula jooga ka bilow geesi tol waayey
@Hom_of_Islam
@Hom_of_Islam 20 күн бұрын
Baas tarbaatahay wasakha
@ibrahimahamed1605
@ibrahimahamed1605 20 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdulahiahmed9004
@abdulahiahmed9004 20 күн бұрын
kkkkk,Waa yahay,deeyaa kaahortaagan hadda
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 20 күн бұрын
ABE SIYAAD ALLAHA U NAXARIISTE ON BARTEY ANO 3 JIRA O MALIN KASTO ARKI JIREY XATA SAN UMA DHARAN😁😁😁
@deqaabdi1846
@deqaabdi1846 20 күн бұрын
Thanks guleeso adro ❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏❤️❤️❤️
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 20 күн бұрын
CIISE & SAMAROON waxaan leeyahay hadalkaa idinkuu idiin socdaa ee gobalkiina qabsada 😂
@jamaadam3049
@jamaadam3049 20 күн бұрын
Waxa ka yeedhayaa Waa hadal inangumeed
@BaashdBaashe6129
@BaashdBaashe6129 20 күн бұрын
Odayga daaya. Habaryonis maaha jabaaniskii dubbed sheegay
@mohamedfamily-td1pb
@mohamedfamily-td1pb 20 күн бұрын
Mash allah Somaliland guul iyo gobonimo ❤❤❤
@fabu2526
@fabu2526 19 күн бұрын
soomaaliland yaa ah? dhaar bilaash ah.
ISMACIL HANIYEH | SIDA LOO KHAARIJIYAY | 'WAXA LOO ADEEGSADAY'
12:38
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 8 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 18 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 79 МЛН
الخطة ب لبشار الأسد لمواجهة الكوكب
11:52
DEG DEG:FASHILKA & CEEBTA SHIRKII XASAN SH & XILDHIBANADA DAROOD KALA TAG
11:19
Gymrat CAT is a CHEATER?! 🙀 #kitten #cat #cute #aicat
0:45
Stunning Cat Stories
Рет қаралды 31 МЛН
Gymrat CAT is a CHEATER?! 🙀 #kitten #cat #cute #aicat
0:45
Stunning Cat Stories
Рет қаралды 31 МЛН
ToRung short film: i sell watermelon🍉
0:38
ToRung
Рет қаралды 21 МЛН
It worked for me)
0:19
F&T Team
Рет қаралды 21 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
0:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 9 МЛН
貓咪 小鬼當家🎮🔫🚑 #aicat #shorts #cute
0:41
Cat Cat Cat
Рет қаралды 25 МЛН